Waa wax laga Xumaada & Fadexad Qaran Waxa Raskamboni kadhacay!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2024

Комментарии • 86

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 Час назад +1

    WAA LAGU DIGTAA RUUX HADUU KUU DARAAN JIRAYE. BAL DAYAAY XASAN DHIIQO iyo CADOWGII WAA KUWAA SII DABAYSHADAYE.. guuuuuul Seyid Axmed Islaaaaaaam idankaallaahu weligaa + Jupaland.

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 Час назад +1

    Maashaaallaah guuuuuuul Jupaland Forces idankaallaah❤❤❤

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 2 часа назад +5

    Qaranka soomaaliyeed xaguu joogaa

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 2 часа назад +3

    Salaan qaaliya jama Galad Geesi geesi dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin kahabay kulis hooskasii 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 часа назад +4

    Xasan dhiiqo fahad canadho weeyane baa jilaafo u dhigay nabar iyo naxadin oo kominatiga sida loo qoro baa la shaqo galiyay wax yeeraayay waa sawaxan ah adigaa yaabi

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 2 часа назад +2

    Xninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibeeysaa Xasan Dameer awalba dowlad wax uu ka yaqaaney malaha waa eey eey dhalay. Reer Jubaland guuleeysta ❤❤❤

  • @maxamedahmedshiil9701
    @maxamedahmedshiil9701 2 часа назад +1

    Allaha badbaadiyo Soomaaliya Xayawaankaana Dadka & Dalka Allaha ka Qabto

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Час назад +1

    VIVA JUBALAND

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 Час назад

    Daa daa Ha Jabeene. Waa Cadow. Xasan dhiiqo.iyo Kooxdiisa U.S.C ee Bilaa Caqliga ah. ee Calooshii u Shaqayste Xasan dhiiqo. Horsocdo.

  • @seed3966
    @seed3966 Час назад +1

    Asc 🫵🫵🫵. war jaamacoow maad saaxibka xasan maxamud umada kaqabatid waxani waa caqli dameere maan gaabnimo lama arak runtii ayadoo dalkeyna cadow meel walba kasoo galaay allaah dal ha idin dhaafiyo 🫵🫵🫵

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 Час назад

    Jaalle Ogaadeen soo sidii aad rabteen ma idiin noqon oo dalkii Soomaaliya magac xumo aduunka oo dhan kuma dhicin. Axmed Madoobe waa al cadowga Soomaaliyeed oo weli Amiirka uu u yahay kuwa isku qarxiyo shicibka Soomaaliyeed soo kuma wada farax sanidin jaalle Ogaadeen waanu idiinku hambalyo❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @seed3966
      @seed3966 54 минуты назад +1

      👉🫏🫏🫏 Waa nasiib darro umada somaliyed ku habsatey ayadoo meel walba cadow ka cunaayo in muqdisho laga qaado wiilashi al shabaab iyo cadowga somaliyed ladagaalami lahaa ina suuban inuu somali kale ka horkeeyo waa caqli dameer weeye uf 🫏🫏🫏🫏

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e Час назад +1

    Cawana xasan qoslaye wax a ubaryaya Abay Ahmed omarki horana laha ila aykanaqoto hashiiska sland adla gashay kanaqoto ethopia cawana walafadhiya Abay Ahmed baryotanka xasan qoslaye

  • @CaliAwowa
    @CaliAwowa 2 часа назад +2

    Illaahay ayay mahad dhamaanteed usugnaatay

  • @SiyatHussein
    @SiyatHussein 2 часа назад +1

    Jubaland guuuul❤❤❤❤

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 31 минуту назад

    Jamac waan kusalamay mujahid salaan kadib waa wax aan filaye guusha geesiyada soma jeestayaha ciidankena jubbaland oo hore ayaa usheege inee go doon yihiin mar aa barnaamijkaga aan kadibte jubbaland guusha way la dhalate guul jubbaland ❤❤❤guul ssc❤❤ guul puntland ❤❤

