Shirkad Cusub (Gelle crypto) Sarifka Cryptocurrency

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • Salaam
    Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
    📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
    👉 Academy ://gellebashir.com/
    👉 Sarifka Crypto : gellecrypto.com/
    👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2...
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app...
    ✅ / gelle_bashir_academy
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...

Комментарии • 202

  • @SirAbdifataahJama
    @SirAbdifataahJama 5 месяцев назад +18

    Waa Adeeg Aad U wanaagsan Balse App Ha loo sameeyo Taas ayaa Ka Si wanaagsan

  • @mohamedtaha-yi8qz
    @mohamedtaha-yi8qz 5 месяцев назад +10

    thank you for helping the young generations . keep going bro . my greetings from Djibouti .

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 месяцев назад +2

      welcome wll

    • @Aboubaker-G
      @Aboubaker-G 5 месяцев назад +3

      From Djibouti 🇩🇯

    • @mohamedtaha-yi8qz
      @mohamedtaha-yi8qz 5 месяцев назад

      @@Aboubaker-G t'es dans le crypto?

    • @Aboubaker-G
      @Aboubaker-G 5 месяцев назад

      @@mohamedtaha-yi8qz oui je suis dedans

    • @mohamedtaha-yi8qz
      @mohamedtaha-yi8qz 5 месяцев назад +1

      @@Aboubaker-G moi aussi 🤛
      Passe moi ton num on s'appelle si ça te dérange pas

  • @abdiwasahassen-o4z
    @abdiwasahassen-o4z 5 месяцев назад +4

    maasha allah walal runtii waran ku taagnaa dhalinyarada soomaliyeed ayaad k a fujiseeen hamblayo

  • @CumarMuhumed
    @CumarMuhumed 5 месяцев назад +1

    Impressive mansha Allah tnx bro keep moving forward you are star

  • @AbdibasidMohamed-r1e
    @AbdibasidMohamed-r1e 5 месяцев назад +5

    Gelle bashir mahadsanid wllhy xilli an baahi wayn u qabnay ba no furtay alle haku xafido❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 месяцев назад +1

      ada mudan wll

    • @Daarul_kheyrchannel
      @Daarul_kheyrchannel 5 месяцев назад +1

      Geeloow war nio shaqa la,aanaa i dishee shirkadaan shaqo iga sii wll ​@@GelleBashir

    • @ApdimaalikAwil
      @ApdimaalikAwil 5 месяцев назад +1

      ​@@Daarul_kheyrchannel zxp marku ku siyo ana isoo qabo shid Lee ahay

  • @XADAARI09
    @XADAARI09 5 месяцев назад

    M.a keep goin bro shaqo fiican ayaad qabatay laakiin in App ka dhigtaan aad ayay usii qurux badnaan lahayd taasna waanu kaa rajaynana i.a🎉

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 5 месяцев назад

    Masha allah waan ku faraxsanahay ustaad waad mahadsantahay

  • @NoahCyrus-oh9ih
    @NoahCyrus-oh9ih 5 месяцев назад +11

    Wat is de beste manier om geld te verdienen met cryptocurrency-handel?

    • @AmandaAbrigo
      @AmandaAbrigo 5 месяцев назад +9

      Mevrouw Alma Vicky, ze is goed

    • @ArthurRoberto-ee6wb
      @ArthurRoberto-ee6wb 5 месяцев назад +9

      Handelen met een professional is de beste strategie voor beginners en drukke beleggers die weinig of geen tijd hebben om de handel te volgen.

    • @ThaynanRamos
      @ThaynanRamos 5 месяцев назад +8

      Wauw, ik ben geschokt dat je de diensten van Mrs Alma Vicky noemde en aanbeval, ik dacht dat mensen haar niet kenden. Ze is echt geweldig

    • @SigridJoubi
      @SigridJoubi 5 месяцев назад +7

      Ik dacht dat ik de enige was die haar goed kende, maar haar goede reputatie spreekt nu voor haar...

    • @SigridJoubi
      @SigridJoubi 5 месяцев назад +7

      Ze heeft mijn leven en dat van mijn collega's veranderd sinds ze ons bedrijf begon te leiden.

