Mowliid Galwaaq
Mowliid Galwaaq
  • Видео 466
  • Просмотров 4 042 792
Mareexan gaar ahaan Reer Siyaad oo Puntland iyo Majerteen ka codsadey badbaadinta nin lagu haysto
Mareexan gaar ahaan Reer Siyaad oo Puntland iyo Majerteen ka codsadey badbaadinta nin lagu haysto Garoowe oo u dhashay Mareexan kana soo jeeda Garbaharey #hg #xasan_sheekh #somaliland #hgtv #wararkiiugudambeeyey #xawaadle #ogadeen #isaaq #farmaajo #hobyo
#hg #hgtv #hobyo #galmudug #xawaadle #dhulbahante #habargidir #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #xasan_sheekh #somaliland #madoobe #farmaajo #xasan_sheekh #luuqgedo #ogadenia #isaaq #kismayo #jubaland #xogmaal #hg #hgtv #hg #hg #hgtv #hobyo #galmudug #xawaadle #dhulbahante #habargidir #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #xasan_sheekh #somaliland #madoobe #warar #warangal #wararka #wararkamaanta #xogta #hg #hgtv #puntland #majeerteen #garoowe
Просмотров: 6 394

Видео

Xog Xalada kismayo doontii Xasan Sheikh oo la qabtay ilyaas badal oo xabsiga ku jira Dagalada Puntl.
Просмотров 13 тыс.23 часа назад
Xog Xalada kismayo doontii Xasan Sheikh oo la qabtay ilyaas badal oo xabsiga ku jira Dagalada Puntland guul. #hg #xasan_sheekh #somaliland #hgtv #wararkiiugudambeeyey #isaaq #ogadeen #xawaadle #hobyo #farmaajo #xogmaal #hg #hgtv #hg #hg #hgtv #hobyo #galmudug #xawaadle #dhulbahante #habargidir #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #xasan_sheekh #somaliland #madoobe #farmaajo #xasan_sheekh #luuqgedo #o...
MEYDAD, HUB, RAASHIN IYO DIYAARADO DRONE AH OO CIIDAMADU SOO BANDHIGEEN Puntland oo guulweyn
Просмотров 13 тыс.17 часов назад
MEYDAD, HUB, RAASHIN IYO DIYAARADO DRONE AH OO CIIDAMADU SOO BANDHIGEEN Puntland oo guulweyn Caawa ka gaartay dagalkii Argagixisadda #hg #xasan_sheekh #somaliland #hgtv #ogadeen #isaaq #xawaadle #farmaajo #hobyo #hg #warar #warangal #wararka #degdeg #isaaq kismaayo #music #somaliland #xamar #somaliweyn #somaliya #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #ogadenia #isaaq #xawaadle #art #xogta #hg #hgtv #ho...
Xog Dagal Sacad iyo Leelkase dhawac, dhimasho gari lagubayIyo xalada Baardheere.
Просмотров 12 тыс.17 часов назад
Xog Dagal Sacad iyo Leelkase dhawac, dhimasho gari iyo xalada Baardheere. #puntland #ethiopia #oomar #daroodpak #somaliland #mudugboy #xamar #ethiopia #muqdisho #somaliland #somaliland #somali #puntland #oomar #somaliland #mudugboy #daroodpak #muqdisho #muqdisho #somalia #xamar #ethiopia #muqdisho #somaliland #somaliland #somali #hg #xasan_sheekh #wararkiiugudambeeyey #hgtv #ogadeen #somaliland...
Xiisad JL iyo Dowlada GEDO qilaaf soo kala dhexgalay Gudomiye Shimbir iyo Dowlada Xalada Dalka JL PL
Просмотров 8 тыс.20 часов назад
Xiisad JL iyo Dowlada GEDO qilaaf soo kala dhexgalay Gudomiye Shimbir iyo Dowlada Xalada Dalka Jubaland oo Puntland tageertay. #hg #xasan_sheekh #wararkiiugudambeeyey #hgtv #ogadeen #isaaq #somaliland #xawaadle #hobyo #farmaajo #wararkiiugudambeeyey #xasan_sheekh #somaliland #madoobe #farmaajo #xasan_sheekh #luuqgedo #ogadenia #isaaq #kismayo #jubaland #xogmaal #hg #hgtv #hg #hg #hgtv #hobyo #g...
