Ninka Shakiga Badan Sida Loola Dhaqmo Dabka kugu Shidaya Cashar uusan kaa Fileyn Waxaad Haysataa Xal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Ninka Shakiga Badan Sida Loola Dhaqmo Dabka kugu Shidaya Cashar uusan kaa Fileyn Waxaad Haysataa Xal #BadbaadoChannel

Комментарии • 18

  • @fardowsamaxamud2676
    @fardowsamaxamud2676 Год назад +3

    Ascwrxm sheq qayr Allaah Raxmaanka ha ku siiyo, Ana. arkey maestrow, In u ku Dilo Ayaa laga Yaabaa hada lanoshahay ee qofkaas Halaga Tago, lalama Noolaan Karo wa xaqiiq,

  • @mariammahmuud260
    @mariammahmuud260 5 месяцев назад

    Nin shaki badan iyo buufis qaba ayaa allah noloshah igu daray kagah darantah waa qof igah fog nin baad lahadashay ayaad like saartay akhir waan kalah tagnay😢

  • @FaatmaaAlfaa
    @FaatmaaAlfaa 2 месяца назад

    Alah Ninka maalin walbo Wuu iga oohiyah

  • @يالايالاشهدوقصصحلوه
    @يالايالاشهدوقصصحلوه 11 месяцев назад

    ماشاء الله جزاك الله خير يا شيخ

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 4 месяца назад +1

    Uf uf uf

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Год назад +1

    Wcs wr br sheekh xifdullah ❤👍

  • @FaatmaaAlfaa
    @FaatmaaAlfaa 2 месяца назад

    Ani Waxan umaleynaayey Waxu iga shegayo iyo cadisa inuu Irabin ileen Qof xanuun sanahay lanolahay Jeclahay لا حوله ولا قوة الى بالله

  • @anderssoderqvist7045
    @anderssoderqvist7045 Год назад

    Asc sheekh Badbado waan mahsan tahay.
    Dhibkaa dad badan buu haystaa walahi.

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 Год назад

    Shukrn

  • @khadijaaweys7266
    @khadijaaweys7266 Год назад

    Asc walal sahro aney iqabsatey hataa sokorta igu dhacdey hada waan aqliyey kaguuleystey sida uu sheq badbaado shegyo aan sameeyey

  • @khadijaaweys7266
    @khadijaaweys7266 Год назад

    Walee mayerlaayaan

  • @khadijaaweys7266
    @khadijaaweys7266 Год назад

    Walee waaruntaasamir

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 Год назад

    Walahi aniga ayey I haysataa heer aan guriga dumiyo ayaan gare telka qofkaan la haayo wa in aan codka ku daraa maseer shaki xitaa hadaan habeen dhaho wan dalanahay waxuu dhahayaa haa nin kalaa haysataa sheikh walahi dhibka uu igu hayo sokor ayaa igu dhacde

    • @ayaanibrahm
      @ayaanibrahm Год назад

      Sorry abaayo ala nimanka somalida dhib badana

    • @Soojeed36
      @Soojeed36 Год назад +1

      Walal waxyabaha shakiga kenayo weydi kana fogow inta waxa walal waxa jiro 3 rabitan kaada kiisa kan reerka isku day kan reerka inad muhimada kowad sidan inshallah xal ba iman lkn hadi guriga dumo waxa xigi madax xanuun dain ah o an kasolaabasha lahen tusale ilmihi inay dayacman moral ahan iyo dhaqala ahan tarbiyo ahaan ila 2badina iyo ilmaha ehelk aqirka waxa faida gaaray aysan jiri donin waxa an ku sheegayana wa dhab wa waxan so arkay kuna jiro ila mantadan muhimada si rerkada iyo ubadkada ilahayna tala saaro walal

  • @zainabmahamuud2876
    @zainabmahamuud2876 Год назад +1

    Sheikh nin iqabay ayàa shikibadnaa wuuidhibay yaadlahadashay yaakusoowacay shaqo hadu aado isago dhididayo oo cararayo yaa kusoowacay wuu iilaalinayà musqulmagelikaro yaa kula galay markan xanaqo ifur iraahdo would ifuraa wax kadib wuxuu yiraahdaa yaa kufuray wuu baryootàmaa waan daayaa sidùu saa uwaday dalaaqadihii way dhamaaden waanguuray anigoo udhalay gabor uurnaleh wuuideynwayay Anita Kuma furin wandiiday Wana kudhibtoday lanoolashahiisa hadana waxan kunoolahayisagana wuxu joga ýemen waxa laga jogaa furiinkeni labo Sano ilaa iyo hada waxa ileyahay Wan kujeclahay kumana furin

  • @khadijaaweys7266
    @khadijaaweys7266 Год назад

    Kagudbey