Maxaa kadhawaajiyay R. Wasare Xamze & Wasiirka Gaashaandhiga?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Комментарии • 115

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 8 дней назад +3

    xasan gaal usujuude iyo xamse med dowlad nimo waxba kama yaqaanaan axmad madoobena waa uu kaguuleysanayaa kooxda dalxaraashe wey jabeen alle hajebiyo allaahuma aamiin yaarabi aamiin inshaa allaah

  • @hadaandhanahay7605
    @hadaandhanahay7605 8 дней назад +10

    Laabdheere Runta usheeg qar iska tuurnimada Hamze in ay baroor kudan bayn waan garan hayay ,✍️✍️

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow9792 8 дней назад +2

    Well said. Allow ma u sheegtay!

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 8 дней назад +6

    Guul guul guul jubaland guul axmed islaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 8 дней назад +2

    Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 8 дней назад +5

    Ilaahey sinabada haku soodhameeyo waa labo wiil oo soomaliyeed waxa meeshas kudhiman xasan ayaa kama suula waxa kadhaca meeshaas

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 7 дней назад

    guuuul axmed geesi libaxyada jubalan jiro jooga guuul libaxyo🤲🤲♥️♥️💚💙🤍🔥💪💪🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🦁🦁🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪🇬🇲🇬🇲🦁🦁👍👍🙏✌️

  • @AwilBarkadle
    @AwilBarkadle 8 дней назад +3

    Hamze dad caruur ah waxba uma sheegayaan cidnka waxa meesha loo geeyay waa In dawalad cusub Jubaland ka dhisaan ayuu u diray Korneelka haystay isaga lahaa dawlad ayaan u dhisayna sidii iyagoo cidan siyaasadeed ah

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 8 дней назад +3

    Asc wr wbt Mr Jamac Galad
    Wa dhow nahay gambaradena wa ku fardhina , thnk U for shering

  • @dalfactv9356
    @dalfactv9356 8 дней назад +1

    Axmed guuleyso waligaa

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 8 дней назад +2

    Xamze waaba xayo waan kuwaas ciidan ma aheeyn mooryaanta la soo aruuriyey

  • @SiyatHussein
    @SiyatHussein 8 дней назад +1

    Jubaland guuul❤❤❤❤❤

  • @MalyunMahamad
    @MalyunMahamad 8 дней назад

    Gubaland waa laga gardaranyahaye alloiw guulee aamiin ( warhooy kuwa sooduulayoow joiga malagiini baagalaye

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 8 дней назад +2

    Waa in la Xasuuuqaa mooryaanta U.S.C. ee Duulaanka ku ah. Dowladda jupaland. ee lagu ururiyey Raaskaambooni.

  • @SiyaadGedi
    @SiyaadGedi 8 дней назад

    Jamac.saxib aragtid durante ah Axmad Madobe markastana wa waran dumps weyin Shi sheyeye you usheqeyqya

  • @SmilingMansion-us5jk
    @SmilingMansion-us5jk 8 дней назад

    Afgoye ayey shalay 3.12.2024 ayey control afjareen AS

  • @AliAbdirisag
    @AliAbdirisag 8 дней назад

    Xamse yahuud buu caye kir dhahay adi iyo wacaladoowe Yan nila xerin glad 🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶

  • @abdulkadiralinoor3112
    @abdulkadiralinoor3112 8 дней назад +1

    ASC midkoodna ma aha (Prime minister)
    Iyo wasiirka Difaaca Dalka.
    Labaduba waa HORGALO Uu soo
    Dirsaday HASSAN GURGUURTE.

