Deg Deg S/Land Oo Isku Dhiibtay Somalia Kana Shakiyey Itoobiya, Bananbaxa Shacabka Kenya & Ruto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 июл 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 34

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 6 дней назад +5

    Wakiilka kenya u fadhiya somaliland wa handikapp xaggeey dowlad ku tahay somaliland.

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 6 дней назад

    Inshaallah aamiin 21

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 6 дней назад

    Ilaa Aamiin allahayaw 21.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 6 дней назад +2

    Iiraan mab,da,shiico ayeey rabtaa ineey umada somaliyeed ku qasabtee hallanalka ilaaliyo

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 6 дней назад +8

    Sorry abayo quruxeey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 6 дней назад +1

    Waqooyi waxan ushegeyna hadanahay shacabka in aan xabashi aan sineynin bada iyo bari wayo bad uu qaato ayuu donaya, aqoonsi ma bixin kara xabashi jwb waa maya abii asaga madaxtoyada lagu heysta oo xabad ka dhaceyso

  • @Mahamednur-j4w
    @Mahamednur-j4w 6 дней назад

    Somalia waa hal

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown 6 дней назад

    Adeer somalilan waa gobol ka mid Ah Jamhuuriyada Somaliya sida Ulla soco

  • @Mr24may1991
    @Mr24may1991 6 дней назад +1

    AMAAL MA AHA EE WAA "ABAAL"

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 6 дней назад +1

    Somaliland wax layirahado majirto lnk wa kaxo burbade ah dad jira a ma, ahaan sababto ah wa dad dalka xarashaya

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 6 дней назад

    Laba aan isaqoon isugeeye waa illaah, kala kaxeeyana waa illaah 24.

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 6 дней назад

    Qasabna maaha jacaylku 21.

  • @Earnmoney2024-h5g
    @Earnmoney2024-h5g 6 дней назад

    Yaman beenta halaga daayo yaman waa dalka kaliya ee falastiin ugargaaray🇸🇴🇾🇪🇵🇸❤ Iran iyadaaba yaman hubka,siisa ayaa la,dhahay

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 6 дней назад

    Iska hadlayaal

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 6 дней назад

    Runta raadsha ceeb iyo been intii hore ha’idiin ahaato. Si Aad hadFkaad rabtaan ugaadhaan

  • @IsmailhasanIsmailhasan-zq3bm
    @IsmailhasanIsmailhasan-zq3bm 6 дней назад

    😂😂Garaad 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊7

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 6 дней назад +1

    Somailand ma ahan Dawlad, waa maamul fashilmay oo u kala jabay SSC iyo Awdal.States

    • @UmooH
      @UmooH 6 дней назад +1

      Marka horeba SSC waxay ahayeen Faqash

    • @dr.mohamedabdisheik8813
      @dr.mohamedabdisheik8813 6 дней назад

      @@UmooH SSC faqash ma ahan , waa Umad Soomaaliyeed waxayna ka xuroobeen SNM

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 6 дней назад

    Eebbe kabaqa runtana isu sheega 21.

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 6 дней назад

    Somalilanow waxaan idinkaga digayaa inaad noqotaan Flastiinta Africa waayo Daris lama siiyo BAD iyo Beriba waayo ku quus qaata Flastine xasuuqa lagu hayo taasi waa soo dhaweeyntii lagu soo dhaweeyay dhulka Flastine taasi cashar ha idiin ahaato walaalayaal

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 6 дней назад

    Haddii aad idinka iyo madaxweynihiinu aaad waalateen malaha waxaad u heysatan In aanu sidiina nahay

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 6 дней назад

    Taasina waa marka beentiinu ay dhamaanayso 24.

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 6 дней назад

    Idin baranay oo idinku noqonmayno 21.

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 6 дней назад

    Gobalada waqooyi beenta joojiya runta u sheega dad Kiin bad iyo bari Aad xukun taan ma’jiro ilaa aad noqo taan dad aduunka oo dha I citiraaf San yahay

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c 6 дней назад +1

    GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO STATE PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN 🇾🇪 HAWASH STATE CAFAR STATES GUUUUUUL MAKHIR STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO STATE GUUUUUUL IYO GUUUUUUL MAKHIR STATE 🇾🇪 GUUUUUUL GOBANIMO PALESTINE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE SOMAWEYN GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN GUUUUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL GOBANIMO PALESTINE GUUUUUUL GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN GUUUUUUL IYOGOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE SITTI STATE GARBCIISE CONDHUFO GUUUUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE 🇾🇪 GUUUUUUL GOBANIMO PALESTINE 🇵🇸 GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @fardusmophamed6367
    @fardusmophamed6367 6 дней назад

    Waar waxan la yidhaa garaad miyaanu xishoon ooni afakaa uu beenta been dhaaftay ku sheegayo mise war wuxuu ka dhigaa beenta weli wariye ka been badan maan arag malaha shaydaan baa wax u sheega

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 6 дней назад

    Xagge lagu maxkamadey guruupkii HABer Awel iyo haber jaceyl ee maamul gobokeedka waqooyi galbeed hargeysa ujoogaan marwalba waalida aho Ajaanibtaas duulaanka ah oy kuwaasi wadaan?? Xagge lagu hadli karaa---- jabhadA SLM oo hargeysa lugooyada Soomaali diidka ufadhiya meelo badan taaso sgaqeyn waysay--- dalka soomaaliya waxa ka madex ahna madexweyne xasan shiikh omasuulida iska leh Ee laand laandi wax la yiraahdo ee oo Ay leeyihiin badda Zeylac Lughaye oy itoobuya inay ka iiibsadaan isku fool xun dhaca iyo inay ka iiiibib doonaan badda soomaaliya. Muuse biixi saamiri SNM beeshiisa HABER Awel iyo haber jaceyl.oy doonayn iibka badda soomaaliya?? Taaso Aysan waalida Cusub oboobka badda soomaaliya iyo berigaba oy muuse biixi iyo saaxiibadiis oo maamulka waqooyi galbeed hargeysa ah taaso oy diidan yihiin midnimada ummadda somaaliyeed odhanba yey ka mid yihiin?? Oy kibir dartiis udiidan yihiin magaca Soomaaliya leedahey odgan ayey diidan yihiin.

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 6 дней назад

    Waxa idinka qaylisiinayaana waa in aduunyadu aqbashay somaliland hadda 21.

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 6 дней назад

    Muse judhan yaaminaya wayo waa umad 33 been iyo prank ruun kadigatay

  • @UmooH
    @UmooH 6 дней назад

    Guul iyo Gobanimo Somaliland

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 6 дней назад +2

    😂😂😂😂😂

  • @apdallaabshir
    @apdallaabshir 6 дней назад

    Waa been alshapaab waa xaq udirir