Xasan Aadan Samatar Hoogtooy Aduunyooy Hoosiiska Meeraay Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 57

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
    @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 2 месяца назад +23

    Waa Galab salaasaah wakhtigu waa 4:53 25/6/2024 Rabow sidii roon😢🤲 hada iga dabyso like isaar wll saan usoo xasuusto

  • @hamsecumar3718
    @hamsecumar3718 6 месяцев назад +18

    Qisada heesta abwan hadraawi waxa u ka tiriyay wiil jacayl ku dhacay oo hotel wardheer muqdisho heesaha qaraamiga ah laga shido dhagaysan jiray habeen ki
    (Heesaha war dheerban ku haba naftaydoo , in dhawayd horteeda dadku igaga hoydaan) alle ha u naxariisto hadraawi

    • @omarjimale3555
      @omarjimale3555 3 месяца назад

      Magaayadaas meesha ii ku taalo Hada Waa la dumiyay Dabag Ayaa laga Dhisay

  • @moohazone8915
    @moohazone8915 4 месяца назад +5

    Ninka raga ka hiishay😢Still listening old is gold 2024

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 3 месяца назад +8

    Hoogtooy aduunyooy
    Hoosiiska meeraay
    Hadhka labada galin iyo
    Mugdi lagu halaabaay
    Balli lagu hungoobaay
    Hayin laguma guuraay
    Garta hoos ka siiyaay
    Ninka raga ka hiishaay🤦‍♂️✋
    29-5-2024✍ maalin arbaca ah 3:13 PM
    Alla igu xumaa waqtigu🙇‍♂️balse laguma waaro

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 7 месяцев назад +1

    Garta hooda siiyaay❤.
    Waa hore ayaan dhagaysan jiray❤.