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 8 дней назад

    Macno maleh Raisalwasare Xamse wuxuu marayaa wadadadii uu marey wiilkan edada u ahay ina Diano

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 8 дней назад

    Somalia 🇸🇴 guul

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 8 дней назад

    Xilkaa prime minister maa qaadi karno soomaalaay na ogaada anaku qabiil waxaan wadamo kala.gedisan degan butland xilkaa hala siiyo may dheheen reerkii.
    Mahadsanidiin.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 8 дней назад

    Xasbiyallah wa nimcal wakiil
    Illahow sharwadayaalka shartooda umada ka qabo.
    Tolow akhiradii miyey iloobeen
    Cajiib ma inaysan dhimanayn bay u qaateen. Illahow adaa arinta adaa u jeeda dadka masaakiinta ka badbaadi

  • @AliAbdirisag
    @AliAbdirisag 8 дней назад

    Xamse kuma yaqano Wana la wada xera All maamul goboled 1 wadan 1 madaxweyne

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 8 дней назад

    Xamar dowlada kama jiratee mooriyaan ay xamar ka soo masaafuriyeen ee ciyaal bac ka siida ah hana soo dulqaadaan hadeey ilaahay nabad ka doonayaan

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 8 дней назад

    Nin gumeysiga ethiopia ku hoos dhashey,ku hoos korey waa qof bahdilan.hadalkiisu waa dameer qeyliyey uun.

  • @luulsharib
    @luulsharib 8 дней назад

    HASSAN SHEEKH WAXUU RABAA SIDUU UU KURSIGAU JOOGI LAHAA LOOJOOJIN MAAYO WEEYE HADALKIISU
    KU DARSOO DAAROOD NACAYB BUUHAYAA
    MARXUUN KAYAGA WAX GACANTA UGUMA JIRAAN
    D5 HALA KACO
    MAJECLI AHMED MADOOBE BALSE WAXII LADAGAALAMA BAAN KA NEBCAHAY 💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @IshwaaqAbdulkadir
    @IshwaaqAbdulkadir 3 дня назад

    Ha jacaleso

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 8 дней назад +1

    Xamse war ma hayo waxa meesha ka socda Waa lagu danbaa bayaa xassan Qabyaalada iyo mooryaanimada kismaayo ugu duulayo ma dareemin xamse

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 8 дней назад

    Masagawaa geeya Adeer gabar Darood Walee inuusan Moryan iyo Aduub midna uur u yeelen

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar4894 8 дней назад +1

    adigu jamacow maxa kagalay adigu waxatahay amxaro galkal

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 8 дней назад

    Adeer jigjiga Iyo dhulkakkae oromada kaxoreey. Jasjuska madoobe armuu sii foraraa

  • @khadarsalehsaleh5323
    @khadarsalehsaleh5323 7 дней назад

    Jiritanka jubbaland waa muqadas

  • @haras2143
    @haras2143 8 дней назад

    Ciidanka Waa Ciidanka Qaranka Somaliya Waxayna Joogan Dhulka Jamhuuriyada Somaliya bal adu kaly celi!!!!

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 8 дней назад +1

    Jamacow xasan iyo kuwa lasheqeyaa waa serqansanyehen

  • @omarmohammed-ft3mk
    @omarmohammed-ft3mk 8 дней назад +1

    Ninyhw, afaara qabiil ma dowlada kugu dira, ciidanka dowlada dhulkey raban ayay Somalia ka hool galayn, sababto ah dhulka ithopian oo mesha udhaln jogn iyo Alshababka maka hadashid.

  • @Cadar49
    @Cadar49 8 дней назад +2

    Guul dowladeena guul Somalya Guul RW Xamze 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 8 дней назад +1

    TALADA. DOQONTU WATAAS CALAACALAYSA MAANTA

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 8 дней назад

    Axmed iyo xasan waa shabaab wana tuugo

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 8 дней назад

    Wasirka hagefin

  • @shalehmusa1715
    @shalehmusa1715 8 дней назад

    DEFENSE:Fighting with Alshabab REPLACING AMISON. JUST SAME WHERE THE PROBLEMS? DHIIGA KA HADALSIINAYO WALAALO

  • @Tayib-c1v
    @Tayib-c1v 8 дней назад

    Maadaa xaqiiqda noosheegaya

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 7 дней назад

    Jamacow ninkas xamse warkisa igadaa waa doqon dadkisa loo isticmalayo oo xasan ayaa dabada kaga jira balse xamse dadkisi ayu daab iyo rasas kuso wada kaas waa nacas ee halku kuu dambeyo ayan sugayna 😢😢😢shame one you

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 8 дней назад

    Kkkkkkk kala hadla walaahi waa niman waalan oo aan masuul ahay Adeer kuwii hore oo gurgurte horey u keenay kama duwana kuwii hore Allaha u naxaristo kuwaan sharciga ayey marayaan Adeer Axmad Wali waa Madaxweyne Abid ah