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt Час назад +1

    Kajoog kajoog kajoog
    inteen laheyn xasanow

  • @dariilahayiiguraac8976
    @dariilahayiiguraac8976 2 часа назад

    Waan jrclaa xasaan iyo xaamse marxuunka uu donayay inuti ku duul layo dadkisa wan jeecla inuti siixun ujaabo waliba inlaqabto oo maxkabaad jubaalan aah ladotaago .
    Hadaba jiimciihi aya soodhoow ee hakaso quududo wan sugayna waxa uukuhadlo ee ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luulsharib
    @luulsharib 13 минут назад

    Ha Jabo Hassan
    He doesn’t care anything else but his own!!
    Daarood haday hada isdifaacin we are next !!!

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 Час назад

    masha Allah
    one love somali

  • @Cabdulqadir22Maxamud-xz9sf
    @Cabdulqadir22Maxamud-xz9sf Час назад +1

    Fahad qudhmuun iyo farmaajo danbas ayuu maqleh xasan dhiiqo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Час назад

    Xassan meel xun Allaha dhigo
    Soomaaliya got ayuu ku raday

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 Час назад

    Xasan dhiiqo. Waa in sidag daga isku casiila. Kalitaliyaha.meel xuun ayay maraysa somaliya

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e Час назад

    Alleyleh e xasan qoslaye wafashilmay macidanki laxeysinjiray emagacyada xayawanka lobixinjiray aya cawa lale yahay qaxoti Kenya lagadhigay dhadhab i
    Skaxadiriyey wow

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 2 часа назад

    Dawlad federal ah maahee,
    Waa Dawlad fadare ah,
    Xasan-baahane, ceeb u joog,
    Badar iyo Beeso,
    Waa in waddanka laga badbaadiyo.

  • @CabdiYare-y5f
    @CabdiYare-y5f 2 часа назад

    Waa ihaano

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 2 часа назад

    Allaahu akbar

  • @MuktarMumin-c4x
    @MuktarMumin-c4x 2 часа назад

    Shali adairi laua

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 часа назад

    Colol.xumad.&ceebta.xasan.xamse.madoobe.musiibo.hakudhacdo

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt Час назад

    Xasan gurguurte
    Ha is casilo
    Marki horu khaldanaa
    Walina waakusii socdaa khaladkiisii
    Arinkan ceeb 500 sano dambe kaa hareynin weye

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Час назад

    Xasan sh bye bye 😂

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 часа назад

    Eeykii Gurguurte ahaa iyo maleeshiyadiisa xaalkooda waa sidaan

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 2 часа назад

    Qoxootiga dhadaab ha iskadhibeen group 5 halooxareeye

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt Час назад

    Waxakalo ceel kudhacay
    Manta rajadii kaqadista cunaqabateyn ti hubka
    Madama hubkii dowlada lagu aaminey u isticmalay arimo iyo dano gaar ah
    Please Hassan gurguurte is casil

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 часа назад

    Xasan waa cabal reeks buu aaminay ayagaa dawlada jabiyay ku Wii watay baa khiyaanay water aan aamin lahay

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Час назад

    Axmad geedanaar waa jabhad ka soo hor jeeda dowladiisa...

    • @AbdifatahHassan-l6y
      @AbdifatahHassan-l6y 53 минуты назад

      Maar mooyee wax kale ma faham taan cawligii waa hore idinka suulay

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 43 минуты назад

      @AbdifatahHassan-l6y Axmaaro ha ka ceshado dgagax-buur waa meeshii uu ku dhashaye ina geeda-gooye..

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 часа назад

    ❤wcs ❤

  • @LegendJimleothman-p8l
    @LegendJimleothman-p8l 2 часа назад

    Waa nasiib darro in ciidamadii somalia siis noqdaan oo ay qoxoonti noqdaan subxaanallah

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 2 часа назад

    Mashruuca burburinta soomaaliya ee xasan dhiiqo iyo axmed dhuxule ku heshiiyeen

  • @SofiaAhmed-ij9js
    @SofiaAhmed-ij9js 2 часа назад

    Asc qarankaad sheegaysaa muxuu yahay meesha waxa ku dagaalamay laba dowlad goboleed..waxa kaliya aan ka xumahay doqomada darood ee meesha ku dhintay😮😮😮😮

  • @burhanhussein3135
    @burhanhussein3135 2 часа назад

    Xassan SHekh haduu ku haray wax dareen ah xilka ha iska casilo.

