War deg dega ciidanka Anaga ku Amarnay inay Kenya Qaxoti isku dhiiban!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 72

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 Час назад +3

    Sheeko caruureed !!!!!! ma xishoode ciidan ka qaxootiga Kenya codsaday,cebeey tacaal,Waar is casila fashilkeena.

  • @musseabdullahi385
    @musseabdullahi385 2 часа назад +6

    Guul Jubaland
    Xasan gurguurte iyo maleshiyada usoo diray hadhacaan waa
    Maleshiyadi islamaha xamar badhan jiray iyo bajaajyada oo lasoo Afjaray

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 Час назад +3

    War heedhe Jaamcaow walale Waxakan dowalada maha ee waa maafiyadii morayanata aheeda ee halakeya soadanaba afaka ayaa lanibina Inasha Alaah

  • @ahmedelmi4884
    @ahmedelmi4884 Час назад +1

    Great Journalist! Well done

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 Час назад +2

    Ma xushoodaan waxy rabaan bay ku haddlayaan ceebtooda iyo waji gabax ku dhacay weeye.

  • @MahadTahlil-z8g
    @MahadTahlil-z8g Час назад +2

    war wasiirku wax uu ogyahay ma leh waa dhiig yacab beenlow ah meesha dawladda xasan dhiiqo dawlad maha ciidanka kenya galay hubkii waan ka qaadnay hadaanu keenya nahay maxkamadda ayaa la soo tagayaa

  • @TayoTiigsi
    @TayoTiigsi Час назад +1

    Gobta ayeey markasta guushu raacda guntana weey jabtaa guula jubbaland.

  • @abdidiirye
    @abdidiirye 2 часа назад +3

    DADKA SAAS U FAKARAYA BAAN DOOWLADNIMO KASUGAYNAA DALKEENIINA XUKUMA. WAX UU KULEEYAHAY ANAGAA AMRNAY IN AAY KENYA GALAAN WALLAAHI WAXAAN JOOGNAA ADUUN DADKII AAN WAXBA LOOTIRSAN JIRIN AAY NOO HAYAAN TALADII JIMURIYADA FADARAALKA.

  • @fmohamed5930
    @fmohamed5930 Час назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣qoxooti aa Alla beerka

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 3 часа назад +10

    Ciidan qaran oo lagu heshiiyay kama jiro somalia xaafad waxay xaafad ugu duushaa waa xasarad

  • @guledsm
    @guledsm 2 часа назад +1

    Wariye Qaran. mahadsanid.

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 2 часа назад +1

    Thanks bro

  • @AbdulahiAbdi-ns8eg
    @AbdulahiAbdi-ns8eg Час назад +1

    Waxan qudhunka warqadooda nagaa taha hano akriyin

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 часа назад +2

    Jahilkan lagu sheego Wazir kusheega Gashandhiga Jamac magacabistisa waxaa kadampeyay Rw Rooble Bahane isaga Mahat Gawanle Xilwarejinta HSM iyo Farmajo oo socoto,Inkastoo kuwa kale ee magacabaan aan Aqoon wadaniyad midna loo marin balse Tiktok waa shaqsi loo igmaday Dabar gooynta Cidamadii lasoo dhisay oo HSM munafaqa lagu hungobay kuwa lataliyaal lagu sheego Kuwa moryaanta labada Golle BFS hogamiyo inta eey dalka joogaan Cidamo Somaliyeyd oo jiri doono Mamulo iyo DF oo wada Heshinayo fili maayo.Allaha weyn tisa waa gooni.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 часа назад +2

    Somalia ciidan qaran malahan waayo dadka isma aaminsana.
    Marka intii lahelayo nidam laysku aamino waa in ay xafad xaafad kale.
    Siloo kala helo amaan

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 2 часа назад +1

    Taariikhbaa maanta qorantay kol hadii xeryaha kaakuuma laga saaray hawiyihiiii

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 часа назад +1

    Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi xasan waa fashilmay

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 2 часа назад +2

    JAMACOW W. TIKTOK WAXBA WAKHTI HA ISKAGA LUMIN IQ KIISA AYAA AAD U LIITA WAXASA W. GAASHANDHIG SOMALI U AH QABKI SOMALIYA HOOSBUU JIRAA

  • @abdidiirye
    @abdidiirye 2 часа назад +1

    HADA KAHOR WAXAA NALOOSHEEGAY HASSAN SHIIKH MOHAMOUD IN UU DAL SHISHEEYA UU QANDARAAS UGA SOOQAATAY IN UUSAN JIRIN CIIDAN QARAN SOMALI LEEDAHAY UUSAN JIRIN ABID,WARKII MAANTA WAA II MUUQDAA.

