"Inanka Hooyadii Dhunkadaa Wuxuu Hayaa Shaqadii Aabihii Dhaqan Xumo ka Weyni Ma."Sheekh Xuseen yare
HTML-код
- Опубликовано: 8 янв 2025
- #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
Ilaahay khayr ha ku siiyo
Ilahay haku xafido hooyo waa hooyo macan inankaygu cagaha maxada waa iga dhukadaa Ilahay ha xafadii ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa run mah wax lagu hadlo subxallah hoyo iyo inaankeeda Allahu Akbar
Subxaanallah taloow miyaanu hooyadii waligiiba dhunkan meelxun ayay caanimadii kagashay laakiin wasaarada diinta ayay utaalaa howshaasi iyo waliba culimada hadiikale khtar ayuugali
Subxaana allaah akbar ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax
Ninka Yidhi ninka hooyadii dhunkadaa shaqadii aabihii buu hayaa waa garac ilma Xaaraan weeyaan Mida Kale Wasaaradii diinta iyo awqaaftu maxay ka shaqaynaysaa Way fashilantay wasaaradii diinta iyo Awqaaftu way fashilantaye umadu Haka danaysato Ninka daaci saalax sheeganaya waa Garac Ilma xaaraana
Sax. Sax. Sax
Daaci maahe, waa daacuun kani. Isagaa dhaqan xumadaa yaqaanee gudaha hala dhigo dhaqan biiskaa xun.
Ninka si wuu walaynyay wana bila akhlaaq
diiin kale ayuu faafinayaa hala soo qabto
Waar kaasi waa mid dhaqan xumada ayuu faafinayaa ha Laga qabto umada
Umad walaan weye
Fikirka takfiirka wax kasta oo xun lagu arkaa daaci Bacaac
War hooydaa qalbada kawasa ninja naacda kalatag😂
Adigu. Bal dib. Isugu. Noqo. Hooyadaa. Baad caayaysaa. Maxaad. Kordhisey
Waa dadkii darbiyada lagasoo qaaday ayaan filayaa hooyo ayay ciiluqabaan horta dadkii wasaarada caruurta korisay ee waaweynaday xagayqabteen sowumada kumadhexjiraan dadkan ciilka iyo akhlaaq xumada social media lataagan rag iyo dumar waxan filayaa waadadkaa waayo qof ilmo xalaal ah oo waalid koriyay macaytamo @@خوخهخوخه-ف9ط