Boqor Buurmadow goorma ayuu ku laabanayaa Somaliland ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Комментарии • 60

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад +4

    Madax.waynaha qaranka.xagiisa.lanagama.maro.Muuse Ayaanu ku aaminay dal KA ❤❤❤❤❤❤

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Месяц назад

      dalkee ku aamintay, maxaa dalkii uu ka hayaa, wax ma maamuli karaa, muxuu muse yahay, waa zero

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h Месяц назад

      Caqliga fuud lagaagashub dalkee muuse hayaa? Soowkan dalkiiba badhlaga qabsaday ee uu hubkii iyo ciidankiiba kasoocararay

    • @user-xr6wu4cx4y
      @user-xr6wu4cx4y Месяц назад

      qabiil uraayo maxaad ku fali qarmuunka biixi

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395 Месяц назад +2

    Odey ga muusow ha xidhin oo cimaamada ha ka tuurin

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 Месяц назад +1

    Welcom boqor
    Oo nabada ka shaqee inshaa allaah

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 Месяц назад +3

    Cidna xidhimayso boqor buur madow wanan so dhawaynaynaa wayo maanta dadka in lamideeyo oo somaliland tashato weye wyo dalkeni aya dulimad lagu yahay jabuuti iyo somalia aya ino so jeestay

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Месяц назад +1

    Fariid ❤

  • @user-fm1yh8sc6h
    @user-fm1yh8sc6h Месяц назад +1

    Lion always lion 🦁

  • @AhmedIbrahim-ut3wm
    @AhmedIbrahim-ut3wm Месяц назад

    Welcome wadanka somaliland boqor burmadow from awdal 🇬🇹🇪🇹🫶🏻

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 Месяц назад

    muuse dalku kamamaarmo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts Месяц назад +2

    Hhhhhhh War. Iska joog waalagu xidhayaa hadad timado

  • @user-oz9sx1jz9b
    @user-oz9sx1jz9b Месяц назад

    Sodhawaw ader ❤

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 Месяц назад

    Burmadow ka qabta muse dalka iyo dadkaba

  • @drismacilmohamed3088
    @drismacilmohamed3088 Месяц назад

    Xadhigu waa diyaar

  • @SiyaadMaxamed-bv3wc
    @SiyaadMaxamed-bv3wc Месяц назад +1

    Boqor mudow waa boqorka geyska afrika waa inlasoo dhaweeyo

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Месяц назад +1

    Hhh ilayn matkii uu marba meel isku rarayay ee dhulbhbte maagayqy wuxu ku sasabanayay .
    Muuse

  • @samatarguled928
    @samatarguled928 Месяц назад

    Sharciga ayaa ku sugaya wixii kaga soobaxa ayaad leedahay
    Denbiga ugu wayn ee ad ku dhacday Waa Ka qayb galkii soo xulidii xildhibanadii federalka Somalia ee cadowga ah!

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Месяц назад

    Baruur madow waxaan ka fahmay:
    1. Ma aqoonsana dalnimo
    2. Ma aqoonsana dowladnimo
    3. Ma aqoinsana dadnimada SL.
    Muuso la doortayna waan munaafaqi, nin kaloo doorosho ku yimaadaana waan rabaa... Yeelkaa dheh.
    Sadexsa uu toos u cabaaray waa SADEXDA wajahadood ee duulaanka HUWANTU wado.
    Sadexdaa wuxuu kala simanyahay:
    - Hasad Shuuqle
    - Ismood guula'
    - Ciil uurura
    Indho adagaa, wuxu ma Siloon baa?

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 Месяц назад

      Waxaa uu muuse sameyey ayuu shalay kasii digayay waa indeer garad lakin qabyaali qabyaali dhalay ayaad tahay muuse iyo nuux taani maanta in dil toogasho lagu xukumaabay ahayd

  • @Carab-y1f
    @Carab-y1f Месяц назад

    WAA LAGU XIDHAYAA, DAMBIILE WAYN AYAD TAHAY, ISKA MERAYSO MEELAHA AAD JOGTO
    HADII KALE LIINTA MUUSE ISKA XAMIL,..