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 2 часа назад +1

    Caqlixomada dawlada waxa kadaran benta

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv Час назад

    Aaamin Aaamin yaarabi ✅️

  • @FarahabdimuseFaraxmadobe
    @FarahabdimuseFaraxmadobe 4 минуты назад

    Alla ceeb weyna inallillahi wa ina illeyhi rajucun warmu iska amuso

  • @seed3966
    @seed3966 5 минут назад +1

    Asc 👉 jaama waa xasan saxiibkii weeye ee meel walba oo khalad ah garab taagnaa weeye hadase midab kale yuu yeeshay ✅✅✅

  • @bby6
    @bby6 3 часа назад +1

    War sow tay lahayen Ahmed hala so qabto waxan warkoda hadhagaysan wa jahilin an aqoon system dowladnimo

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 6 минут назад

    Subhanallah Somali waxba ka qaldan iyaga la isku mashquliyay wadankina wa laqatay war odayashan gabobay dan kama laha Somalia dhalinyaro isku tashta wadanka ilashada waxa laraba inla keno wadanka shitopian & bantu fara badan 😢

  • @seed3966
    @seed3966 10 минут назад +1

    👉🫏 Xasan maan gaab wax kasta uu sameeyo wixii kale waa kaliita uf caqli dameere ninka maanta yidhi xoog baan wax ku muquuninayaa waa dhaqan munaafaqle 🐃🐃🐃🐃🐃

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 20 минут назад

    Walaahi Si Gobonimo leh Ayaa u hadashay in Wiilashaa Lasoo Dhaweeyo la Wanaajiyo

  • @bby6
    @bby6 3 часа назад +1

    War kuwan dowladnimo ehel uma aha Hassan qabuure faagte iyo teamkisa runti

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 2 часа назад +1

    Waxani dawlad ma aha😂😂😂😂😂😂😂

  • @idrissdiriye2474
    @idrissdiriye2474 3 часа назад +1

    Kkkkkkkkkkk Hassan sheikh wadnaha kuistaag Somali weyn wad cebeyse

  • @maxamedahmedshiil9701
    @maxamedahmedshiil9701 2 часа назад +1

    Asc War Galadoow Dhibka Maanta Soomaaliya ka Taagan Ma Ogtahay ineey ka Danbeeyaan 2.da Nin ee kala ah Axmed Madoobe & Dani Dalkana aay Ayaga Gacanta Ugaliyeen Xaaraamiga Weeyn ee Xasan Gacantaagte ?

  • @MohameddekNouh
    @MohameddekNouh 2 часа назад +1

    Ninkii hasha dawga kaga dhimatay wuxuu yidhi Halkan markay maraysay (Yaa Yax yidhaahda)

  • @luulsharib
    @luulsharib Час назад

    Very shame walahi😢

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u 16 минут назад

    Jamacow nala socodsi waa caawinayo fadlan

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 3 часа назад +1

    Xasan MUNAAFAQ oo masajidka wxu ka shegay
    Caawa TIKTOK ma beeninkaraa?

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 часа назад

    1 Dowlada dii sheikh shariif
    2 dowlad dii mw HSM
    3 dowlad dii farmaajo
    Dowlad dii mw HSM aa hada
    4taas muda xileed waxay Jubbaland ula dagaal laman una burburiyan waxay difacayan khawarij ta j/ hoose haysato lama ogolo in dalka laga xoreyo wayo fadaralka markasta Ciidanka Jubbaland ayuu burburiyaa isku diraa dhaxdoda kala furfuraa ujeedku waxa weyo yeysan aboodey sanin oo qabsanin Jubbaland oo dhan Jubbaland marka ay khawarij ta jab xoogan ugeysato fadaralka ayaa dagaal kuqado oo kala furfurto mamulka iyo Ciidanka ba kal fururta iskama dhihin hadalkan aa waxaan ahay xog ogaal usotaag naa mudadas dheer kana shaqeynayey arima ha amaanka aa Jubbaland markhatiga nool

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 Час назад

    Jaamacaw Walaal dadkii somalyeed cudur qabyaalad la yidhaa baa ku dhacay, dhiiga bay ka gashay. Kuwas ha dhegaysan ee noo soo gudbi waraka runta ah ee jira sidaad iskugu taxalujiso but naan ogaano wixii xaqiiqa. Xasan munaafaq iyo qaar ka mida wasiiradiisa waa khaayin wadan.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 часа назад

    Sida warsaxaafadeeku u qoran yahay waa sida umada somaaliyeed ay u la dhaqmaan nimanka villa gala manaxayaasha noqda marka la aamino iyana ku dhaqaaqa sharci ku tumasho musuqmaasuq burburinta waxa umada u dhisan oo ku shaqeeya eex iyo sadbursi.

