DEGDEG: Xasan Sheikh Ugaaska Mareexaan waa in la soo xiraa Mareexaan oo diyaargaroobay Xogta Ethiopi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • DEGDEG: Xasan Sheikh Ugaaska Mareexaan waa in la soo xiraa Mareexaan oo diyaargaroobay Xogta Jawaabta Ethiopia iyo dowlada oo heegan galisay Ciidamadii ugu badnaa oo Cabudwaaq Golaha Shacabka oo dood adag hubka. #somaliland #daroodpak #mudugboy #mudugboy #muqdisho #ethiopia #somalia #somali

Комментарии • 133

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv Месяц назад +15

    ADEER UGAASKA MAREEXAAN IN LA SOO QABTO WAXAA KA SAHLAN IN FIQI LA SOO QABTO WARSANGALI CUMAR MAXAMUD IYO BICIIDYAHAN WAXAY SUGAYAAN XABAD DHACDA WAA RUN MAREEXAAN MADI MA AHA ADEER!!!

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 Месяц назад +6

    Cabsi cabsi Beesha Sade 🙀, guul iyo gobanimo ✌️❤️🇸🇴💪

  • @HaashimJaamac-ef5dh
    @HaashimJaamac-ef5dh Месяц назад +6

    Maashaa allah waa mahadsantahay ugaaska in la soo xiro waxaa ka dhow Hasan sh in la soo xiro.

  • @barlin1622
    @barlin1622 Месяц назад +7

    Yaaah ma habaatbaa see ugaaska Xassan u xirikaraa markii Mareexan dhamado ha xiro ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️ Nooo🪓🪓🪓🪓🪓🪓🪓🪓🪓🪓

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 Месяц назад +5

    Faan badan car yaa ku dhaca 💪💪✍

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Месяц назад +12

    Ciidanka Somaliya maanta reer Caabudwaaq ayaa ka awood badan. Dhulbahante,warsangali iyo Majeerteenna waa yimaadeen.

    • @user-pp3se9re2o
      @user-pp3se9re2o Месяц назад +5

      Leelkastana ku dar Ciidamada Caawa Caabud-waaq ku sugan.

    • @dekajama8188
      @dekajama8188 Месяц назад +1

      Waaw darbi daarood

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Месяц назад +1

      Darbi Daarood, Yuusuf Daarood, Ciise Daarood, Carab Saalax, Geri Koobe Intuba Caabudwaaq Beey Jooggaan Caawa. Hawiye Far Haqaaddaan Haddey Dad Yihiin.

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino Месяц назад +7

    Tolkey mareexanow ugaasku waa naga dhaxeyaa hadaan harti nahay waana ugaas daarood marka maxaa nalaga rabaa in aan u gaaska ilaalsano hadii aan qof naga hareyn taas ogaada

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 Месяц назад +6

    ❤Masha.alaah ugaaska waa gala dagaalka daarood oo dhan baa diyaar u ah

  • @ibrahimjama3579
    @ibrahimjama3579 Месяц назад +5

    Viva sade waa birlabta soomaalida midooba dhexdiinna

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr Месяц назад +15

    ❤❤❤❤❤❤❤guuleysta reer cabudwaaq ilaahay hainagaqto Cadowga dhagartiisa iyo waxa Mooryaanta malegeyso Rabi baa kashifey shartooda ilaahey Hakuceliyo Daalmiinta

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 Месяц назад +2

    Beesha sade Hambalyo Ugaas mareexaan hanoolaado ensha Allah Amiin yaa Rabbi Allah

  • @user-ep8ws5kt7l
    @user-ep8ws5kt7l Месяц назад +2

    VIVA MR. GALWAAQ OF SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @cawaalecabdiqaadircawaale6843
    @cawaalecabdiqaadircawaale6843 Месяц назад +7

    Waan ku taageera sxb cidna wax kama qaadi karto ugaaska beesha mareexaan waa ugaas somaliyed

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Месяц назад +3

    Ugaaska beesha sade cadowgiisa allaha qabto insha allaah xassan isagaaba naf caari ah aabe baa diidaya xassan faan badanaa

  • @user-fb3xw5xf5e
    @user-fb3xw5xf5e Месяц назад +4

    ASC❤ HADDII UGAADKA MARIIXAAN, HALLA SOO XIRO, LAGU SOO XIRO KARO:::HASSAN SHEIKH MOHAMOUD & KOOXDIISA ( MAFIA GROUP), IYANA WAA XIRAN YIHIIN...HADDII ALLA YIRAA.