  • @mohamedelmi1
    @mohamedelmi1 5 месяцев назад +1

    M.A GUULEEYSO GEELE BASHIIR ❤

  • @cabdiraxmaanmaxamedismaaci2071
    @cabdiraxmaanmaxamedismaaci2071 5 месяцев назад +2

    Waa ilaa shalay din nomsoo jawaabin geelee Bashiro been maad shegi jirne mxaa ku helay😮

  • @MaxamedAxmed-d1n
    @MaxamedAxmed-d1n 5 месяцев назад

    Waa soodhowaynaynaa sheekada waxanleenahy Alle habarakeeyo mansha Allh waa farxad weeyn

  • @Shiffadiini09
    @Shiffadiini09 5 месяцев назад

    Good news❤ Ustaad geele wadanka in aa maruun timaado oo siminaaro ku qabato waan rajeynayaa.

  • @Darimileyrcs
    @Darimileyrcs 4 месяца назад

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Gelle Bashiir hampalyo hampalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
    Zxb walaaahi waan farxay markan arkay muqaalkan aad iyo aad waligay waan ku haminayay lkn
    Waxaan uga soo taagna
    Sarif la.aan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Ayaan uga soo taan hadaan macal
    Courseska xataa waan iiibsanayaa ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 5 месяцев назад

    🎉mashalah hambalya also thank u ustaad

  • @Ben-g8s
    @Ben-g8s 5 месяцев назад +6

    Getting rich in cryptocurrency I followed some of your guidelines to avoid lost cuz I invested $10,000 ethereum and it went as far for me to recover some of 32k in my opinion I think crypto is the future.

    • @Ben-g8s
      @Ben-g8s 5 месяцев назад +3

      Yes....All thanks to Juliana Hadas

    • @Ben-g8s
      @Ben-g8s 5 месяцев назад +1

      She is my family's personal Broker and
      also a personal Broker to many families
      in the United States, she is a licensed
      broker and a FINRA AGENT in the
      United States.

    • @RichmaxPetal
      @RichmaxPetal 5 месяцев назад +1

      I am currently guided by JULIANA HADAS

    • @RichmaxPetal
      @RichmaxPetal 5 месяцев назад +1

      Ms Juliana Hadas webb is God sent, she is well known for her good personality and successful service here in Mexico.

    • @altcoinsdaily1754
      @altcoinsdaily1754 5 месяцев назад

      Though I started with as low as $15,000 AUD actually because it was my first time and it was successful., She is a great personality in Australia

  • @KhadroMahamed-k8o
    @KhadroMahamed-k8o 5 месяцев назад

    M.a ustaad kun mar thank you

  • @MohamedIsmail-hi9wl
    @MohamedIsmail-hi9wl 5 месяцев назад +1

    Macha allah guul horay usoco macali

  • @Mohaaa99
    @Mohaaa99 5 месяцев назад +3

    Well done Geele, waa service baahi weyn loo qabay oo la jaanqaadaya fahanka Soomaalida ee suuqyadaan caalamiga ah oo awal aysan aqoon iyo faham buuxa aysan ka haysan.
    Keep the good work up 👏

  • @HassanFanihello
    @HassanFanihello 5 месяцев назад

    Thanks ustaad

  • @Beautifulenglishstories30
    @Beautifulenglishstories30 5 месяцев назад

    Aad baad u mahadsan tahay saaxiib ❤❤

  • @AFGAAB__MEDIA
    @AFGAAB__MEDIA 5 месяцев назад

    Hamvalyo rarka ugu hooseeyaa❤

  • @deydey3590
    @deydey3590 2 месяца назад +1

    Waxaa soo shaacisay xili loo bahanyahay. Blse shirkadan uma muuqato mid shaqeeysa. Sababto ah fariintii loo diraba jawaba malahan.

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 5 месяцев назад

    Zhp mahadsanid

  • @adamali1160
    @adamali1160 5 месяцев назад

    Good job 🎉 wan ku faraxsahay, waxan ahay macaamiilka kowaad

  • @ApdimaalikAwil
    @ApdimaalikAwil 5 месяцев назад +2

    Ilahow shirkada an shaqo ka helaa ben mahan sas u ogada

  • @ApdimaalikAwil
    @ApdimaalikAwil 5 месяцев назад +1

    Zxp side loo bartaa

  • @fadumojaamac8663
    @fadumojaamac8663 5 месяцев назад

    M.alla hanplyo wll geelle xaqiiqatan intii aan videoyadada iyo course yadaada dhegaytey aqoon iyo dhiiri galin wanaagsan baan ka helay

  • @YasinAbdi-n1v
    @YasinAbdi-n1v 5 месяцев назад

    Siifacan macalin thanks

  • @Liveduube65
    @Liveduube65 5 месяцев назад +1

    Guleyso geelle bashiir

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 месяцев назад

      adaa mudan wll

    • @Liveduube65
      @Liveduube65 5 месяцев назад

      @@GelleBashir geello zhP meelan kabilowno ma ogsonin cryptoccurency ee sida lo Barto Xgee ka heleyaa inte inleegaban ku badan karaa

  • @usaamepoy
    @usaamepoy 5 месяцев назад +4

    Fariinti aan 10 arornimo hada oo 2:40 duhurnimo la ima so jawabim atası manay caqabad ahayn

    • @deydey3590
      @deydey3590 2 месяца назад

      Waa caqabad taaqan anigaba maalmo karo ayaan fariirin u diray ilaa hada jawab kama haayo.

