Deg Deg: Fahad Yaasiin & Rooble oo ku soo biiray Xiisadda A.Madoobe & MD Xasan Sh,...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
    #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,

Комментарии • 24

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 часа назад +2

    Moryantas foshaxun benta xayaewankas hawiye dilla tukgas xasen xollo

  • @JacfarCalixusen
    @JacfarCalixusen 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 11 минут назад

    Reer Futo Nash waxaa u dhaama inuu heesto Xamza Cabdi bare.

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 2 часа назад +1

    Roobla baahane muxuu sheegaa tuug waa tuug eleen tuugo waa tuugo reer maalin taajir dhaar beenaalayaal aqoondaro dowladeed iska gata badarka

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 34 минуты назад

    Waa midkii riding lahaa haduu keensado mareexaan

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 36 минут назад

    Haduu magacaabo nin ilko yara maxuu ka qaadi axmed madoobe

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Час назад

    Xasan waxaa u fiican inuu magacaabo khayre oo isaga qabiil ahaan ugu tanaasulay jagadiisii ra,isulwasaarnimo oo uu uga soo horjeedsaday dawladiisii.

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 2 часа назад

    Gedo maxuu mooday iney cad quureed qaataan😂

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 36 минут назад

    Yaa ka Danka leh waligaaba

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 13 минут назад

    talada waa in uu katagaa vilada oo soo celiyaa hantidii uu dhacay qabriyadii uu fagtey , safaaradi hii uu gatey in taas waa in uu sooceliyaa waain maxkamad lageeyaa

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 6 минут назад

    MAREEXAAN GAAJO IYO MJ OIL WAXAA DHAAMA OGADEN
    EE XASSANOW KA FIIRSO NAHAABIIN HANAGU KEENIN.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 часа назад

    Nimankan mamulada waxa laga xukuma itoobiya iyo imarad mana maqlayan soomaali kamaba amarqatane

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 15 минут назад

    xasan waa markii uu hoogi lahaa markuu magacaabo nin mareexaan maaha sida xamso kale maaha raaciyad uu xasan hoosfariisan maayo sade waa halyeeyo sade

  • @UgaasibraahimCumar
    @UgaasibraahimCumar 3 часа назад

    Somaalida dhib wexee kudhigeen ayaga leesku karbaashaa xamza hadii laga qaado kankale maya haduu dhihi la Haa

  • @NurRoble
    @NurRoble Час назад

    Xasan daarood ayaa fashiliyay in uu ethoopia bada ka hor istaago 😮😮😮😮😮😮😮😮

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w Час назад

      dameer kuwas daarood adeer bada isagaa bixiyay qabyaaladeeyste dhintay weeye waana udhamaatay tuuga xabaalaha qota

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 часа назад

    xamse wuxu usocda madaxweenah jamhuuriyada soomaaliya axmad waala oga inow aqabad uyahay hadeey raban reer juuba laan haheestan haduu anfacayo 3 ikeena an 1 ugala boxo xasan banankow keenay kuwan mahan indho waa kansarka soomaaliya guul doowolda soomaaliya

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 2 часа назад

    Mw ahmed madoobe isagoo jiifa xita wuu ka adagyahay Damulqushash iyo daljir qushash fahad yassin kii ay shalay eryanayeen ayey maanta hadaladisi isticmalayan which means Damulqushash way jabeen RW hore rooble horta inuu musharax madaxweyne yahay 2026 dadku ma ogyahiin waxanse la yaba nahay cida rooble madaxweyne u doorantoonta rooble ooyaye 😂
    Midakale hassan sheekh iyo rooble baryahan oo dhan way ishayeen heer waxay gareen ay isku qabsadaan gudoomiyaha degmada xaradheere ee gobolka galmudug
    Waxanse ilaa hada la yabanahay hassan iyo rooble oo hankoodu marayo gudoomiyaha degmada xaradheere in ay isku qabsadan cida wax ka dhageeysan rooble ikraan tahlil cadalad baan u raadin hala waydiiyo fadlan halagu poosti gareeyo hadaladii ikraan tahlil xilka iyo olalaha logu galay

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 2 часа назад

    Maxay taree haduu bedelo iyo hadii kale ma kolbuu diwlad hayaa duli aan dowlad aqoon boob mooyee dal dhis ma leh dumi mooyee dalyeel male orod isaga nogo nega

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 36 минут назад

    Ka takhalusida xamsa waa fashil aan laga fiirsan! Waayo si kasta suurtagal marnaba ma noqon karto doorasho cod iyo qof ah! taa bedelkeeda lama hurayo teendhadii! Wixii farmaajo laga diidayna suurtagal maaha in cid kale laga yeelo.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 40 минут назад

    BEENAAD SHEEGTEE UMADA KA DAA BEENLOOW XASAN GUDOOMIYE GOBOL SAL DHUL UGUMA DHUFAN KAREE HA KA DEGDEGIN JAWAABTA

  • @ittIxE
    @ittIxE 3 часа назад

    Cette vidéo m'a fait repenser mes priorités dans la vie. Plus de rires, plus de chats 💞

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 35 минут назад

    Mareexaan haduu magacaabo waxba masoo kordhineyso