Ninka Ku Bahdila Sidaan Kula Dhaqan asagaa is Dhiibayee Arin muhiima

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Ninka Ku Bahdila Sidaan Kula Dhaqan asagaa is Dhiibayee Arin muhiima

Комментарии • 538

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 4 года назад +11

    Wlhi sheikhan wa sheikha ugu qalisan sheikhyada somaliyeed sababto ah xaqi hawenka la qariyo ayuu tosh ku shiday waxbadan ban ka fa’iidnay khayr allaha ku siyo

  • @deeqoosman9321
    @deeqoosman9321 5 лет назад +29

    Shukran sheeikh wixi xun ayagaa is og ani waaa ku dhageestaa weligeyna video aad leedahay hal xabad aan u diray ninkeyga wuxu igu dhahay ani kuma jiri raga u sheegaaayo iyo isku mid manihin dadkaas sllaah ii xifdiyo xaajigeyga aduun iyo aakhiro aamiin yaa Rabi waa tobanka dambe ramadaanee..
    Hadaa u soo laaabto sheikha arintiisa khalad malahan sheeikha wax buu idin faaideenayaaa uun. Wuxu sheegaayo waa xaqiuq dumarka indha la'aanta ka noqde oo wax barta laga waaye kala fura indhaha oo xaqiina iyo xaqa laidin ku leeyahay barta oo fahma oo ciilka iyo carada iyo strees ka kaligood ku jiraan kabaxa oo naftiina sharfa oo karaameeya ihaaneysiga diida ani boqolkiboqol waaa taageeraa sheeikha waxu ka hadlaayo.!

    • @rehmaosman9422
      @rehmaosman9422 5 лет назад

      Jazaakumulah qeyr

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад

      Deqo iyo rahma hala iso boqdo wala layaal Channel keena subcribe saar fadlan qali yaalow 💕💕💕💕💕

  • @niyatiichannel
    @niyatiichannel 5 лет назад +15

    Aniga sheeik taas igu dhadey hadana Allah ayaa igaa badbadiye Alxmdulilah alle ayaa idhafiye qiyamada igu wadey

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 4 года назад +5

    Allahu Akbar...wallahi waa run.
    Sheekh xaqa kugu jeclahay.
    Very simple .ManshAllah

  • @sahraali787
    @sahraali787 5 лет назад +11

    Hadii aad ogaanileheed wanaagaad halkaan kawado iyo munaafacada aan kuheysno waad laba jibaarileheed Allaah hakaa abaalmariyo💚👌👍👀

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 лет назад +7

    Manshaa allaah shiikh cabdulaahi faaruuq allaah haku barakeeyo aduunka aakhirana janatulfardaws aamiin walee ninjira ayaad tahay nolow in badan 💪💪💪👋👋👋

    • @umalkhayrabdi4640
      @umalkhayrabdi4640 4 года назад

      Masha Allah tabaarika Allah afkaga caano lagu qabay wllky ilxumi kuma aragto isha Allah amin amin

  • @dhoolcaday4438
    @dhoolcaday4438 5 лет назад +4

    Allahu akbar waaligay maan dheegaysan cajaal aad soo duubtay oo wax dulmi iyo kala gayn ah balse taas badaalkeda waxaad wakhti iyo juuhdi ku biixisa khayr iyo islaax ducooyin aad noo fasiirto masha allah qof xuun inta ku jeceel ee ku fahmaysa aya ka badaan kuun jeer allah yaxfiidag

    • @sahrahashi8069
      @sahrahashi8069 5 лет назад

      masha Allah sheekh sidaa ku soco
      jizaakallah🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌸🌸🌸💐🌸💐🌸💐🌸💐🌸