  • @FartunK
    @FartunK Месяц назад +4

    mareexaan illaah baa landheere ka dhigay cid eey UGA baqayayaan ugaaska guud baa Iska yar macadalahaa xasana waa dulaal isagaaba xabsi loo Wadaa oo al Shabaab hubka ka gato

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 Месяц назад +1

    Wuu riyonayaa xasan shiikh side u gaaska lo xiraa bismillah yaab ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Месяц назад +18

    Ugaaska beesha sade cadowgiisa alaha qabto insha alaah xasan isagaba Naf lacaari ah

    • @AHMEDMIGUILWAISS
      @AHMEDMIGUILWAISS Месяц назад

      Waar dawlada faraqa sii daaya. Ogaaska hadii lasoo qaado miyaa la dilayaa .

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Месяц назад +1

      @@AHMEDMIGUILWAISS Annagu Mooryaan Nama Xirto. Hassan Dagaal Daarood Iyo Hawiye Ah buu dalbaday Ee Ha Adkeeysto.

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv Месяц назад +4

    WAXAAN JOOGNAA 1991

  • @melindacaillier6881
    @melindacaillier6881 Месяц назад +2

    saxb hooray usoco

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 Месяц назад

    Asc wr edo mcn setahey ❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo sada marexaan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Warar_iyo_warbixino_sugan
    @Warar_iyo_warbixino_sugan  Месяц назад +5

    Sidee u aragtaa Xasan Sheikh ma soo xiri karaa ugaaska mareexan?

    • @IsmailMohammed-v5w
      @IsmailMohammed-v5w Месяц назад

      Wax Dowlad ah Somalia Malahan Hubka Garguurte Ayaa Tahribinaye Ninkan Qabuuraha Faganaayo Meedka Iibsanayo Guryaha Duminaayo Wax Aaminaad Ah Malahan Calmaniyiinta Halagu Kala Tago Somalia Spanien Ilaa Shareeecada Islamka Laga Qadanayo Hubka Nisa Ayaa Waday Beeelaha Hawiye Ayaa Lagu Hubeenayay War Wax Dowlad ah Somalia leedahay Ma Jidho

    • @IstahilYusuf-gl5yc
      @IstahilYusuf-gl5yc Месяц назад +1

      Hurduu ku jiraa marka wuu riyooday

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 Месяц назад +1

      Mareexaan hadii ugaaskooda la xiro waa iyako laga dhigey midgo.

  • @WELOVEFANANIINTA
    @WELOVEFANANIINTA Месяц назад +5

    DOWLADU SOMAALIYA HADAY CAABUDWAAQ WEERARTO
    WAA JAANISKII RAADINAYSAY ITOOBIYA ITOOBIYA WAXAY GARAB ISTAAGI DOONTAA OO HUB IYO CIIDANBA SIIN DOONTAA BEESHA MAREEXAAN
    DOWLADA WAXAAN KULA TALINAYNAA INAY ISKA ILAALISO DULDULEELADA CADAGU KASOO GALIKARO SOMAALIYA.

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 Месяц назад +3

    Hinda culusow maa Soo xireesa ugaaska

  • @libananoghele3395
    @libananoghele3395 Месяц назад +3

    Habartiis kuma dhacdo in ugaaska guud ee beelweynta daarood

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Месяц назад +3

    Ugaasku waa lama taabtan xasan sheekh ma xidhi karo qabiilna qabiil kama adka

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv Месяц назад +2

    ❤❤❤❤❤

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Месяц назад +2

    Annaga Daarood Haddaa Nahay, Oday Dhaqameed Laxiro Dhaqan Uma Lihin. Ee Hawiye Markeey Fashilmeen Beey Darbiga Madaxa Ladhacin.
    Darbi Daarood, Yuusuf Daarood, Ciise Daarood, Carab Saalax, Geri Koobe, Majeerteen, Dhulbahante iyo Warsangali intuba Caabudwaaq Beey Jooggaan Caawa waana Diyaar. Hawiye Far Haqaaddaan Haddey Dad Yihiin.

