XOG: 50 Doolar ayay Xadka Gariiga ku tageen Balse Maxay la kulmeen ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 фев 2020

Комментарии • 70

  • @engabdiaadan8864
    @engabdiaadan8864 4 года назад +14

    Igu soo duceya walashay qli ayaaa ku jirta kuwa maanta kabaxaya turkiga

    • @dekasabriye9158
      @dekasabriye9158 4 года назад

      Engabdi Aadan alah so aruriyo wall anga jogo turk mesha silac laga shegayay

  • @sakiyare6953
    @sakiyare6953 4 года назад +20

    Ciidamada greekga ma taqanan gadaal inee u laabtaan u roon
    Waxaan ku noolahey greekga 🇬🇷 waa xasidiin gaali ah arxan aan laheyn hadda kahor sunraas dad lagu buufiyey kamid ahaa anagoo albania u socono ilahey ha xafido umaddaas islaamka ah

  • @AhmedMohamed-rn2oh
    @AhmedMohamed-rn2oh 4 года назад +3

    Ah ah walahi taariib dhibkeeda ayay leedahay aaah sobobtoo ah waaan soomaray 😢😢😢 allah ha ugargaaro dadka wadadana ha udhibyareeyo

  • @sahrohussen8663
    @sahrohussen8663 4 года назад +15

    Meelkasta oo caalamka kamida dadka qaxootiga ku ah ama kudhibaateysan waa ismaal allow islaamka uhiili oodhibka kadulqaad

  • @tablikhpoi6152
    @tablikhpoi6152 4 года назад +20

    Please igu soo duceya wlshy mcn ayaa kujirta dadka maanta turkia kaxay oo Gariiga aday in uu si nabad eh alle ku geeyo

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 4 года назад +6

    Syria alle haka saaro dhibaatada 😥

  • @laacibsoojabay8840
    @laacibsoojabay8840 4 года назад +2

    Suuriyaan waxaan is yidhi waa dadka Qudha ee soomalida ka liita waayo Aduunkaba Dagaalo waa ka jiraan lkn wax sidan oo kale uqaxay lama Arag malaha Dalkoodiba waxay ubaabiiyen aad yurub tagtaan !!!!

  • @abdulkadirkhalif5552
    @abdulkadirkhalif5552 4 года назад +1

    2014 ayaan soo maray xaaladu sidaan waa ka fududayd halmar baa Macedonia 🇲🇰 laygu qabtay 2 habeen kabacdina waa sooo gudbay hada waxaan ku noolahay mudo 6sano ku dhow wadanka Austria 🇦🇹

  • @sahalsayid9365
    @sahalsayid9365 4 года назад +2

    hadii uu ka mid yahay ragaan safraya walaalkaa ama ehelkaa u sheeg inow sabro oosafar waligiisowba dhibadnaa inshlhi ugu danbeen waa loosoo fasaxi doonaa inta soogaaarto xuduuda haba ubadnaadeen hablaha iyo caruurta inshlhi

  • @sahalsayid9365
    @sahalsayid9365 4 года назад +1

    ilaah ha u fududeeyo oo dib uma soo celiyo jawigana ha u bedelo inshlhi oo tahriib horaan usoo aragnay anagoo dhanana kusoo gududbnay marka ha sabraano kuwa wadada kusoo jira way iloobi doonaan inshlhi

  • @sahalsayid9365
    @sahalsayid9365 4 года назад +2

    wax alaaliyo wixii dhib ay soo arkaan bil ey ku iloobi doonaan inshlh oo horaa loosoo arkay waxaaas salaama kusoo gaara inshlhi

  • @axlaanjm8089
    @axlaanjm8089 4 года назад +1

    Syrian ka iyo yemanta iyo carbta kle dhulkooda labaabashey haba beexene soomlida mxaa haya delkooda waa nabad mey kashaqeystaan yaab wligeen saasauqaxeyna

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 4 года назад +2

    Asxaabtaydii waxay ii sheegeen wllahi in ay xadka vadhiyaan oo ay u dheertahay in carabtii eryanyso o bangalaal ku eryanaan misana laga qaadayo mobiladii iyo dharkii wxy hysteenba