DEGDEG: Dagal culus Puntland oo la wareegtay burihii dilka 15 Sargaal oo Cadaan ah guul Puntland.
Просмотров 10 тыс.22 часа назад
DEGDEG: Dagal culus Puntland oo la wareegtay burihii dilka 15 Sargaal oo Cadaan ah maxabiis guul Shacabka Puntland. #hg #xasan_sheekh #hgtv #wararkiiugudambeeyey #ogadeen #somaliland #isaaq #xawaadle #hobyo #farmaajo #majeerteen #habargidir #hawiye #wararkiiugudambeeyey #duet #Raxanweyn #luuqGedo #degdeg #isaaq kismaayo #music #somaliland #xamar #somaliweyn #somaliya #ogadeen #wararkiiugudambee...
Subxanallah Ceebtii adduun iyo Bahdilka Ethiopia ka raacay Xasan Sheikh muuqalo qarsoodi ah Ciidanka
Просмотров 3,3 тыс.22 часа назад
Subxanallah Ceebtii adduun iyo Bahdilka Ethiopia ka raacay Xasan Sheikh muuqalo qarsoodi ah Ciidanka badda Ethiopia. #hg #xasan_sheekh #hgtv #wararkiiugudambeeyey #somaliland #ogadeen #xawaadle #isaaq #farmaajo #hobyo #hg #hgtv #hobyo #galmudug #xawaadle #dhulbahante #habargidir #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #xasan_sheekh #somaliland #madoobe #farmaajo #xasan_sheekh #luuqgedo #ogadenia #isaaq ...
XOG: Afduubka Odayasha Mareexaan iyo Ugaaska oo Gedo ku xiran oo Dowlada Xasan sheikh Runta u shegay
Просмотров 16 тыс.День назад
XOG: Afduubka Odayasha Mareexaan iyo Ugaaska oo Gedo ku xiran oo Dowlada Xasan sheikh Runta u sheegay #hg #xasan_sheekh #hgtv #wararkiiugudambeeyey #ogadeen #somaliland #isaaq #xawaadle #farmaajo #hobyo #dir #mareexan #hg #hgtv #hobyo #galmudug #xawaadle #dhulbahante #habargidir #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #xasan_sheekh #somaliland #madoobe #farmaajo #xasan_sheekh #luuqgedo #ogadenia #isaaq ...
Heestii qeylo dhan oo hawiye ka Carooday Jawaabta Galwaaq oo heestii qeyladhan ku sheegay..
Просмотров 17 тыс.День назад
Heestii qeylo dhan oo hawiye ka Carooday Jawaabta Galwaaq oo heestii qeyladhan ku sheegay in wixii dalka ka dhacay music la saray #hg #xasan_sheekh #hgtv #wararkiiugudambeeyey #isaaq #ogadeen #somaliland #xawaadle #farmaajo #hobyo #heesqeylodhaan #hg #hgtv #hobyo #galmudug #xawaadle #dhulbahante #habargidir #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #xasan_sheekh #somaliland #madoobe #farmaajo #xasan_sheek...
Xog: Xalada Celwaaq Gedo Puntland oo qaraxyo iyo Diyarado Baarlamaanka oo Digniin ka so saray Boob
Просмотров 10 тыс.День назад
Xog: Xalada Celwaaq Gedo Puntland oo qaraxyo iyo Diyarado Baarlamaanka oo Digniin ka so saray Boobka dhulka. #hg #xasan_sheekh #hgtv #wararkiiugudambeeyey #ogadeen #somaliland #isaaq #farmaajo #xawaadle #hobyo warar #wararkamaanta #degdeg #isaaq kismaayo #music #somaliland #xamar #somaliweyn #somaliya #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #ogadenia #isaaq #xawaadle #art #xogta #hg #hgtv #hobyo #galmud...
Xog Dagal Jubaland iyo Dowlada Gedo xiisad Celwaaq Safarka Xasan Sheikh cagaftii Puntland iyo Dowlad
Просмотров 15 тыс.День назад
