Xil Barkhad Batuun, oo ka hadlay khilaafka Jabbuuti iyo Somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 июл 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Комментарии • 19

  • @user-fc9og4xo7f
    @user-fc9og4xo7f 12 дней назад

    Machallah vive Djibouti ❤

  • @jama.dirietv8744
    @jama.dirietv8744 13 дней назад

    ياحاراميه

  • @user-xg2oq9gi6w
    @user-xg2oq9gi6w 13 дней назад

    Jabuuti waaa cadowga kowaad basteryahay timaha jari ah

  • @user-zq4pd1md8r
    @user-zq4pd1md8r 13 дней назад +1

    barkhad waa ubax kudaafad kabaxey waayo iidoor bilaa caqliya ayuu kudhexjiraa

  • @gagaa7649
    @gagaa7649 13 дней назад

    Kkkkkkkkkkk dhoxaa Hargesa waar ninku caglibadana mashallh Barkad

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 12 дней назад

    Afkii Xirsi iyo Ciro ayuu ku hadlaya.
    Jaboutina gurigiisii labaad ayaa u diyaar ah.

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 6 дней назад

    War anagaa kuu codaynayoo waanu kugu khasaarnay nacal aswaj

  • @user-xg2oq9gi6w
    @user-xg2oq9gi6w 13 дней назад

    Midgaan is muuji isku leeyahay ayuu aasmi doonaa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 7 дней назад

    IsaQ markaasi ayey wada cabaadayaan .baasaboorkii soomaaliya dheh
    Hargaysa baasa boor malehee. Waanu ognaha in wiil muuse fircoon u yahay uu joogo laantaa

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 13 дней назад +1

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @Maaxchannel9792
    @Maaxchannel9792 13 дней назад

    Wuxu inosheegay in uu kA amarqaato jabuuti

  • @ibn.dahir.
    @ibn.dahir. 12 дней назад

    Inankan yari siduu uga hadlaa xidhiidhka jabuuti, ma wasiirka arrimaha dibeda soomaalilan baa???????

  • @ibn.dahir.
    @ibn.dahir. 12 дней назад

    MA WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDAA? DHIIRANAA!!!!!!

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 13 дней назад

    Mooryaanbaa dalki haysta

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 13 дней назад

    Hada wixii somaliland la dhihi jiray ma waxay u kala baxday cadowga gudaha iyo oromada gudaha

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 13 дней назад

    Barkhan nin gob ah,,runta u sheeg ha walalaahaga somaliland a ku cayaan intoda jahiilka ee,Allee runta ba ku gu jeclaan,midgaana waka laga waayo jannada ee,dhag a u dhigin

  • @MubarikKhadar-cr2mr
    @MubarikKhadar-cr2mr 13 дней назад

    bilada jabuuti kugu mua museen geele ee codkayagi Aya caynka ku ekaysiay halkana ad ku gadhy madax weynahayaga biixina runbu shegaya adna waxa tahy cadawga gudaho inaad dalka dumisad lacag kuso qadathy ood jabuuti kaga so qadathy

  • @Ahmed-vk1bx
    @Ahmed-vk1bx 13 дней назад

    Kuwii buurta gacanlibaax fuulay miyaynay cadowgii gudaha ahayn?

  • @Ahmed-vk1bx
    @Ahmed-vk1bx 13 дней назад

    Jabouti looma qaxine Ethiopia ayaa loo qaxay,barkhadaw mojorty