MAXAMED CALI BURCO (SIDA LABA WALAALA AH) LIVE MUSIC BEERTA LIBAAXA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 19

  • @adnaanhariiralsharaabi1524
    @adnaanhariiralsharaabi1524 6 лет назад +15

    Intii beerta lipaaxyada Aan walli taggin like isaara wllyaal

  • @daroorxajiyusuf5635
    @daroorxajiyusuf5635 6 лет назад +25

    Reeeer burco like kuyaaaca Aabo rag baan tartan kula jiraaye

    • @mohedizze7641
      @mohedizze7641 6 лет назад +1

      Daroor xaji Yusuf ducaale
      Waad iga hysaa

  • @fankaiyosuugaanta5548
    @fankaiyosuugaanta5548 5 лет назад +4

    M.C. Burco. waxaan kaaga mahadcelinayaa taariikhdaada dheer ee fanka iyo suugaanta. qofkii garanaya qiimaha uu fanku leeyahay uunbaa ku mahadcelin kara.
    Thanks for your life long contributions to our art, culture and music.

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 года назад +3

    Cabduqaadir xasan nageeye AUN

  • @halbeegshow2973
    @halbeegshow2973 5 лет назад +2

    Mxamed cali burco axyaa Fanaan Codkaagii weli isma bedelin

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu2020 6 лет назад +2

    Hadaad adigu ladan Tahay
    Inaan liito ma ogtahay
    Mise waaba lumayo
    Lurku waa igu kaligey 😭
    Heesihi murqaanka Xtaa Jacaylka ku Soo baxaayay axyaa Cabdi burco 💝

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 года назад +1

    Shacabka Soomaaliyoow Midooba Calankiina Illaashada

  • @Ak-rd3pb
    @Ak-rd3pb 5 лет назад +2

    maxamed burco hees macnaheeda wadata ...27/6/ 2019

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 6 лет назад +2

    Waa waaweynkii odaygu wow burci inbadan jir

  • @ruwaydaomer4258
    @ruwaydaomer4258 6 лет назад +10

    Hadad tahay qof muwadina ah like isar please

  • @SmilingEquestrianHelmet-mv2fs
    @SmilingEquestrianHelmet-mv2fs 10 месяцев назад

    Inanka aan aderka uu ahay
    Ee maxamuud ali nur absiye
    Hadanaan heesihiisa dhegaysan
    Waxba iga siya

  • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
    @quruxwaadiniyoakhlaaq7113 6 лет назад +3

    Adeer iska daa fanka janis kaagi waaka dhamaday

  • @ashaadana9295
    @ashaadana9295 3 года назад

    Maxamed Cali Burco

  • @abdulhamidmohamed3791
    @abdulhamidmohamed3791 4 года назад

    Heesta wuu dilay duqan wax yaabi badan ayuu ka tagay

  • @ahmedmahamud2186
    @ahmedmahamud2186 6 лет назад +2

    Cabdi burci

  • @kawsaraxmed5758
    @kawsaraxmed5758 6 лет назад

    inaderkay wali waa heesaya

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 5 лет назад

    isoo bookho wll

  • @inamohamed2491
    @inamohamed2491 6 лет назад +1

    Hesahan waa kuwii lagu Mar qaami jiray