10 Freelance Skills to Learn in 2025 (Somali)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 56

  • @MohomethHassan-s1h
    @MohomethHassan-s1h 9 дней назад +7

    Graphig desing+vedio edting+wordparess 🔥 Ayaa Qorshaha iijira 🔥

  • @The-Real-Motivator
    @The-Real-Motivator 9 дней назад +5

    1. Graphic Design
    2. Web Design
    3. Digital Marketing
    4. Content Creation
    5. Photo & Videography
    Intaaba waan aqaan weliba professional baan ku ahay lkn shaqooyinku aad bay u yar yihiin gaar ahaan dalka
    1. Coding
    2. Mobile Repairing
    3. IT Support
    Laftarkooda waxbaan ka aqaan lkn professional kuma ihi.

    • @cadceed-wt5
      @cadceed-wt5 8 дней назад

      Wll intas hadaa taqano waliba professional ku tahay waxaa booqata websiteka fiver ama upwork hadii ad ledahay card bank

    • @Ziyaad_goni_socod
      @Ziyaad_goni_socod 8 дней назад

      You are telling lies 😂

    • @SabiriinAhmed-g1h
      @SabiriinAhmed-g1h 7 дней назад

      Saxib Upwork maa ka war doontid

    • @Kuwiihorepodcast
      @Kuwiihorepodcast 3 дня назад

      Sxb hadii aad intaas xirfad leedahay maxaa qof uga baahan tahay maad iska ushaqeysatid

  • @Fatumasahra123
    @Fatumasahra123 2 дня назад

    Mahadsanid

  • @Danabstudio
    @Danabstudio 8 дней назад +2

    Video editing is number 1 ❤

  • @cwahaabmawliid9865
    @cwahaabmawliid9865 8 дней назад +2

    the best teacher waxaan sugaynaa macalin course adobe photoshop aad nosoo galiso youtube insha allah

  • @Dunianalka_2020
    @Dunianalka_2020 6 дней назад

    Waad nala shaqaynaysaa teacher aadban kaga mahatcelinynaa🎉😊

  • @oumelkhairtahir2566
    @oumelkhairtahir2566 9 дней назад +1

    Subxanallah. Alxamdulilah.Allah akbar

  • @FagaaseCiideed
    @FagaaseCiideed 4 дня назад

    Thanks Ustaad

  • @AhmedNur-jr9zz
    @AhmedNur-jr9zz 6 дней назад

    Mahadsanid Ustaadii.

  • @mohamedabdirahman8225
    @mohamedabdirahman8225 9 дней назад

    wow sanadkan isbedel badan ba ka muuqda bahda zitacademey noo soo badi insh allah ustaad kooshinow

  • @kinghamaaz1352
    @kinghamaaz1352 9 дней назад

    Ustaadka kaliya aan aaminsanhy xaqiiqdana kahadlo wax gudbintiisa ay fiicantahy thnks❤

  • @HamdaNuur-nh5bp
    @HamdaNuur-nh5bp 9 дней назад

    Macalin ilaahay ha ku barakeeyo

  • @Abdiyare2050
    @Abdiyare2050 9 дней назад

    Jazaakalaahu kheyran ustaad

  • @cawaalemoz
    @cawaalemoz 9 дней назад +1

    Thanks teacher 🫡🫡

  • @oumelkhairtahir2566
    @oumelkhairtahir2566 9 дней назад

    Jazakallahu khayr wallo

  • @SAEDOFFICIAL-2025
    @SAEDOFFICIAL-2025 8 дней назад

    Thank you for your helping ❤

  • @ahmedzaki3695
    @ahmedzaki3695 9 дней назад

    Mahadsanid ustad ❤

  • @AlDawaaCilmi
    @AlDawaaCilmi 9 дней назад

    Mahadsanid Ustaad

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 8 дней назад

    The skill driver is very important

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 5 дней назад

    Great 👍

  • @MaankaGeming
    @MaankaGeming 9 дней назад

    Thanks

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 9 дней назад +1

    Muuqalada noocan ah nooso badi lpx ❤

  • @Drbanta-k7e
    @Drbanta-k7e 4 дня назад +1

    Waxa tahy soomali Dadka aad video u sameeysa waa Somali ciwanka ne waa English waxa kula talin lahaa in Somali ka dhigato wall waxa jiro dada aan aqaano soomaliga isda looqariyo English waragiis ma ba yalo

  • @user-YT1BAXSADdile
    @user-YT1BAXSADdile 8 дней назад

    Html css iyo JavaScript react J's + English
    We work remotely 😊

  • @waanoproduction1800
    @waanoproduction1800 9 дней назад

    Legend

  • @bashiircabdi
    @bashiircabdi 9 дней назад

    waxaan bartay mobile repairing , waana xirfad hadii aad taqaanid aadan bahaneen waana xirfad 100% wangsan meel waba waad ku shqeyn karta meel xadidan malahn

