NINKA NADALKA DUMARKA U JECEL YAHAY SI U BAHDILO FARAS AYU KAA DHIGAN SIDUU RABO KA YEELO NACASNIMO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • NINKA NADALKA DUMARKA U JECEL YAHAY SI U BAHDILO FARAS AYU KAA DHIGAN SIDUU RABO KA YEELO NACASNIMO

Комментарии • 76

  • @Safaama-u9l
    @Safaama-u9l 3 месяца назад +3

    Masha Allah shiiq dumarka waad udadaashay alle hakuu abaal gudo

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 Год назад +4

    Mahadsanid sheikh Badbaadoow, waan ku wadanaa hadaan Dumar nahay hurdada ayaa naga kicisay waana na dhiiri galisaa mar walba. jazakallahu kheyran jazaa walaal 🤍🤍🤍🤍

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho Месяц назад +2

    Maasha allaah narjis buux tuug ilahay aan ka cabsanayn waa runtiisa .

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Год назад +1

    Mahadsanid sh badbaado talada fiican ee aad na siisay khayr allah hakaa siiyo waa talo aad u muhiim ah👏👏👏👍❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Год назад +1

    Sheekh si fiican wax noo fahan siiya adiga mooye midkale ma arkin👏👏

  • @Safaama-u9l
    @Safaama-u9l 3 месяца назад

    Xasbuna allah wanicmal wakiil

  • @hudaelmi7695
    @hudaelmi7695 Год назад +4

    Thank you sheikh. I have this problem in my life. Please share with us more about this narcissist man. Gisakaalah kheerrr 😌👍

  • @FartuunMaxamed-hn2rc
    @FartuunMaxamed-hn2rc 3 месяца назад

    Masha allaha

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 3 месяца назад

    سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم 🩵❤

  • @MuniibaHinda
    @MuniibaHinda 10 месяцев назад

    Man sha alh kheekhan. Allah cimrigiisa hadheereeyo

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. Год назад +1

    Shekh badbaada gabdhah walallkoda wanaaga la jecl

  • @adoontiale8944
    @adoontiale8944 Год назад

    Mashallh tabarkallh ilaahy hakubarakeyo shekh

  • @aminasharif2692
    @aminasharif2692 Год назад +5

    Masha alah sheeq waxaad sheegtey wax ben ah kuma jiro waa buux raga nocaas ah ilahey hanaga qabto
    Lakin mar un buu ninka nocaas ah god ku dhacaa gortey noqoto
    Ileyn ilahey waxba kama qarsana
    Masha alaah sheeq gabadh kasta nin baa niyad jabiya
    Waad mahad san tahey jisaka laah qeyr sidaad hablaha u jeceshahey wanaagooda

  • @fuadwalimuhamad7692
    @fuadwalimuhamad7692 Год назад +2

    whi ban ma ahyn wey isoo marty naagta nocas ah saan isgka samry iskada wey ciyaalkga hooyadod waye wax walbo itirhda sheyb ayn iskga dhahy her waxey gaarty iney dhulka ila ka shey oo dulqdka iga dhamdey cadi i washa markan fure ilhai aya iga cafiya dhibka igeysta herkas iney ila kareysa ma modeynin

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Год назад +3

    Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲

  • @fowziamohamedaden888
    @fowziamohamedaden888 Год назад

    ❤walaahi waaisoomar laakiin ilheey baa idhaafiyey maseeriyo bahdilbo

  • @ninanaji8791
    @ninanaji8791 Год назад +1

    Jazak allah qer runta kahadashay

  • @user-cj6ub9bs1w
    @user-cj6ub9bs1w 4 месяца назад

    Walahi alaha kudayo

  • @maymuunmacalin190
    @maymuunmacalin190 Год назад

    M.A

  • @ismacilaxmadcali0
    @ismacilaxmadcali0 Год назад +1

    asc wll arin su aal ayan kuweydin lahay lambar kee kaa soowaca

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 Год назад +2

    Masha allah sheik jazakallah

  • @hodanmaxamed450
    @hodanmaxamed450 Год назад +1

    Ninka saasa hadii ilmo kaaladhexeeyo?

