Xaaji Qurbaawi iyo qaybtiilabaad ee halgankii SNM qaybtuu ka qaatay ee 1984 ee buuraha woqooyi bar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 31

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m Месяц назад

    halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️

  • @jamaciise9199
    @jamaciise9199 4 года назад +6

    Darawalkii kaahiye,oo magaciisa la yidhaahdo,Harga cune, lug iyo gacan is waydaara ayaa go,ay. Wuxu ahaa
    Ciise muuse .

  • @snmtv1499
    @snmtv1499 4 года назад +7

    Ragbaa yidhi maxamed kaahin waa fulay waxba waanay ka arag

  • @snmtv1499
    @snmtv1499 4 года назад +5

    Ciidamadi bariga galay ama miriye waxa qabsaday dagaal nuxuusa oo layaaba lakin way kadabashen oo rag geesiya ayay ahayen

  • @ayaanadan1570
    @ayaanadan1570 3 года назад +2

    Waad ku mahadsatihin sidaad nogu so gubisaan dhacdoyinki sland ka dhacay lkn Saxar tire iska hagaajiya sameecada waxad so gasaba waa wada shucaac

  • @snmtv1499
    @snmtv1499 4 года назад +4

    Ina banjiidh waxan filaya inu wali nool yahay waxu aha nin geesiya oo kudhacle waxu libaax yada dagaalka cimraan

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 года назад +6

    Rageedii

    • @maxamedtt1233
      @maxamedtt1233 4 года назад +2

      Abwaankii sameeyey hagardaamada guurka horta yaa ka masuula nin reer burco ah dheh

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 4 года назад +2

    Alla maxaa rag wadanka u soo tabcey iyo wax u soo dhinteyba oo imikana gaajo kaga nool sorrey

  • @maxamedtt1233
    @maxamedtt1233 4 года назад +3

    Abwaanku ruwaayadaa hagardaamo guur mooyee wax kale masameeyey

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 4 года назад +2

    Xili jiilaal ah ayay ahayd wadada miriye jilaalkiina waxaa looga dhaadhacaa gubanka gu,giina oogo ayaa looga soo baxaa oo geela iyo geediga ayaa mara Sanadkaa baqtigii faqashta ayaa loo mari waayay

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 4 года назад +3

    Rag waakii kufee hadana kaca.

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 Год назад

    Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishaay geedkaa ha ba'o. Guuuul, Geesiyadii SNM, ka daa qabiilka ninkii harag waafi dilay habarjeclo ayuu ahaaye

  • @maxamedtt1233
    @maxamedtt1233 4 года назад +3

    Ninkani waa abwaankii sameeyey riwaayadii hagardaamada guurka horta yaa ka masuula waxay goraya cawshuba ubadka ucarbiysaa ahun magool iyo a cali cigaal

  • @mxmvideoproduction4184
    @mxmvideoproduction4184 4 года назад +2

    SNM madaxda stratygy yada dagaal ka ayaa dhisnaa

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 года назад

    Geesiga...BIRTA...Ah

  • @ahmedqani2030
    @ahmedqani2030 4 года назад

    Mijaahih

  • @AhmedHassan-wt3ic
    @AhmedHassan-wt3ic 3 года назад

    F2f,ģ

  • @daadihiye629
    @daadihiye629 4 года назад

    Midgaan midgaan dhalay waxan isaaqow taariikh idiin noqon maayaan E sheeko kale
    Keena shinbirtii danka qaaday
    Gurigeedii gubtay uunbaad
    Tihiine miyaad la dagaalanteen ajaanib wadanka ku soo duushay
    Amaan idiin noqon maayaan
    Xashi ayaa nasiisay
    Hub aanu Somali inteeda kale ku Layno nacalaa wasiirtiinii hore iyo tiina danbe ku yaal 30 sano ayay sida naagaha barooranaysaan
    Miyaydaan rag ahayn oo ogayn
    Ragu inuu gayo dil iyo xadhigba

    • @aflaxflash9863
      @aflaxflash9863 4 года назад +5

      Kaahin kajaahe
      Adigu kuwii laga adkaaday ee xaaraanta lagu korinaayey waayey abayaashoodna la cunay sow ma tihid ciidaa ka dhereg isaaq waa dagaalamay soomaaliyoo dhana meelbuu saaraye maxaad haysaa hada sow qaxootinimo kumaad danbayn hhhhhhh cabaad weyne

    • @jamaciise9199
      @jamaciise9199 4 года назад +2

      Mujaahid yuysuf dube mire (qurbaawi)
      Waa macalinkaygii , waa abwaan.

    • @jamaciise9199
      @jamaciise9199 4 года назад +3

      Kaahin kajaahe,ma ciilbaa ku haya
      Wax yohow?

    • @aflaxflash9863
      @aflaxflash9863 4 года назад +3

      @@jamaciise9199
      Haa indr waa ragaynu afuufnay ee afka ku lugeeyeye ciida haka dhargaan

    • @abdiali2249
      @abdiali2249 4 года назад +5

      Kaahin kajaaje naag naag dhalay baad tahay iskeen ha caytamine car isaaq meel walba wuu joogaa intaa ka hor dheh fulle fule dhalay