  • @nimcocabdulaahi-zo6jm
    @nimcocabdulaahi-zo6jm Месяц назад +2

    Maya waa hadal qasaary hadalka xasan shaydaan

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 Месяц назад

    waxaanu mareecaan u sheegeynaa inaaney cidna ka cabsan xadgudubna ha samaynina garabna waad haysataan haddii laydin soo doontaan guul

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o Месяц назад +2

    Oo Ma ku dhacaan
    Markuu Xasan arrintaas ku kaco wuxuu fishaa waa in laysku dhamaado.
    Balse aan aragno cidii caana ka maasha.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад +2

    Qaabka loo dhigay warqada waxa la difaacayaa kuwii hubka ka ganacsanayey
    Kuwas ayaa la difaacayaa.
    Dadka soo qaatay iyo saxeexa lagu soo iibiyey waa in la xidhaa

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 Месяц назад

    that’s right

  • @bby6
    @bby6 Месяц назад +1

    Ciidamada qaran ka ad shegi xagay joogan o ay ka taliyaan dowlad meshan kama jirto ader runti

  • @Warar_iyo_warbixino_sugan
    @Warar_iyo_warbixino_sugan  Месяц назад

    Alxaqiiqo

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o Месяц назад +1

    Shiikhow Xasan Faan weynaa.
    Armuu Futada ka hadlay intuu Cambuulo iyo Macsaro kasoo dhergey.

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg Месяц назад +3

    Somalia yaa kacabsatay beesha caalamka markaa ayay eeda saraysa Ethiopia hadalkaa Maxuu kordhin karaa warkaas been taa

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 Месяц назад

    Yaa awoodaasi siiyey xasan sheeq in uu soo xiro ugaaska mareexaan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Месяц назад +1

    HUUBKA WAXA UU KAA YEEMD YAMAN JABUUTI SAADIQA JON IYO GEELE KEENYE UU KEENYE GUURGURTO

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад

    Xasan sheekh waa qabyaladiiste
    Wax khayr ah aktiisa ma taalo

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 Месяц назад +1

    Hubka lesanka lagu gaday x sheekh baa haysta isagaa gatay

  • @user-wm5po2uk3w
    @user-wm5po2uk3w Месяц назад +2

    Ugaaska Maya lama xidhi Karo wa ugaasa darood sxb

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 Месяц назад +1

    Qawaariijta buu amraa oo tolki buu baa biyey ugaaska mareexaan mama una dhowaankaro asaga iyo abiisii lugagaha qalloocnaa

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO Месяц назад +1

    BOOWE DOWLADA TAN WAA MID DASTUURKA BAAL MARSAN HADII AY
    IS WAA WAASHO RAGII DHISAY WAA JOOGAA
    WAXBA KUMA AHA IN MIJAHA MADAXA LOO ROGO HADII ISIMADA DAAROOD FARAHA LALA SOO GALO MALAAQYO MULUQ MULUQ BADAN MOODAYAAN

  • @AbdullMohammed-pq9zj
    @AbdullMohammed-pq9zj Месяц назад +1

    inaguna hadaynunahay beesha daarood waxaan amar ku bixineeyna in xasan shiiq laso qabto gacantana loo galiyo ugaaska beesha sade

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Месяц назад

    Subax wanaagsan madaxweynaha sade iyo daarood kuukuyo xawsaha nayjeeeriya.