  • @samiiyamuuserooble2199
    @samiiyamuuserooble2199 Год назад

    😳Mahadsanid wll Insh allh wn ka taqalusa manta laga bilabo bi idmi lah☝🙏🙅🙅

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 Год назад +5

    Waxadba modaa shekha inu ka hadlayo Nadalka Annku qaldomay o calafka igeye ,Alow ciil tire ii sahal

  • @Ubaxbashiir-qn9xg
    @Ubaxbashiir-qn9xg Год назад +1

    Ninkaan wu jira sh no so badi dhirigalin aya kahelaa wanoyinkaga aad ban u jeclahay afar sano aya kugu xiranahay malinkan ku arkay iyo manta labo qof ayan kala ahay alx wax badan o kale in ay iska key badalaana wan rajeynaya insha alaah abaal wen ban ku haya in an kula so xariiirana wan jeclaa numbarkaga wan u bahnaa shekheena ilaahay haku xifdiyo

  • @user-cj6ub9bs1w
    @user-cj6ub9bs1w 4 месяца назад

    Janofar daws alaha kugeeyo

  • @fartuunmire5545
    @fartuunmire5545 Год назад

    ❤❤❤ok✅✅🌹🌹🌹👍👌👌👌👍👍

  • @hijrayusuf9997
    @hijrayusuf9997 Год назад

    Waa wax jira imsa aragnay dumar noocyada ah.

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Год назад +1

    Mashaa Allaah 💜🥰🤲 Aamiin yaarabil caalamiin

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 6 месяцев назад

    👹👌👌

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 Год назад

    Jzk Allah khayr shekh

  • @shamsoadam8261
    @shamsoadam8261 Год назад +1

    Masha Allaah sheyq jizaaka Allaahu Kheyr

  • @asmaahmed1421
    @asmaahmed1421 Год назад +1

    Sheekh noon geli waxyabaha uu aadka uga naxo si aan khaladaadkisa iyo xumantisa lo dareensiyo

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 Год назад

    Markaasa hadana waxaadootid igusamey ama igadalbo lkn tan iidhafbuu kuleeyahay dhaawac xalis ahna waakuugeytey maxaa kufasirikartaa ninkaas?????

  • @janahjecel4474
    @janahjecel4474 Год назад

    Waa runtaa wlahi. Mansh’Allah.

  • @lulaweys6111
    @lulaweys6111 Год назад

    Thank you Sheekhoo😳😳😳😳😳

  • @qureshahmed7964
    @qureshahmed7964 Год назад

    Sheekh ilaahay haku xiftiyo waxaan layaabay sidaad arinkan u asiibtay dumar badan ayaa jira ragan ookale ilaahay kubeegay

  • @cadeakram2954
    @cadeakram2954 Год назад +1

    Asc sheekh badbado waxan raba inan su al ku weydiyo waxana rajeynaa inaad i so jabwto farinteydino kuso garto adigo mahadsn su aashu wasidan bishi ramadanta bilowgedi ayan u mulay wxa leygu yeshay 30 malmod soon ah dib ayaan ka somay lkn iyado malmo leygu leyahay aya ramadanki kale lagaray wan iska somay lkn malmihi hore Ayaa leygu leyahay maxan sameyaa sideese u sooma wad mahadsantahy yaa sheeq

  • @alonegirl4702
    @alonegirl4702 Год назад +1

    Asc sheeq allaha ku sharfo runtii waxad dadka u tahy iftiiin allaha ku xafido sheiq wiil baan jeclahy si xad dhaaf ah wuuna iga siii jeeda waxan rabaa talo iyo duco si aan u helo kama maarmo😭