Xog Dagal Jubaland iyo Dowlada Gedo xiisad Celwaaq Safarka Xasan Sheikh cagaftii Puntland iyo nacaybka Dowlada. #hg #xasan_sheekh #hgtv #wararkiiugudambeeyey #somaliland #ogadeen #isaaq #farmaajo #xawaadle #hobyo #degdeg #degdegangtv #degdeg #wararka_caalamka #mareexan #warar #wararkamaanta #xogta #hg #hgtv #hobyo #galmudug #xawaadle #dhulbahante #habargidir #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #xasa...
Xog Mucjiso Gedo dab holcayo Mareykan oo gubanayo werarka Galkacayo Farmaajo iyo Xasan Sheikh maxa
Просмотров 20 тыс.День назад
Xog Mucjiso Gedo dab holcayo Mareykan oo gubanayo werarka Galkacayo Farmaajo iyo Xasan Sheikh maxa kala haysta #hg #xasan_sheekh #hgtv #wararkiiugudambeeyey #ogadeen #isaaq #somaliland #xawaadle #farmaajo #hobyo degdeg #luuqgedo #ogadenia #isaaq #kismayo #jubaland #xogmaal #hg #hgtv #hg #hg #hgtv #hobyo #galmudug #xawaadle #dhulbahante #habargidir #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #xasan_sheekh #s...
Xogta Gurigii Farmaajo oo xariga laga jarayo Jawaabta Cali yare Cali Hambalyo Jamahiirta Nabadiyo
Просмотров 31 тыс.День назад
Xogta Gurigii Farmaajo oo xariga laga jarayo Jawaabta Cali yare Cali Hambalyo Jamahiirta NabadiyoNolol. #hg #xasan_sheekh #hgtv #wararkiiugudambeeyey #ogadeen #isaaq #somaliland #xawaadle #farmaajo #hobyo #degdeg #somaliland #wararkiiugudambeeyey #xamar #puntland #muqdisho #oomar #somali #ethiopia #mudugboy #degdeg namaste #mareexan #warar #wararkamaanta #xogta #hg #hgtv #hobyo #galmudug #xawaa...
Farmaajo oo kaga gulaystay Puntland Madaxda dalka Baladxawo oo JL Ciidan gurigii hoyooyinka Xamse
Просмотров 27 тыс.День назад
Farmaajo oo kaga gulaystay Puntland Madaxda dalka Baladxawo oo JL Ciidan gurigii hoyooyinka Xamse iyo haween #hg #xasan_sheekh #hgtv #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #isaaq #somaliland #xawaadle #farmaajo #hobyo warar #wararkamaanta #wararka #dir #majeerteen #habargidir #hawiye #wararkiiugudambeeyey #duet #Raxanweyn #luuqGedo #degdeg #isaaq kismaayo #music #somaliland #xamar #somaliweyn #somaliya...
Xogta Ethiopia iyo somaliya 2 diyaradood oo Gedo Dagalka Puntland Shilka xagee safar ku tagnay.
Просмотров 16 тыс.День назад
Xogta Ethiopia iyo somaliya 2 diyaradood oo Gedo Dagalka Puntland Shilka xagee safar ku tagnay. #hg #xasan_sheekh #hgtv #wararkiiugudambeeyey #ogadeen #somaliland #xawaadle #isaaq #farmaajo #hobyo #dir #majeerteen #habargidir #hawiye #wararkiiugudambeeyey #duet #Raxanweyn #luuqGedo #degdeg #isaaq kismaayo #music #somaliland #xamar #somaliweyn #somaliya #ogadeen #wararkiiugudambeeyey #ogadenia #...
Xog: qabriga siyad barre fartag ceeb ka raacday hadalka Xasan Sheikh Xayirada Garoomada Gedo
Просмотров 19 тыс.14 дней назад
Xog: qabriga siyad barre fartag ceeb ka raacday hadalka Xasan Sheikh Xayirada Garoomada Gedo
Xog: JL oo Gedo Ciidan kentay Cagjar iyo Siyad barre Xariga Naciimo qorane Puntland oo 2 guul gartay
Просмотров 24 тыс.14 дней назад
Xog: JL oo Gedo Ciidan kentay Cagjar iyo Siyad barre Xariga Naciimo qorane Puntland oo 2 guul gartay