  • @abdullahimaxamed5581
    @abdullahimaxamed5581 Час назад

    Jaamacow adeer wiilasha taliyihii abaandulihii iyo xamse udir wiilasha seerka galay iyagaa keenaye

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 часа назад

    Mesha sfcn ayaa gacmaha la isku galiyey manta Wle xasan garguutheh Iyo axmed dhuxul wxba isma itaal dhaaman Wle

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 58 минут назад

    Saasaan rabaa 🎉😂

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 53 минуты назад

    Waxaa wax lalayaabo ah umada somaliyeed ee iskahoos fadhiya xukumad munaafaqadaan kashaqaysa

  • @YaasiinJaamac-g4l
    @YaasiinJaamac-g4l 42 минуты назад

    Soomaliyeey.warkakaccaay.warmaxaad.eeganaysaan.dalkii.meluumarayo.maxaadsugeysaan

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc Час назад

    Wax lagu farxo maaha wiilal bilaash kudhimanaya

  • @Nurjabir.
    @Nurjabir. Час назад

    Pm hamse xilka walaga qadaa nin digil mirifla ah somali dhab ah ba pm laga dhiga kismayo waa hooyadi somalia xoog aya lagu so celine axmed awood isticmalay kenya wadato si dowlada lo fashiliyo sharci ka yal axmed in dil ama xabsi sugayo😂

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 Час назад

    Ogaadeen + Abgaal=0

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv Час назад

    Been cad weyn tasi ee allow naga qabo xasan sharkoda aaamin

  • @AbdulahiAbdi-ns8eg
    @AbdulahiAbdi-ns8eg Час назад

    Kkkkkkkkkk qosolbadana

  • @rashkamire2584
    @rashkamire2584 2 часа назад

    Sorry jamac Jajus Iya tahay

  • @ahmedgure4265
    @ahmedgure4265 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤kkkkkkkk
    Jubaleen
    Maxaakuugeee cajab

  • @wardiabdulle7082
    @wardiabdulle7082 35 минут назад

    Caac iyo been CBB 😊😅😅😅😢😢😢😢

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i 2 часа назад

    Subxaana laah

    • @AbdiNasir-n5h
      @AbdiNasir-n5h 2 часа назад

      Subxana llah war gur gurte saw kama ilboxo wazir raxan wayn ah
      oon wax khibrad cidan ah lahayn,
      oo xatta waxay ku hadlayan iyo macnihisa tona Aan fahmayn, laba Kun iyo sadex iyo tobankii ayey ahayd marku dagal Kano kale ah
      ka oogay kismayo kana kale oo wazarad gashan dhig ku magacabana uso adegsaday
      wixi ka dhacayna wa la oga ila markey jaben ay is wada dhiban
      Maca wazirkodii gur gurte so adegsaday...

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 2 часа назад

    DALXOOREYE SO DIGI NA LAHAA O FARMAJO CEYN NAAYR 😂😂

    • @fadumomuse9591
      @fadumomuse9591 2 часа назад +1

      xasan dhiiqada u sheegi jiray ayuu dhex dabaalanaya

  • @kilastube
    @kilastube 2 часа назад

    Haday badbaadinayan maxay ugu Doreen ras kamboni kkkkkkkkk malaha wii sarqaansanaa wasoorku

  • @mahamedhassan1657
    @mahamedhassan1657 2 часа назад

    Cayaaru waa gelin danbe dowlad hadii ladiido ninkii lagumeesto hala arko

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 2 часа назад

    Been badanaa dhiiqo guruub maxay diyaarada ugu gurayeen haday caqli leeyihiin dadka ka xishooda

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 часа назад

    Uwaregin

  • @caashacabdi9016
    @caashacabdi9016 Час назад

    waaruntaa wllo ninkii kanixi hakanaxo iiwad sheekada

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 часа назад

    Dacaayada raqiiska ah iska jooji. Marka aan fiiriyey ciidamada isa soo dhiibay ayaaba been guur ahaa oo qayaada oo watay Axmed Madoobe ayey ahaayeen ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed wiilil aad u vadan ma ahayn ee ciidamada Jubaland ee isa soo dhiibay ayaaba marka ciidamada dowlada Soomaaliyeed la soo weeraray aagii dhan waxaa faarijiyey ciidamada Axmed Madoobe oo waxaaba ay arkeen ayaga oo kaligood taagan waa shirqool loo ma leeway ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Axmed Madoobe baal nadow ayuu just qormay maanta dhibaceena dadka Soomaaliyeed ee qalbiyada wasani ja ah in cadowga Soomaaliyeed ee Itoobiye iyo Kenya ay ku maa deystaan ciidankeena waa magac xumo ku dgacay Soomaaliya oo dgan.

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Час назад

      ADEER MARKII HORAA BEEN LAGAA DHAADHICIYEY , LAAKIIN WAXAAN KUU SHEEGAYAA CIIDAN QARAN OO SOOMAALIYA LEEDAHAY MAJIRO.
      CIIDAN QARAN SOOMAALIYEED SIDAAS UMA DHAQMO

  • @roobleabdul1230
    @roobleabdul1230 2 часа назад

    Been low alle rasul kafurtay

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse Час назад

    Dambiile

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 2 часа назад

    I

  • @عبدالرحمنفيصل-ف8ن

    ١