  • @damienstanislas3964
    @damienstanislas3964 Год назад +6

    waa libaaxa fanaaniinta soomaliyeed !!! ilaahow cimriga u dheeree. amin

  • @mohamedameen2063
    @mohamedameen2063 2 года назад +4

    Waaw kama daalo Hogtiy aduunyow😭

  • @rudwaanmuhumed7306
    @rudwaanmuhumed7306 6 месяцев назад +21

    Sharma boy ma fananba 😢

    • @carabak8418
      @carabak8418 4 месяца назад

      ʜᴀᴋᴜ sᴀᴡᴏ sʜᴀʀᴍᴀ😂

    • @liibaanyare3226
      @liibaanyare3226 4 месяца назад

      Maya waa mujaajalyste

    • @Zahrasomali48
      @Zahrasomali48 2 месяца назад +1

      My wano shekeya sharma😂😂😂

    • @Abdirisak7
      @Abdirisak7 Месяц назад

      Wa fanaan daarood😂

  • @SsebaggalaBashir-lc6fl
    @SsebaggalaBashir-lc6fl Год назад +3

    Legend Hassan Adan Samatar nice bit and fantastic words

  • @Qalinle_724
    @Qalinle_724 2 месяца назад

    Yaa salaam Maxey hees tahay, , waa ina samatar

  • @sadaamxuseen2616
    @sadaamxuseen2616 8 месяцев назад +1

    Old is gold hees uu qadayo oo inuun xun ma jiirtaba

  • @najmaXamse-ne8rj
    @najmaXamse-ne8rj 10 месяцев назад

    Hasan adan samatar alaya raxma👐🏾

  • @IbrahimMohamed-by8mi
    @IbrahimMohamed-by8mi 8 месяцев назад

    Legend Xassan Aadan Samatar❤❤

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness Год назад +3

    Fanaan iyo bar Hassan Adam samatar

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama 4 месяца назад +1

    Waxan dawani 2024😢😢 waa qiso dhab ah

  • @abdirahimolat8926
    @abdirahimolat8926 4 месяца назад +2

    May /01/2024 kuraxeysanaya stress iskiga dajinaya yaaaaac aduunyooy

  • @liibaanwarsame299
    @liibaanwarsame299 11 месяцев назад +2

    Hogtooy adunyoy hosiiska meraay hadhka labada gelin iyo mugdi lagu halabay

  • @cabdalemaxamedcabdihalac4957
    @cabdalemaxamedcabdihalac4957 Год назад

    Xasan Aadan Samatar libaax soomaaliyeed

  • @somaliking7807
    @somaliking7807 7 месяцев назад +2

    Abwaanka tiriyay midhaha waa kuma

    • @yousufaliyasin
      @yousufaliyasin 6 месяцев назад +1

      Hadraawi alle how naxariisto😢

    • @abusalman1242
      @abusalman1242 15 дней назад

      Maxamed Ibrahim hadraawi ilahay haw naxariisto

  • @asadXassan
    @asadXassan 3 месяца назад

    this best music ❤

  • @muusemaxamed4043
    @muusemaxamed4043 Месяц назад

    Heesta yaa sammeeyay

  • @cma5179
    @cma5179 Месяц назад +1

    Qofkii kayimid reel ka faysal bootaan xagayga hayimaado😂😂

  • @AadanMaxamed-dd5lc
    @AadanMaxamed-dd5lc Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @abdinurjibawi4967
    @abdinurjibawi4967 4 месяца назад

    In la download garesto gorme lacag Noqotay
    Ina degsadan rabay lacag ayu iwediyay

    • @Ahmadnuur-j7t
      @Ahmadnuur-j7t 4 месяца назад

      Sxb copy dheh kadib google tag ku qor youtube video download gudaha markaad gasho...copygii aad soo qaadatay past ku dheh sidaa kula soo deg

  • @mustaphavlogs3254
    @mustaphavlogs3254 4 месяца назад

    Hanti lagu halaabaay iska sax qoraalka

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 9 месяцев назад

    Adeer ereyadii waad kufaataye sida kadaa heesta wax khaldan baad ku qorataye🙄

  • @khazaliahmed2184
    @khazaliahmed2184 10 месяцев назад

    Kindly make it download able

  • @HamzeMuse-jb2sf
    @HamzeMuse-jb2sf 3 месяца назад

    Mugdi lagu halaabaay

  • @mohamedaminayah8462
    @mohamedaminayah8462 10 месяцев назад

    Wow

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed16 4 месяца назад

    Listening 11-may-2024

  • @GuledAlishiine
    @GuledAlishiine 4 месяца назад

    Qof musiga ujeeda malaha miya
    War ina samatar war ina samar
    Wa xasan samatar bu leyahay

  • @AhmedAadan-hz1bh
    @AhmedAadan-hz1bh 6 месяцев назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @motivationmaster711
    @motivationmaster711 10 месяцев назад

    Heestan. Thursday 19 nov 2023. Ayaan dhagaysanaya. Galab. Jawi rooban Hargiesa somaliland

  • @ShafieMohamed-n2j
    @ShafieMohamed-n2j 7 месяцев назад

    😢😢😢

  • @adandagacada3258
    @adandagacada3258 Год назад +1

    Lipaax labo ma'aha

  • @user-lz6bs8uc8e
    @user-lz6bs8uc8e 3 месяца назад

    Asxaabeey Ninkan jaanyar Labaxay Music time Madhamays tirin Ee Ogaada Inuu Aniga Iga Maqlay Umana Dhamamastirin Xogtii Musica

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 10 месяцев назад

    Legend

  • @MukhtaarAadan-qs5mb
    @MukhtaarAadan-qs5mb 3 месяца назад

    WAXAN KU DHAGAYSNAYAA ETIPIA WAXAN AHAY DHALINYARTAAA HAYAANKA KU JIRTA
    HEESTANA WAA SHODAALAKAYAGA
    😢😢😢😊

  • @AbdihassanAdan
    @AbdihassanAdan 6 месяцев назад +1

    But it's not allowed download bro😢

  • @farduusshadaal4625
    @farduusshadaal4625 Год назад

    X
    S
    X T

  • @abdirahmaanduraan2329
    @abdirahmaanduraan2329 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @user-ze2bd7ef4h
    @user-ze2bd7ef4h 10 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @Kaysemahamudjamac-ni6jj
    @Kaysemahamudjamac-ni6jj Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @siyaadaadam5009
    @siyaadaadam5009 Год назад

    ❤❤❤❤