Xaawo Xaaji Xasan | Xaaskii Halgamaa Cabdiqaadir isbariije || Suganteedii iyo Xarigii Ninkeeda.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 101

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 11 месяцев назад +14

    This is amazing woman how is openly dedication with this man about her life and historical love of her husband I’m so impressed with it that is incredible ❤❤❤❤❤❤Hampalyo Hambalyo

    • @Amina-o4y
      @Amina-o4y 11 месяцев назад +1

      I thought they are not be able to express about it their feelings I’m confused 🎉🎉🎉🎉

    • @Abdulkadir-vi6ue
      @Abdulkadir-vi6ue 11 месяцев назад +1

      Waa in maammadan halgamaaga ah lagareebaa taariikhda fiican ee ay hayso allaha xafidee

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 11 месяцев назад +8

    kkkkkkk Eeddaday Xaawo Xaji Xasan , Ilaahay ha ku dhawro Maashaa allaah What a great Love story & Life and it's a wonderful and interesting story , My eeddo XAAWO, is someone who is interested in her story and if you see it, you will love it ,I pray to God for long life and good health Inshaa allaah ...........

  • @deckoalimohamed5901
    @deckoalimohamed5901 11 месяцев назад +4

    Maa shaa Allah aduun Macan ma leh gaboow Iyo geeri buu Ku soo dhamman

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 10 месяцев назад

    Allow beertaad abuurtaan Mira Ka beer illaahey waa u aqballey ducada illaahey Mahad ISKA leh inta xun Allaha toosiyo

  • @ilhamsheikhmuseahmed7157
    @ilhamsheikhmuseahmed7157 11 месяцев назад +1

    Maashaa Allah. My habaryar Hawo. You are a very strong woman. Sidaasay habaryarahay wadda geesiyo u yihiin. All of them were SSDF.

  • @daarood9835
    @daarood9835 11 месяцев назад +3

    MANSHA ALLAH CIIL TIRE YAAL.❤ MY FAMILY.

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 11 месяцев назад +2

    Mansha Allah eedo cimri dheer iyo caafimaad Allaha ku siiyo ❤❤❤❤

  • @Qiirajabaan
    @Qiirajabaan 11 месяцев назад +5

    10,000 oo urur sabmaale ah ayay udhigantaa, sharaf kunolow aakhirana janno. ❤❤

    • @saidaali412
      @saidaali412 11 месяцев назад +1

      Qof IRIR SAMAALE ciileen warkiisa waad leehaday ciil ku dhimo

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 11 месяцев назад

      @MOHAMEDABDULAHI67 .
      WALAAL INEEY MARWO SHARAFLEH TAHAY WAAN U QIRANAHAY EE WAX DADKA IS NACSIINAYA WAA ADIGA IYO ADIGOO KALE EE KAWAANTOOW UMADA KALA GEEYNTEEDA

  • @Puntland1
    @Puntland1 11 месяцев назад +3

    Minister: Juxa khayr alle haku siiyo. 🇸🇱

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 11 месяцев назад +4

    Soomaali way burburisey ee wax umatarin ssdf usc iyo kuwii reer waqoyi ee qaad ka dartis itopiya ugalay dhamantodba cadabkii rabbi haku fogeyo Aamiin yaa Rabbi.

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад +2

      Cadaabta aad dad dhibanaa oo la dulmiyey la maagtay adiga Allaha kuugu badalo. Dad dumarkoodii la kufsaday, xoolahoodi la dhacay, baad waxaad leedahay cadaab Allaha geeyo. Kacaankii murtidka ahaa & tuugadii u shaqeyn jirtey sida adiga ama waalidkaa ayaa dalkaan halkaa dhigay. Idinkaana oogu liita.

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad 11 месяцев назад +1

      Ssdf. Somali dhibey uhorseedeen. Waxna masoo kordhin

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад

      @@BadelFaraholad SSDF waxay soo kordhisay in la dhiso maamul goboleedkii ugu horeeyey ee dadkiisu maamushaan gobolada PL horumar weyn bey gaareen Alle Mahadii, waxay dib Villa Soomaalia u keenta astaantii qaran ee u dhaxeysay Somalia, Federalism & isku tashi shacab ayey keentay, Kaliigii taliye dambe in ay Soomaali ogolaan ayey ummada tustay. Ee Adiga ama Jabhada ama reerka aad aaminsan tahay maxay keeneen ?

