Maashaa Allah Tabaarak Allah. Guul Ciidmada Puntiland. Allaha baabiyo Argagixisada Daicch iyo Argagixisada Alshabaab iyo SNM ta taakulaysa iyo Kuwa kale Dulmiga wada.
DAD BADAN AYAAN U QUUURIN NOLOSHA PLN AMABA DAAROODBA AY HASTAAN XASAN DHIQA KA KOW AH OO LEH KISMAYO SAY DAROOD KU YEEESHEEN WAA DAROODKA ILAA JLN ILAA NFD DEGAN. GALMUDUG WAXTIGISII HORE AYAA LA DHISAY WUXUU YIRI KU QORTA DASTURKA IN AY HG LEEDAHAY ILAA BUURTINLE OO NUGAAL KA MID AH XANUN BAA HAYA AAD U XUN XASAN HADA GM IYO PLN WAA HESHIIS IS DHEX MARA XASAN GH MA ARKI KARO
Daaroodoow dalkaaga ilaasho reer isaaq ka ilaali hawiyoow dalkaaga ka ilaasho qaraxa ay sameenayaan reer hargeysa alshabaab reer hargeysa soomaaliya halaga ilaashado subxanalaah
Guul ciidanka difaca dowlada puntland mantay wey cibadeysdan dhar baxo kul bey la dhacan maleeshiyad argixisada dacish shbb jab xogan ba garay metykodi iyo dhawacodi lamiga ayu buxa maxabis badan hub badan ba laga qabsaday
Pl mer dambe konfur ma aadeyso sababtoo ah raqo ninkii lahaa uu surka heysto ma dhaqaaqdo waa ogeyd dhalinyadii puntiland ee xamzr meedkooda lagu gubey pl ma hilmaanin ee koonfur hadey iska naxeyso ha is xoreyso
Cidamada waa la shilkol waa logu tala galay la layo wax lo MW Mohamed Abdullahi Formagio ayaa samestay ,waxan la yabana aqli xumada ay ku fikiran Dowlad ku sheka Xamar
Hub Culus buu gurguurye xamar kaso diray oo galmudug so galay qaarna saaxa qurun Leelkase kaliya in laso afjaro lama rabo butland oo dhan in laso afjato baa loo jeeda iyado Dani la rabo in laso afjaro reer butland madaxa kor u qaada Haddaad u haysataan in reer goldogob loo jeedo Dani baa loo socda inlaso afjaro marki si kalo looga adkaado la waayey. Warkaas war dad dawlada ku jira oo hawiyaha baa so kashifay
Halkaan ka daawo muuqalada dagaalka t.me/mowliidGalwaaq
Asc sxp wariye nagu qaaliya
Jaallayaal guulaysta reer Puntland
Laandhere,Laandhere, Dalay,Wariye from Garbaharey.
Guul ciidamada puntland state of Somalia inshallah
Allaahu akbar.
Reer Puntiland waa daacad. Waa dad asxaan badan.
Ilaahay cadowga ha qabto.
Aad iyo aad somàali waxey rabtaan noo dagaalama shabaab gabrhaheena nooga cesha
Maashaa Allah Tabaarak Allah. Guul Ciidmada Puntiland. Allaha baabiyo Argagixisada Daicch iyo Argagixisada Alshabaab iyo SNM ta taakulaysa iyo Kuwa kale Dulmiga wada.
Guul guul ciidanka plnd
Mowliid wiilasheena in lagu laayo koonfurta miyaad rabtaa moryanta 😂😂 no no unukaa leh 😂😂
nooloow abti adigoo oo kalena alaha noo badiyo
Guuuuuul Puntland. Guuuuul DDS IDANKAALLAAH.❤❤❤
INSHAA ALLAAH puntland guuuuuuul❤
NINKI DHOOFKU YIMID BEY GEERIDU DHIBEYSA,XAQDARA JARJARTEY ARKAKIXISADA, CIIDANKA PUNTLAND WAA NIMAN CAD, CAANO, DAWO, DUCO. IYO HANKI DADKODA IYO DALKOODA GARAB ISTAGAN, GUULEYSTA GEESIYAAL❤❤
Wariye xalaal ah Mowliid galwaaq guul iyo gobanimo puntland
Guul ciidanka puntland guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
5:14
Ilahaay.hamidayo.5.wiil.ee.daarood
Ismacil.ah.cadowgodanah.ilahaay
Hajabiyo
Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍🤍
Insha Allah guul plnd❤❤❤❤
Viva Geesiyada Qaranaka Puntiland guulaysta
Mansha Allah Guleysta Insha Allah ❤ Kuwa Islam kaa Dhibo Allah dhibo Ameen Amin yaa Rabii Ilahow Cadowga Muslimka jabi Yaa Rabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Guuuuuul puntland idankaallaah ❤❤❤
Asc mudane ❤
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 GUUL Puntland STAAT of SOMALIA 🇸🇴🇸🇴 from harti SSC KH Guul Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🙏💯❤👍
mowlid tnx wariye sare form mj
War jaalle ma wareertay maxa coofur nooga gidhiisha 😅😂😂😂😂
Magaca meesha dagaalku
Ka dhacay waa Dharjaale.