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 Месяц назад +1

    Ugaas Sade in lasoo qabto waxaa ka fudud in Xasan sheikh lasoo qabto lana soo xiro, 😂😂😂😂😂

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 Месяц назад +1

    Tuug gurguurte ,wu fashilmay,wa beenlow ,wa iska hadle,macna yare ah,ugaaska sade waa ugaaska daarood,rabbi iyo rag bu leeyahay.sida awgeed shurunshuur daciif ah ,waxba ma qaadayo,runtu way cadahay, shacabkii lagu xasuuqay sida sharci darada ah,ayagoon waxba galabsan oo jooga degaan koodi,dhiigoodu bilaash ma aha layskagana hari mayo ,goor ay noqotaba way helayaan xaqoodii.allahu akbar

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 Месяц назад +1

    Oo markuu Soo xiranaayo Ugaaska beesha 🤷🏽‍♀️ maxeey sameeynayaan dhalintooda movies miyey fiirsanayaan. 🙄

  • @cabdiwelicabdulaahi
    @cabdiwelicabdulaahi Месяц назад

    Ugaaskan iyo xasan xasan baa u dhaw in la xiro waana la arkidoonaaxasan waa riyooday

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r Месяц назад +2

    Haddii hadalkaasi run yahay aa dhuuso xasan dhiiqo futadiisa katimi intii kudhimatay dagaalkaas waa in leeg laga dilo kooxda qawlaysatada ah

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Месяц назад +1

    war wad sirantihin cidanka qaranka xage jooga hal askaro o darood ah kuma jiro wax lalayey marki dagalka lagalo ayey gadal katogten qarna wacararen

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 Месяц назад +1

    ETHOPIA hadi sida layiri cida ku saxiiran ayay bananka keenaysa wana TALIYAHA c x d
    Ama xasan shiikh

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo Месяц назад +2

    Daaroodku ma,afkaa lahayaa maysheegaan hubkii dowlada in xasan uqaybiyay reerkiisa isaga iyo mahad oo ay duhur cad ay siinayeen hg iyo abgaal adeer daaroodoo dhan baa garab taagan ee xasan malaf kiisoo dhan halagubo

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Месяц назад +1

      Ma Ila Aragtay Horta.

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 Месяц назад

    Maaya

  • @saidahmed5502
    @saidahmed5502 Месяц назад

    Waalidisi bu layimid xassan qabuura fagte
    Ma xiri kara ugaaska

  • @barlin1622
    @barlin1622 Месяц назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Месяц назад +1

    Xassan duufle gurgurte wlhi blhi ugaaska in aysan taban Karin car taabo Nacala Ku dhalsy😮

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Месяц назад

    ASC hubka Dowlada marna ay leyahiin hubka Dowlada ayaa leh marna niman ganacsato HSN maisaga kudhaco inuu UGAAS marixan xiro

  • @sahrociise
    @sahrociise Месяц назад

    ugase maere Karan Xasen dheqo Tuug

  • @Dubai-pz9ii
    @Dubai-pz9ii Месяц назад

    Benbaa Shektay Darod Oo Dhan
    Ayaa Lala Dagalamayay

  • @halimab5796
    @halimab5796 Месяц назад

    Beesha Sade waa inaan Beesha Caalamka la idiinka xigsan, Idinkuba u Sheega in Hubka loo Waday Alshbb Dawladdina ka Ganacsanausay kooxdaasna ay Ciidamadeeda Yihiin.

  • @user-nt3he6ub4p
    @user-nt3he6ub4p Месяц назад

    Galwaaq guul guul

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 Месяц назад

    Because shacabku waa beesha Sade

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Месяц назад +1

    Xasan gorgurde hooyadis gama dhacdo ruwayad ba u naqa ugaas mareexan ee sed

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Месяц назад

    Xasan doqon io fiqi Kadabshiir iyagp soojeeda bay riyooden horta ha seexdan

  • @user-pb6vx4eq8o
    @user-pb6vx4eq8o Месяц назад

    Awood umalaha

  • @Aadane1
    @Aadane1 Месяц назад

    Cidii bililqasatay hadhihine cidii ka badbadisay gacmihii qaldanaa ee ay usocdeen warkaaga hagaaji

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Месяц назад

    Xassan Wuxuu Ku ololaynayey waxaa loo noqonaya
    1991
    Ifafaalaheedina waa muuqda

  • @abdulkadiralimahamad4278
    @abdulkadiralimahamad4278 29 дней назад

    Xasan shekhow don't play no more or???

