Guddoomiye Axmed-yaasiin Sh. Cali oo khudbad dhaqaajisay quluubta reer Awdal ka jeediyey Boorama

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • Wararka iyo Barnaamjidka Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE waxaad kala socon kartaa website-ka Xisbiga KULMIYE oo ah www.kulmiyepart... iyo Baraha Bulshada oo aad oo si joogto ah uga heli karto Wararka Xisbiga KULMIYE.
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Khudbadaha iyo Wararka kale u gaar ah Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE waxaad kala socon gartaan degellada gaarka ah ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ku leeyahay Facebook iyo Twitter oo ah sidan hoose.
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

Комментарии • 15

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 6 лет назад +1

    Madaxweynaha Mustaqbalka
    Muuse Biixi Abdi💚💛

  • @xusenbedani5990
    @xusenbedani5990 7 лет назад +3

    walaahi waan jidhiidhcooda.toban ahmed yaasiin oo kale haddii ay somaliland leedahay hore ayeynu mari lahayn.aniga oo reer hargeysa waxaan qirayaa inuu.yahay.dadka uu qaranku .u baahanyahay .waxaanan illaahay.ka rajeynaya inuu igu simo ahmed yaasiin oo madaxweyne ka ah somaliland. anigoo beesha dhexe ka mid ah ayaan la jeclaaday inuu dalkan mar uun hog
    aamiyo

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 3 месяца назад

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.

  • @hasanabdi2529
    @hasanabdi2529 7 лет назад +1

    Hogaamiye dhab ah oo mustaqbal leh
    Oo aan been ahayn

  • @fuaadxuseen4942
    @fuaadxuseen4942 7 лет назад

    Waaa halyeey halyeey dhalay ilaahow daa Axmed yaasin sh Cali ayaanle

  • @hambargabiley1731
    @hambargabiley1731 6 лет назад

    Waa Run Anigo ah Muwaadin reer gabiley ah aad iyo aad ayey nafteeydu u jeceshahay waa halyeey Reer Somaliland ah waxaan jeclaa in Reer Boorama ay wax ku qataan Nolloow Axmed Yassin.

  • @mawlidshafec4571
    @mawlidshafec4571 7 лет назад

    Geeesi weeye walaahi

  • @arrehkahin2559
    @arrehkahin2559 7 лет назад

    Waa halyay dhalinyaro

  • @abdirahmanhajiosman6300
    @abdirahmanhajiosman6300 7 лет назад

    Waaka libaax

  • @nimcodaud2709
    @nimcodaud2709 7 лет назад

    Haldoor aan been ahayn

  • @hanaqadhorumarka1411
    @hanaqadhorumarka1411 7 лет назад

    Aad baan u hanbalyeynayna axmed yasin sheekh cali ayaanle wanan ku faraxsanahey laakin siyaasiga Reer Awadal in loo garto xil goormuu ka gudbi doonaa oo u han yeeley in ha la tartamina Reer Awdal wa ceeb bey inagu tahey
    Caqligu ha shaqeeyo Reer Awdalow

    • @daahirdhere197
      @daahirdhere197 7 лет назад

      Hanaqad Q wl waxad huri wayden hantidina o xiabiyo ku samaysan wayden, malaha WA gar ya ka badan re owdal

    • @farduuscali3625
      @farduuscali3625 4 года назад

      Geesi Geesi dhalay nolow intay nololi jirto

  • @daahirsancaani7362
    @daahirsancaani7362 7 лет назад

    lamood se noqon waa

    • @farduuscali3625
      @farduuscali3625 4 года назад

      Manshalla il iyo cawriiba lawa Mudane Ahmed Yaasiin