  • @dhemanquruxdiamond1517
    @dhemanquruxdiamond1517 5 лет назад +57

    Shiikheena gabdhaha u hiliyo I love you💞🥰💞🥰💞🥰💞💞💞💞💞

  • @anisahassan6449
    @anisahassan6449 5 лет назад +5

    Hada aamintid ina dad tahay waa tahay shukran shekh Abdalla👍👍👍

  • @umujuweriaahmed4088
    @umujuweriaahmed4088 5 лет назад +14

    Saan kuu jeclhy illahy baa og illhy haku dhowro talo tusale waad nasiisaa illhy hku xifdiyo shiekh

    • @amalshariif2269
      @amalshariif2269 5 лет назад

      Wad ku qaldantahy inaa jeclato jecelkisa wu haystaa lasoco

    • @amalshariif2269
      @amalshariif2269 5 лет назад

      Umujuwari

    • @leilahashi8841
      @leilahashi8841 5 лет назад

      Khiiqa dar Allah ayaan ujeclahay nin la aana I'ma heeso kawaran

    • @Yasmin12398
      @Yasmin12398 5 лет назад +1

      @@amalshariif2269 Mcnto meser dumar beynu u nahaay blse usaan Ku qaadin xbbti sheikh waa just walidkena cml wayo mar walbo wanaga ayu no tilmama SAA tarded wan jeclahay weydihi garta iyado eysan wax dhib ah ka wadiin Mcnto labadinaba aqoon idinma liihi blse qeyrka unba isuku wada nimid asc

  • @munamohamed2769
    @munamohamed2769 3 года назад +1

    Allahu akbar I never seen sheikh somali ah oo saan u hadlayo mash allah jzk you are amazing sheikh illahay xasanad haa ku siiyo amiin amiin

  • @queenqurux65
    @queenqurux65 5 лет назад +2

    sheekh wax wanaagsan talooyin wanaaagsan ayad noo sheegta ilaahay khayr badan haku siiyo aduun iyo aakhiraba liiban dadka qaarba khalad wax ufahma

  • @mushttaqmaxamed8627
    @mushttaqmaxamed8627 5 лет назад +1

    Sh ii ducee waxan ahay gabar dhalin yaro ah ee mustaqbal qayr le iyo aaqiro wacan iigu duceey

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 5 лет назад +6

    Walle waa runta illahay haku xifdiyo Amiin ya rabul calamin jazakallah kheyr sheekhuna.

  • @mohaaamin2501
    @mohaaamin2501 5 лет назад +10

    😁😁😁😁😁 Shiikh bayba dalaca uraaceeen noso badi shiikh Wixi sidaa udhaqama baa sobaxaya waxabadan baan kaa faidnay jazakumulah khyr

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад +1

      Moha iso boqo walalkay qaaliga ah chanalkena subcribe saar fadlan 💓💓💓💓

    • @mohaaamin2501
      @mohaaamin2501 5 лет назад

      Hye wll insha alh thnxx

  • @shacnihussein6898
    @shacnihussein6898 5 лет назад +75

    sheikhow kheyr alle haku siiyo wlhi ninkeyga oon ku dhib qabay markaa vedio gada daawaday hada asaagaba jcyl aan caadi eheen dhankisa ka arkaa masha allah yaa sheikhunaa

    • @inaaxmedxasan319
      @inaaxmedxasan319 5 лет назад +4

      yarta weyn Hussein manala qeybsan kartaa shiikha markaa daawaday kadibna ninkaadi oo lu dhibi jiray kuu fiicnaaday maasha allah allaha idiin siyaadiyo lkn abaayo plz nooga faaiideey

    • @shacnihussein6898
      @shacnihussein6898 5 лет назад +30

      abaayo kolki hore aad ayaan ugu waalnaa inte aaday maxa uso dhaqsan weyday iyo inaan telkisa baaro lkn hada wajibaadkeygi wan gudaa lkn dhacdhaci badnaa ayaan kadaayey naftayda ayaan ku mash qulay oo hada asagaba kaaly isheke wa maxay amus nantan ima sowacdid inte kusodahday ima lihid wlhi maqribki marku sotukado horu ka imada awalne 3 sac ayu iman jiray