  • @raxmakhadar2137
    @raxmakhadar2137 5 месяцев назад

    Mahadsanid wllkay waaban u baahnaa cid lagu kalsoon yahay oo aan lacagta u dirno noona bedela

  • @aweisabdulleali2666
    @aweisabdulleali2666 5 месяцев назад

    Thanks Bro @Gelle

  • @khaledomer468
    @khaledomer468 5 месяцев назад

    Well done Mr. Geele

  • @maxamudxasancali-ke9xe
    @maxamudxasancali-ke9xe 5 месяцев назад

    Hambalyo Hambalyo howlkal gelle bashiir ❤

  • @mohomadfaizel38
    @mohomadfaizel38 5 месяцев назад +1

    Hampalyo gelle crpto welcome 🎉

  • @Ak_jemal_official
    @Ak_jemal_official 5 месяцев назад

    Masha allhu app ino sameeya

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 5 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @emraanahmed
    @emraanahmed 5 месяцев назад

    Waan soo dhaweynayaa waan u baahneyn wlaahi

  • @hanad6666
    @hanad6666 5 месяцев назад +1

    Gelle sxp wad ku mahadsantahy bahidanena sad ugaso jwaptay runti wan ku dhipanen arinkan safirka mshlh❤🫶

  • @SuldaanAli-d2o
    @SuldaanAli-d2o 5 месяцев назад

    Guul iyo gabanimo wad noo hilisay. Dad tuugo nadhibaty lkn hada sev wyay ustaad alaha ku sharfo wellcom

  • @ustaadxayaakalaah959
    @ustaadxayaakalaah959 5 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad

  • @Ne_Singg4
    @Ne_Singg4 5 месяцев назад

    Welcome Gellecrypto companyy 🎉❤

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 5 месяцев назад

    Hambalyo Guulo badan gaar

  • @aliaden705
    @aliaden705 5 месяцев назад

    Machallah

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 5 месяцев назад

    Asc gelle Bashir marka hore waan ku salamey salaan kadib shirkada aad samesey oo labarka nasiisey cid kula hadleyso malahan xaley ilaa maanta ayaa la hadlayaa cid iga jawaabeyso malahan waxaan rabaa inta hoos u dhacsanyahay crypto inaa wax ka iibsado wlhi lkn cid ila hadleyso malahan fadlan lahadal macaamisha si fican ha u Soo dhaweyaan hana lahadlaan fadlan codsigeyga wa sida

  • @JIMCAALEMUUSHassan
    @JIMCAALEMUUSHassan 5 месяцев назад

    Thanks wllo

  • @NouhBeksi
    @NouhBeksi 5 месяцев назад

    Zhp wa mahadsantahay

  • @jimalekader7889
    @jimalekader7889 5 месяцев назад

    Waa shirkad Anfici doonto dhalinyarta xiisaysa suuqyada caalamka

  • @abrahammohamedmohamed
    @abrahammohamedmohamed 5 месяцев назад

    Ustaad masha allaah waan sugayay lkn Maan ogayn xiliga aad sameendoonto bro hambalyo hambalyo anagana dhib Ayaan ku qabnay sarifka waxaasa moodaa inaad caloosahayada ka hadleeso maantay mahad Sanid ustaad 🎉

  • @diintawaanasteexo7971
    @diintawaanasteexo7971 5 месяцев назад

    M.a masuul horta waxaan crptada xalaal matahay, mahadsanid.

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed363 5 месяцев назад

    Alla maxaan baahi wayn u qabnay ustaad aad iyo aad ayaa u mahadsanthy

  • @Khadarnani6
    @Khadarnani6 5 месяцев назад

    Sidee loo brtaaa

  • @hassanjiraani7552
    @hassanjiraani7552 5 месяцев назад

    Macalimu kenya dollar ka dhibanahy inaad nagu soo dari doonto ayaan rajeeynayaa inshallah

  • @motivationsnature8946
    @motivationsnature8946 5 месяцев назад

    Sxb Amazon associate affiliate marketing sida loga sameeyo video ksoo samee.

