Maxaa Yurub u diiday dhismayaasha dhaadheer? | Ogow sababta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Maxaa Yurub u diiday dhismayaasha dhaadheer? | Ogow sababta#skyscraper
    Waa muuqaal ku saabsan sababaha qaarada Yurub aysan ugu badneen dhismayaasha aadka u dhaadheer ee loo yaqaano skyscraper,
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan nagu soo biir oo kamid noqo saaxiibada.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 175

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 8 месяцев назад +44

    Ninka kalia mgcisa iyo wajigisa aan aqoonin hddana ii ah mclnka geography ga❤🎉

    • @IbrahimNabadey
      @IbrahimNabadey 8 месяцев назад +1

      Abdi Fatah baa la dhaha wll

    • @xidigabuubakar514
      @xidigabuubakar514 8 месяцев назад +1

      @@IbrahimNabadey wlhi maantaa igu horeyso
      Jazakallhu kheira bruh

    • @aliyare2716
      @aliyare2716 5 месяцев назад

      6:58

  • @ilyaasfaarah123
    @ilyaasfaarah123 8 месяцев назад +92

    Really this channel deserve 1m+ subscribers 🔥🖐️

    • @sunguramwenyewe3989
      @sunguramwenyewe3989 8 месяцев назад +4

      Sure wlhi

    • @b-heroofficial
      @b-heroofficial 8 месяцев назад +14

      Af somali inaa zoo qorto ayaa ka ficnaan lahyd m gratay
      Wyo dad zomali ahbaa la hadlayzaa

    • @farhioayman2123
      @farhioayman2123 8 месяцев назад +3

      Really 🎉

    • @somalichanells771
      @somalichanells771 8 месяцев назад +3

      @@b-heroofficialwa jahilnimo Ina haysa

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 8 месяцев назад +4

      ​@@b-heroofficialsax English ku cusub umalayna😅😂

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 8 месяцев назад +32

    Golden voice Tanaad father of geography 🎉

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 8 месяцев назад +11

    Europe history iyo architecture ayey ku faanan way dhisi karayen lkn sidasa go'ansaden magaaloyinka yurub

  • @Abdihakin797
    @Abdihakin797 8 месяцев назад +6

    Skyscraper somalida anaa u dhisaya insha allah idinkuna aamiiinta igu kaalmeya inuu alle ila garab galo

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 8 месяцев назад +7

    Chinaha waa mucjiso 57 floor 19 maalin lagu dhisay😂

    • @guleed729
      @guleed729 7 месяцев назад +1

      Inagana 7 dabaq bada sanad lagu dhameeya oo waliba waxa ka dhiman yihiiin😅

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 6 месяцев назад

      @@guleed729 laga kala tag oradsa maaha😁

  • @barkahmohamut6088
    @barkahmohamut6088 8 месяцев назад +12

    Waa suaal aan in badan is waydiyey adigana ka jawaabay masha allah keep going bro

  • @xiska1official769
    @xiska1official769 8 месяцев назад +2

    wae china noogu waca xamar iyo magaloyin kale 30 maalin hanoogu dhisanee noogu wac😂😂😂dadkii 50 dabaq 19 maalin dadkaas lajamo waye

  • @Adan-j8e
    @Adan-j8e 8 месяцев назад +2

    Chenellkan waxa uu uqalaa 1B oo subscribers 😢plz gaarsiya codsi waye mclnkeyga taali noqo😢😢

  • @hanadali5028
    @hanadali5028 8 месяцев назад +9

    Walaal waxaa kaa codsanaa in aad muuqaalada so badiso insha Allah

    • @hanadali5028
      @hanadali5028 7 месяцев назад

      Ok walaal waan u xiisey muuqaaladaada sida ugu macquulsan waan ku taageeraa bro

  • @FairFurLaughts
    @FairFurLaughts 7 месяцев назад +3

    I love Somali people. Wish you peace, happiness and prosperity with abundant blessing forever ❤

  • @adarosmanahmed5635
    @adarosmanahmed5635 6 месяцев назад +2

    Yo notgood job

  • @An4ssIsMaCiL
    @An4ssIsMaCiL 6 месяцев назад +1

    @4:23

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 8 месяцев назад +2

    Zhp waan ku aragkaa malmahn inaad dadalayso halkaakaga hay lin piles amud unversety kasoohadal