    • @Maria28832
      @Maria28832 11 месяцев назад

      Dhilo faqash diktatorkii dhiigyacabkii hadii la ridey 21.sano babiyey somalia guul baan joognaa

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 11 месяцев назад +1

      @@Maria28832
      Maxah kadabeyey kacanki shah had run shegeysid ood dacad uhadleysih amah khabil ahan adan uhadley shag 31,somali waxa kudhacay oo shacab kih kacararan casimadih muqdisho ooy ugalen sawaxiligah iyo wadamad galadah u wadah carotene
      Bal sheh waxa kasaray dalkudih eey kudhashen ooy waxa kubartan ooy ku barbaran ineey kah cararan maxakuh kalifey sidas ineey yelan shacabkih daganah xamar bal sheg waxa kaceyriyey dalkudih somaliyed maria sosheg

  • @abiissa4710
    @abiissa4710 11 месяцев назад +3

    MaashaAlah waa abwaanad, fanaanad iyo majajiliste Alaha xifdiyo.

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 11 месяцев назад +3

    Mamo Somalia 🇸🇴 nimadukuweyntahay🎉

  • @ALI-em3me
    @ALI-em3me 4 месяца назад

    Masha Allah w u dhalasho lafta geela badha 💙💚🤍

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 11 месяцев назад +2

    Siyaad bare Allah janaddii fardoosa ha geeyo

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 11 месяцев назад +1

    Mashlh ilahay cimriga iyo caqliga ha kuu barakeyo

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 11 месяцев назад +1

    Waa" BURBUR HORSEEDAYAAL"

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 11 месяцев назад +1

    Allah ha ku xafido maamo qurux iyo maskax furan weye

  • @luulsharib
    @luulsharib 11 месяцев назад +4

    Waan garan wiilasheeda ilma isbariija 2 ayaa mataano ahaa
    Siciido dhiidhaco Mid qabay
    Xaawo xaaji Allow ku dhawr

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 11 месяцев назад

      Maya waad qaldantahay ilma isbariije mataanaha waa ilma abti waana ninkeeda walaalaheed ilmaheeda waa ilma cabduqaadir isbariije

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 10 месяцев назад

    Gabar kastoo tahey gobtaad ciishey xaal u gee

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 10 месяцев назад

    Gabarkastoo tagey gobtaad ciidhey xaal u gee illaahow ku xafid dadkeenana somali ey gar waaqsadaan godobtey galaan rabow garansii

  • @AA-vp8dh
    @AA-vp8dh 11 месяцев назад

    Mansha Allah edo sharaf afkaga caano lagu qabay ❤

  • @maryandiriye7544
    @maryandiriye7544 11 месяцев назад +1

    Waxuu yiri halgamaa ,Halgamaayow xaalbaanu ku siinay waa ragii burburka iyo dhibaatada noo rorseeday dhibaatada manta Taagan iyagaa ka masuul ah

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad 11 месяцев назад

      Waa run anigu reer puntland ahay. Mj jamhad aan waxba soo kordhin bey ahaayeen. Wado bey nagufureen.

    • @daarood9835
      @daarood9835 11 месяцев назад

      ALOW YAA IDIN OGAADA LAANGAAB TA PUNTLAND AYAAD TIHIN,WAXBA LA IDINKA WAYDIINMAAYO PUNTLAND GALGAN AYAY KU TIMID VIVA GEESIYADA NAFOODA NOO HURAY,GO AND EDUCATE YOURSELFS WIXII MJ LAGU HAYAY DOWLADII SIYAAD BARE.CAWAAN YAHAY

  • @asliahmed8232
    @asliahmed8232 11 месяцев назад +2

    Maansha allah eedo Xaawo great 👍 allaha ku xafido.

  • @ayaanyuusuf8428
    @ayaanyuusuf8428 11 месяцев назад +3

    Waa dadkii dawladii soomaaliya burburiyey alaw yaa soowaraysta kuwa qabriga kujira

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад

      Dalkan 1969 ayaa la burburiyey & 1991. Kuwii burburiyey & dalkan boobay baa maanta dad kale rabo in ay eedooda dusha ka saaraan. Iyagaana maanta u liita.

