heedhe gabadhyay (hees)bym.cali.burco

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 24

  • @warsamaomar2729
    @warsamaomar2729 Год назад +2

    Wow beautiful melody lyrics all, ragii hore

  • @abdulahiqurbo4
    @abdulahiqurbo4 Год назад +1

    Best song old is gold❤

  • @awiltakar4620
    @awiltakar4620 11 лет назад +2

    maasha alaaah waa hees aad iyo aad u miro macaan laakiin na siib xumo heesta waan fahmi waayay miraheeda oo kaamil ah fadlan heestaan oo qoraal ah xagee ka heli karaaa ama yaa soo qori kara

    • @ahmedmohamoudaden4754
      @ahmedmohamoudaden4754 6 лет назад +4

      awil takar
      Sxb waatan sifiican uga bogo.
      heedhe gabadhyahay heedhe.
      heedhe gacalo heedhe. heedhe gabadhyay heedhe.
      inan waliba hadalkiyo.
      Way taqaan hanaankiyo
      Huga siday uxidhatiyo
      Habka ay ufidhatee
      Heedhe gacalo heedhe
      Halkaas aad igaga taal
      Hadi maysid adiguye
      Way hibasho dheertee
      Hayeeshee raggii hore
      Waakii yidhi hubsiimada
      Halna waa lasiistaaye
      Hindisaha bal ila qabo
      Wali kaala maan hadal
      Heesna kaagamàan tirin
      Runna maynu kala helin
      Heedhe gacalo heedhe
      heedhe gabadhyahay heedhe.
      heedhe gacalo heedhe. heedhe gabadhyay heedhe.
      Hadaan dayay hablaha kacay
      Midi waa hanfada barad
      Midina waa habaar qaba
      Midina waa habeen dhalad.
      Mase hubo halaad noqon
      Marka hoy lagula galo
      Hawli way danbaysaa
      Hayeeshe raggii hore waa kii yidhi hubsiimaha
      Halna waa lasiistaaye
      Hindisaha bal ila qabo
      Wali kaala maan hadal
      Heesna kaagamàan tirin
      Runna maynu kala helin
      Heedhe gacalo heedhe
      heedhe gabadhyahay heedhe.
      heedhe gacalo heedhe. heedhe gabadhyay heedhe.
      Aduun yadan hadh wayniyo
      Hibashada kalgacal iyo
      Hadii uu jacayl jiro
      Kanaa ugu horeeye
      Heedhe gacalo heedhe
      Mase hubo inaad hanan
      Iyo inaad han fududaan
      Haween lama maleeyee.
      Hayeeshe raggii hore waa kii yidhi hubsiimaha
      Halna waa lasiistaaye
      Hindisaha bal ila qabo.
      Wali kaala maan hadal
      Heesna kaagamàan tirin
      Runna maynu kala helin.
      Heedhe gacalo heedhe.

    • @raage410hassan9
      @raage410hassan9 3 года назад

      Wad saxday dhaman kaliata iska sax aduunyadan hanwayniyo hibashiyo kalgal

    • @HudaAyaan
      @HudaAyaan 10 месяцев назад

      ​@@ahmedmohamoudaden47541:19

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm 4 месяца назад

      Faysal mushteeg heedhe gabadhyay heedhe

  • @hassanali-mb8yn
    @hassanali-mb8yn 11 лет назад

    fanan nimadu waa u dhalso ee la iskama dhigi karo caleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeek nice voice

  • @mohdekc
    @mohdekc 3 месяца назад

    abwaan bide

  • @neymardazilva
    @neymardazilva 9 месяцев назад

    Still 2024

  • @caamirmohamuudiman1841
    @caamirmohamuudiman1841 9 месяцев назад

    Erayga habrasho iisheega micnihiisa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +1