  • @bashirmaxamud-f4l
    @bashirmaxamud-f4l 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashirmaxamud-f4l
    @bashirmaxamud-f4l 8 дней назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 8 дней назад +2

    Geesi guul insha Allah will ✅️ 🙏

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 8 дней назад +1

    UMADA KA XISHOOD AHMED MODOOBE IXIGA HA U HADLIN CIIDANKA WAA CIIDAN SOMALIYEED DHULKIISINA WUU JOOGAA

    • @YasinSuuleey
      @YasinSuuleey 8 дней назад

      Waa ciidan beeleed ee huu haadna naga daa

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 7 дней назад

    JaMac qabil . Jamac afdukan.

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 8 дней назад +1

    Asc jaamac galad xamse waa doqon dadkiis loo soo istacmalay ee baroorta ha joojiyo isaga iyo xasan xabala qote ayaa dabada ka riixaya waxeey ka helmand waxba yanu naga siin

  • @raageegal7691
    @raageegal7691 8 дней назад +1

    asc wlle haddii ciidankan somali ay yihiin maxaa kala wareejinta ciidamada xooga la wareegayan maxaa loo geyn waayay muqdisho.baydhabo hiiraan ....

  • @luulsharib
    @luulsharib 8 дней назад

    Xaqiiq weeye warkaas
    Balse yaa ku maqlaya

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 8 дней назад

    WAR YEYSAN CAADHIFAD KU QAADIN CIIDANKU WAA CIIDAN QARANE LAKIIN HOGAAMADA IS HAYA AAWGEED YAANAN CIIDANKI QARANE SHARAFTA LAHA LAGU XAD GUDBIN.

  • @CabdiraxmanMaxamed-k8e
    @CabdiraxmanMaxamed-k8e 8 дней назад

    Qabiileyste wabyaaladii ku waaday kuma dhigto coyaalka iyo dumarka ushekeey😊😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanali9867
    @abdirahmanali9867 8 дней назад +1

    Raskanboni xamar 800 km ayey ujirta balcadna waa 30 km

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 8 дней назад

    Jaamacow xag jir ayadtahay

  • @cabdifataxyasiinaxmed
    @cabdifataxyasiinaxmed 8 дней назад

    xuduuda Adi mailaalineysit runta kahadal

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 8 дней назад

    Xamse DNA buu ubahabyahay inlagaqado waxaani cadimahan inlayskaqabto ayu ubahanyahay waaba cadaw jubaland igaarkey dumi haye aabo baarisana naasaga dhalay waayabe war ninkaanlahabaro dhiiga dadkisa u halulaya jubaland soo halku kasobaxay maahan cadaw jubaland ilahay ha badbadsho cadawgana allaha kaqabto mid shishe iyo mid sooko

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c 7 дней назад

    Hadaynu nahay degaanka Ethiopia ayaynu nahay , xaalada dalkan soomaalida dhexfhexxad aynu ka noqono

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 8 дней назад +1

    Beentaan aad afuufeeyso naga daa wariye sax ah hadaa tahay qabyaalada naga daa fiqi tolkii kama janatago miyaad na leedahay

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 8 дней назад

    Wasiirkagaashaandhigamarhorebuuciidandaarood ubadanbuushabaabkaugeeyeyooshabaabkiixasuuqeen

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 8 дней назад

    Asc jama galad

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 8 дней назад +1

    Ciidanka fadaralka ah baa badalaya tuug baa tahay

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 8 дней назад

      CIIDAN MAAHA QARAN ,WAA CIIDAN QABIIL ,WALI CIIDAN SAXA OO SOMALIA METALA

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 8 дней назад

    Daaroodo xasan shiiq waa idin naageestay xaqiiqdi

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 3 дня назад

    Galadoow wararkaada taariikh uyeel oo kudar markaad soogudbinee ma maantaa ma Seanad ka horbaa

  • @sewy8
    @sewy8 8 дней назад

    Jaamac Mengistu Gallad waxa weeyne nin dadka ku qalda filimka Soomaalinimada beenta ah , wuxuu dharka tuurta marka Ogaadeen la taabto, waryaa Axmed Geedo-Naar ha ku taageerin qabyaalad iyo Ogaadeen-nimo, Geedo-Naar waqtigiisii waa dhamaaday, dowladda Soomaaliya iyadaa leh ay Jubbaland cidda ay maamuleeyso go'aanka rasmiga ah ay ka gaadho, Kenya iyo Itoobiya marna looga talimaayo dhulka Soomaaliyeed.