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 29 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa cidina boqor cisman buurmadow lama hadli karto waxna looma dhimi karo. 2.0. Wuxuu sameyeynayaa ma jirto cidina agtiisa ma marikarto.
    3.0. Waxan dhahayaa xukuumaddu marna ma agmari karto.
    4.0. Dalka waa lagu soo duulay. waxanu ka qayb qaadanayaa sidii dadka loo mideyn lahaa loona ururin lahaa dalka iyo dadkana loo difaaci lahaa.
    5.0. Doorashadana waqtigeeda hala gaadho waxaase ka horeysa dalka iyo dadkaba sidii loo mideyn lahaa loona difaaci lahaa.
    6.0. Waxa xaqiiqo ah inay meelo badan somaliland kaga socdaan weerarocadowgu ku soo qaadday. 7.0. Boqor cisman buur madow dalka iyo dadka iyo difaacidda somaliland loogama maarmayo.
    8.0. Xukuumadduna waxa waajib muqadas ah inay faraha kala baxdo madaxda dhaqanka dhammaantood oo ay ka dhigato gaashaan iyo difaac ay kaalmaysato.
    9.0. . Kolba wasiur aan irbad dun gellin karrin waa inaanu wareerini madaxweyne muuse biixi cabdi. 10.0. Waxan waajib ah dhammaan madax dhaqameedka inay la kaashato difaacidda dalka iyo dadkaba.
    11.0. Waxan dhahayaa ninka la dhaho wasiir qaafasdhi wasiir waxaad qabatey muddo 7 sanno lama garanayo waxbana maad qabanin.
    12.0. Waxan ku sheegayaa madaxda dhaqanka faraha kala baxa oo ha agmarin.
    13.0. Haddaad diido waxa xaqiiqo ah inaanu wax walba kaa sheegayno
    14.0. Waxaad samaysatey beer iyo dhul aad u ballaadhan oo ku gadateyacagtii loogu tala galley caafimaadka.
    15.0. Waxan ku dhahayaa adeer waxbana maad qabanin faraha kala bax madax dhaqameed aad daba socoto.
    16.0. Madaxweynaha waxan dhahayaa faraha kala bax sukdaan xassan suldaan cabdillaahi suldaan cabdiraxman.
    17.0. Haddaad rabto suldaan cusub u samee beesha aad ka soo jeeddo.
    18.0. Waxan ku dhahayaa waxaad tahay madaxweyne qaeanka maduul ka ah loomana baahna kolba suldaan aad qori dabaysan aad ku dhejiso.
    19.0. Markaad ku dejisana isaguna waa madax dhaqameed wuxuu doono kaa sheegaya.

  • @user-uj9mh2nd8q
    @user-uj9mh2nd8q Месяц назад

    Iska joog waalagu xidhayaa hadad timaado ! adna wad ogthay ana wan oghay

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 Месяц назад

    Ama liin laguqosha🤔😅

  • @umurayaanmahamed4057
    @umurayaanmahamed4057 Месяц назад

    B buurmadow Afxumadii Abiyaashaa Waxa ku geeyey ilaaa Muuse bad islkamaslaxaysay oi inad timaado ayaad doonaysay. Dantaada waad taqaan,.

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад

    Soo dhawoow boqoor dalkana wanaagisa halaga wada shaqeeyo gulayso boqor wlhyi muse ano jecla hadana waxaan is idhahda inu nasto oo uu ku wareejiyo ciidkala fiican cabdikariin axmed moge ama cabdilaahi dahab labada miid muu ku warejiyo baan dhahaa Allow gule somaliland

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 Месяц назад

    Odaygan riyaale,siilaanyo labaduba wey xidheen,haddana wax lagu xidho wuu gaystay.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Месяц назад