  • @user-ph3ui2de6d
    @user-ph3ui2de6d Месяц назад

    Walahi Ugaska D5 in la damco waxaa ka dhow Aduunhoodunku inu dhaco inader please Daarood weyne yaan laga xanaajin……..Xassan caar weyne wuu isku caaray uffff🤣🤣🤣

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Месяц назад

    Huba maynan Arab mooryanki hogaminayey baa qaatay dawlad kusheegtu ha soo cadayso hubkay sheegayso

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Месяц назад

    Isaaqa hadayadaa soo hadala qaadi waa xanuuna sanayasan isaaqa gobata somali laakii guna baa illaahaya waxa ugu daraya

  • @Aadane1
    @Aadane1 Месяц назад

    War hadee dawlada iska dhici lakiin qabiiladahacaayin

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 Месяц назад

    Gurguurta banaale tuug afkahakabexiyo basha Sade

  • @NasirAlkhalifa-l4j
    @NasirAlkhalifa-l4j Месяц назад

    Nio mareexan nimo ayaa u hadashay base hadalkaaga ku ekee nio inuu marexan is difaaci doono hadii lasoo weeraro intaas ayaa sharaftada ku filan waayo meshan waxaan u joogta wixii xog ah inaa soomaali oo dhan gaarsiiso

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j Месяц назад

    😂😂😂😂😂riyuu ku jiraa asagoo xamar jogo xitaa ma xiri karo 💪💪💪

  • @abdulkadiralimahamad4278
    @abdulkadiralimahamad4278 Месяц назад

    Xasan shikh asigaaba tisa baxar ku jirto yaa la xiraa waa socon waayay ee aan ordo buu leeyahay asigaaba xasan shikh xariggiisa horay u diyaarsaday aaway cidanka soo hunguriyeenkara xitaa wiil mariixaan ma u tagi karaan qaramada midoobe jawaabta ha u helo xitaa dowlado kale hasoo wato xasanow caano kaagama horreeyaan cabuud waaq qaramada midoobena waxwalbo waa la socdaan game is over xasan shiikh waxaan leeyahay don't don't play no more or???

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 Месяц назад

    ugaaska beesha sade ma xiri karàa xasan sheekh waa beentood xasan sheekh xamar ma wada xukumo

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc Месяц назад +1

    Afwaakan ee may liki aamee

  • @NajiibAfra
    @NajiibAfra Месяц назад

    Waligaaba RUclips baa kamaqnaa war asagaa lacagta oo ogu badan Laga sameeyaa

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 Месяц назад

    Xasan dhiiqo waa sheydaan soomaaliya loosoo direy isaga iyo saaxiibadiis sanboloshey mahad salaad liibaan shuluq sadiq joon iyo saaxiibkooda weyn ee geele

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 Месяц назад

    Xasan caaq ka jeran xagaadhemerka

    • @fadumomohamud2077
      @fadumomohamud2077 Месяц назад

      Xasandheeqo bahane waa caaq kajeran xagadhemerka

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Месяц назад

    BEEN BAAD ARURISAY UGASKANA WA ALSHBB LA JIR WELIGIINA GURYAHIISA KU QARIN JIRAY HUBKA IYO ALSHBBTA SOO JABTA KU HAYEY WELIGIISBA WAA XAQIIQ LA OGYAHAY TAA

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h Месяц назад

    Ugaasku waa Ugaas Daarood wayne. Cayaar ma aha.
    Lafo Maroodi jiidh wayn baa ka sokaya

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc Месяц назад

    Asc hassan sheekh markii uu ku fashilmay hubka caabudwaq.
    hassan sheekh hadii uu isku in ugaaska maxeeraan arinkasi waxa uu noqdoon kiiskii uu xassan shekh villada kaga bixi lahaa asagana maxkamada ICC ku hortagi lahaa .
    ugaska Cid xidhi kartaa ma jidho

  • @asheekh15
    @asheekh15 Месяц назад

    SHIIKHOOW FAANWEYNAA
    haduuqabankaro cidna axsaan umafaleen gurguurte waakhamarji aanxishoon aduunkuna waa ujeedaa laakiin ceebaban waxba kadhibayn itoobiya ninka laganacsada eedalkiisii uduleyey een waxba iskufalayn waa gurgurte waa wax iskumafale maxishoode ah hadalku wuxuu kudhanyahay
    Marexaan dadwaw talinjiraye daa'imaad tahaye waadacar qadhaadh nimankan aad doonta leedahaye nina uumiyaha kumadegdego dir iyo daaroode
    Diricii kakacabaa nafluhu dabagelayaye
    hayskukhamariin hadad cidqabsanayso gabdhaha abgaal ee xaalatul xaalka kusugan baadxorayn lahayd