Maashaa allaah alxmdullaah thanks wariye
DAD BADAN AYAAN U QUUURIN NOLOSHA PLN AMABA DAAROODBA AY HASTAAN XASAN DHIQA KA KOW AH OO LEH KISMAYO SAY DAROOD KU YEEESHEEN WAA DAROODKA ILAA JLN ILAA NFD DEGAN. GALMUDUG WAXTIGISII HORE AYAA LA DHISAY WUXUU YIRI KU QORTA DASTURKA IN AY HG LEEDAHAY ILAA BUURTINLE OO NUGAAL KA MID AH XANUN BAA HAYA AAD U XUN XASAN HADA GM IYO PLN WAA HESHIIS IS DHEX MARA XASAN GH MA ARKI KARO
guul cidanka puntland
Ciidamada putland guul guul❤❤❤❤❤
Guul guul guul D5 markasta iyo meel walba ssc jubaland puntland dds waa mahad ilaah hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wacde wiil dambe inaan wiil dambe dhiig ku daadin hawiyo ayageey u taal
Guul D5 guul D5 ❤❤🩸💪
masha allah
❤❤❤
Guuuul insha allah puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️❤️❤️
Guuul
Xaasinimada ayey guul ku gaar waaayeen
M.A.Buntaland Guleysa...
Daaroodoow dalkaaga ilaasho reer isaaq ka ilaali hawiyoow dalkaaga ka ilaasho qaraxa ay sameenayaan reer hargeysa alshabaab reer hargeysa soomaaliya halaga ilaashado subxanalaah
ILAAHAAY HAKA BADBAADIYO BELAAYADA PUTLAAND IYO D5 OO MEELKASTA SHURUNSHUUR SAMAALE AY ISU SOO BAHAYSTEEN XAQANA ALAHA FAHANSIIYO IYO NAARTA AY KU DAADANAYAAN .
Guul ciidanka difaca dowlada puntland mantay wey cibadeysdan dhar baxo kul bey la dhacan maleeshiyad argixisada dacish shbb jab xogan ba garay metykodi iyo dhawacodi lamiga ayu buxa maxabis badan hub badan ba laga qabsaday
Walaalo guul soomali oodhan rer galmuduba suno aljameecaa saas uleeftay meelkasta kaxira hiiraan waa ogeed laaya ilaahay hanaxariisto walaalada kudhintay masha alaah
Asc, war calmiskaad haiku marmarsiinyoon, ee Sacad ma ka Bären punthland,
Mareexaan iyo Ogaadeen baan u hiilinaynas
Cancel
Haye Haye
Acudu Billahi ,benta maha MashAllah Hambaliyo putland Dowlad ayaa la dhihi kara,garabkina Allaha galo
Good
Anigaa ku sheegaya hub casriyah ayaa loo keenay ciidanka aragteen maha waa ciidanku hubaysan baabuurta qafiflan cabadu Karin ayaa wataan Shaam shifter qasriga looyaqaan si joogtaa ayaan loogu keenaa
Naga sax qoraalka .
Shaam ?
Skifter?
Qasriga ?
Seddax eray oo af qalaad ah , misena iyagoo afshisheeye ah ayaad ku rafatay . Wadaage aamin afkaaga hooyo . Hadaad ku hadleysa / qoreysid afka faranjiga si fiican u qor .
Ha jeclaan , ha jeclasn , ha jeclaan af shisheeye .
Guuleyso Guuleyso 😊Galwàaq
Mowliid Galwaaq : -
Waad mahadsan tahay
Maamulka taagta daran ee banaadir kataliyaa sharafta ciidanka hoos ayey u dhigtay
Wallee Hawiye Waa Casoow. Siddaan Ogeeyn baa Marka laqarxiyo Uga Naxi jirnay. Iyagina Waaba Cadoowgeena Koowaad. Guuleeysta Marreexaanoow Ilma Adeerayaal! Waan Idinku Ogaa Dhiiga Awoowe Daarood Iyo Innaad Puntland Ilaashataan!!! ❤❤
Away telegram link?
❤
Xaasidnimadii baa isqarxisay qalbiga ka bukaan waa xaasid
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Mahadnaq Jigjiga and HUB horn of Africa.🇸🇴🇩🇯🇪🇹🇰🇪
Mowlid kuwa cuqdada qaba a uhogamiyo Hassan qabuure faagte iyo khawarijta snmta ba hadalada xun xun ku hadla o ayaga argagixisada cawiye runti
Raxaweynta luuq ganaane iyo buuraha gal gale kadagaalameyso ujeedadeeda maxay tahay mise Xassan Magafe ayaa lacag kubixinaayo😮 well done sifiican ayay ugaleen inkaari haku dhacado qawaariijta iyo wixii lafikir ahba
Qeex ujeedooyin cad oo macna leh ee noloshaada shaqsi iyo mid xirfadeed. Jigjiga and HUB horn of Africa🇰🇪🇪🇹🇩🇯🇸🇴
Galgala waa calmadow, ma aha Calmiskaad 😅
What
Waxan. XAMAR IYO. AGAGAARKEEDA KU NOOL. ARGAGIXISADA AYEY LA SHAQEEYAAN WAANA ARGAGIXISO. HAWIYUHU.