    • @inaaxmedxasan319
      @inaaxmedxasan319 5 лет назад +10

      @@shacnihussein6898 maasha allah abaayo allaha isku kiin daayo waligiin nolol farxad badan kuu rajeeynaa aniga waxkasta waan tijaabiyay waan daalay ilaahey itid qeyrqabta ha ii furo

    • @shacnihussein6898
      @shacnihussein6898 5 лет назад

      abaayo fb maledahay

    • @shacnihussein6898
      @shacnihussein6898 5 лет назад

      iso sheeg

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 лет назад +4

    Subxanalah wa naago mangaban sheyqa waxu sheygayo kitaabka ale ayuu sheygaya eydhaqan ma ahan sheyqan wan jeclahay dar ale dumarka xaqoda ayu kahadlaa masha allah jazakallah yasheyq waxuu ucadadana wa salada iyo qeyrka ale wa nuur xishoda dumar iyo rag dad hore isku furirabay hasalfanina sheyqa

  • @aragsancaday7478
    @aragsancaday7478 5 лет назад +27

    sheeqow vidio gada waa mid runta sheega ragga qaarna runta ma ogola
    markuu waa ku furaa dhahay mey tiraahdo hore u Soco mid kale helee

    • @nafisocali2006
      @nafisocali2006 4 года назад

      wlhi shiiqen aniga ba kaheley xigma do ficin bunoso daya

  • @fardowsecabdulahi2079
    @fardowsecabdulahi2079 5 лет назад +1

    masha allah shiiq ilahey ajar iyo xasanad misanka aqira rabi haku saro aniga waxan ahay gawar xas ah xajigega 3sano kala maqanahay aad ayan u jeclahay labo wadan kala fog ayan jogna isagu waa mashqul badanyahay ima so xaririyo aniga un baa waco lkn markan waco igama qabto hada waxan go.aan ku garay ina iska dayo anan wacin wlhi markasta waxad dawada taladada wanaga bdn waxana kasi qada sawar bdn niyadana wan ku dhista ilahey qeyr haku siyo iso ducey shiq 🙏🙏🙏 jasakallah

  • @fatimaali6726
    @fatimaali6726 4 года назад +1

    Sheeq wlhi waa run waan jeclahay dhiirigalintaada shukran jasaakallahuqeer jajar ayaad nasiisaa kalsoonida NAFTA waa muhiim

  • @munaabdiaziz7713
    @munaabdiaziz7713 5 лет назад +4

    Afkagaa caano geel lagu shuub,nacaam ilahaay kumaba bahdilin sidu ninku kugu xad guudbi kara ... right on point sheeikh

  • @sahramohamed8742
    @sahramohamed8742 5 лет назад +1

    Shukran yaa sheikh jazakumullahu kheyra haujoojin dadka aan sida fiican ufakareenin waxaaa kabadan inta wanaagsan aad qeyrka qaata oo kudhaqma aniga kulahadlaay waxbadan ayaan kaafiiiday mudo ayaa kulasocdaaa reerkeeyga mel badan aan kaqaldanaay ayaaba iska saxay aad ayad umahadsantahay kiwi janada kukulma allaha naga dhigo 🙏🙏🙏

  • @cudoonbare2826
    @cudoonbare2826 5 лет назад +3

    Manshallah ilove this sheikh ❤️❤️❤️

  • @deeqaahmed7371
    @deeqaahmed7371 5 лет назад +6

    Allaha Akbar sheeq ha u bixin, waa kuwo aan diinta ku fiicneyn Allaha soo hanuuniyo, walaahi sheeq waad noo faa’iideysaa ee noo wad. Ilaahey ka baqa sheeqa dhaafa , sheeq umadaan meel looga fakan maayo

  • @user-om1cs8kn8t
    @user-om1cs8kn8t 5 лет назад +11

    haw joojin sheikh anagaa alle dartii ku jecel, ninkasina awelbuu ulo booca ugu tukubayey
    somalidu waxayku maahmaahda hal candho qabtaa geed ayku xoqato ma waydo

