DAD CAAN AH OO LA SGEEGAY IN SHEGTEEN QABIL AYSAN AHEN İLA DAAWO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 31

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 27 дней назад +4

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 26 дней назад +1

      عليه أفضل الصلاة والسلام🤲💚❤️💯

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz 26 дней назад +3

    Scw scw scw scw

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 28 дней назад +5

    Abgaal waa abgaal ama wacbuudhan ama waceesle ama harti abgaal

  • @caishasheikh-qs6xm
    @caishasheikh-qs6xm 28 дней назад +5

    Sihaam tahliil xawaadle kulahaa axmad tahliil la dhalaty waa Hg sacad reer ayaanle

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 27 дней назад +1

      axmed tahliil warsame ma dhalin ilmahiisa waala yaqaan inta ugu badana canada ee degan yihiin magaca haka raacin, magaca aabaheed maxaa looga tagay ? haduu axmed tahliil dhalay

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 27 дней назад +1

      haduu axmed tahliil dhalay sihaam axmed tahliil warsame aala dhihi lahaa ee sihaam tahliil lama dhaheen

  • @user-mk4eh3yy6h
    @user-mk4eh3yy6h 28 дней назад +5

    Doqon nimadinu xawadle iyo hg maxa farqi udhexaya xawadle waa umad sharaf leh oo nasab ah mida kale gawadhu abgal rayan abgal waa wada abgal ama wacbudhan ama wacesle waa un abgal mida kale shikhal iyo banadiri waa isku foormal kalama foga waxad bubunisan ayad weyden😮

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 27 дней назад +1

      dadkaan mardhow waxee kala saaraayaan 2bo isku aabo iyo isku hooyo ah waxee dhahayaan kaas ma weyno ee kan kale aa weyn hala ogaado 🤣🤣🤣🤣

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 26 дней назад +1

      Horta soomalida qaraa fahansaneen reer maayo qeeb ka mid sheekhaal waaye sheekhaashana iiida labo u kal baxado kuwa cad cad marko ,barawe ,gandarshi, jaziira iyo jilib marka ayay dagaan banadir ayay ka tirsayihiin bilaha banaadir ayay hoos tagaan shaanshida iyo camuudiga iyo qabiiladaas cad cadka kuwa kalana wa kuwa hoos taga hawiyaha martiile hiraab aya ladhaha wana loobogaha, qudubka, abdi sheeq, abiib, iyo lafaf badno shekhal ah oo degan dowlad deganka somalida itoobiya kuwaa dhan waxa lagu tiriyaa hiraaab marka qolo fahansaneen baa intay iaka so bood leh qabiil kale bay sheegteen

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 27 дней назад +1

    Arsaqada alaha kagasahlo melkale

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 19 дней назад +1

    Scw ❤scw❤scw❤scw❤

  • @user-nv6ip6qf7w
    @user-nv6ip6qf7w 27 дней назад +1

    Wasax wllo la aan ilaahey nama dhigo

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth 26 дней назад

    Beri ban Qabilkeyga been ka shegay wlh illhow icafi😂😂 supxnallah mrkan dad ban wxkaga cunayey 😂😂😂

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 28 дней назад +6

    Qof kastoo dhaqan xun ha laxiro

  • @user-qv4qb6vk1k
    @user-qv4qb6vk1k 28 дней назад +1

    Waa. Sax. Ma. Wanaagsan. Dhaqan. Xumo. HaL. Xiro. Cidii. Dhaqan. Xumo. La. Tomado👍👍👍✋✋✋

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 26 дней назад +1

      Soomaalida aaday u fogaadeen sababto ah ALLAH ka furteen dadna haday ALLE ka furtaan waxba uma harin akhirana kma fakarin aduunkiina wat ka hareen somalida qeerkooda hormaray k fikiroyin somalina dhaqan xumo iyo qabyaalada 90ka waqtigoodi ku lumiyeen

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 26 дней назад

    Maxa loga carari qabilka tahay dahir alasow ayan ani raba in la so cadeyo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 27 дней назад +1

    Qabiilka Diinta Aalagu Sheega y Ee Qabyaalada Aa Xun

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 26 дней назад +1

      Soomalida badana waxay ku dhaqmooyin wa qabyaalad qabiil hala isku barto aya la dhahy mahee ha la isku weeraro lamadhihin

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 27 дней назад

    Qabil kooda benkamashegin

  • @sm.5191
    @sm.5191 27 дней назад +1

    yaa mustalafo waa naag daauud niman samaah wacbudh 🆎 waa la yaqanaah abheed iyo hoyadeed😂 shekadasa beenta mesha kala tagaa😂😂😂😂

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 27 дней назад +1

      nin asagaba reer xamar kacararay dhahay asharaaf aan ahay aa dadkan been ka sheegaaya

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 26 дней назад +1

      Hhhh asharaaf iyo reer xamar intee u kal wadaa adigana asharaafta cad cad ee marka degto waa reer xamar beelaha banadirga ayay ka tirsanyihiin qololda cad cad dhan wa banadir kor bay banadiri ka yihiin sida hada o abgal iyo hg ay hawiye kor ug yihiin asharafta baydhowa degtana wa qeb ka mid ah raxanweynta iga shaqo iyo shuqul iskuma lahan banadiriga ted kale rooro wa sheekhaal reer mayo wa qeb ka mid shekhal shekhaashana kuwa cad cad waa banadir kuwa kalana wa hawiye wa martiile hiraab

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 27 дней назад +1

    Dhaqan xumo qofkii sameyay iyo qofkii faafiyo waa isku mid maxaa no tuse naag xun oo fisqi iyo faaxiyo sameyneyso uf baa idinku taal. Mida kale dadka ka dhamaada nimanyahow Shariif ka muxuu yahay asaga yaa yaqaano asaga yaahuuu wax isku fala

  • @XUSEENXuseen-t6c
    @XUSEENXuseen-t6c 27 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @InacaliShiiq
    @InacaliShiiq 27 дней назад +1

    Annie😅😅😮