  • @MaykalLoori
    @MaykalLoori 9 дней назад +1

    ustaad photshop video ka sugeena

  • @gallabStories1163
    @gallabStories1163 6 часов назад

    Waxad soo baadhaa lipx sidad lacagta ugala bixi lahayd freelancing websiteska adoo somaliya jooga

  • @abdisamadosman7944
    @abdisamadosman7944 8 дней назад

    Ui ux design full figma course

  • @MaxamedCabdinaasirCabdullaahi
    @MaxamedCabdinaasirCabdullaahi 9 дней назад +1

    Xirfadaha kale ee aan wadanka ka shaqeenin micnaheeda mahan inaan lacag laga sameeni karin ee waad ka sameeni kartaa kaliya haisku xirin wadanka xirfad International baad barate si International u shaqeeso lro wadan haisku xirin

  • @DAZIzMoah
    @DAZIzMoah 8 дней назад

    Forex xirfad ka weyn. 1,000 ayaa haL maalin lagu sameyya soamlia waalagaga shaqeysan karaa inaad kuso darto aya wangsna forexka iyo crypto currency ba ayaga aka faaido badan 10kan aad sheegtay
    Anyway mahadsnid ❤

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 9 дней назад

    Kawaran Xirfadda Qoraal-ka Buugaagta (Writing Books)? Mahadsanid.

  • @MaanDaahir-f1h
    @MaanDaahir-f1h 4 дня назад

    Laandhere wa mahadsan tahay laakin wa maxay farqiga u dhexeeya data analysis iyo saas

  • @abdirzakatosh26
    @abdirzakatosh26 9 дней назад

    Ustad indesign ka markaad dhamayso miyaa photoshop ka noo pilaapaysa I.a thanks

  • @iidmaxamed2191
    @iidmaxamed2191 8 дней назад

    Mahad sanid

  • @Moneyon-air
    @Moneyon-air 8 дней назад

    cryptocurrency ma wax laga shaqaysan karaa mise waa khamaar

  • @RoodaYaaquub
    @RoodaYaaquub 9 дней назад +1

    Video editing wariga siiya xirfadaas baan jeclahay inaan barTee?

  • @Hamse-p6l
    @Hamse-p6l 8 дней назад

    4 skill ayaan ka barty m a

  • @IsmailAbshirCawaale
    @IsmailAbshirCawaale 8 дней назад

    graphic designer + computerized accounting + forex treading
    lkn ustaad crypto forex dalka way ka shaqeeyan ogow

  • @AliMohammed-te4rr
    @AliMohammed-te4rr 9 дней назад

    Sxp muuqaalkaan aan ubaahanhay asoo edit la,aan ah pls ma kaa heli karaaa

  • @Forex.Tŕadeŕ-s6g
    @Forex.Tŕadeŕ-s6g 9 дней назад

    War nio graphic design waan baranee halkee shaqo kaga helaa waayaheee
    1.graphic design uun kusoo celcelisaane

    • @Mohamedj255
      @Mohamedj255 9 дней назад +1

      Wllo Graphic Designku maaha keliya in Poster, Logo iyo waxa lamidka ah keliya la sameeyo. Graphic Design waxaa Soo hoos galaya in kabadan 6 xirfadood sida:
      Motion graphic, Web design, U i design, Print design,
      Information graphic design iyo qaybo kale oo badan. Sidaas baa loogu soo celceliyaa. Dabcan hadii aad Packages diyaarsato oo aad meelaha aad isleedahay way u baahan yihiin shaqadaada aad u geyso waa laga yaabaa in aad shaqo ku hesho weliba Hal meel kaliya maahee meelo badan. Lacag fiicana waad ka samayn kartaa.

  • @shamsadii
    @shamsadii 9 дней назад

    Graphics design wadanka shaqo badanaa laguma helo, noocyada kale sida video editing ayaa ka fursad badan

    • @EngFaysal-f5c
      @EngFaysal-f5c День назад

      Waa lagu helaa walaal Haddii aad proffisional ku noqoto

    • @shamsadii
      @shamsadii День назад

      @EngFaysal-f5c Haa waa run walaal lkn hada 2025 dadka badankoodu waa yaqanin

    • @EngFaysal-f5c
      @EngFaysal-f5c День назад

      @@shamsadii haa sxb aad iyo aad

  • @Moohan89
    @Moohan89 9 дней назад

    Sxb qof xirfad leh shaqo ma waayo

  • @kaafimedia853
    @kaafimedia853 9 дней назад

    laakiin why xirfadaha somalia 95% IT ugu saabsanyihiin miyaanay jirin xirfado aan IT ahayn

  • @CUMARBADRI
    @CUMARBADRI 3 дня назад

    Forex hadaysan ku jirin bye

  • @SakariyeJaamachaybe
    @SakariyeJaamachaybe 9 дней назад

    Mahadsanid macalin.