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад +1

      Nasiib walashay iso boqo chanalkayga fadlan subcribe saar xbt qaali 💓💓💓💓❤

  • @bilanbarwaqo7957
    @bilanbarwaqo7957 5 лет назад +2

    Absolutely sheikh wan kugu racay waliga sharaftada wa number one ☝️ Ninkada xaqisa yukuracin xaqadana yuracin respect ✊ labada dhinac. Anaga Somali hada nahay raga garab lasiya inanta xaqeda walagu tunta walahi nin loser ah aya lagu leyahay u Samir ilmahada Abee la’an hadhigin Subxanallah waa xaq daro waxas iyo bahdil dumarka lagu hayo Ilaah xaqa dumar leyahay ha tuso raga Somaliyed Inshallah

  • @SafiaMohamed-fu6xy
    @SafiaMohamed-fu6xy Год назад

    Wallahi sheikhow runta ayaan kujeclahay raga soomaliyeed aad ayey gabdha soomaliyeed ugu tuntaan ilahey haku xafido

  • @leylahussein4709
    @leylahussein4709 5 лет назад

    Walaahi hadii raga somaliyeed qaarkood taladaada qaadanlahayen, Gabar dhaaxaa nolol fiican Ayey ku Noolaan lahaayeen. Haubixin ee you are inspirational MaashaAllah JazakaAllah

  • @raxmaisma459
    @raxmaisma459 5 лет назад

    Jazaaakallah khayr sheekh wallhi hadaladaada iyo cilmiga aad jeedisaa qalbigayga daway u noqdeen waayo duruufo kala duwan ayaan soo maray hawlohoodana wata

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 5 лет назад

    بارك االله لك ي شيخنا حياك لله sheekh dad lagaroona Ah Ayaa jira rag iyo dumarba leh wacdiga iyo waxtarkaba dhib U Srka iyo inaad xaqa cadaysid . Sh dadkan waxba nabad gelin mayan culimo iyo camatona kabaxsan mayso Nabiga csw Ayaa xiliguu Nola waxkasheegayeen Alla kabaqa dadoow

  • @sahraabdimohamed1035
    @sahraabdimohamed1035 4 года назад +1

    يشخ انا احبك من كل قلبي ❤ متابعتك من المملكة العربية السعودية تحياتي اليك يا شيخونا بنحبك كثير شكرا 👍 😘

    • @laasbarwaqo7788
      @laasbarwaqo7788 2 года назад

      En4 jag vill att vi inte ska bli spännande att se

    • @laasbarwaqo7788
      @laasbarwaqo7788 2 года назад

      Det finns ett antal personer med insyn jag ska inte gå in i den första perioden i spel fyra att du ska få ett

  • @ismahanabuukar570
    @ismahanabuukar570 5 лет назад +4

    Maasha alaah ilaahow kuxifdi run ayaa sheegtay 😍😍😍

  • @fowziyahaji6152
    @fowziyahaji6152 4 года назад +1

    Jazzakallahu khayr sheikheena Allaah haku barakeeyo

  • @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن
    @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن 5 лет назад +1

    جزاك الله خیرا یا شیخ وزادك الله علما

  • @umujuweriaahmed4088
    @umujuweriaahmed4088 5 лет назад +2

    Nin iyo naag midna warkiisa ha ujoojin shiikh kabax warkaas noo wad waanada iyo talooyinka wllhi inaan kaa faaiiday qofkastaana waan oga faaideeyaa oo ndhahaa badbaado channel daawo oo lasoco marka ilhy hainookaadaayo hadaa nahy dumar adigaan cukumo kale kaaga maarmeeynaa

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад

      Umujuweria xbt iso boqo chanalkayga subcribe saar qaliyey 💕💕💕💕💕💕💕

  • @sureyalove4772
    @sureyalove4772 5 лет назад +1

    Jizakallaahu qeer sheekh

  • @cabascabdalla8091
    @cabascabdalla8091 4 года назад +1

    Sheeeqo hore usoco dadka warkooda ha u joojin..like

  • @deeqaluul6790
    @deeqaluul6790 5 лет назад +4

    Sheekhow ninkeyga aniga unbaa waca ima soo woco xataa hadaan waco igama qabto mana ahan inaan isliidaayo halahaas wanaag baan raadiyaa walaal