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 Месяц назад

    awood uma laha inuu soo qabto xassan waa caqli xumo weyn ugaasku dad badan buu ugaas u yahay mareecaan keliya maaha adeer

  • @AHMEDMIGUILWAISS
    @AHMEDMIGUILWAISS Месяц назад

    Wali faan ma dhaaftaan miyaa. Réer unbaad ka sheekayn . Waar dadbaad leysid leedahay .

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Месяц назад

    hadi u fartag wali joogo abudwaq wa u kala furfuraya o wa sirdon bala socdo dad aya hoos lacag laga siyey o shegey hubka mesha u yalo

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 Месяц назад

    😂😂😂😂😂xasaan hasoo xiroo fuutadisah markahoraha damaar abgaal

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c Месяц назад

    GUUUL IYO PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED GUUUUUUL OROMIA STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL AWDAL STATE SITTI SOMALI GALBEED OROMIA STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL 🇾🇪 GUUUUUUL SITI STATE ANFAR STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED GUUUUUUL OROMIA STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED GUUUUUUL OROMIA STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL 🇾🇪 GUUUUUUL SITI STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AFRICAN COUNTRIES UNATE GUUUL IYO PUNTLAND STATE 🇾🇪 GOBANIMO GUUUUL IYO YEMEN AFRICA STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL SITI DARWIISH LAND GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH LAND SARAAR AND SANAAG GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH MANDAB GUUUUUUL AWDAL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL NATYAHU ZIONISM DOWN NOLOL IYO NABAD SUDAN 🇸🇩 ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉OGADENIA STATE GUUUUUUL MAKHIR MUSLIM STATE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO SANAG CERIGAVO GUUUUUUL DARWIISH LAND SARAAR DAYAXA GUUUL GUUUL MIDHISHI GUUUUUUL SITI STATE ANFAR STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SSCKHATUMO GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE IYO PUNTLAND STATE GUUUL 🇾🇪 GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN GUUUUUUL SITI STATE ANFAR STATE GUUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ANFAR STATE GUUUUUUL 5🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED OROMIA STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL SITI GARBACIISE SITTI STATE GOBANIMO GUUUUL GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE

  • @cabdiwelicabdulaahi
    @cabdiwelicabdulaahi Месяц назад

    Waxaan uga digaynaa beelaha HAwiye inay raacaan aragtida xasan shiikh colaada uu Ka hurinayo cabudwaaq xasan waa dameertii fardo la Mira Ka bar bay ismoodaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 Месяц назад

    Xasan ma ciidan uu haystaa ma caabudwaaq bay tagi karaan cay duid baa Gali waayay xasan muxuu yahay

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek Месяц назад

    Mareexaan iska daaye walaahay qof daarooda haduu noolyahay inaan xasan iyo hawiye iyo dirtoona xiri karin ee waxaan xasan isaga lasoo xirayn oo vilada laga saarayn isagoo caga cad

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 Месяц назад

    Gurguurta qabreqode baahan hungry tuug qaa en ah Xasan gurguurta

  • @Luul-gd4dz
    @Luul-gd4dz Месяц назад

    Warmooryan adunku dhagaysan ma siyasadna cidkuls tartami majiro ha kafakarin

  • @user-fj1kd6sj8c
    @user-fj1kd6sj8c Месяц назад

    Xasan dhiiqo ala faanweynaa,xagee qarin xasan gurguurte haddii afkiisa ka soon baxdo,xasan waxa uu Ku jiraa ayaamihiisii u danbeeyey waana ski socdaa,waa tii uu Ku dhimanlahaa haddii uu falkaas Ku kaco.

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Месяц назад

    war qelada iska da ciidanki qaranka iyo macawis leey iyo nabad sugid aya ku so weraraya

  • @edlinhoedlinhozimba
    @edlinhoedlinhozimba Месяц назад

    Waa.dhuuso.hawiye