  • @fardosokarkor2591
    @fardosokarkor2591 8 дней назад

    Qabiil kii ku qadey kuma dhigo waan dhageysan jirey lkn hada waa nacay

  • @maxamudcabdi2020
    @maxamudcabdi2020 8 дней назад

    Jamac qof kugu heysato malahan afayenka besha ogaden😂😂😂

  • @maxamudcabdi2020
    @maxamudcabdi2020 8 дней назад

    Radio reer warfaa miyaa halkan

  • @bashirmaxamud-f4l
    @bashirmaxamud-f4l 8 дней назад +1

    Asc

  • @AliHassan-si5me
    @AliHassan-si5me 8 дней назад

    Rufiyaan ogaadeena ayaa tahay oo wasaqa ah

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 8 дней назад

    CIIDAN KA MARKUU SHAQO QABANAYO WAAJIB CAD AYAA LASIIYAA DALKALA QAYBSAN CIIDAN QARAN MALEH AQOONLA AANTA DAWLADEED DHIBAATO AAN AHAYN MAJIRTO

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 8 дней назад

    adigu afqashuushle mawaad taageereysaa axmed qalbi madoobe oo 20 ku dhawayd xooga ku haysta kismaanyo waxay noqotaba axmed qalbi madoobe ama meesha waa loo nici ama waa laga wareejin

  • @HappyCherryDumplings-hg9no
    @HappyCherryDumplings-hg9no 8 дней назад

    Ciidanku sookii furfurayay jubaland

  • @haras2143
    @haras2143 8 дней назад

    Waana kugu qalad in Ciidanka Qaranka aad Moryaan ku tilmaamto Hadii Moryaan cid lagu tilmaamyo waxaa mudn qofka 12 sano ka badn 1 Degmo fadhiya!!!!

  • @mohamedare4448
    @mohamedare4448 8 дней назад

    Jamaac somalinoo baa kaa Wayne ahmed maadobe adiguu wàxaa tahay niin islaam somali daab ah; ahmed maadobe inuu nastoo bu baahan yahay

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 7 дней назад

    Labadas waa mooryanti xamar fadiday ee hada jubaland isku qaday anigu maqaran sababtah markasta aay dagal uun wadanka uu qaalinayan miyay naa xaal kaaleh shacabka uu hayn.
    Down xasan sheik iyo xamse waxad tihin qaas wadayal iyo mooryan 😢😢😢

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 8 дней назад

    Jaamac waxaa jira Ciidamo badan oo Hassan soo tababaray oo Hawiye ama Abgaala oo Jabuuti iyo Masar ka yimiday ama Ugandha Hassan waa Nin Buka wuxuu Qorshaha ku darsaday inuu Kismaayo Daarood ka qaado oo meel Hawiye hay noqoto waa markii 3 ee Daarood laysku dayay inuu Hassan ku duulo Puntland u gurmatay Loscaanood oo la garaacayo ayuu Ragii Ciidanka Harti kala jebiyay si haw Culayska Isaaq uga dulqaado ayuu lacag siiyay kuna furay dagaal 2 baad. Dawlada Hawiye ma rabaan Daarood inay dhulka ama Koonfurgalbeed oo ah meel Dayacan waxaa Hawiye ka taliyo.
    Ciidankaas ninka Daarood ee ku jira waa Xamse hala dilo Magtiisan Daarood ha isku dardaro Nin Daarood oo Hawiye ama Isaaq haku quusto.

  • @adarmuhammad2313
    @adarmuhammad2313 8 дней назад

    Walaalow ma waxkale ood qabatid maweysay wiilashaas waxaa loogu talagalay adigoo kale is ey soo qabtaan calaacal iyo cabaad iyo cuqdadina adigey kugu danbeyn ee iska aamus ama wax wanaagsan ku hadal nin weyn baatahaye

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 7 дней назад

    😂😂😂 galad cisiyo karamo halyey

  • @shh56726
    @shh56726 8 дней назад

    War iska soo sara moryant ee cabadka joojiya.