  • @wiilwadani1688
    @wiilwadani1688 4 года назад +2

    *sowkii nabigu nagu yidhi*
    *hadaad nolosha qawadaan*
    *nabadgala oo haajira*
    *waa la isu soo noqon*
    *wixii nool aduunyada*

  • @xurmo4031
    @xurmo4031 4 года назад +1

    Walle maracade barakow insha allah

  • @khaalidT7
    @khaalidT7 4 года назад +5

    Kuwa bada maraya kuwaas yagu wey galayan Greece?

  • @PlzSubscribe_Like
    @PlzSubscribe_Like 4 года назад +2

    Ar meesha shaqo iiga soo raadiya, Dadka yaacay ay ka tageen 🙋‍♂️

  • @aqoon183
    @aqoon183 4 года назад +4

    Waad Mahadsan Sxb Maxamed

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 4 года назад +1

    Hhhh cabdilaha iyo mara cade kaftan yaroo wacan mahslalah

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 года назад +2

    jaanis waaye i dhaafay

  • @mawlidmedical13
    @mawlidmedical13 4 года назад +2

    Allahu akbar

  • @jeedalmedia3893
    @jeedalmedia3893 4 года назад +4

    Kakakakakkak
    Ustaad maracade Caadi maaha Sxbkii u soo waramayay ayuu hoos ugu dhigay kkkkk
    Waa loo baahan yahay runtii su.aalaha funny ga ah aad ayaad u mahadsantihiin dhamaan turkidana illaahay ha guuleeyo

  • @Abdirizak-halooyeelo1
    @Abdirizak-halooyeelo1 4 года назад +3

    Keep going pro

  • @mohamedalihersi7866
    @mohamedalihersi7866 4 года назад +1

    Ilaahow sxbkayo maracde uusan Giriiga naga aadin

  • @sahalsayid9365
    @sahalsayid9365 4 года назад +3

    anaa ka mid ahaa ragii gudbay 2015 kii inshlhi way gudbi doonaa keli waxaa la xayiri doonaa dadkiis intii xal gudaha greeca ga ah looga raadinaayo ugu danbeen waa lasooxareyn doonaa ha sabraano hana loo duceeyo inta safarka kusoo jirto ilaahana salaama haku keeno inshlhi ayagoo caafimaad qaba.....

    • @kaltuunali7597
      @kaltuunali7597 4 года назад +2

      aamin aaaamin

    • @dekasabriye9158
      @dekasabriye9158 4 года назад

      Wall awal cudur majirin hada virus laga baqa dad badana ayga so labty

  • @abdullahishamsudinyusuf7484
    @abdullahishamsudinyusuf7484 4 года назад +1

    Asc Maracada Show Bro Aad iyo aad ayaad umahdantahay Dadka Qaar Gudbay wayjiran Oo Markii ugu horaysay waxaa Kagudbay Xuduuda Turkey Kudhawaad ilaa 300qof oo Carab ah Lkn Somalida oo dad Jilicsan ah Micnaha aan ad adkeen ayaan Qofna Kabixin Wiliba Way soolaabtaan Magaalada ayay Cuno usoo dontaan Kadibna way kulaabtaan sidoo kalana Xalay Siligi Kuxirna Xududa Greeca ayay Carabta Jartay waxaana Kagudbay ilaa 200 oo qof waxana Xabad Lagu dhuftay Yar Falastini ah Lkn dadkii galay lama soo celin

  • @ismahandahirmohammed6912
    @ismahandahirmohammed6912 4 года назад +3

    Wll Aad baad u mahadsan tahay Max’ed Ciise

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 года назад +3

    📺📺👍👍📺📺

  • @kowtharal8052
    @kowtharal8052 4 года назад +5

    Ani hada dadkasaa ku jiraa illahow noo garaar😳😳😅

    • @hassanahmed-kj4yz
      @hassanahmed-kj4yz 4 года назад

      Kowthar Alı ina adeer haday run ka tahay isheg Ana kuso dhawaynaya o yurub mudo joge 🤣🤣