    • @maxmuud317
      @maxmuud317 Час назад

      @@burhanhussein3135 axmed MadooBe ka waran

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 2 часа назад

    War qaran soomaaliyeed majiro ee waxaa jira qabiilo somaliyeed mana jirto dowlad soomaaliyeed gurguurte warkiisa waa cad yhy waa nin qaba naceyb daarood caana ka lis dheh

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 часа назад

    Mw HSM carurtisa ayuu dalka kusiidayey ma jirto wasarad madax banan oo shaqadeda qabsata ciyalkas ayaa Ciidanka xoogga dalka iyo golaha wasiirada xukumo majirto nidaam lamaro bal hada qorshaha dowlad ay raskanboni Ciidanka kugeysey iyo madaxdii oo mel kast kashegey wala kala adkaana yaa oo dowlad dii somaliya tabarteeda ma intaas baa

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 часа назад

    wariye waa kuu hambayeeyey mar haddaad garatay in masaajidka Xasan kasoo hadlaa yahay masjidu-diraar.
    Midda kale waxaa nasiib wanaag ah in Xasan xumaanta ku aasan ay soomaali ku baraarugtay iyadoo layska difaacikaro , bal kawarran waxaas oo aad ugacangashay adigoo uu sacaboolay kaa dhigay inta hubka kaa uruursaday!!!!!!!

  • @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr
    @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr Час назад

    Kkkkkkkkkkkkkk ceeb caleyk

  • @RAYAANXAAJI
    @RAYAANXAAJI 2 часа назад

    Waxaas waxba kamajiraan anagaa xaqiiqda hayna sidey kudhacaday walal iskasoosax

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 часа назад

    JAAMACOW MEESHAAN CIIDAN MAJIREE WAXA ISLAYNAYAA MALEESHIYO BEELEED IYO CALOOSHOOD USHAQAYSTAYAAL , EE ADIGAA DIMIIN AH OO AAN KALA AQOONIN CIIDAN QARAN IYO MAGAC BEEN-ABUUR AH

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 часа назад +1

    Guul.Cidanka Jubaland qalimo Gojacade 2 aya dhacday manta

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 4 минуты назад

    Waxas waxa iga galay malahan aader waxa ka qatay dhalasho kale Kenya mahane haday raban Israeli ka isku dhiiban haday raban adinkay idin tala la kala safna qabil dartis Sweden ha nolato aader🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e Час назад

    Somalia dowlad kushega aheyd cawa wasiir gashandhig a aya cawa qaxoti lagu xareyey dhashab

  • @jamalahmadbadani3890
    @jamalahmadbadani3890 2 часа назад

    Asc jamacow ayaan daro kawayn majirto ciidankii cadawga somali yeed dfaci lahaa oo lasolugo yay oo talaxumo meesha dhigtay

  • @mohamedidirisducaale8190
    @mohamedidirisducaale8190 44 минуты назад

    Iyaaa saanaa hayeey Xasan iyo abiy Ahmed waa heshiiyeen hadaa war yaalaa is adkeeyay sxb 😂

    • @abdullahisaid316
      @abdullahisaid316 12 минут назад

      Sanad kufaraxsantahay in cidanka somaliya iyo sarakisha ey kenya qaxoti kanoqdan qoryaha digan etobiyana somaliya laga ibiyo hawiye inusan soomali aheen wa cadeseen oo calibesten atihin dad maangaab ah oo cadow ku ah soomaliya inshaallah waxey noqoneysa darood iyo raxanweyn iney dalkan uso haran dalkan isaaq iyo hawiye la deledo insha allah magac xumado somaliya waxa ukena ama hawiye ama isaaq

