Dalka Hooyo Wax la yiraahdo Majiraan Ee iska Hilmaama Waa Hadalkii Somalicowboy Sidee Wax ujiraan !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 51

  • @MakoAbdi-b9y
    @MakoAbdi-b9y 2 часа назад +3

    Laba waji badana dalka hooyo wa jirya wana jiri doona inshalaaha awal wa tageri jirey dalki wa difacayey lakiin waba is bedelyey ima sirtid shartaada allow na moti caboy

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 2 часа назад +3

    Jecliyaayeey dhammaan dhulka hooyo, Ilaahayoow noo xafid dhulka hooyo.

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  2 часа назад +1

      @@Ahmeddauud-g5z amin yaa rabi 🤲

  • @cabdinuurjaamac872
    @cabdinuurjaamac872 3 часа назад +5

    Waa munaafaq labawajiile ah ilaahaybaakashifay

  • @Saydika101
    @Saydika101 2 часа назад +1

    NINKAN LA MAGAC BAXAY ABDI IFTIIN ASALKIISA WAA OROMO

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 часа назад +1

    Allaah wuxuu na leeyahay
    Innal Munaafaqiina fii darkil asfali minnaar.
    Munaafaqiinta waxaa la galiya meesha oogu hoosayso naarta

  • @mohamedibrahim6013
    @mohamedibrahim6013 2 часа назад +1

    Waa munaafaq waxkale laguma tilmaamikaro

  • @CabdirisaaqShade
    @CabdirisaaqShade 2 часа назад +3

    Wll mxa mar kowaad iyo labaad laga sugaa ninkan diin waa kabaxay intas oo cadeyn ah baa laga keenay wxa kuu dhiman ee aad sugeyso anigu magarayo ninkan gaaladu faro ayay ka haysaa iyo muqaalo badan kamana laaban karo balankii uu lagay gaalada

  • @adamsharmaksharmak8005
    @adamsharmaksharmak8005 Час назад +1

    This waxuu u shaqeeya organization oo loogu Tala galay in lagu burburiyo dhalinyarada aan fakirkooda fiicneen .
    Ka fogaada this guy

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Час назад +1

    Soomali cowboy warkiisu waa cadyahay ummada iyo dhalinyarada halaga qabto intuusana duufsanin, ilaahay dadka ku Soo duulay diinta dalka ee inoo eg ilaahay haynaga qabto 😢

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  55 минут назад

      Wuu duufsaday ba waxba uma harin sidaa baan ku rabnaa bey taaganyihiiin

  • @ahmedyasin7759
    @ahmedyasin7759 2 часа назад +2

    Horta qabyaalad iyo qudhunkeeda halkaa iska dhiga wixii dalkiina , iyo diintiinaba duulaan ku ah umidooba haduu Doono walaalkaa haba noqdee

  • @fosihissein-x3v
    @fosihissein-x3v Час назад +1

    ninkani waxbuu lamaaganaa soomaali oo isa sii jeclaysiibuu lahaa somali sidaad hadhaw wax u dhex marsiisato siday dabinlayaasho isticimaalaan sidaasay aniga ila tahay

  • @AliKerow-m5x
    @AliKerow-m5x Час назад

    You will never change anything about somalicowboy, his religion is between him and his creator, Allah,he said his shahada so be it, the man was not targeted bcz of religion but ETHIOPIA, the youth took his inspiration and our eyes are open regarding Ethiopian and Israeli..His support continues whether you like it or not and Ethiopia will remain our first enemy

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 2 часа назад

    Mamma Somalia viveeeee😢.

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Час назад

    Subhanalahi

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 часа назад

    Illaahow kanoo kale naga qabo waa masiibadii la dhaxley bal Ninkan hala baaro 😢

  • @Halgame334
    @Halgame334 Час назад +1

    CAPOY. WA NIJAAS MEEL BADAN MARSY KHANIS DIIIN IWM

  • @Umo580
    @Umo580 Час назад

    SOOMALIYEEY DALKA IN LADIFAACO IYO DIINATA INLADIFAACO KEMUDAN

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 Час назад

    Dirad dheer baa la saaran somaliya ha ku gaban is cadee

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 часа назад

    Waxaweye ddka soomaaliyed 💯💯 wa musilim laakiin hada
    ??????? Waqtigan xaadirka
    Kuwa ina xukuma kuwoo badan cadowgy lashaqeeyan
    Markas ddbaa lasoo dirsadey
    Soomaaliya si danha gaalada
    Uqabtan weyjiran soomaali
    Gaalo ahi laakin weli masobixin dadkey kudhxjiran
    Aad halola socdo dalka
    Waa lagusoo duuley ee aa fadhiga kakacno dhagartoda allaah hakuceliyo
    Guuleysta ddka sharafta umada soomaaliyed ilaalinya

  • @adamsharmaksharmak8005
    @adamsharmaksharmak8005 Час назад +1

    Masha allah bro you have to protect your religion. This guy is munaafiq. i told you that before I did my own research and he is fake, do not believe him or support him
    Always fear allah

