Hargeysa ayaa maanta lagu qabtay xuska sannad guuradii 8-aad ee inqilaabkii Dhicisoobay ee Turkiye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Комментарии • 24

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Месяц назад +3

    Hambalyo waa dowlad muslim oo guun ah reer yurubna iska celisa ilaa kun sanno ka hor oo waa cismaaniyiintii asal bay ka soo jeedaa guul turkiy people thanks

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri Месяц назад +4

    Allow noo daa Hooyo Adna Aadan.
    Aamin yaa Rabbi❤❤

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 Месяц назад +5

    Masha allah wn so dhawaynaynaa

  • @suadali303
    @suadali303 Месяц назад +2

    Maansha Allah inanta aan edada u ahay ee Xamda Axmed Koosra oo ah satkaalad heer saree ah kana tirsan safaarada Turkiga ee Soamliland.

    • @Mustafa-ty8tq
      @Mustafa-ty8tq Месяц назад

      Ma iyagay u dhaxday mise dhalasho ayuumbay siiyeen

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Месяц назад +2

    Republic of soomaliland government guuul

  • @kariima646
    @kariima646 Месяц назад +2

    Waxa mafiiq kaga so saara hargeysa hagardamadena ayay mesha la jogane

  • @warss11
    @warss11 Месяц назад +1

    Somaliland / The Ottoman Empire❤

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Месяц назад

    Magaca Somalia ayey wax Ku kalatuuranayeen

  • @Siciid-z7f
    @Siciid-z7f Месяц назад +1

    Var sarkalka dhexfadhiya gacantisa midig waxa ku xiran calanka Somalia 🇸🇴☝️😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Месяц назад +1

      Waad indho laadahay indhaa malax lagaa dhaamiye maxaa saraakiisha yada u xidhay calanka shay daanka ee shaydaanka lagu caabudo ee dhiiga qaba xaloo u daanbaysay ayaa hoostiisa qarax kadhacaye

  • @NasraSamatar-kt3rb
    @NasraSamatar-kt3rb Месяц назад +1

    Walaalkee maha maxaa inoo keenay

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd Месяц назад

    Dad la dhaqanka barta dadkaygow oo daaya turkiga waaa walaalaheen fil islam e taarikhina inaga dhaxayse

  • @abdullahali-yw8eg
    @abdullahali-yw8eg Месяц назад +1

    Waxay ahayd inuu ku faano oo ku hadlo afkiisa

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Месяц назад

    Tukri inaad samajidid sanqadh tirosho kaladaa

  • @nathra7351
    @nathra7351 Месяц назад

    Maashalah ottoman government power islam mashalah

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Месяц назад

    maxaanaga galay markaa

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 Месяц назад

    Maxa nagagalay turkiga markaa

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Месяц назад

      waxba inagama galin e mafiiq kagaso saara