Walaa waa run wiilka ma aqoon lakiinti u jidka taagna oo uu qalylinayey way isoo marken kuwo badan laga cararay waan u vararay waan ku gulaystay hal wiil oo darogiste igu noqday moyee eaar jiinka iyo insiya waad la dagaali karnaa hadaan xaq ku taagnano somaliyey xaqdaradu guul ma dhasho
Omarow ha dhihin rer mahad kaliya I hiliyey anago o mj ah ban ku wada ooynay o illahay ogahay waxa nagu dhacay dadka ha isku darin dadka waxa badan inta ku jirin scial mediyaha o ku danqatay waxa ogata somalida inta fican ba ka badan inta xun hadana alx in u illahay ku cafiyay ad ban kugu faraxnay alla ku siyadiyo
somali hadii an nahay man iska dhaafno qabiilka oo ka hooyo ba mudane qadano wlhi qof an waliga qabilkisa arag oo abtigi koriyay ba malintu is aynado ka tagi oo u cayi 😢
Qabiilka hadii sida Illaahey u tilmaamey loogu dhaqmi lahaa waa arin wanagsan oo laysku garan lahaa, lkn aan laysku nicin on laysku ximin layskuna dilin oo dhiig muslim ah lagu gelin, marka wadadii xumeyd loo qaadey waa halaag, waana mida aan heysano…..
Markan arko omar barbar wanagisa waan ku farxa from rp❤❤❤❤❤
Barbara ale hakucaafiyo from burco
Waa runtaa brother ❤️ aad baan kugu ooyney hu o Allah kaa qabto xaasidka aamiin
Ilaahay wl cafimaad ha ku siiyo
Ilaahay dartii ban ku jecelhya wl❤❤❤❤
Anaga oo Aan Daarood aheeyn oo Soomaali ah ayaa kuu Soo duceeynay.
Reer mahad viva my blood we respect each other ❤❤❤
❤❤❤wow. M.a
Sorry ❤❤❤omar
Love you
Masha alaah, barbarow wa ilaahey mahadi ilaahey inu ka nabad gelyeyey oo manta afkaga aad nogu warameysid! Alxamdlilah
Jir oo joog ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Oomaaroow waa inaad xajka tagtaa insha,allaahu
❤ baabulaahi waa xaraabo maalin baan wax xasdey😅
baabulahi maftuux waa nin soo jabay kkkk tahriibe weeyo asaga iyo boss dameer.
Alaha awoodalihi hakaa hanuunsho heesaha
Alxmdu lillaah omaar barbar adigo nbd qaba hdii alle ku nbdyelay cadowgaga unolow wllken
Maashaa alaah
Omaar wuxuu ilobay in u carabaabayey alll majerteniya
Maasha allaah omar allow caafimaadkaaga kuu siyaadi laki xaaji wacays waan ku salaamay baabow inankan dhib baa ku dhacay inaadeer ilaad suaal waydiiso xaq umaad lahayan inaadeer anigaa inaadeertaa ah oo gabadh garxajisa ah ee daa omar ilahay baa mahdle oo caafimaadkiisa usoo celiyey ducdii baa alle noo aqbalay alx
Mashallah omar wa nin rag libax 👏👏👏👏
Walahi isaaqu waabgob siduu oomar ninkaasi ula hadlay mashallah
Omaar waa nin wanaksan oo aqlibadan oona dadnimada wax kayaqaan oona gar qadan kara waxaan leyahay ilaahey balayo kumatusa lan dhere aniga hada kula hadlaya isku qabiil manihin wallahi balse sida raknimada leh oo markasta uhadlesid ayaa icajabisay nolow
Illahow kucafi cumar amiin
Waa runtii qofku markuu xanuunsanayo qofka uu ugu jecelyahay ayuu waxka sheeegaa isgana ma ahayn qofka wax caayayay ka raali ahaada
Omar wllo wan kuona ❤❤🎉🎉
Oomaarow walaalo heesaha iska daa xaga quraanka uguur ina adeer,nin fcn baad thye
Walaa waa run wiilka ma aqoon lakiinti u jidka taagna oo uu qalylinayey way isoo marken kuwo badan laga cararay waan u vararay waan ku gulaystay hal wiil oo darogiste igu noqday moyee eaar jiinka iyo insiya waad la dagaali karnaa hadaan xaq ku taagnano somaliyey xaqdaradu guul ma dhasho