  • @Hassan----Cade
    @Hassan----Cade 8 месяцев назад +4

    Tanaadow adiga wajigaaga manaqaano maxaa dhacey

    • @khaatumo636
      @khaatumo636 8 месяцев назад

      Adiga kuu egyahey tanaad gafuurkaga oo kale leyahey 😂

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 8 месяцев назад +3

    Waan kugu far xay macalin sodhawaw horey usoco kheyr baan kuu rajey nayaa kulandan bey nabad galyo

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 8 месяцев назад +2

    Sxb mohamed tanaad muqalada.so.badi

  • @abdikaniabdirahmanakhie638
    @abdikaniabdirahmanakhie638 5 месяцев назад

    Afrikanku guri xitaa ma Haysta geeddaha ayay Hoos seexdaan

  • @xooshjaamac3145
    @xooshjaamac3145 8 месяцев назад +1

    Brussels way ku yalaan Brussels nord way ku yaalanay mid ka ugu dheerna Brussel midi

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 5 месяцев назад

    Hadaad aragto qaaradaha skyscrapers dhisanaya waa wadamada reer miyiga ah oo dhaqaale bur bur ah

  • @khaatumo636
    @khaatumo636 8 месяцев назад +3

    Dhismaha ugu dheer somalia wuxuu dhererkiisu garaa 6 geed timireed oo la isdulsarey magaca dabaqa dhismahana wxaa ladhaha cismaan caato wxuu kuyala kasoo horjeedka maqaxida shaah macaan qiimo ahaan wxaa ku baxey lacag dhan 88 bilyan shilin somali kasha ah waan ku fanaa hadaan somali nahey dhismaha ugu dheer geeska africa ee cismaan caato building😢🕺🕺🕺💃👯👬💁🧖🇸🇴

    • @SN-bm2km
      @SN-bm2km 8 месяцев назад

      intoo ku yalaa

    • @khaatumo636
      @khaatumo636 8 месяцев назад

      @@SN-bm2km wuxuu kuyalaa kasoo.horjeedka suuqa nagaha carmalka💃💃

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 7 месяцев назад +1

    ناطحات السحاب

  • @amanofficial1506
    @amanofficial1506 8 месяцев назад +2

    Germany kama hadashid wllka nio ka so hadal

    • @Xaalbaraf-ds2sl
      @Xaalbaraf-ds2sl 8 месяцев назад +1

      Jarmalka muqaal ayaa laga sameeyey fadlan janalka hoos uraac

  • @MohammedMohameddahirxusen
    @MohammedMohameddahirxusen 8 месяцев назад +2

    Saxb codka backgrounkii hore aan rabnaa😢😢😢😊

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 8 месяцев назад +2

    Dhulka ayaa dadka ku yaraanlahaa haddaan dabaqyo dhaadheer ladhisin lkn horumar iyo ilbaxnimo astaan muujinaysa maaha

    • @khadarjunior8502
      @khadarjunior8502 7 месяцев назад +1

      Sidee ayaaney horumar u aheyn haddiba ay xal unoqotey dhul yarida? Hadalkaaga wa mid isburinayaa
      Dhismayaasha skyscrapers waa xaddaarada iyo mustaqbalka nololeed noloshu way soconeysa ma waxaad rabtaa in 2050 lagu faano dhismaayashi la dhisay 1950 maya waa in ay history any noqdaan kuwii 2000kumeeyda la dhiseyna.
      Taarikh waa taarikh haa waa ina aan taarikh la masixin gabi ahaanba sidoo kale waa in aan lagu noolan taarikhaha hore gabi ahaanba oo laga socdaa taarikh cusubna oo marba jiil la dabaqeysa la sameeya.

