DEGDEG: Hooyada Wuxuun baad ka Hor Imaneysaa Markay Ku Tidhaahdo Diinta Ka Baxa.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 янв 2025

Комментарии • 9

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 16 часов назад

    WAAR QAARBA HAYA OO HOOYADOOD KU SOO KALA QABTA

  • @GaasiraRashiid-c3y
    @GaasiraRashiid-c3y 13 часов назад

    daaci maahee waa duli waalid caasi ah ee karbaasha

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 17 часов назад

    Nabiga, CSW Carshiga Looma Soo Dirine Aduunkan Ayaa Loo Soo Diray.

  • @AbuJahalJuudani
    @AbuJahalJuudani 17 часов назад

    Warbaahintii baad meel kaga dhacdey

  • @saadmohamud8787
    @saadmohamud8787 17 часов назад

    Subxaanallah, war xadiiska iska soo sax oo soo baro. Rasulka carshiga looma soo dirin ee aduunkaa loo soo diray. Rasulku ummi ummi ummi ma odhan ee rasulka been ha ka sheegin

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 17 часов назад

    Nin xiiqsan oo diinta ku so gabanaya

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 7 часов назад

    alla kani waa doqon

  • @Abdiaziz-Hussein
    @Abdiaziz-Hussein 11 часов назад

    Min ajhali naas baa dhaliilaya culimada

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 16 часов назад

    ADUUNKAN AAN JOOGNO WAXAA JOOGA DAD ISKA DARA HOOYO WIILKEEDA WAXAY MAQLEEN XAWO WAXAA LAGA ABUUR ADAM LKN WAXAA KA MAQAN IN ADAM LAGA ABUURIN NAF NOOL EE LAGA ABUURAY DHOOBO