Deg deg weerar culus oo dagal qaraxyo Puntland oo dhimasho iyo dhawacyo ajaanib ah qabatay Dagalkii
Просмотров 30 тыс.14 дней назад
Deg deg weerar culus oo dagal qaraxyo Puntland oo dhimasho iyo dhawacyo ajaanib ah qabatay Dagalkii
Xog Dagal shangeed Isaq dhulbahante Leelkase Sacad Puntland oo u hiilisan DDS Ogaden. Dil Cabudwaq
Просмотров 26 тыс.14 дней назад
Xog Dagal shangeed Isaq dhulbahante Leelkase Sacad Puntland oo u hiilisan DDS Ogaden. Dil Cabudwaq
DEGDEG: Jubaland oo hub farabadan iyo Sarakiil ka qabsatay Dowlada hubkii ugu badnaa oo Ogaden galay
Просмотров 24 тыс.14 дней назад
DEGDEG: Jubaland oo hub farabadan iyo Sarakiil ka qabsatay Dowlada hubkii ugu badnaa oo Ogaden galay
Xog Puntland oo Dagaalkii Dawacaley ka faa'iiday + Ganacsiga Ogadeen oo loo wareejiyay Puntland Bso
Просмотров 24 тыс.14 дней назад
Xog Puntland oo Dagaalkii Dawacaley ka faa'iiday Ganacsiga Ogadeen oo loo wareejiyay Puntland Bso
Xogta Xanuunka ahmed madobe Go'anka Ethiopia oo cabsi ka abuuray Gedojubaland oo Ciidan gaysay Gedo
Просмотров 18 тыс.14 дней назад
Xogta Xanuunka ahmed madobe Go'anka Ethiopia oo cabsi ka abuuray Gedojubaland oo Ciidan gaysay Gedo
Xog Dagal Xawadle & abgaal Dumar hub la soo baxay Cabsida Farmaajo iyo Xasan Sheikh midke dabinkii
Просмотров 17 тыс.14 дней назад
Xog Dagal Xawadle & abgaal Dumar hub la soo baxay Cabsida Farmaajo iyo Xasan Sheikh midke dabinkii
DEGDEG Farmaajo oo hadlay iyo Ethiopia oo guluf Ciidan kawada Gedo dowlada oo heegan galay Ciidan
Просмотров 23 тыс.14 дней назад
DEGDEG Farmaajo oo hadlay iyo Ethiopia oo guluf Ciidan kawada Gedo dowlada oo heegan galay Ciidan
Xog: Dagal Culus Subxanallah maydad dhulka lagu jiiday dhimasho, dhawacyo, Beesha Leelkase iyo sacad
Просмотров 34 тыс.14 дней назад
Xog: Dagal Culus Subxanallah maydad dhulka lagu jiiday dhimasho, dhawacyo, Beesha Leelkase iyo sacad
XOG:Hoose ahmed madobe oo xasan sheikh ku tilmamay tuug Dil naxdinleh xawaadle iyo Leelkase oo Sacad
Просмотров 22 тыс.21 день назад
XOG:Hoose ahmed madobe oo xasan sheikh ku tilmamay tuug Dil naxdinleh xawaadle iyo Leelkase oo Sacad
Xog:- dholatuska Puntland oo Cabsi galiyay hawiye Bardheere miyaa Gacanta jubaland ka baxday maxa
Просмотров 30 тыс.21 день назад
Xog:- dholatuska Puntland oo Cabsi galiyay hawiye Bardheere miyaa Gacanta jubaland ka baxday maxa
Xog: Safarka Xamse Gedo Ethiopia oo baxayso sabab Fartaag oo ku xayiran Gedo hubkii Marexan dhacay
Просмотров 22 тыс.21 день назад
Xog: Safarka Xamse Gedo Ethiopia oo baxayso sabab Fartaag oo ku xayiran Gedo hubkii Marexan dhacay
Xog: Dagalka dhimasho dhawac maxabis, leelkase Sacad Mareexan Gedo Ogaden isaaq muuqal kun doller
Просмотров 22 тыс.21 день назад
Xog: Dagalka dhimasho dhawac maxabis, leelkase Sacad Mareexan Gedo Ogaden isaaq muuqal kun doller
Xog Xalada Gedo gerida sargan caan ah maxabiis lagu qabtay 2 Diyaradood Cabsi Dagal kale joojin kism
Просмотров 24 тыс.21 день назад
Xog Xalada Gedo gerida sargan caan ah maxabiis lagu qabtay 2 Diyaradood Cabsi Dagal kale joojin kism