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed10 8 месяцев назад +2

    Backgroundkii codkii hore ayaan rabaa zxp

    • @AbdesametT
      @AbdesametT 8 месяцев назад +1

      War Nocanaa mac

  • @mustafekhaliif619
    @mustafekhaliif619 8 месяцев назад +2

    @Tanaad waxaan kaa codsanayaa inaad soo celiso barnaamijkii 3magaalo iyo magaalo adoo mahadsn zxp❤

  • @beegis7455
    @beegis7455 8 месяцев назад +1

    Sxb tanaad waa batta aan ugu jeclahay siibo barnamijka 3magaalo lkn sxbkey mashqul kale maa jiro noo soo badi waa codsi juqraafiga ito historiga waan jeclahay

  • @abdoulazizali5552
    @abdoulazizali5552 5 месяцев назад +1

    Moscow Europe miya

    • @haboonmohmed09
      @haboonmohmed09 5 месяцев назад

      Russia maney ahayn

    • @Dhaxdhigtee
      @Dhaxdhigtee 5 месяцев назад

      Russia 🇷🇺 Europe 🇪🇺 iyo Asia udaheysa dameer 😂😂

  • @HarunDante-j5n
    @HarunDante-j5n 8 месяцев назад +1

    Brother videos no so badi malin kaste daily so Gali 1 ama 2 videos
    Thanks

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 8 месяцев назад +5

    Golden voice❤😊

  • @ahmedabdiqani6243
    @ahmedabdiqani6243 8 месяцев назад +1

    Ustaad music background kii hore so celi

  • @cabdiwalialarkaaniy8637
    @cabdiwalialarkaaniy8637 8 месяцев назад +6

    Moscow maa Europe ku taalo?!😅😮 5:45

  • @horrorpoy8260
    @horrorpoy8260 8 месяцев назад +4

    M.a allaha ku xafido wll

  • @drlegendpaddington48
    @drlegendpaddington48 8 месяцев назад +1

    runtiii waxaa tahay wariye. talent ah faahfaahinta guud qaab dhimeedka sawirka aad bixinayso waa sida caalamka oo kale keep goimg brother

  • @libanhussein3529
    @libanhussein3529 8 месяцев назад +1

    Ciraaq ama afghanistan sooqabo

  • @CabdiRaxmaanMaxamed-gm6ei
    @CabdiRaxmaanMaxamed-gm6ei 8 месяцев назад +1

    I am frist person❤❤❤

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 8 месяцев назад +1

    Africa kuwa ugu dhaadheer ee tartanka dhinac ka geli karo mala miyaa

  • @KaahinOsmaan
    @KaahinOsmaan 5 месяцев назад

    Moscow

  • @lilGaraad4985
    @lilGaraad4985 8 месяцев назад

    Aniga hada gurika ka deganahay Europa waliba khaastan Sweden waxay dhisan yihin ukyaraan 200 sano, markaa guryahoodu reer Europaku ma jecla iney burburiyaan guryahodi qadimka kaliya waxay sameeyaan weey hagaajiyaan oo gudihisa bey casriyeen iyo adgeen ku sameeyaan

    • @ClsamedCadaala
      @ClsamedCadaala 8 месяцев назад

      Swedan imiyO mabA arKo qoF somalia 🇸🇴 aH maxaa iGa KiiN qariyeYy dadkeygiYoww😂❤

  • @IsseIbrahim-fx7xt
    @IsseIbrahim-fx7xt 8 месяцев назад +1

    Chanelka kaliya oo 1m iyo ka badan uqalma runtii guulayso bro

  • @ibrosshafad
    @ibrosshafad 8 месяцев назад

    Aniga aqal somali ayan kudhashay o mel fog lakoro maba jecli Europe 🇪🇺 aya kfcn guriga dabaqa iyo villada aniga villada kajeclahy

  • @AbdulkadirAbdullahi47
    @AbdulkadirAbdullahi47 6 месяцев назад

    Mogadishu Somalia 🇸🇴 Dahab Tower ayaa dabka soo saaran oo noqon doona dabaqa ugu dheer dhulka Soomaalidu degto.

  • @mahdiabdillahidhere
    @mahdiabdillahidhere 6 месяцев назад

    Europe ayaa haysata awooda kaydinta dhaxalka soo jireen ee jirintankoodii hore.