  • @hannahmohammed3073
    @hannahmohammed3073 5 лет назад +2

    Sheekh alle kheyr iyo xasan ad hakaa siiyo haw een ka waad wanisaa gabadhi qaadata axaadiista iyo cashrada aad sii so tii aan qadna muhiim maha inaad u soo jawaabto

  • @ayaancawil7241
    @ayaancawil7241 5 лет назад

    Shiikh waxad tahay gudbiye wanagsan wadna noo faiidaysa ha u jogin dadka inta cun hore loyidhi bubal ciyo urkisa kujiru kadida marka hore uga soco alle haku xafido

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 4 года назад +1

    Masha Allah sheikh Alle hakuxiftiyo

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 5 лет назад

    Masha Allah jazakalah khayr yaa sheikh Abdul faruq

  • @habsahasan4256
    @habsahasan4256 5 лет назад +2

    Shukran sheikh allaha cimrigaga dhereyo

  • @aminahalane6623
    @aminahalane6623 4 года назад +1

    Will kaan mashaa allaah runtuu kahadlaa ilaahay hakuxafido hooyadii nookaadhashayna aduunka barwaaqo aakharana janatufirdowso amiin

  • @anirahaji7617
    @anirahaji7617 3 года назад +1

    Wlh from roho ayaa runta kugu tagera dhiiro gelin na wa ka qataa wana ku faiday alx
    Sha abdalla faaruq shukran inbadan

  • @safaabuubakar9325
    @safaabuubakar9325 4 года назад +1

    Allah Huma Aaaaamiiin yaarabii jasahku Allah qeeyr

  • @samahaayawagansan338
    @samahaayawagansan338 5 лет назад +7

    Wa nin inu waxa gubesto rabay gumeysiga markey diday wa la fura😂🤣😂🤣🤣😂😅😅😍dumarka waxa le ninkina marku idila hadlayo hos firaya war u din dhaho xuman iyo Saman se tahay u qata o war ha ku so celina

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 лет назад

      Samaha walashay iso boqo chanalkayga fadlan xbt 💕💕💕

  • @aminahalane6623
    @aminahalane6623 4 года назад +1

    Mashaa allaah illaahay hakuxafido ragga soomali waad unasteexaysee allaah haku anfaco

  • @زينهمرحبتين
    @زينهمرحبتين 3 дня назад

    Barakalah fiik shiqow shugran masha alah ❤❤❤❤❤❤

  • @mubaarikabdlaah3036
    @mubaarikabdlaah3036 5 лет назад +6

    Wlhi shiikhn uu IGA ilmaysiiyay

  • @natural6665
    @natural6665 3 года назад +2

    Video walba oo sheekhan leeyahay wax badan buu noloshayda ka badalay jazakalah sheekhuna

  • @fadumocabdi2073
    @fadumocabdi2073 4 года назад

    Sheekh naagahaan ilmo kama kalabkalbsiinkaraane. Nin soomaalina wax ma badalayee. Yaan dalaaqu sii badane utartiibi.

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 5 лет назад +5

    Halke lagaga soxira sheikh jasaka alh kheir

    • @safiyadirsche4453
      @safiyadirsche4453 5 лет назад

      Sax shiiqow hadii a ad karamada ku ciyaarto waxaad ku dhelaysa sharaftaa iyo tan families iyo ilmhaag hana isku dulayna qof xun hana udhumin nololsha waan mahadsan tahay shiiq Halkan inooga wad macluumadka☝

    • @ronnyzeder
      @ronnyzeder 2 года назад

      @@safiyadirsche4453 ö

  • @umuayuubcade3177
    @umuayuubcade3177 5 лет назад +1

    alle abaalkaga ha gudo sheikh aad iyo aad aya i caawisay inbdn waxbdn oo fahamsaneyn aya ifahamsiisay jazakallah