  • @zameerawil
    @zameerawil 5 месяцев назад

    asc ustaad trading crypto course na soo samee plz

  • @karaama211
    @karaama211 5 месяцев назад

    Sxb dadka yurub joogo oo pass heysan malodameyn karaa

  • @abdielmi6419
    @abdielmi6419 5 месяцев назад

    Welk done...

  • @Sammogere
    @Sammogere 5 месяцев назад

    Thanks for the video! Sorry if the question is not quite on topic, but I have USDT in my OKX wallet and I want to transfer it to Binance. I don't quite understand how to do it correctly so as not to lose money. I only have the phrase for the wallet: head isolate sound end kit industry choice festival limit stable dolphin derive. Maybe someone can explain how to do this?

  • @ilyasabdikassim130
    @ilyasabdikassim130 5 месяцев назад

    Wll aya mahan wax jawaba ina hayno ee max qaldan

  • @Naaji3
    @Naaji3 5 месяцев назад

    Aad ban ogu faraxsanahy in dalkeena hooyo laga helo waxan ad ogu dhibaneyn dalalkalena faaido noga raadin jireen 🤞

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif 5 месяцев назад

    Macalin ma ii suurto galeysaa inaan laptop kyga kushubto photo shop Adobe io kuwa lamida hadii ram kygu yahay 4 teacher

  • @cabdicaziizcabdifataah386
    @cabdicaziizcabdifataah386 5 месяцев назад

    BASIC
    ubaa hanahay
    Yaa ika caawinna

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 5 месяцев назад

    😅Wixiiba geel baa ka dhigtey, kaftan ustaad

  • @Bareh607
    @Bareh607 5 месяцев назад

    E birr ethiopia 🇪🇹 kawaran managu cawinkarta

  • @Somalibadboy
    @Somalibadboy 5 месяцев назад

    Geele waxaan alaabta China ku iibsadaa alipay, markaa waxaan ku dhibanahay helida lacagta yuan ka chinaha, meelmeel waa laga hela balse percentage feega aadbuu qaali u yahay. markaa inoogu soo dar Haddii ay macquul thy ustaad.

  • @abdikadirqoraneahmed9468
    @abdikadirqoraneahmed9468 5 месяцев назад

    Eng Gelle whatsapp in la iskala xiriiro waqti badan ayey qadaneysaa App howshas fududeya noo sameeya. Mahadsanid bro

  • @cusmaanraageahmedleadercus1876
    @cusmaanraageahmedleadercus1876 5 месяцев назад

    Ustaad gelle Bashiir mahadsanid kaliga waxa ka sugeyna app

  • @anfalahmed4677
    @anfalahmed4677 5 месяцев назад

    Waa fikir ficn exchange
    Ustad gelle bashiir please waxad kaso hadashaa IA coin decentralized sida Oisas Rose oo kle waxan naga sii saa warbixin ustad

  • @elitegamer5503
    @elitegamer5503 4 месяца назад

    Blogg leey waaye

  • @abdisankaofficial1253
    @abdisankaofficial1253 5 месяцев назад

    Bro Binance games o lacag lagu helo hadey jiran kaso hadal iyo mesha laga tago

  • @Daarulshaybaanionline
    @Daarulshaybaanionline 5 месяцев назад

    Wll bal i fahansiiya faaiidada ku jirta in aan shirkadan cusub adeegeeda isticmaalyo halka aan helayo inaan anigu waafi mastercard aan ku iibsan karo any cryptocurrency aan doono bal ii sharaxa

  • @abshirahmd
    @abshirahmd 5 месяцев назад

    Sidee Withdraw Crypto igu samayn kartaa ustaad?

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 5 месяцев назад

    Thanks ustaad lkn meel lagala soo xiriro sheeg

  • @Gorgormedia-t4s
    @Gorgormedia-t4s 5 месяцев назад

    Bro mhadsanid

  • @asiayusuf3445
    @asiayusuf3445 4 месяца назад

    Sidee wax looga sarifankaraa wll

  • @suldanjamac1834
    @suldanjamac1834 5 месяцев назад

    Runtij waa Adeeg Dhalinyaradu Aad Ugu Baahnayd Alle Hakula Garab Galo Wll

  • @abdielmi6419
    @abdielmi6419 5 месяцев назад

    20USDT ah ayaa 2 dollar la iga qaatay..1 halna gate baa goostay.
    23$ ayey noqoray isugayn...