  • @bashirali4887
    @bashirali4887 11 месяцев назад +1

    Manshalah ayeyo a ale hakuxafido

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 11 месяцев назад +1

    Maa shaa Allah Eedo Xaawo Xaaji Allah haku dhowro

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 11 месяцев назад

    SIYAAD BARE HADUU NAGA TEGEY RAXAYSTAANU LAHAYNE WAA ROGMANEY BEY TIRI GAAL DIL GARTIISANA SII WAXAD UROGMATEEN INA ADEER XAAWO WEXEY AHAYD SIYAAD BARE GEESI GARYAQAANA BUU AHAA GUUDKA SARE GEEYEY SOMALIBUU AHAA LIBAAX GOBANIMADA UGARGAARA BUU AHAA GEBIGA DAAROODBA GEESIGOODI BUU AHAA WADNA KU GAFTEENE MIREHEEDI SOOW MAGURAN SOOW GAF IYO GOWRAC IYO GAAJO KUGUMA DHICICIN OSOOW WAXMA GARARATO GURIGAAGI KAAMA QIXIN OSOW KUMA GOOSAN GOOD IYO ABEES GUNGUME OSOOW GOGOSHAADI KUMA SEEXAN GOROYO DUMAR GAFKAAD HORE UGASHAY XAAWOOY GADAAL MAHELIN

  • @yveslaurent6582
    @yveslaurent6582 11 месяцев назад +3

    Great historical and intelligent patriot mum 😍😂😇🙏👌🇸🇴

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 11 месяцев назад

    Aniga kuwii magaceyga oo somali ahaa u badalay QAXOOTI halgamaa ma orankaro mana u ogali XASBIYALAH WA NICMAL WAKIIL

  • @zayidcumar3456
    @zayidcumar3456 11 месяцев назад +2

    Maamo haawo haaji hasan alle kuma cadaabo adiga iyo ninkaaga

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 11 месяцев назад

    Masha allah habo alaha ku barakeeyo aduun iyo akhiro

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 11 месяцев назад

    MAANSHAA ALLAAHU EEDO ILLAAHAY HAKU C MXIFDIYO HALGANKA DAA USOO MATEEN CALNKA IYO S HATAFTA SOOMAALIYEED ILLAAHAY HA IDINKA AJARSIIYO ADGA IYO XAAJIGAAGNA JANAFIRDOWSA ILLAAHAY HA IDINKU KULMIYO AAMIIN AAMIIN

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 11 месяцев назад +2

    Wcs woow good walahi MashaAllaah 💘💘💘💘

  • @naseebgade8885
    @naseebgade8885 11 месяцев назад +3

    🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️👍👍🌟🌟🌟

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 11 месяцев назад +1

    Ahahahhhh waxaa kubadan hadalkooda xarafka (DH)

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 9 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 11 месяцев назад

    Cajiiib
    Ileyn waagaa iljabiska waa jiray
    Duqeedu reer magaalbuu ahaaa hhhhhhhhh

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 11 месяцев назад +1

    Ar ayeeyday aqoonla'aan aa juxa heesaa war maamada taariikhbaa ka buuxdee ka reeb ilaahow caafimaad iyo cimri dheer ku sii

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 месяцев назад +2

    Juxa SSDF waxba kama ogeen BEENAALE NAHAAB AH ku qaraabta asalkiisa waa Sirilanka

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад

      Hadduu Siralankeysa yahay hadda muxuu kuu xukumay kaagana magac dheer yahay. Ma is leedahay adigaa Sirilankeysa dhab ah ?

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 11 месяцев назад

      ​@@NurAlaaNurkkkk somali qabiil iyo cuqdad ba ku habsatay kkk
      Juxa wa nin culus oo qiimo badan
      Mamadana cimri dheer iyocafimaad u rajeyn wbt

    • @daarood9835
      @daarood9835 11 месяцев назад

      ​@@NurAlaaNurLAANGAAB LAANGAAB DHALAY OO XANUNSAN AYAAD TAHAY

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 11 месяцев назад

    Waxan walagagudbay cafis iyo samax

  • @kamela775
    @kamela775 11 месяцев назад +1

    Isbarije ma cumar ba mise cisamaan kola xiise mahee

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga 11 месяцев назад

      Jaalle Cabdiqaadir Isbariije ( AHUN) Waar Reer Khalaf Waa Cumar, Wiil Hoog Buu Ahaa.............................Wa Laahu Aclam.