  • @marianm936
    @marianm936 2 часа назад

    MAXAA SABABAY IN DAAROOD OO DHAN AY KA HADLAA WIILKA WAA LA YAAB WAR MASEYRKA DAAYA⛔⛔⛔⛔

  • @Mohab74
    @Mohab74 40 минут назад

    Cowboy legend

  • @warrior_566
    @warrior_566 2 часа назад +2

    Waa munaafaq..gaal weeye munaafiqu

  • @sheekochanel1
    @sheekochanel1 18 минут назад

    Somalicowboy wuxuu noqdaba asaga iyo rabigii ayey u taal ee Soomaaliyeey Ethiopianka dadnimadeena yasaayo kasoo hadla hora loo yiri doqoni walaalkeed u daab weyntahay 😮😮😮😮

  • @MohamedFarah-ip3ew
    @MohamedFarah-ip3ew 2 часа назад +1

    Somali cow boy waa labo wajileh

  • @abdimohamedhassan1266
    @abdimohamedhassan1266 2 часа назад

    Qofku illahay in buy toobad keenaa biniam uma toobad keeno

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 2 часа назад

    Désolé pour vous.. arrête de dire que tu es Arabes. Jamais de la vie .. soit toi reste humain homme Somalie 🇸🇴

  • @MunasarSomali
    @MunasarSomali 2 часа назад

    war ninkan warkaga haduqadan laha is caden laha an tagerinahayn😮

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 часа назад

    Dalka inu diifaaco intaas ayan kaa aragnay diinta muslimka ah qof muslinimo sheegaanaya sabah looga saarii kaaro maajiirto. Dhaqankii Al shabaab weeye dad muslim ah oo gaalo laagu tilmaamo

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh Час назад

      wa asaga leh dalka hooyo ma aaminsani awaay wuxuu difaacayo beeni raad ma leh

  • @WaliXariir-q5o
    @WaliXariir-q5o 2 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @leban9958
    @leban9958 Час назад

    Isagoo lacunayo ayaa soo socota

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 2 часа назад

    DHULKA ILAHAY BA NA SIYEY HADANAN NAGA WAX KU HELIN UBADKEENA IYO MUSLIM OO DHAN BA KU LEH

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 45 минут назад

    Khaniis gabanaya gurigiis hababee
    Haduu Gaal dhuuta Yahay
    Geerad halaleel

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 Час назад

    🤔 7:20 maxaad tiri “wuu soo walaaqdey okay meeshaa iyada’ah wala’soo wadà marey” 🤷🏽‍♀️ yaa soo marey aan Ardaal uu sheydaan la’tegey aheyn? Excuse me 🙄 wal’Acuudu bilLaah.pls markaad hadleyso ka’fiirso.

  • @ibrahimsarhan2802
    @ibrahimsarhan2802 2 часа назад

    kkkkkkk soomaali oo dhan ayaa sidaa ah mid is qariya iyo midkaleba, imagine how long somali conflict is going on?, more than 45 years, bal umaddaa 45 sano tiiha ku jirta tuug,khaniis,naago niikinaayo,dabaqoodhi,rifrif, dal ba'oo yaa ku leh?,marka social media oo gaajo u wada geysey hunguri xumo, maryooley marhoraan ka quustey.

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 2 часа назад

    Et alors …??

  • @hawoali120
    @hawoali120 Час назад

    Ninkan awalba diin kama baran jirin Somali ayan nahay markan xanaqno wandhahna somaliya wanag kuma arkin iyo dagaladan kunacay wanormal ee iska daya ninkan

  • @WaliXariir-q5o
    @WaliXariir-q5o 2 часа назад

    Swft

  • @ladane15
    @ladane15 3 часа назад +1

    Maxaa kaa galay diintiisa ninkaan khaladaadka uu sameeyay kuwa ku dhagan khaladaadkooda ayaa daran maxaa yeelay waa qabyaaladiistayaal qabiil uu ku colaadinaya somali cowboy midkaan hadlaya xabashida ayuu wataa sababtoo ah muuse biixi ayaa adeer u ah

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  2 часа назад

      🤣🤣Somalida kalab Qabiil ah baa ka dhex furan Yaab 🤣🤔 Waan ku Salaamaya Taliye 🫡

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu 2 часа назад

      Moral munafiq baa tahay, cowboy oo aad u jeedid inuu ku jiro shirki waadix ah ayaad u camireysaa nin kale oo shirkigii la soo bandhigay iska indhatiraaya, Kuna difaacaaya xaq darro cad, nin rag ah baa tahay jiljileeca jooji, diinta qofkii ku soo xadgudba oo aan siduu rabbi yiri toobad keenin weliba sida aayada quraanka ee sheekhu soo daliishaday aan raacin, waa munaafiq gaalada ka liita..
      Is daba qabo Oday, maxaad ku qososhay, oo qabiil aan topica ahayn u keentay..!!!

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu 2 часа назад

      @ladane15..Maan-gaab baad tahay..meeshay ku geyso aan aragto maan-gaabnimadaadu

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 2 часа назад

    Et les incultes.. réveil toi n’utilise pas la religion 😂

  • @LaylaLaylahassan
    @LaylaLaylahassan 2 часа назад

    Wa munafiq .lawawajille

  • @geellesam
    @geellesam Час назад

    diinta hala difaaco , iskadaaya qabyaalada