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 5 месяцев назад

    Mhdsnd wll waan kaa sugeynay

  • @mukhtarshafici8871
    @mukhtarshafici8871 5 месяцев назад

    Ustad anaga soomaali ayaan nahay wepka luuqada soomaaliga ku samee mise ajaanib baad usanaysay

  • @Ilka--case
    @Ilka--case 5 месяцев назад

    Ninkani wa legend malin dhawd bu xaga watsappka iga cawiyy Xaga iyo Mel ka saraysa wll

  • @zakosman3362
    @zakosman3362 5 месяцев назад

    ma ku shaqeysaa waafi ?

  • @caskapoi7
    @caskapoi7 5 месяцев назад

    Lacagta binance kuu jirta ma kula bixi kartaa

  • @khadarraage4379
    @khadarraage4379 5 месяцев назад

    Good

  • @CabdiwahabIbrahim-qb1ft
    @CabdiwahabIbrahim-qb1ft 5 месяцев назад

    Lacag itoobiyaan.ma ku isticmaali karaa

  • @SalmaanCiid
    @SalmaanCiid 5 месяцев назад

    Ma kaliya Baince uun kuu shubi kartaan
    Mise any wallet

  • @Maskiinow53
    @Maskiinow53 5 месяцев назад

    Haddii aan isticmaalo wallet yada cryptocurrencyta sida (trust wallet) lagu isticlaaamo ma iigu shubeysiin misie waxa qasab ah inaa Heesto exchanges sida (binance).

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 месяцев назад

      hada Binance ban isticmaalnaa

  • @MohamedabdukadirAbdi
    @MohamedabdukadirAbdi 5 месяцев назад

    Ma qosli karo Adiga dhan crypto 2sano ku jirtaa hadane waxaa leydahey dadaa wax baraa hadaney safirle ahey war xishow cid lacag weyn kugu aamineyso majirto kiribto waxaa low adaa ustad ahmed aadan oo kaso shaqeynaaye mudo 20sano

    • @SearchioFaarax
      @SearchioFaarax 5 месяцев назад

      Gelle shirkad prank ah
      ilaahada jawaab kama,hayo😂
      Wll adigu igu caawi shirkad fiican oo sarifka

  • @Khaalidmaker
    @Khaalidmaker 5 месяцев назад

    Cryptocurrency mobile maku bara karaa ka dib mobile mkga shqaysan karaa

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 5 месяцев назад

    Ustaad geele number hormuud ah kuso dar. Maadama dadka hormudka isticmala marka ay lacag u dirayan golis ay khidmad ka go,ayso marka. Arintaas ha la xaliyo

  • @NuuradiinMaxamad-r6q
    @NuuradiinMaxamad-r6q 5 месяцев назад

    Waan ku farxay adeegaan

  • @ZuuzuuMms
    @ZuuzuuMms Месяц назад

    Whats upka meesha idiin saaran shaqaynba mayo wlo

  • @YasinAbdi-n1v
    @YasinAbdi-n1v 5 месяцев назад +2

    Office somali

  • @abdikarimabdillahi6225
    @abdikarimabdillahi6225 5 месяцев назад

    Wll gele ma hayzaan toncoin wn iibsan laha

  • @mgaraad4004
    @mgaraad4004 4 месяца назад

    Save ma tahay?

  • @SearchioFaarax
    @SearchioFaarax 5 месяцев назад

    Shirkada prank miyay ahayd ilaahada jaawaab kama,haynee😅😅

  • @GeediCali-ut7fp
    @GeediCali-ut7fp 2 месяца назад

    Sxb waad mahadsantahy lkn mardhow app noogu soo badal

  • @abdilahimohamoud9219
    @abdilahimohamoud9219 5 месяцев назад

    Saw idinkii nalahaa lacagihiina cidna haku aaminana.
    Reercryptoland😅

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  5 месяцев назад +1

      wll maalgashi maaha ee sarif , sifican u faham

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 5 месяцев назад

    Nio Cilmi Dhagolkii Igama Daran Ka waran
    Wax Waliba Wan Fahansanahay imika Wan Wada Sidi An ku heli Laha Bitcoin Badan 2026 Wa inan Haysta Diyar Khas Ii ah O ii qata

  • @Cirshiida
    @Cirshiida 5 месяцев назад

    Numberkaa lamaba qabto
    Markaa hadaan lacag u diro oo laygaba qaban waayo Maxaa ii xal ah