    • @kamela775
      @kamela775 11 месяцев назад

      @@AhmedJigga wiil hoog inuu aha wa oghay lkn dhanku jira ogayn mahadsanid

    • @user-sw6qj5nf7s
      @user-sw6qj5nf7s 11 месяцев назад

      Waa reer Khalaf

    • @mataanciiideed4046
      @mataanciiideed4046 11 месяцев назад

      اللهم أشفي مرضانا 😢😅😮

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 11 месяцев назад

      Sharafta magacooda miyaa kudhibayo xaasid ma aflaxo

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 11 месяцев назад

    Ssdf baa halkaa nadhigey. 1977 dagaalkii ethoipia. Markii aan kasoo laabeyney. 1978 kii amxaaradii noo keeneen

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 11 месяцев назад +1

    😊

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 11 месяцев назад +3

    Waa libaaxad mamadaan geesiyad geesi dhalay

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 11 месяцев назад +3

    Yuu lasoo halkamay ma dalyaani mise itiobiya yacni ma fahmin 😂😂😂😂

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 11 месяцев назад +3

      Cadowgii Ithopia
      Dalka u soo raacay

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 11 месяцев назад

      @@batulasmail8261 sax maxaa ka danbeeyay may is way diisay 90 jirkani

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад

      Cadow ka xumaa ma jirin midkii 1991 & 1969 dalkan iyagaa halkaas dhigay

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 11 месяцев назад +1

      @@NurAlaaNur Maya adeer kaa oo mahbar ahaa baa halkas dhigay lakiin maxad ka faaiideen kalkacyo.oo.baalaha laydiinka rifay ilaa.xamar

  • @ahmedmahamud1013
    @ahmedmahamud1013 11 месяцев назад +3

    Waxay leyihiin halgamaa xagee ka halgamey

  • @bashirali4887
    @bashirali4887 11 месяцев назад +1

    Cafimad iyo cimridher

  • @daarood9835
    @daarood9835 11 месяцев назад

    ILAAHAY HA U NARISTO ADEERKAY ABDULQADIR ISBARIJE .
    HABAYARTAY XAAWO XAAJI HASSAN WAXAN LEEYAHAY CIMRI DHEER HABO LANO LAANDHAARE OO MJ AH MAHAMUD SALEEBAN CUMAR BRITISH AH DAD LAGU FAANO ALHAMDULILAH.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 11 месяцев назад +2

    Bal waxuu halgan ku shegayo firiya kuwii wadanka dhibatadu ku jiro maanta baday ayuu halgan noga dhigaya maxay soo kordhiyen oon cadow inay diin dal iyo dadba ugacan geliyen aan ka ahayin kuwii soomaali dhibta ubilabay iyo kuwa dhibta wadan maanta kuligod RABBI ayaan ku dacweyney qiyamana waa haysana.

    • @HYSh2023
      @HYSh2023 11 месяцев назад

      Qafka damiirka leh ma qaato gardarada dawladii kacaankana waxay aheyad gardaro iyo in ay dadka duleyso Soomaaliyana iydaa burburisey sababtoo ah haddey noqon lahay dawlad dadkeeda cadaalad ugu shaqeyso oo kitaabkii Allah ku xukunto waxaan ahaan laheeyn dad Allah raali ka yahay oo ku nool nolol wanaagsan. Waxab qabiil yuusan eedeyn qabiil kale Soomaali dhamaanteed waxay ilaawey Allah subxaan watacaal Allahna waa na ilaawey ee aan Rabigeen u noqono oo danbi dhaaf wey dosans dhamaanteen.

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад

      Aamina cuqdad baa kaa guuxeysa kuna dilootey. Kuwii Soomaaliya iyadoo nabdoon xukunka boobka ku yimid ee kitaabkii Alle laabey dalkana shuuciyad ku maamuley, ragga & dumarkana yiri waa siman yihiin ayaa Soomaali godkaan geliyey. Kuwaasoo ahaa koox wada socata oo aan qabiil gooni ah aheyn, iskuna magacaabey gollahi Sarre ee kacaanka kuwaas dal & diin halkay kaga tageen ha la weydiiyo.

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 11 месяцев назад

      Subxanallah inta aan rabi udacwoon bal dib isu eeg oo qabiilka jooji iyo cuqdada caloosha iyo maskaxda kaga buuxda wbt.

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 11 месяцев назад +1

    Yaa fahmaya oo noo fasira hooyadani xikmadan ay sidii Daadkii Xaabaale Shubayso .

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 11 месяцев назад

      Maxaa laguu fasiraa ma talyani bey ku hadleysaa mise English ???? Adiguse Somali ma tihid Miyaa ????