Комментарии

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 13 часов назад

    Waa la tooganayaa eey yahay eeydu dhashay, maxaa shabaabkiina noo keenay muu idinka idinla joogo.

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 13 часов назад

    Mar dhow afmeer ka daawada marka la tooganayo, tuug yahay munaafaqiinta ah. Kuwaan laftigooda ayaaba Shabaab ah

  • @AbjadHuwaz
    @AbjadHuwaz 13 часов назад

    Adeerayaalaw nin sĥabaab ahi ergo malahee hays daalinina From jigjiga

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 13 часов назад

    Odayaal sidaa uma hadlaan ee bal aan aragno waxaad hanjabaad ku keentaan. Kulaha alshabaab wa laso wada maray ader Puntland lagama qoro argagaxiso kuwii u dhashay Puntland ee argagaxisada ahaa ba tiirka lageeyey

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 13 часов назад

    Wiilka hadii uusan dambi galin waa lasoo daynayaa tankale wiilka mj mahaysto puntland baa haysata

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 13 часов назад

    MAXAY TAHAY HADII AY SULDAAN LEEDIHIIN?

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 13 часов назад

    Maxaa pl ka quseeyo shababka wasiirada ah haduu mareexan yahey maxaa pl keeney oo muu dhulkiisa joogo yaa dhalashadiina ubaahan ceshta shabaabkiina maalin kasta waxaa la toogtaa niman mj teen ordohoo ceshta shabaabkiina

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 14 часов назад

    Gaboosaha kismaayo. Axmed madoobe. Waa inuu khaarajiyo. Xabsi adag. Uu geliyo

  • @SonSharib
    @SonSharib 15 часов назад

    Somalia 🇸🇴 : waxaa jira labo cadow 1. Jabhadihii burburiyey nidaamkii dowladnimo ( ssdf & snm ) derg regime oo degan Garoowe iyo Hargaysa

    • @SonSharib
      @SonSharib 14 часов назад

      2. Cadowga labaad ee somalia 🇸🇴 waa argagixisada ( daacish iyo alshabaab ) qaybtani waxay ku nool yihiin degaano cayiman oo u qaas ah.

    • @SonSharib
      @SonSharib 14 часов назад

      Cadowga koowaad derg regime waxay qayb ka yihiin maamulada GAROOWE Iyo HARGAYSA waxayna wali ka raadiyaan haraagii derg regime Addis Ababa

  • @warrancade1864
    @warrancade1864 15 часов назад

    WAA HANJABAAD TOOS AH!!

  • @warrancade1864
    @warrancade1864 15 часов назад

    Odayaashu ma,ergaa Mise wayhanjabayaan?waayaab!!