Galwaaqow noo imow ciidan howlgalkoda soo tabi
Gulayso Habo wan kaxumahay
guuuuuul iyo gobanimo dhiigyga quntilnd
Aad baad u nahadsantahay
Hubkaas ay adeegsadeen butilaan waa allaahu akbar
May may koonfur daacad ma ka ahan muwaadinimad nin kasta ha xoreysto dhulkiisa
Sidii xawaadle wiilashayo lagu butrburino deegaan kale
Nio waxa puntlan joogo waa dacish alshabab iyo dacishna isku mid maaha
Teda kle koonfurta iyo puntlan ma isku dagaal baad moodaa meshan waa howd diyaarado xitaa ma duqeyn karto
Asc
Galgala waa calmadoow ee ma aha calmiska
Maashaa allaah ciidanka iyo dowlad put land
Guul ciidmada plnd
Waxaan filaya Laba arkagaxiso
SNM iyo Daacish
Inay wada shaqeeyaan
Galgala waa Calmadow
Pl mer dambe konfur ma aadeyso sababtoo ah raqo ninkii lahaa uu surka heysto ma dhaqaaqdo waa ogeyd dhalinyadii puntiland ee xamzr meedkooda lagu gubey pl ma hilmaanin ee koonfur hadey iska naxeyso ha is xoreyso
MAXAA NAGA YAAL XAMAR WIILASHII CABDULLAAHI KU LAAYEY BAANU KA CIILQAVNAA MAGAALO MADAXNA NOOMA AHA WAANA KAGUUREYNAA HADEYNU DAAROOD NAHAY WIIL YUU INAKAGA DHIMAN XAMAAR
Kuli waa ajanabi siryan Taman maroco xabshi iyo isaaq bay aheen
Faanka jooji oo cadaymo keen
Adeer calmiskaat Inyo calmadow waa
Kala labo ee sidas u ogoow.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wax Dowlad la yidhaahdo oo. Soomaaliya ka jirtaa ma jirto. Yaan lagu kadsoomin.
1:48
Ciidanka punland horta ma tuladaan?
Guul insha Allah puntland ❤❤❤
Isaaq hargeysa ayaa waxaa ka danbeeya reer geele ayaa usoo tababarta bange salaamaa fandhi gareeya alshabaab isaaq iyo reer khadra xeyd weey Isla shaqeeyaan soomaali weey waaleen reer hargeysa waa alshabaab
Cidamada waa la shilkol waa logu tala galay la layo wax lo MW Mohamed Abdullahi Formagio ayaa samestay ,waxan la yabana aqli xumada ay ku fikiran Dowlad ku sheka Xamar
Waa cal madow
Laandheere laandheere dhalay from bosaso🫡
In la dhaawac tiro waaye why isbitaal loogeeynayaa
Laydin dubay maxay soo dooneen
2.1. MAHADSANID MAWLIID GALWAAQ MAAHIR BAAD TAHAYE
MOORYAANTI DAACISHTII SHALAY LA MOOREEYAY
OO LAGU MAKALAY BUURIHII MAYDKA LAGU DAADSHAY
MILATERI DAGAALYAHANA MARIYAY GAALEEFTA
MILATERI DAGAALYAHANA BAA MARIYAY GAALEEFTA
Iska hadle
Telegram
❤
War marexanow cal misked dheh
Waalasku qarxiy
Hub Culus buu gurguurye xamar kaso diray oo galmudug so galay qaarna saaxa qurun
Leelkase kaliya in laso afjaro lama rabo butland oo dhan in laso afjato baa loo jeeda iyado
Dani la rabo in laso afjaro reer butland madaxa kor u qaada
Haddaad u haysataan in reer goldogob loo jeedo Dani baa loo socda inlaso afjaro marki si kalo looga adkaado la waayey. Warkaas war dad dawlada ku jira oo hawiyaha baa so kashifay
Harti oo dagaal ku furan yahaye ayuu dagaaal kale oo aan loo joogin isku qaaday.
Maxa tiri dacishiw soo wada bax waxa ka cabadaysa waa in lagu shame eye manta war anagu Ah Abu baan la dagalamayna Somali ma ah
Ma taqaanind dhulka : buuraha bariga Boosaaso waa Calmaskaad
Buuraha galbeedka Boosaaso waa Calmadow..
Horta.kala.baro..gobalka.bari.iyo.buralayda.o.kala.ah.2.mida.hore.e.burta.dhinaca.qoral.dhac.burta.wa.calmadow.dhinaca.qoral.ka.soo.bax.burta.wAXA.la.dhaha.cAl.miskad.baro..mesha.dagai.ka.dhacay
❤❤❤❤❤❤❤
❤
Guuuuuuuuul puntland maashaaallaah ❤❤❤