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 месяцев назад +3

    Kani waa Ruufiyaankii SSDF Juxa waa jaahilnimo ayaa dilootey SSDF waxba kama ogeen

    • @Abdulkadir-vi6ue
      @Abdulkadir-vi6ue 11 месяцев назад +1

      War kaxishood mudane ditoorka juxa waa mutacalin ah waana halgamaa qudhiisu karti sharaf iyo magacba kuleh ummadda reer puntilang allaha xafido dhammaantood reer pl❤

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 11 месяцев назад

      @@Abdulkadir-vi6ue
      Waa Saaqid Ciro ceebaadba Ku taalo

    • @Puntland1
      @Puntland1 11 месяцев назад +1

      Juxa wa SSDF la hubo adiga jajus ah

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад

      Juxaa Jabhad Soo Jireen Ayuu Ahee ee Malahayga Mindha Adigaa Dhashii Ubaxa Kacaanka & Jaajuusyadii u Shaqeyn Jiray Ah.

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 10 месяцев назад

    Ma buuqa caashaqaan wali kugu furan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 11 месяцев назад

    Maxaa loo yiri reer mudugu jacayl shaqo kuma laha kkkkkkkkkkkkk waxay tiri arooskii la iidirsadaan uga tirinjiray

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 11 месяцев назад +1

    Juxa saaqadnimadii oo Qof

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад

      Hadduu saaqid yahay maxaa programkiisa ku keenay haddaadan adiga qudhaada Saaqidad aheyn.😅😅😅

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 11 месяцев назад +2

    Waxaasaa kaa faana inti wax leysay waa gob mar hadey magaca majeerteen yihiin
    Dhibaatada Soomaaliya heysata ilaa iyo hdda sow nimanki bilaabay ma ahan
    Cali yusuf ciidankiisi cayaarta ahaa
    C laahi Yuusuf ciidankiisi xabashida ahaa
    Goormey samawada yasl noqdeen???

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад

      Kheyr neceb Suldaankii Hobyood ee Gumeysi diidka ahaa & Aabbaha Federalka Soomaaliya & waxa hadda laheysta soo celintii astaan Qaranimo hurmuudka u ahaa ayaad wax ka sheegtay ee yeysan marada kaa dhicin afkana ku qaloocan.

    • @kheyrjecel58
      @kheyrjecel58 11 месяцев назад

      @@NurAlaaNur ciidanki xabashida iyo duqii madaxweynaha ka ahaa iyo adiga maalinka qiyaamaha hal meel isla jooga inshaa allaah

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk 11 месяцев назад

    Ayeeyo magaciisa ma u quuri waysay m siyaad maxaase ka dan beeyay itoobiya iyo imaaraad in ay kugu xukumaan boosaaso oo loo kala dhuuto ma ahane maxaad soo kordhiseen

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад

      Ethiopia & Imaaraad ma xukumaan Bosaaso, Gaalkacyo & Garoowe dadkii lahaa baa xukuma balse magac marxuumada in la saxo waa sax

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад

      Mida xigta Farxiya waxan waa Taariikh hore wax badan baa ka dambeeyey ee personal ha u qaadan adiguba reer Nugaaleed baad aheyd.

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 11 месяцев назад +1

    Duqdaan fankii mj beey wadaa waxay k a dagalamen mj. Oo kulmis u galeen .siyaad waa ka adgadey mj. Lakin malintii hawiyeh iyo isaaq bilabey in uu xasuuqo gabalkis dhacay oo laga adgadey xaqii baa jabiyey siyaad iyo faqashtiis dhibkii geystey baa ilaa hada jiraa .

    • @ciyaarciyaarmaa1
      @ciyaarciyaarmaa1 11 месяцев назад +2

      Qoraalka aad Soo qortay error ayaa ka buuxa, Soo hagaaji kahor intaadan MJ afkaaga qarmuun kusoo qaadin biiiiijo 😊

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 11 месяцев назад +1

      ​@@ciyaarciyaarmaa1waa rundiis anoo mareexan ah sabab doo ah duqdaan waxay moodaa 1977 in la joogo 1991 maayay iloow day faan dhafoor qiiq maxaa ka danbeeyay in xamar laydin ku niikiyo habar madaxii ku fariisaday xiligaas 😂😂😂😂

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 11 месяцев назад

      ​@@ayaanabdulkadir5363Ayaan haddaad mareexaan tahay qoraalkaaga hagaajin laheyd. Balse Ilka yar Mareexaan ismood ah ama Mooryaan MJ gaari karin oo aad ka maseyrtey midood baad tahay. Kacaankii aan barakeysneyn ee dalkaan kali talisnimada geliyey wuxuu ahaa mid loo wada dhan yahay oo aan Mareexaan ku gooni ahey ayagoo idil Shuucinomo, Eex & Dulmi shareecada Islaam diid ah buu ku dhisnaa.