  • @SonSharib
    @SonSharib 15 часов назад

    Puntland : waxaa maamula labo qolo oon is qaban ayaguba :1 . Niman daarood ah oo leh culimo , madax dhaqameed iyo wax garad . 2 . Ssdf = snm derg regime ayaa ka soo xalay quluubta .

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 15 часов назад

    War xishooda

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 15 часов назад

    Indha adayg waa saan , wiil argagixiso ku biiray oo gado uga soo tagay in uu dad qarxiyo baa qabiil ahaan loogu doodayaa ; dhaqabka reer koonfur kuma xuma war xishooda

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 15 часов назад

    Indha adayg waa saan , wiil argagixiso ku biiray oo gado uga soo tagay in uu dad qarxiyo baa qabiil ahaan loogu doodayaa ; dhaqabka reer koonfur kuma xuma war xishooda

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu 16 часов назад

    Odayaasha sida xun u hadlaaya ee Hanjabaada mediaha kaga hadlaya iyagoo awooda inay tagaan Garowe oo ayagoo ergo ah la xaajoodaan Dowlad gobeleedka puntland, maxaa keenay hanjabaad & afxumo..!!? Odeyga wiilka dhalay & odayaasha kaleba ma oga miyaa in wiilka uusan Qabiil heysan ee uu maamul heysto.?!!..

  • @PuntlandFirstCreator
    @PuntlandFirstCreator 16 часов назад

    Odayaashaan Kuligood Waa in Tiirka Lataagaa Nijaazta. Annageey Noo booloxoofteeenayaan Iyagoo Argagaxiso difaacayo kawaran. Addeer Majeerteen Labeentooddii Baanu Tiirka Taasgnay Iyagoo Wiilal Yaryar Ahoo luqunta intaa dheer la eg Baanu Maalin cad aaqiro udirnay. Macaadalaahi Marreexaan alshabaab Ahoo waxaasoo faldambiyeed ka qeeyb gallay oo Puntland CID deedu daba joogtay isna afkiisa kaqirtay. Yaaad u booteeneeysaan Odoyaalyahow Reermiiyiga Ahee Qarmuun? Idinkana waaala idinku darayaa haddaa kadaba imaataan oo ballan ah.

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 16 часов назад

    Adeerayaal usoo duceeya, nimankaas nin ugalay oo Puntland tagay xaaladiisu masahlanee. Reer Puntland hadii aysan dambiyo kuhelin ayagaa iska soodayneh. Hawalwalinina.

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 16 часов назад

    Wuu qirtay wiilka sadax jeer in lagu dhaawacay dagaal alshabaab sadoow mawaalateen hadii lasoo daayo masuulkiisa Madaxa makuqaadaneesaan.

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 16 часов назад

    Odiyaashaan Waan aaminay

  • @PuntlandFirstCreator
    @PuntlandFirstCreator 16 часов назад

    Annigoo Majeerteen ah baa idin Leh Addeerayaaloow, Cumar Maxamuud iyo Cali Saleebaan Baanu Tiirka taagnay Maalin cad Oo aannu toogane. Meeshaan Marreexaan iyo Majeerteen Cidna makala jecla. Waxii Argagaxiso ah Waala Leeyn. Cidina waxba idinka weeydiinmeeyso. Ciiddanka buuraha kadagaalamayo Marreexaan Wagardhac ah baa kujiro oo Ciiddanka Puntland ah. Odayaal Baa Roggay Waddankaan Wallee Yaahuu. 😏😏😏😔

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 17 часов назад

    Hadduu Gado iyo garbahaarey ka Soo jeedo! Maxaa Buuraha Cala ha Geeyey! Adeer Wiilku Dadkii laayey ma’idinkaa dabaano - Qaadaya! Aakhiro!!