  • @stronglady7424
    @stronglady7424 5 лет назад +1

    Yes yes yes yes sheikh khayr allha kusiiyo

  • @lulalasow5550
    @lulalasow5550 5 лет назад

    Dad badan ayaa aaminsan, hadii haweenka loo sheego ama loo ifiyo xuquuqda ay leedahay, in reerka la duminaayo. Sheekh ha u bixin ee baraaruji gabdhaha Ilahey ajar hakaasiiyo.

  • @almanaarmedia4794
    @almanaarmedia4794 5 лет назад +1

    Maa shaa Allah shiikh Jazaaakallah

  • @oummeryemdjiboutien9086
    @oummeryemdjiboutien9086 5 лет назад +3

    Khair Allah haku siiyo horay usoco raaga somaliyeed yaa sidaad ka dhiigo wxy nabareen inta dantoda uun

  • @anabmohamed8725
    @anabmohamed8725 5 лет назад

    Asc wr wb sh.Abdalla faruuq waad saxsan tahay ha u joojin dadkaas inaad noo faaiidayso mooyee wax khalada kumaad hadlin mahadsanid kun jeer halkaas ka sii wad Alle ha ku xafido if iyo Aakhiro ba inshaallaah

  • @ardoali9953
    @ardoali9953 5 лет назад +1

    Allahu Akbar jazakillahu khear kheikh

  • @hibosuleiman782
    @hibosuleiman782 5 лет назад +2

    Masha allah sheikh allah haku karameyo

  • @deeqaahmed7371
    @deeqaahmed7371 5 лет назад +1

    Sheeqoow xaan 6years ago kuu aqoon waayey, Allaha ii hiiliyey, walee maxaan ciil la ooyey, Allah fiicanaa diinta in la barto xaqaadaa u dhaqmi laheen .

  • @selemselem1226
    @selemselem1226 5 лет назад +1

    Jasaka llaah qayran ya sheekh

  • @fardosaadan3235
    @fardosaadan3235 2 года назад

    Aniga wuibila wuna na daweya dheradna wunasiya lkin wuicaya wuibahdila isago Africa isla jogno 2sano mar I imada 10bari mar isowaca aad idhiwa nagtu dona wugursada midu donan wufura Aniga guurkisa waiga qariya Anigana marwalbo waxu igu dhaha wanku furi malin wanka tagi hoyadey waxey dhahda kan mel kulama garaye iska fur dhib badan daremaya ila taliyo walalaheyga somaliyed melkasto aad jogtan qeyr badan allah idinsiyo

  • @marimariam7714
    @marimariam7714 2 года назад

    Jazakallah kheir 👍

  • @amrankeynan1883
    @amrankeynan1883 4 года назад +1

    Alla run badnidaa alle haku barakeyo dumarka ayay abuse kareyaan raga somaliyed

  • @bushradaahir1571
    @bushradaahir1571 4 года назад +2

    mashaa allaah ar maxaan ku jeclhy allaah haku jeclaadee markeey dadka aqliga io ilmiga badan oo adiga ka mid thy soo baxeen maxaa dad badn oo aniga ka mid ahay agliga uziyaadey jazaa kallahu kheeyran jazaa❤❤