Omar qolka ka bax hadan la so celin❤
Amiin❤
Asc wlle omaar Allah swt kuxamdi Allah ayaa kabadbaadiyay waxyabihii ay kuladonayen kuwii sameeyay takale
Baabulahi suaal ayuu kuweydiiyay siwanaagsan ayad uga qancisay wuna kaqancay kuna duceeyay
Allah swt hakuaqbalo bro
Oomaaroow eedo allahay kaaqsbto cadowga eedo ucarar cats alle uu isku xiri illahay oo magan gal ❤❤🎉🎉
Alxamdulilaah Hadid ilaahay ku soo nabad celibacy alpha ku caafiyo
ma sha allah good to you brother
Omar Barbar iyo Ilkcse Qays waa geesiyaal🙏
Ma ogtahay🙏? Somalida Dadka caanka 90% waala Guumaystaa, BAAD baa laga qaadaa🙏
Omarow ha dhihin rer mahad kaliya I hiliyey anago o mj ah ban ku wada ooynay o illahay ogahay waxa nagu dhacay dadka ha isku darin dadka waxa badan inta ku jirin scial mediyaha o ku danqatay waxa ogata somalida inta fican ba ka badan inta xun hadana alx in u illahay ku cafiyay ad ban kugu faraxnay alla ku siyadiyo
❤❤❤AMIIN..YA..RABI
asc walal wan kaaqabnaa alaha kuxafido hadalkagu waanoo mihiim
Nin soo dagaalamay dheh😂😂❤❤❤
oomaar maan sha alaah
Wow..Masha..Allah
WALEE BAR BAR WA NIN ADAG KALAB YAR YARO DARO IYO NOC KALO RERAHA KALO SAQAJAMINA HELAY FARIID OMAR QABYALAD MA YAQAAN.
Masha Allah ❤❤❤❤
Waan ku faraxay allow xasid ka qabo we ❤ inadeer
Omaar barbar waan ku salaamay
Hagaag eshala rigaal mashaallah barbarow
Kkkkkk Geesi waa runtaa Qabiilka Wada ayaa Dawo u ah. Taas waan kaa qoray
Omaar mamo ma robo batah alla ha ku xafido
Masha allah reer mahad allah haxafido❤
Oomaar illaahay ha xiftiyo waa fariid geesiiya illaahay ha ku caafiyo waa ku qabacanay hadal ka ☑️
oomar walaal Allaha ku xafido
Run badanaa walee w runtii soomaalinimo aana deeqdo.
War ninku matkaa wuu canuinsana ilaahayba wax uma woro qofka xanunsanaya qofka ugu dhow buu ugu neceb yahay
😢😢😢❤❤❤AMIN
Oomaar ❤❤❤
Amin amin
Aamin Aamin yaarabi ❤
Amiin amin
Abti xabiibi miyaahee kkkkkk
Jawaab wanaagsan ayuu siiyey
bismilaah
Masha Allah
war kah ducaysoh somali Qadhmun somalih waa xasid
Mahad qoyane dheh
Jawaab😂 aan😂 caadi ahayn😂
Aamiin aamiin aamiin
Masha alàah
ilaahay ayaa mahadleh oomaarow ku hareer mariyay dhibaatadii iyo walbahaarkii kaa muuqanayay ilaahay ulaabo tuubuu ilalaah dheh dadkaan iyo war koodaba iska daa walaal
Kkkkkkkk soomalida waxaa daaya lama yidhaa
Balaayo ha isku nafisto waan ka helay kan la qariya ayaanu baarnaa
🎉🎉🎉
Why did he care qof xanuunsaday and bring qabiilkiisa
I love it Somalis are dishing out sixir iyo fiyoore in equal measures! Miino hadii ka badbaadid wa lagu sixri! That’s wicked
Oomaar xayawaaniintaan su,aalaha, iska jooji
Somali qaabiil baa waalay niinkan maalintu qaaiilyayey waa loo jeedey inu caadi ahaain eee maa laaiska dhaafo haadu caayey maarka haadaba waaka kuulehe waan xaaanusadaye
Waawada caasi waalid
Baabulaahi waa nin raganimo yaqaan waanan iskaba jeclahay geesi geesi dhalay
Waa runtaa oomaaroow Somaali waxii iska daa la dhaho bey jecel yihiin oo sii dabagalaan 😊😅😅😂
absulutt waaruntii wakhtiga maanta lajoogo waxaa hubaal ah in dadka inta kuugu dhow ugu xunyahiin anigu waxaan ahaa dadkii komantigii ugu horeeyey qoray ee lahaa wiilka yaan lageeyn oo lagula deg degin mentel mentel pystars
Omaarow Guul ku nolow ILLAAHOOW KA CAFIYO
Walee in uu qabiil wax tareen soomaaliyey ogaada.