  • @abdia9872
    @abdia9872 17 часов назад

    Oday shabaab u doodaya waa khalad. Shabaab qabiil ma leh.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 17 часов назад

    Video ga lasidayey baa sababey video ka maxabuska Kenya aa ceelcada ay khawarij ta ka qabteen in ay Al shabab ka bahiyan arinka ma ahan mid sahlan waxaa oo dulmi ah waxaa inoogu wacan marka dad aan arxan laheen oo cadow ah talada udhiibatey oo ogolaney iney namamulan adeer wiilgagu la diideen mayo Cimrigiisa inta kadhisan Al shabab ka aan dalkena udhiibney aa afka duuban bal qof Iska kaaqarinayo inad dalkaga iyo ta'adada siso waxay dhaleyso umadey ma aragteen hada ama ayagii kunoqo kajoog ama reer ka majerten ah qofkas aragto dil waxad donto lkn hal wado bankuhayaa Al shabab ka idinkoo marexan ah wadahadal la furay oo maxaabiis ta ka sowarejiya oo iyagana midhaha nooga baxa degankena kasara inta aad ledihin wayo manta hadii qabiilkeeda dhulkiina sodamaciyo wad Iska celineysan aa sided ugu ogolateen kooxdan afka duuban oo illaahey iyo biliadankaba la dagal lamayo Walalaha marixan waxan leeyahey manta denbiyadii ay geysteen Al shabab ka khawarij ta ah weydo waxa qortiina suran idinka iyo codkele tona dan uma hayan aa si aad uga bedbadan nimankas toos ugu yera oo hadal cad udhiiba nadhafa dhaha hadey hanjabaad iyo cagajuglen iyo digdig hadhaafto reer kasta qokoda haqabsado reer aan qofkiisa qabsan karin majiro

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 17 часов назад

    Shabab qofkii gala kula walall maahan, ma aadan dhalain kulama dhalan, Odayaasha haloo sheego Puntland qofkii shabab ah tiirkaa la geeyaa haduu yahay MJ ama DRD

  • @mrjamac
    @mrjamac 17 часов назад

    wiilka dhaqan celin baa lagu nayaa bal soo dawada wuxuu ka shkenayo ilaa 20 dagaal buu ka qeyb galay markaa hadii la idin keeno amuu midkiina odayasha ah dilaa berri ileyn shabab diin malahe waxaay dilaan ehelkooda iyo qarabadooda

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 17 часов назад

    Ninkas yaan lasiidey nin wayo dhibkii uu gestey iyo maxabistii uu kaxestey wali Wala haystaa oo Al Shabab ka raga ay hastan iyaguna waxay leeyihiin waalid iyo walal waxaas oo Dhibaato ah waxaa sababey khawarij taas degaankiina joogto ninkas na denbigugestey cidna kama cafinkarto

  • @zaytum
    @zaytum 17 часов назад

    Alle u fududee wuu u fududeynii in la soo daayo amin🙏

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 17 часов назад

    Oky weydo lkn marixanow inta hada u shaqeyso oo argagixisada kamid ah magacantoda inta sodabacdan meel kasta dhiga si wixii kayimado uga beri noqotan arinkaas waa sida ugu fudud aa argagixisada lagu so afjerikaro weyo qabiilada kale si ay idinkugu daydaan sidas sameya oo kaxiga kashifa

  • @sucdidheel436
    @sucdidheel436 18 часов назад

    Adeerayaal waa soo hungowdeen kuwii anagu dhalnay baanuu qoorta u dheeraynay ee kukale oo in uu nadhibateeyo noogu yimid siidayn mayno ama buuqa ama qayliya adinkaa nilidhahaa.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 18 часов назад

    Haduba uu horey u ahaa lama aamini karo anigu waxan qabaa qof nimankas sonoqdey inan laba sideynin oo xabsiyada lagu hayo ilaa khawarij tan la ciribtiro

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction 18 часов назад

    Wiil shan dagaal soo galay beey dhaheen waa wiil yaroo miskiina oo dugsi quraan u socday. Odayaasha Soomaaliyeed xagee ka galnaa?