  • @jamaadelmi96
    @jamaadelmi96 5 лет назад +1

    Wanaag ayad shektaa ee shikh jasakallah kheryn

  • @UmmuJabril
    @UmmuJabril 5 лет назад +1

    Illahey ha ku xaafido sheikh masha Allah

  • @faisocabdikharim7967
    @faisocabdikharim7967 5 лет назад +1

    Mnsh Allaah khyr shugaran shiikh

  • @fartunhashi4482
    @fartunhashi4482 5 лет назад +1

    Jazakalah Shaikh wax badana
    Kaa faiidey

  • @riyalubahu5598
    @riyalubahu5598 5 лет назад +1

    Asc dhaman dadka qoralkaygan arki doona walalayalow iso duceeya aniga waxan ku jira nolol adag oo anan go an qadan karin in ilahay xaqa tuso ninkayga iigu so duceeya wan jeclahay walahi cidna kuma dooraanayo lakin isaga ma aqan wax ku dhacay mar walba wuxu raba inan kala fogano wanan ku raba on ku jecelahay ayu leeyahay nagna maba radsado o tas ana ugu danbi galaya bal iso duceeya in ilahay awladayda rerkoda u badbaadiyo insha allah 🤯🤯🤯🤯
    Haben iyo malin ma seexso wan oyaya awladayduna waxay inleyihin maxa ku helay ilinta ayey iga tiran ana waxba ayan idha ilahayoow reerkayga ii dhawr sawjkaygana xaqa tus yaa rabbi ya rahman

    • @nastamohamed3122
      @nastamohamed3122 5 лет назад

      Ilahay haku yasiro abyo

    • @riyalubahu5598
      @riyalubahu5598 5 лет назад

      Amiiin walal

    • @sunshine-vk2xw
      @sunshine-vk2xw 5 лет назад +1

      @@riyalubahu5598 illahay ha ku sikhiro wll lakin waan ku jeclahay hadu ku idhii hadana ma wax kale ayad ka darentay

    • @riyalubahu5598
      @riyalubahu5598 5 лет назад

      dheman dhowrsan walashayey dhinac dumar waxba kama daremin lakin walal wax ku dhacay ma garanayo balan dari dhaga adayg hadalo qalafsan koley waxunban ilahay ka baryaya inu isku kaaya dayo insha allah dhibkana naga dhex qaado dhankisa ka socda wanaga an la rabana allaha garansiyo walal..

  • @haaheey1814
    @haaheey1814 5 лет назад +2

    mashaa Allah sheekh daacad ah xaqa kahadla tahay ilaahay haku xafido

  • @asiyohaji8584
    @asiyohaji8584 4 года назад

    Jazakumulah qeer sheq alaha KU xafido adun iyo aqaro ruuntad kahasha ala dartiis KU jeeclahay

  • @lajacleycusmaan2926
    @lajacleycusmaan2926 5 лет назад +3

    Wlh sheikh dadbaa ka xun wanaaga aad so jeediso lkn hau qaban hore u soco ilaahay haka abaal mariyo wax bdn aan ka faaidne...

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 4 года назад

    mashAllah JazaAallahu khairun my dear brother 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️💞

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 4 года назад +1

    Shiikhow mahadsanid walalky Allahaku xafido AAMIIN YAA RABII

    • @shankaroonbaanow4220
      @shankaroonbaanow4220 4 года назад

      Masha allah allah Ku barakeyo shiikhow lkn waxn kuwarey arin oo ihaysata

  • @sacdiyaabdi7433
    @sacdiyaabdi7433 2 года назад

    Mansha allah horay u soco dadalka sii wad inshallah

  • @rahmoalisalad7524
    @rahmoalisalad7524 5 лет назад +1

    Masha Allah walee Sheekh dar alle ayaan u jeclahay ilahay haku dhowro Sheekh

  • @samiirahussein6578
    @samiirahussein6578 4 года назад +1

    I like the way you empower the women always thank you sheikh 👍

  • @qaalimohamed7199
    @qaalimohamed7199 5 лет назад +2

    Mansha allah shiiq wax wanagsn ayad inoo shegtaa alla hakaa siiyo ajar

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 5 лет назад

    Jisaakumullaah khar shiikh illaahay ha ku karaa meet Hooyo Fiican baa ku soo barbaarisay . Xaaskaaga innaan Qadarisaa waa Sax intaa miyaa laguugu nacayaa Shiikhaashaa illaahay ha Xifdiyo