😅😅😅😅 AADI MATIHID BROTHERKYGA
Baabulahi Mxu Sas u odhanya wiilku mrka Wu xanunsanayeye
👏👏👏👏👏👏👏👏😊
❤❤❤❤❤❤
BAA BULAAHI KALIGEED MU SHEEGIN INANTA CIIDAGALE E WUXUU SHEEGAY DAD BADAN OAY ILMA ADERADIIS KAMID AH
Waa nacas baabulaahi waa inaaderkay kuma raacsani inuu omaar qabsado waanu wada raacsanay oomar anagoo Garxajisa
In anti wa sixirley Dee😂😂
Wlhi raganimo waad leedahay waxaa laguu daba socdaana waa ragnimadaada
Omar anbo nag mjrtn bicidyahana ahay wana ku tagna ano og ana tahay boqor rer mahada why dadkagu wa keyga jir o jog ina ader
somali hadii an nahay man iska dhaafno qabiilka oo ka hooyo ba mudane qadano wlhi qof an waliga qabilkisa arag oo abtigi koriyay ba malintu is aynado ka tagi oo u cayi 😢
Qabiilka hadii sida Illaahey u tilmaamey loogu dhaqmi lahaa waa arin wanagsan oo laysku garan lahaa, lkn aan laysku nicin on laysku ximin layskuna dilin oo dhiig muslim ah lagu gelin, marka wadadii xumeyd loo qaadey waa halaag, waana mida aan heysano…..
@@felisabdi3794xaqiiq wlhi waa nimacad badan ee alle somali siiyay nusqaanteeda qabyaaladasi allow naga madoobewaamiin
Scw scw scw scw
Alla Qabyalad badanaa
Daaroodku 😂😂😂😂😂
Oo idinka yaa idinka qabyalad xun .dhulbad bad ledihin ingris baa nasiyay oo darod le yahay
Baabulaahi waa Isaaq sxb
M.a.warun
Asc oomar wallo isku day inaad hal mar aado xashka dhibka dhaan wuu ku deeynayaaye
❤️❤️❤️❤️❤️🌹🕋❤️❤️☝️☝️☝️🤲
Wuxuu uga jeedaa caadi maan aheyn
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Cumar maxamud wagob
❤❤❤❤❤❤
Idoor gun ciilan 😂😂😂
Qaf waashay maxaa su,aal loowaydiinayaan Somalia iska daaya ooomaaar saga dhiban
Qof fiyo markaad waali ku sheegtid adaa ilaaheey ku waali ogoow
Yahuu war waa duli dhintay caytama uray hadal ma istaahilo
Baabu AAA uffff
war naagahan yeysan ku sirxin ka carar ku dhahayo wan ku jeclahay
😂😂😂😂😂
Oomaar waa ku jecelnahay somali dhan ku jecel
Dhib markuu imaado kuli Soomaali baan nahay wiilkeenii bad ahayd