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 8 дней назад

    intaan dib ubixi maayaan waa lalaaynayaa cdanbana kama soodagi karto

  • @maxamuudqaalib8390
    @maxamuudqaalib8390 8 дней назад

    Wiilashaan ujeedkooda waxaa cadeeyey Hasan Ciraaqi oo aan lagabanin yirina waxaanu jubaland ka saaraynaa cad xun oo ku dhex jira isagoo xajisan waayey wixii loo soo diray ama uu qabayba

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 8 дней назад

    😂😂😂 DADKA BAHIYAHA GAARKA QABA LABADODA WAXKA BAAHI BADAN MA JIRTO
    WAA MARXUUMO MID DAMSAN XAMSO IYO TIKTOK OO US BURAASHA SIDI IN SARIIRLO WATO.

  • @issackabdullahi3895
    @issackabdullahi3895 8 дней назад

    Labo labadaada madhagasankaro block

  • @jirde1
    @jirde1 8 дней назад

    Warya nagada da calacalka Daroodow is musjiya oo gosta

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 8 дней назад

    Tolow raaskaanbooni ma cag dheer baaleh war dhulku waa dhul somali labada munaafiq ee gaaladu kala wada ta waa madooba iyo gurguurtee ayaa meesha isku haya anaa gaal ka kaaga fcn iyo anaa daacad u ah bey isku hayaan e sxb mid na ha taa geerin nin kii taageero waa munaafiq amxaar ah amma sawaa xili ah kaanbooni somaliga xorta ah baa leh

  • @bighearted4374
    @bighearted4374 8 дней назад

    Ninkaan waa munaafaq ahmed madowe hawada laku cuma ogaden ewalo kurdi ka ahaa somalia shacabka jubaland hada nahay sikastaba hanagu qaadatee waka xayubinenaa tuugaas

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 8 дней назад

    Xamse dhibka uu kumade iyo jubland u geystay mar dhow ka ma soo kaban karto waa ninka ceebeeyay ciidankii qabiilkiisa u tusay Somali ogaadenku ciidan kooda in aan dagaal ba lagu khaasirin oo abqo loo daadiyo iyo wax yar oo giraan galey ah war imaanka ala ka qaad sheelo ninkeedaa qarsado maxaad ka dhaxli burbuka jubalnd

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 8 дней назад

    M.sanid .

  • @ahmedjimale7588
    @ahmedjimale7588 8 дней назад

    Kkkkkkkk

  • @cumarcabdi2976
    @cumarcabdi2976 8 дней назад

    War taliye see camal xaamaaliyiin maxay badhaadhe ka qabanayaan

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 8 дней назад

    Kkkkkkk

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 8 дней назад

    Kkkkk

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 8 дней назад

    Ninkaan waa jaahil yaa dhageeysta lacag baa youtub laga sameeyaa ayuu maqlay miskiis warayaa jaamac waxaan iclaanka layiraa school baa loo galaa qaxooti luuqa jeeloow to indhacadeeys waxaba ku soconmaayaan

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 8 дней назад

    AXMED madoobe iyo kanya TAAKEERTA JAMAC

  • @Tayib-c1v
    @Tayib-c1v 8 дней назад

    Waar afka axmadmadoobe jooji

  • @AliGure-iz5ft
    @AliGure-iz5ft 8 дней назад

    Waryaa iska aamus qabyalist xun baa tahay.

  • @alimnur3432
    @alimnur3432 8 дней назад +1

    Baahal qabyaaladu dilatay aatahay ee RUclips isaga bax.

  • @Salamin77
    @Salamin77 8 дней назад

    Nijmankii ciidan ma waayeen waa kii Xasan lacagta qaybinaayey. Iska dhiciya mooryaanta.waa maxay calaacalku dagaal baad u timaadeen wax iska dhiciya.

  • @abdirahmankablow3438
    @abdirahmankablow3438 8 дней назад

    BaqBaqle,youtuber