    Cawaan intaad dambiile qaran dhagarqabe ciidan laayay tahay baad waliba duubantahay adigoo sidaad ciidanka qaranka u kala jabin lahayd eed u dhabarjabin lahayd sheegaya oo ku faanayay toban meelood oo kala jaada ka leh oo ka abaabulaya cadawga somaliland ayaa laguu hayaa oon markhaati kaleba laguu doonaynin

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 Месяц назад

    Nin isagii laga fadhiisan laayahay oo hadana nabad raadinaya, walaahi kibir iyo Afxumo waad ogtihiin halkay idin dhtay

  • @maxamuudducaale928
    @maxamuudducaale928 Месяц назад

    Sowtii lagu xidhay

  • @osmanahmed4984
    @osmanahmed4984 Месяц назад

    Waxaan aqli carruur ah mala Ismaël maqlaayo

  • @Jiirka-lacagta
    @Jiirka-lacagta Месяц назад

    Hhhhh look body language .... liinta markii lasoohadalqaday goa ayuu halabsaday

  • @ibraahimmaxamed6885
    @ibraahimmaxamed6885 Месяц назад

    Sowki farmaajo u olalaynayay

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 Месяц назад

    Waar reer baa tihiine, maxay tahay waxa idinka maqan eed reero kale ka doonaysaan ? SOW kibir maahan, walee 600 wiil ayaa maanta lagaa hayaa, waxaana ku xigi hadaadan dadku kaa nabad galin in jiritaankaaga lawaayo, maxaayeelay kibirku Alle unbuu usugnaaday. DAWLADNIMADA AAD SHEEGAYSANA DADKU HADAY KUDIIDAAN KUMA QASBI KARTID, OO DAD ADAA ULIITA .

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Месяц назад

    Cidina idinkuma soi sicote dhylkina ku ekqada

  • @bashkanuurka
    @bashkanuurka Месяц назад

    nacalaa kudhalay been badana muxuu yidhi kalshaale habar jeclo kama dagaalamin dameer dameer dhalay

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Месяц назад

    Ehlunaar Muuse biixi ku daynmaayo ee iska joog inta laga tuuriyo ama la dilayo inkaar qabe

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc Месяц назад

      Inkaar iyo aafo kugu dhacday naartana lagu gee

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 Месяц назад

    Waa in la xidhaa oo wixii uu gef dalka u gaystay la soo hor dhigaa dabadeed wixii sharcigu ku xukumo laga gutaa .

  • @Maxamuudmaxamed-fc8sq
    @Maxamuudmaxamed-fc8sq Месяц назад

    Ca ja ib hhh😊

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i Месяц назад

    Boqorku haduuba qaranka difacayo waa ehlul sharaf cid taaban karta iyo cida aflagadayn kartaa ma jirto
    Ninka dalka burburkisa naceb ayaa cadawa maanta

  • @InaSanyare
    @InaSanyare Месяц назад

    Burmadow wuxu yiri kalshale waxa ku dagalamayey solomadow iyo axmed garad cidanki mamulka isaaq e hubka laga qabsaday e jilif lagu casilay ma solomadow bay ahayen dhamantod

  • @DeeqSamater
    @DeeqSamater Месяц назад +1

    Soo dhawoow boqor muurmadow
    Maanta dalka waa lagu soo duulay ee gacamaha laysqabsado mucaar iyo muxaafodba
    DALKA HALA DIFAACO

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Месяц назад +2

    Waa lagu xirayaa
    Waadigii cadowga Raacay 😤😬😬👹
    Iminkana waa la ogyahay inaad shar iyo ololaha wadani u socotid 🤥💪🏾💪🏾

    • @abdirahmaanomer3060
      @abdirahmaanomer3060 Месяц назад

      wadani miyaanu xisbi qaran ahayn
      ninkan ma waxaad mooday ciyaalkii yar yaraa ee tiktoka ka qaylin jiray

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 Месяц назад

      Naaya Siilkaaga u Hadal intaad Niman Caayeyso,Raggu waakaas Habeen kasta ku dul saaranee 😅😅😅