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 8 месяцев назад +2

    Tanad🎉

  • @cabdirabisaleban126
    @cabdirabisaleban126 8 месяцев назад +1

    Klcc ayaad ilowday

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 8 месяцев назад +3

    👏👏🙏♥️ Golden voice

  • @aishaabdi2397
    @aishaabdi2397 7 месяцев назад

    Istanbul ma yurubaaH mida kle turk aad ugu badan yihin dawaqyadan wana laga hela illa 40biyano dhulka korkisa hadaney ka badnayn

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 8 месяцев назад +1

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @FarhaanMuuse-mj9vn
    @FarhaanMuuse-mj9vn 6 месяцев назад

    Micnaha lakh

  • @beegis7455
    @beegis7455 8 месяцев назад +1

    Cod saameyn leh real wariye

  • @OP-AF
    @OP-AF 8 месяцев назад +1

    Tokyo Somali ila jooga Mala hayaa

  • @abdirahmanmose
    @abdirahmanmose 8 месяцев назад +1

    in badan baan is waydiiyay suaashaas

  • @Aamin04
    @Aamin04 8 месяцев назад +8

    AABAHA JUQURAAFIGA SOOMALIDA ❤

  • @Noah_ali0
    @Noah_ali0 7 месяцев назад +1

    Golden voice🎉😊

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 8 месяцев назад

    Absoutely yurup baan wataa
    Dabaqyadu ma jecli 1 bayaan xita ma jecli

  • @Koolkoliyow
    @Koolkoliyow 8 месяцев назад +1

    Golden voice waa ku salmay sxb

  • @AbdirahmanDhoof-ql7xt
    @AbdirahmanDhoof-ql7xt 8 месяцев назад +1

    First comment ❤

  • @CabdiRaxmaanMaxamed-gm6ei
    @CabdiRaxmaanMaxamed-gm6ei 8 месяцев назад +1

    We love yo bro thanks❤❤❤

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse 7 месяцев назад

    Hawiyo iyo daarood aa deedan in soomaaliya Sara dhaadheer lagu dhiso 😅

  • @hooyosafiya7557
    @hooyosafiya7557 8 месяцев назад

    Yurub waa qaarada duqawdey waana dad badana xikmad badan shaqa badan North America dadka kaso jeeda xitaa waa reer yurub

  • @AhmeD-u4d5j
    @AhmeD-u4d5j 8 месяцев назад +1

    Ustaad noo sheeg sabta aad u badashay background kii aan jeclaa

    • @AbdesametT
      @AbdesametT 8 месяцев назад

      War sxb Nocan mac

    • @AhmeD-u4d5j
      @AhmeD-u4d5j 8 месяцев назад

      @@AbdesametT muuqaaladii 2021 iyo kuwii 2022 dib ugu laabo adiga ayaa ogaan doona midka mac

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 8 месяцев назад

    Europe waxay tix geliyaan dhismayaasha Qadiimiga ah

  • @heeganguurer7521
    @heeganguurer7521 8 месяцев назад +1

    Keeping ustaad geohistory

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 8 месяцев назад +1

    Wax badan aya laga fa iday sxp keep going 😊❤

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 8 месяцев назад

    Marykan dhulcusub oo ayuu ahaa halka yurub ay taariikhdeedii ilaashanysay

  • @ChristopherAdams123
    @ChristopherAdams123 8 месяцев назад

    Music background kii hore noo soo celi

  • @faysalxuseen1610
    @faysalxuseen1610 8 месяцев назад +1

    Waxaan cod sanayaa in aad sobadisaan muqalada insha allh❤

  • @haymanotbalay
    @haymanotbalay 8 месяцев назад +1

  • @charlesabdi
    @charlesabdi 6 месяцев назад

    The only Taanad is expert 🎉🎉

  • @barwaaqohajjiahmed2014
    @barwaaqohajjiahmed2014 8 месяцев назад +1

    My fav❤

  • @nuuradiinmohamed8996
    @nuuradiinmohamed8996 8 месяцев назад +2

    Gold voice ❤

  • @Axmedcabdifaarax-x8i
    @Axmedcabdifaarax-x8i 8 месяцев назад +1

    Guulayso b❤rother

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 8 месяцев назад +1

    Legend ✌️✊

  • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
    @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu 8 месяцев назад +1