    #LyricsSongHEEDHEGacalaay
    Heedhe gabadhyahay heedhe
    Heedhe gacalaay heedhe
    Heedhe gabadh yahay heedhe
    Inaan weliba hadalkiyo
    Way taqaan hanaankiyo
    Huga say u xidhatiyo
    Habka ay U fidhatee
    Heedhe gacalaay heedhe
    Halkaadse igaga taal
    Way hibasho dheertoo
    Haddi maysid adiguye
    Way hibasho dheertee
    Weli kaalmaan hafal
    Heesna kaagamaan tirin
    Warna maynu kala helin
    Hayeeshee RAGGII hore
    Waakii Yidhi hubsiinada
    Hala waa La siistaaye
    Hindisaha bal iga eeg
    ***********************
    Heedhe gabadh yahay heedhe
    Heedhe gacalaay heedhe
    Heedhe gabadh yahay heedhe
    Haddaan dayey hablaha kacay
    Middi waa hanfade falan
    Middi waa habeen dhalad
    Middna waa habaar qabe
    Heedhe gacalaay heedhe
    Mana hubo hal aad noqon
    Marka HOY Lagula gallo
    Hawli way dambaysaaaa
    Weli kaalamaan hadal
    Geesna kaagamaan tirin
    Warna maynu kala helin
    Hayeeshee RAGGII horre
    Waakii yidhi hubsiinada
    HALLA waa la siistaaye
    Hindisaha bal iLa EEG
    ********************
    Adduunyada hanweyniyo
    Habrashiyo KALGACAL IYO
    Haddii Uu Jacayl jirro
    KEENNAA ugu horreeyee
    Heedhe gacalaay heedhe
    Adduunyada HANWEYNIYO
    Haddii UU KALGACAL jiro
    Keennaa UGU horreeyee
    Heedhe gacalaay heedhe
    Masse hubo inaad hannan
    IYO innaad hal fuddudaan
    Haween lama malleeyyee
    Weli kaalamaan hadal
    Heesna kaagamaan tirin
    Warna maynu kala helin
    Hayeeshee RAGGII hore
    Waakii Yidhi hubsiimadda
    HALLA waa la siistaaye
    Hindisaha bal iLa EEG.
    --------------------------
    Hees xusid mudan. OLD IS GOLD.
    #ORIGINALLY #ORIGINALLY
    ERAYADII iyo LAXANKII
    ABWAAN Ahmed S BIDDE #1972
    LUUQDII AHUN faysal C Mushteeg.
    Mohamed Ali Burco wuxuu ka mid yahay Fanaaniinta sida khaaska ah heestan halkeedii iyo meesheedii U dhigay Cajaaib Wlhi caadi maaha.

  • @hassanali-mb8yn
    @hassanali-mb8yn 11 лет назад +1

    heedhe gabaryey heeddhe heedhe gacalow hadaan dayay hablahan kacay midi waa hanfada badan midina waa habaar qabe midina waa habeen dhalad masa hubo halad noqon markaan hoyga kula galo hawl iyo hadanbeysee

  • @engsaleeban7687
    @engsaleeban7687 Год назад

    Ma xud cali burco masa hubo halad noqon marka hoy lagula gallo hawli wey dambaysa ereyo wax ku ool ah

  • @jesto12
    @jesto12 11 лет назад +2

    Heedhe gabaryey heeddhe
    Heedhe gacalow heedhe
    Hadaan dayay hablahan Kacay
    Midi wa Hanfada Badan
    Midinia waa habara qabto.
    Mase hubo midaad noqon
    Marka hooy lagula galo howli i danbaysaa

  • @maxamedgacal7765
    @maxamedgacal7765 Год назад

    Qamar suugaani ninkaan ayoow dhageeysan jiray koleey

  • @daahirsalaad1684
    @daahirsalaad1684 11 лет назад

    Laacib

  • @hibackaden9246
    @hibackaden9246 5 лет назад

    hees😍

  • @Suldaan9
    @Suldaan9 11 лет назад

    Hadaan dayay hablahan Kacay Midi wa Hanfada Badan Midinia waa habara qabto................................. mase hubo midaad noqon marka hooy lagula galo howli i danbaysaa

  • @daahirsalaad1684
    @daahirsalaad1684 11 лет назад

    mise hubo inaad hanan iyo inaad hanfududahay haween lama maleeyee baacib

  • @munaibrahim9583
    @munaibrahim9583 8 лет назад

    so buitefull I hope some one will add & write the full layrix

  • @jesto12
    @jesto12 11 лет назад

    aloow ku dhoor