    • @puntlandermaxkamadawareegt2038
      @puntlandermaxkamadawareegt2038 4 года назад

      Kowsar ilhey nabad hakugu keeno germalka imaw ana kuso dhaweynaya abaayo

  • @nouhmohamed8765
    @nouhmohamed8765 4 года назад +5

    walalo dadkan hayska laabtaan waa iga talo dadkayagii eurupe jogay dhibaa nagu haysta
    hadana waxa dilaacay xanun halisa oo eurupe oodhan saameeyey hawsii kalabadnaadeen wadamada eh
    lkn weli turkey xanun kasi masogadhin waxan dhihilahaa iska laabta walalayaal walhy europe wax aan dhib ahayn mayaalaan greece na waa dawlad xun oocunsur ah dadka ey ayay kudiraan xasadnimo daraded markas halkoda aya ufiican dadkan somaliyed wayo mafiicna inaad xanuun iyo dhib kudoonato

  • @mohamedosmaan5999
    @mohamedosmaan5999 4 года назад +5

    inta kuxidhan marcadde show like dhac kuaii

  • @faisalbinsakhaawuddiin214
    @faisalbinsakhaawuddiin214 4 года назад +3

    First one like dhac ku sii

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 4 года назад +2

    BAL dadkan maxaa dhibay..Turkiga ayay nabad Ku haysteene

  • @abdivetahmohamed1791
    @abdivetahmohamed1791 4 года назад +2

    Dadka.dhipaatada usocd0 oo hadana fraxsan waa wax kale runtii😁😂😯

  • @abdullahiyusuf3995
    @abdullahiyusuf3995 4 года назад +1

    Wadamadena nagula heesta sow mahan that's why Aan ku wooda u adeyna islamka na ku tarmayo haleyga qoro midaan

  • @abdikadirfahmed7340
    @abdikadirfahmed7340 4 года назад

    Nice news

  • @ahmedkaarshe1207
    @ahmedkaarshe1207 4 года назад +1

    xili la socdo maha waa xili carpna verus dagal lagula jiro waxa wax laga naxo ah halka ay u socdan waxa uga horeya xanuuno daran iyo cabsi ka jirta halka ay wajaheen

  • @cumargedi2308
    @cumargedi2308 4 года назад

    Maracadoow lph somaliada ayaa buufis kalijeysaa lph marka kadaa waxaan oo galeh

  • @husseinmohamed6702
    @husseinmohamed6702 4 года назад +2

    MARA CADE NIN WAYN SIDAA NOGU DADIHI

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 4 года назад +4

    Qofkii ugu horeeyey like

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi7869 4 года назад +1

    Alow somali nabad geli meelkasta weyd kudaadanayaan

  • @burakobte146
    @burakobte146 4 года назад +2

    Hhhhh cabada maxu ibixiwaye cml hhhhhhh

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 4 года назад

    Lkn maraakiibta aad soo saartay waa kuwa mareeykanka sxb. Mise markab uun baad ka rabtay.

  • @anisaabdi7316
    @anisaabdi7316 4 года назад +2

    SHAQO WACAN BAHWEYNTA MARACADE

  • @hassandek
    @hassandek 4 года назад

    Maracade 😁 AdiGana maad kafaa ideesatid fursatan maxaa turkiGa ku dhiGay

  • @MrActionGamer
    @MrActionGamer 4 года назад +3

    Good luck

  • @adnaanyare4753
    @adnaanyare4753 4 года назад +1

    36 waaye askarta ka dhimatay turkiga

  • @clraxmaancllaahi8634
    @clraxmaancllaahi8634 4 года назад +1

    Wakaaa muslinkiii

  • @omarizamohammed4292
    @omarizamohammed4292 4 года назад +1

    Ar sacaan Cmleeto Turki maxa u joogi waayay

  • @abdiwali7
    @abdiwali7 4 года назад +1

    Beenlow baa tahay war aadan sheegayn inaa meesha kuso qorto mahan caawa iigu kaa danbayso