    M.a Mawduuc fcn weeye

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 8 месяцев назад +1

    Africa 🌍 meeday mataqaan miyaa waxaa 👀

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 8 месяцев назад

      Africa waa dalal faqri ah inta badan afka iyo gacanta beey isla heli karin. Sidee markaas skyscrapers ku dhisan karaan waayo waxaa loo baahan yahay lacag balaayiin dollar ah

  • @BashiirIbrahim-xb9xx
    @BashiirIbrahim-xb9xx 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤

  • @MohaCadde-dy3fz
    @MohaCadde-dy3fz 8 месяцев назад

    Zhpkey ka soo hadal wadanka Ruushka is aan wax badan kaga fahano

  • @Mohamett-q3o
    @Mohamett-q3o 8 месяцев назад +1

    🤚Wllka tanaad❤

  • @AkramAhmedAkramAhmed567
    @AkramAhmedAkramAhmed567 7 месяцев назад

    Moscow Europe miyaa❤️‍🔥🤔🤔🤔

    • @tuuladaciyaaraha677
      @tuuladaciyaaraha677 6 месяцев назад

      Haa waa yurub Moscow walibana waa magaalada ugu wayn qaarada yurub

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 8 месяцев назад

    Soomaaliya malaga yaabaa in laga dhiso 50 biyaano

  • @shumacboy
    @shumacboy 8 месяцев назад +1

    Masscow Europe 🇪🇺 mahan zxb

    • @Abdirashiidmohaisma
      @Abdirashiidmohaisma 8 месяцев назад +1

      Magaaloyinka yurub igu cansan ku jirtaa iyada iyo magalo kle ruush ah sainptsparg

    • @ibrosshafad
      @ibrosshafad 8 месяцев назад +3

      Europe waye sxp Russia 🇷🇺 wa wadan labada qarad dhaca lkn Europe aya lagu xisabiya

    • @AbdirahmanMo14
      @AbdirahmanMo14 5 месяцев назад

      Wa Eurup Moscow

  • @abdallekeylari2018
    @abdallekeylari2018 6 месяцев назад

    Yurub dabeelo xaagan aa kadhaco

  • @SadaqMaxamuud
    @SadaqMaxamuud 6 месяцев назад

    Dhulka aya ku yar fikir ahanteyda

  • @aasiyamuuse4807
    @aasiyamuuse4807 7 месяцев назад

    آخر زمن 😢

  • @axmedqanciye5259
    @axmedqanciye5259 8 месяцев назад

    Sxb wadan kaan war bixin naga sii. Saint Helena

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 8 месяцев назад

    Mahadsanid chanelka aqoonta dunida ban kula baxnay

  • @sadiqxiiz1476
    @sadiqxiiz1476 6 месяцев назад

    What about africa 😢

  • @Abdiwaliyussuf-cz9ru
    @Abdiwaliyussuf-cz9ru 8 месяцев назад

    Kasohadal eiffal tawar gubashadeedo

  • @FALAAX-k1n
    @FALAAX-k1n 8 месяцев назад +1

    Ustaad

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 8 месяцев назад

    Germany kaso hdl sxb❤

  • @amiinxasan1569
    @amiinxasan1569 8 месяцев назад +1

    So wd zxp

  • @axmedqanciye5259
    @axmedqanciye5259 8 месяцев назад

    Saint Helena sxb wadankaan ka soo hadal

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 8 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad

  • @kafiadek5396
    @kafiadek5396 7 месяцев назад

    Russia 🇷🇺 ma,Europe baa marka aggah🤔 waa Asia

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 6 месяцев назад +1

      Qaarad ayuba isku tilmama, lakin Europe iyo Asia labada dhulkisu way gaadhan wana ka mid, Finland 🇫🇮 Ayay jaaryihiin iyo Sweden 🇸🇪 polan🇵🇱 Ukraine 🇺🇦.

  • @Hana_fantastic
    @Hana_fantastic 7 месяцев назад

    Father of geography

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 8 месяцев назад +1

    Mahadsanid Ustaad

  • @Hayruf
    @Hayruf 8 месяцев назад

    Keep going bro TanaaD ❤❤

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 7 месяцев назад

    Aad baan ugu faraxsanahay heshiskan

  • @BileAbdilaahi
    @BileAbdilaahi 7 месяцев назад

    dhisme waa uun dhisme