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed 18 часов назад

    Adeerayaal wiilashee reer mudug oo la dilay kama duwana. Waa cadaalad loo lala dhaqmo wiilasha

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed 18 часов назад

    Adeerayaal hanagu furina arimahaan. Dalkaan dhib buu ku jiraaye sheeg wiilka qofkuu u socday? Adeer ilaahaa ka baq dadka lama kala xigsadee. Hade waa in kuli la waydiiyo. Alahu akbar

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed 18 часов назад

    Adeerayaal hanagu furina arimahaan. Dalkaan dhib buu ku jiraaye sheeg wiilka qofkuu u socday? Adeer ilaahaa ka baq dadka lama kala xigsadee. Hade waa in kuli la waydiiyo. Alahu akbar

  • @Staly1
    @Staly1 18 часов назад

    Argagixiso yaa amini karo ama isku haleyn karo.

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 18 часов назад

    Butland guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu 🤲☝️☝️☝️☝️☝️☝️🤲🤲☝️☝️☝️☝️🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪🫶🫶🌺🌺🌺🌺🫶💪

  • @MohamettCabdinasir
    @MohamettCabdinasir 18 часов назад

    Aamiin Amiin

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 18 часов назад

    Mareexan waa tolakayo Puntlanders weeye cid dhulka lama laha please tolow stints ha loo fiirsado qu’ils nah waa la siidaynaya laakin dhulka ma kala Libin Maureen iyo majeerten Tolkay Nareen waan jecelnahay ❤❤❤

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t 18 часов назад

    Adero ma so sheegten marku putland imanayey inamanigiisa lasugo ama xaladiisa lala socdo maxa manta markii laqabtay qaylada keenay yaan la iskuxad gudbin

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 18 часов назад

    Nin qaaciudaa hhhhhh ayaa qolo looyeelayaa

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 18 часов назад

    Mareexaan tii hore ma daacish aysoo diraan ayay bilaabeen

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 18 часов назад

    Alqaciido iyo daacish ayay udoodayaan baltuugadaan eega

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t 18 часов назад

    Adero

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction 18 часов назад

    Alshaydan kasta oday baa damiin ka ah. Sidee caldaalad lagu helaa hadiiba kii madax jebin loo soo diro oday daba fadhiya soo qeyliyo.

  • @ismaildahiri
    @ismaildahiri 18 часов назад

    Cadaalad mj lagasugay oo lahelay lama arag, wa ayna kuqasbanyihin in yarkaas ay isaso dhaafiyaan.

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator 16 часов назад

      Maxaa Nagu qasbay? Ninka Puntland baa buuraha kasooqabatay. Aabbahii baaba Leh shabaab buugalay. Addeer Tiirkaa Lataagin.

  • @amhedshaavi8626
    @amhedshaavi8626 18 часов назад

    Waa la yaabay. MJ maxaa meesha keenay. . Dhowrkii bilodba kuwo alshabab ah o majeerten ah baa galkacyo lagu toogtaa. Weliba ay ku jiraan cumar maxmud. Alshabab waa alshabab. Qabiil ma leh. Odaygaan waa dibjir

  • @korkore4819
    @korkore4819 18 часов назад

    Majeerteen kuwoodii bay dileen mid kale oo alshabaab ahna daynmayaan, Alshabaabna iyo dacish ergo maleh ee xishooda. Wixii alshabaab iyo daacishna oo aad qabataan haduu mj yahay dila cidna idiin ka ergayn mayseeee.

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 18 часов назад

    WAAR WIILKA DOWLADBA HAYSATEE MAXAA MAJEERTEEN KUGEEYEY. HHHHH HADDI CASE LAGU HELO WAA LAGU FULINAYA HADDI LAGUWAYAN WAA LAFASAYA.

    • @amhedshaavi8626
      @amhedshaavi8626 18 часов назад

      Waa la yaabay. Dhowrkii bilodba kuwo alshabab ah o majeerten ah baa galkacyo lagu toogtaa. Weliba ay ku jiraan cumar maxmud. Alshabab waa alshabab. Qabiil ma leh. Odaygaan waa dibjir

  • @AbdifatahHassan-l6y
    @AbdifatahHassan-l6y 18 часов назад

    Kuwani alshaydaan baa kadhex hadlayo