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Месяц назад

    Tuug tuug tuug dhalay, risiq xalaal ah weligii ma cunin, dhiig xataa haddii uu ku helayo, damiirkiisu waa hunguri, hadba meesha ay ugu badiso ayuu u cararaa, haddii uu hadlo waa been

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Месяц назад

    Aamin ma leh ninkani, waa 10 wajiile, wuxuu u socdaa waa hagardaamo qaran iyo siduu qalalaasi dalka uga ridi lahaa. Wuxuun wakiil ka yahay kuwa uu leeyahay dalka ayay ku soo duuleen. Dagaal gudaha iyo kacdoon inuu SL ka abaabulo ayaa loo soo diray. Madaarka Cigaal ha lagu khaarajiyo markuu soo dego!

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 Месяц назад

      Dalku xaguu jooga wuxuu kasii digayay sawkaa maanta ninkastaa arkay muuse hadiil maxkamad lasaari wayay dalka ha wasee ha laisja daayo

    • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
      @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Месяц назад

      @@abdiyousuf3157 Dalku waa sidiisii, ma guuro. Wuxuu ka digayay may ahayn, waxay ahayd wuxuu maleegayay ee uu qayb ka ahaa. Dalku wuxuu ku badbaaday Muuse. Cadowgiina wuxuu ku noqday laf aan dhuunta marin. Siday uga qaylinayaan Muuse waa la wada arkayaa. Doorashadan isagaa ku guulaysanaya waayo waa badbaadadii qaranka.

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 Месяц назад

      @@Malihin_cadow_Xamar_kadaran hhhhhh maye goboladii bari ee siilanyo kaga tegay iyadoo cali khaliif heshiisyadii lala galay wax hadhsanyihii waxana dhameeyay ee ahaa in beesha dhexe wax aan la qaybsano muuse albaabada ayuu kasoo xidhay taas bedelkeeda dadkii reer laascanoodna dad shiciba mudaharadaya ayuu 20 cisho xabad la dhacayay ilaa aya dagaal isu bedeshay ay saas kaaga tegeen dalkii dadkiiba wuxu ku riday wareer inuu calanka buluuga hargeysa laga soo dejiyo iyadoo la ina leeyay irir samaale maanta hadana la ina yidhaa xamar waa cadaw jabuuti wll la inooga dhigay maantana cadaw waaba shedko westren wadadmada reer galbeedka munaafaqada ay ku dhaqmayaan oo kale

    • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
      @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Месяц назад

      @@abdiyousuf3157 oo imisa weji ayaad leedahay? Sowdigii reer Jabuuti ahaa (ciyaalo ina Cumar Geelle) , imikana ma waxaad iska dhigaysaa Somalilander? Munaafaqaddu maxay xad gooysay! Waxaad ka hadlayso waa wax khuseeya dadka Somaliland, kuwaa oo garanaya in Muuse yahay halyayga cadowgii kaga cabaadiyey (Jabuuti iyo Xamar). Waddankayagana u keenaya aqoonsi buuxa! Nolow Muuse oo cadowgaa ha jabo

  • @user-nn6ph4rz7t
    @user-nn6ph4rz7t Месяц назад

    Kkkkkk liinta ayaad cabaysaa waxba ha calaacalin

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z Месяц назад

    Wayeelka reer bariga waka habarjeclow muuse waka dagaalka ma dawlada qaaday mise dad adigu ka mid tahay iyo iyo kuwii 1988kii la dagalamay ee waa in la dabargoyo
    Suulamadaw iyo kalshale aduunka ka taqana jaahil qabyaladii dagatay inuu qaramadii madobay ka hadlayo mala mooda markuu ardayada reer bariga ka shekaynayo
    Dalka waalaguu soo dulay iyo dawlada qaaday dagaal waar bal walidan eega isdhagayso wecelow😂😂😂😂
    Intaad muuse nacaysay ayaa tuladadii la gubay caqliga reer barigu waka cabaadka yarayso wax iaka celi 😂😂😂