  • @hindamahamud3032
    @hindamahamud3032 5 лет назад +1

    masha Allah illaahay haku xifdiyo sheekh

    • @ikraambishar11
      @ikraambishar11 5 лет назад +1

      ماشاالله ماشاءالله شاافرق

  • @munacadeey8001
    @munacadeey8001 3 года назад

    masha allah sh badbaado allahaku xafido runtii qodob raga badan kooda aaney ka run sheegin ayaad si dhab ah oga hadashay allaya cizak

  • @umuabdallah1155
    @umuabdallah1155 4 года назад

    Sheikh badbaado Runtan kugu jeclahey kor Allaha ka dhigo

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 5 лет назад +1

    Waanadaada waanu qadan sheikh jazakallahu kheir

  • @dhoolabdirizaq3081
    @dhoolabdirizaq3081 5 лет назад +1

    Jasakallaah qer shqow Allah hainokadaayo nimarkan iska hadlayane haubixin e wadadaada iyo wacdikaga siwad wax badan ayan kafaidne wlhi inbadan shugran

  • @MrAmiira
    @MrAmiira 4 года назад

    Haween xaq maleh shiiqyo badan waa e xaqiraan anana dhagaheyga kumaqlay usabar waat kashaleynesa hadaa iskafurto midkadaran ayaat lakulmeesaa waaba lacabsiinaa dumarka Allaah manaxaqirin Dumarka waa uu karaameeyay xaqana waa uu simay Shiiqyaha intoodaban iyo familka gabadhaba ayaa dumarka cabsiiya waxaanba kunacay iskasabar😳 maskin dumarka qaarkood calaacal oyin waankaxumahay🤗

  • @shukriabdullaahimacalincum8692
    @shukriabdullaahimacalincum8692 4 года назад

    Masha Allah Ad iyo Ad baad u mahadsantahay sheekh jasaka Allah Allah khayr ❤❤❤

  • @munaabdi5212
    @munaabdi5212 5 лет назад +12

    Somalidu runta way kaxanaaqan siiba raaga

  • @shukrimusetalentchannel2457
    @shukrimusetalentchannel2457 5 лет назад

    Jaza'kallaahu Kheyran Cindal Jazaa Illaahow Kheyr ku Sii Khiikhow Run Badanidaa

  • @roodajamac2412
    @roodajamac2412 5 лет назад +2

    Mansha allaah mansha allaah ilaahay haku barakeyo inshaa allaah

  • @munaabdi5212
    @munaabdi5212 5 лет назад

    Yaa alaah sheekhan oo kalee nosoo badi hadaan nahay haweenka soomaliyeed ee xuquqdoodi dhulka laladhacay

  • @hoyaaiiducesay1984
    @hoyaaiiducesay1984 5 лет назад +1

    Allah ya sheq illh dartesa ku jclhy walhina😍😍😍😍 Ruuuunta illha ku dhaliyay ❤

  • @xamdixarago1628
    @xamdixarago1628 5 лет назад +2

    Shiekh dar ala ayan ku jeclhy badbadi adun iyo akhiro ayn rbi ku waydin

  • @sssss-rc5ey
    @sssss-rc5ey 5 лет назад +1

    Masha Allah sheekh 👏👍💓dhag howdhigin dad badan oo nolsha kaquustay ayaad ufaa'iidayse ninka sidaaku dhaha ama naagta saakutidhaa waaa qof xun waana kuwa laga hadlayo

  • @barcad1143
    @barcad1143 5 лет назад +4

    allah ku xifdiyo sheekh bili adamka Allah ayaa ka edbeli karo qof wax dumiyo waad ka weyn thy qof ku dayasho mudan ayaad thy

  • @sahraciise8329
    @sahraciise8329 4 года назад +2

    anaa kuguu raacay fiidyo aad leedahay ayan aniga shiikh iimay bixin hooyaday ayad tidhaahday c/laahiyaw

  • @samiasahara1697
    @samiasahara1697 4 года назад +1

    You true

  • @nimcoahmed5904
    @nimcoahmed5904 3 года назад

    Mahadsanid sheekh