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 Год назад +1

      Ya ku dhahay abyo kama marantit naftada jeclow abyo markas wa lagu jeclana wlhi wad ka maranta kalibaa dhashy kaliba dhimanaye mida kale ragu wa libax iney ayaga waxu harsadan ayey jecylyihin gabadha daba orodo ma jecla runti e abyo naftada number one ka dhigo

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 Год назад +1

    Shekh laso dhaqso sida loo ga oohin lahaa nocan cml,Waka dhaqaqi rabahe

  • @nimcoabdirahman6215
    @nimcoabdirahman6215 Год назад

    Mnsha Allah shiiq sobadi

  • @rogaalm1236
    @rogaalm1236 Год назад

    Shekhow ninkaas yaa kubaray adiga jaamacad miyaad kudhigatay mise Waa matalaad

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Год назад

    Asc mashallh Allha gulinshallah

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 Год назад

    Ninka aadan kadareemeynin oo hadana kukhaa'imaayo maxaytahay ulajeedkiisa micinaha waxba kaamadiidayo hadana waxba isagoo kuureeban baad hurdada kusookeceysaa

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Год назад

    Shekh plz Dr Xabeeb haloo kaco oo xamar ku xanusanaya

  • @asmaaragsan6439
    @asmaaragsan6439 Год назад +1

    Wan arkay ninkaas cml Nina isla soconay ayaan ku arkay wana isaga haray

  • @user-cj6ub9bs1w
    @user-cj6ub9bs1w 4 месяца назад

    Runtad sheegta

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 Год назад

    Mashallah

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 Год назад

    Shekhow so badi bo 4le jogte mid 5iyo kanadan Ina u dhalana marabe wallhi waa nin inta Ad shegty isku koobsady Alow ciiltire isahal Malin Aan dhereyn Aya ku fakaraya Ina go aan ka qato in sha allh ,

  • @sofiaaden4999
    @sofiaaden4999 Год назад

    Ala shikhow run badanida bisinka ninkas ad kahadleyso ee sifadka xun waa iso maray ana sifadkas wanagsan oo dhan ayan laha marki dambe go’an ayan❤kaqatay block ayan iska saray meel waliba hada waxan kashalaya maxa oga ad keysay xumantas oo dhan marka uu kugu samen jiray hada waxa iqorshesan had lakulmo nin nocas oo kale ah ina markiba an kuragin ee an indhaha kala baxo😂😳

  • @ugbaadahmed1182
    @ugbaadahmed1182 Год назад +1

    Kaasi wa iso maray wlhi lkn wnka tashaday

  • @xuuxxaax5384
    @xuuxxaax5384 Год назад +1

    MXaa laga wadaa ninka nadalka

  • @MuadYussuf-j5f
    @MuadYussuf-j5f Год назад

    🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 Год назад +1

    Run badanaa maxaan la kulmay nacaskaas

  • @khadramashaallahfadhiqurba54
    @khadramashaallahfadhiqurba54 Год назад

    Alle shiiqu runbadanaa walee waa ninamka Ardaalka naciibkaa .

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 Год назад

    Sheeeiw run bad nida anaba ah qof dul wad badan dad ka xata ila yabeen inanan dhig lahayn ba laygu qiyasay

  • @mustafaamohamed8488
    @mustafaamohamed8488 Год назад

    Wcs

  • @cashosalat1262
    @cashosalat1262 Год назад

    asc shek inte kalasoxariraa

  • @RABIC.Channel
    @RABIC.Channel Год назад

    Fadlan kusoiira channel ka ❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💚💙💙💙💙💙🍁🍁🍁🍁

  • @hanaqaadhahabaabin1890
    @hanaqaadhahabaabin1890 Год назад

    Qisada kabdha reer masar fanaanada ee nin qabay dartii nolashaydi u ba bisay ayaa xasuustay marakaan muuqalkan daawaday

  • @maymuunmacalin190
    @maymuunmacalin190 Год назад

    soo sheeg wuxuu neceb yhy An ku dhalaline

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 Год назад

    Mid aan kala tagnay ayaa dabeecadahaas jeclaa markaan arkay dhaqankiisa waa ka cararay