Ilaahay janatul fardowsal culyaa gurigeeda Allah ka dhigo eedadey waxaan halkaan ina adeertay nasro iyo xaliimo xusuus xalane salaan sare ina shufeer xaawo from Finland
Waxan ka maqlay sheekh dirir wakhti hore waxan umalayn in uu faras Mise geenyo ku sheegay oo loola jeedo in xoolo lagu helikaro oo gabadh lagu guur sado oo lagu xaragoodo
Masha Allah abwanad maamo xaliimo soofe Rabi naxariistii Jano hakawaraabiyo ducadaadii iyo guubaabadaadiiba wey rumowday dakadiina ladhis guul reer puntland iyo soomaaliba
Hooyo ilaahey hakuu naxariisto
dhiiga i dhaqaaqay.. indheer garad bay aheyd janadii ilaahey fadhigaaga haka yeelo aamin amin alahayoow
I wish you were here habo to witness New Garacad Port.. Allaha kuu raxmo.. Aamiin Aamiin.
Allow kuu naxariiso Halyeeyad Xaliimo Soofe Faarax Barre. Waxay ahayd qof caqli badan oo jecel dhulkeeda iyo dadkeeda. Illahay waxaan kaaga baryayaa Janatul fardawsa.
Alla ha ku naxriisto edo xalimo soofe mantay nasib uma yelan in ay ka qayb qadto xarig jarkeeda ducada alla no aqbalay mamo❤
Ale ha kuu naxariisto habo
Ilaahay janatul fardowsal culyaa gurigeeda Allah ka dhigo eedadey waxaan halkaan ina adeertay nasro iyo xaliimo xusuus xalane salaan sare ina shufeer xaawo from Finland
Alla manta o la furay hday joogi lahyd eedo allha kuu naxariisto ducadaadii waa la aqbaly mnshaa allh
Maasha Allaah Afkaaga Caano lagu qabay
Allaha kuu naxariisto Eedo
Ilaahow u naxriiso mamo halima sofe Ameen🙏
We do mcn ilaahay ku janeee
Ilahay Waa Aqbalay Ilahay Habunaxariisto Maama Xaliimo Soofe
M.alaah edo Afkada malab iyo caano lagu qabay,wixi rabo inu baabi'iyo ha baaba'een Amiin❤
Allha unaxariisto eedo xaliimo soofe faarax allow janooyinkaaga carfoon ku irsaaq geesiyad qaran bay ahayd rer khalaf iyo anaga hiil iyo hoo banaga dhexeeya
Maamadaan oo waxaa arkay le, Yaan la iga duubin waxaan inkiro naan rabaa inaan dhaho😂😂😂
Jana fardowsa allaha ka waraabiyo
Masha allah maamo
Edo waa ladhisay lkn madan arkin ax sorry 🙏❤️ illahy haku naxariisto
Janatul fardowsa allaah ha ka waraabiyo ayadeen
MAshaa Allah
Waa loo aqbalay ducada
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilahay waa ka aqbalay
Duqdaan taalo haloo dhiso
no
maxey ka wadaa xamaro aad ii soo fisir.
Xamaro agjoog yacnii
Deegaankaaga agjoog
Ama meesha marjica kuu ah
Waxan ka maqlay sheekh dirir wakhti hore waxan umalayn in uu faras Mise geenyo ku sheegay oo loola jeedo in xoolo lagu helikaro oo gabadh lagu guur sado oo lagu xaragoodo