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 2 часа назад +1

    Sawirka waqtiga la qaaday calaamad suaal kor saaran? Tuutaha noocan ciidanka dowlada ma xidhna

    • @ccasiisismaciil8406
      @ccasiisismaciil8406 2 часа назад +3

      Sikastaba ha,ahaate ciidanki
      Raas kaambooni lageyey
      Shaarubaha lagu qaatey cagta lamariyey walhi aniga yaabey

  • @ahmedhosh8423
    @ahmedhosh8423 2 часа назад

    Xs waa madaxa shabaab waa markii labaad u jabinaiyo ciidanka, xamarna waa diirtey oo dhulkii oo dhan waa cunay

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 часа назад

    Abiy iyo itoobiyaba 2 sano aya laga qaban hayay cidanki fadaralka itoobiya e Abiy

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 2 часа назад

    xasan dhiiqo wuxuu kamacaashaa bahdilka ciidamada qaranka

  • @ahmadfarbaruur3979
    @ahmadfarbaruur3979 Час назад

    Xasan wuxuu doonayaa inuu ciidanka dabar gooyo +++++++

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 Час назад

    Anoo somaliland jooga wlhi caloosha iga xanuunty ceebta halkaa ka dhcday

  • @luulsharib
    @luulsharib 36 минут назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Abdulahi-n2y
    @Abdulahi-n2y Час назад

    Daawladi.kuma..duulsho..dalkeeda..ee..ues..ayaa..ku.duush..dawlada.jubolaan

  • @mohamedidirisducaale8190
    @mohamedidirisducaale8190 42 минуты назад

    Waadba ku faraxsan tahay hadalna waa kii horay aad utiri sxb

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 часа назад

    Sanbalooshihii qalbi dhagax dhiibay markaa iska dhaadhiciso inuu wadan u shaqeynayo waxaan oo kale ayey kuu keentay. Xasan iyo dadka Ku meersan Cid ay kaa neceb yahiin ma leh. Nin walbaa dhulkiisa ha ilaashado, khiyaaliga run yaa loo qaadan.

  • @BashkaLibaax
    @BashkaLibaax Час назад

    Xasn.caruur..xasan.cawan.xasan.cilaj.xasan.munaq.xasan.moryan.xasan.xasan.mujrim.xasan.bakhti.usujude.xasan.burdanana.xasan.bahane.dalka.iyo.dadkaba.ale.hakaqabto.umada.sharkaga.ugaraysato

  • @bby6
    @bby6 Час назад

    Hassan munaafaq wa u ceebobay inte labaryayey runti

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 2 часа назад

    Cabaadka jooji wariye Galad labada nin ee dhamaynaya dhalinyaradii wadankeena soo maaha kuwii in ka yar 3 sano aad dabadhilifka u ahaydeen idinkoo qabiil ku taageeraya Axmad madoobe oo uu dabada ka riixayo xasan sheekh aadna kaga hadaaqayseen chanalkiina daljir Farmaajoow vilada ka soo bax qabiil baad u qaylyayseen maantana waxaad noqoteen dawarsato dariiqay ku colowdaa dawarsato ayaad awalba ahaydeen.

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 2 часа назад

    Jaamac oromo waxaa ku tuseynaa inaan idin wasno adiga iyo waxii lamid ah kismaayona aan kuu dhaanteeyno

    • @cabdimalikshafi3636
      @cabdimalikshafi3636 2 часа назад

      caac dhaan tada ma afkaaga qadhmuun baa yaqaan

    • @abdulwahidmohamud-s1n
      @abdulwahidmohamud-s1n Час назад

      😂 iswasa faqash 😂

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 Час назад

      @abdulwahidmohamud-s1n iidooroow markaadaan kuwasaynaa ee hasugi waayin

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 Час назад

      @@cabdimalikshafi3636 waad arki doontaa, hadaan kismaayo kuugu imaan waayo kabteeyda nin raga kuma jiro

    • @abdulwahidmohamud-s1n
      @abdulwahidmohamud-s1n Час назад

      @@Geesiga1 weligayba anaa Wasa faqash daaquud ,siilkaaga so sawir