Haduu Qalbigadu Dhinto Haweenay kasta oo ninkeedu Dayacay Sirta waatan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 259

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 4 года назад +4

    Ilaahow adaa qofkasta uqadareey waxa uu mudanlaa qof ale ku xiran hada tahy wax dhiba ma arkaysi inshllh. Shekh nin hadaa ixtiraamto wa kasi daraa wa bini adan plz nosoo qeex see qof ixtiraam xadidan logu sameyaa asne ku ixtiramo. Aniga adban uixtiram badanahy sas in la i qadariyo raba inshllh. Ilah janada ku geeyo Sheikh iyo dhamanten 🤲🏽

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 5 лет назад +4

    Subxanalah Alle Ha caafiyo inta xanunsaneysa jazakallahu kharan sheekha Alle Ha Ku barakeyo adune iyo akhiriba amiin amiin yaa Rabi

  • @adoontiallah1960
    @adoontiallah1960 5 лет назад +34

    SHEEQ BARAKOO ADIGA IYO INTA AQRISA QORALKEYGA II SOO DUCEEY CULEEY AYAA JIRA ON KA MIRUGSANAHAY IN ALLE II SAHLO AMIURAHA IDINKANA ILLAHAY QEEYR HA IDIJN SIIYO ALLOOW ARIMAHA SAHAL

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 5 лет назад +1

    Sheikh Jazaka'Allahu kheyran Jazaa, alla aduun iyo akhiro hakaa abaal mariyo oo wax walbo aad jaceshahay haku siiyo. Waxaan jeclahay sida wanaagsan oo aad noo dhiiro galisid mar walba 💖❤💖❤💖

  • @adoontiiallenaftuwaaamaano7325
    @adoontiiallenaftuwaaamaano7325 5 лет назад +11

    Intii la guursaday fariin wacan laydin siiyey sheekha umahad celiya inti gursan dontane alle calafkeena hano wanajiyo guur aanku degno dacada alle ku dhisan allaha ina siiyo
    Sheekh jazakallaahu khayr gabdhahena wad u dadaashe allaha kugu sugo xaqa

    • @najmaahmadaliabdirahmaan2067
      @najmaahmadaliabdirahmaan2067 5 лет назад +2

      Aaamiiiin aaamiiiin aaamiiin

    • @najmaahmadaliabdirahmaan2067
      @najmaahmadaliabdirahmaan2067 5 лет назад +2

      My sister ❤️💖💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯 aad ii aad ayaad ugu mhdsn tahay sida aad fikrada saxsan noogu duceysey nooguna tilmaamtey alle hakaa ajar siiyo
      Abaayo mcnto ❤️ mhdsnid 🙋 sidookale anagana

    • @adoontiiallenaftuwaaamaano7325
      @adoontiiallenaftuwaaamaano7325 5 лет назад +1

      @@najmaahmadaliabdirahmaan2067 adiga mudan intasiyo kabadn xabiibti Aamiin ducadeena allaha inoo aqbalo xabbti hooyoyin wanagsan alle hanaga dhigo niman wanagsan allaha inagu arzuqo ilaahay dhaacadiis nagula nolaada gurigeen inu noqdo guri ilaahay alla ino kaso Aamiin 🤲🤲🤲🤲

    • @najmaahmadaliabdirahmaan2067
      @najmaahmadaliabdirahmaan2067 5 лет назад +1

      Sheikh abdullahi mhdsnid janalkaan wax badan ayaan ka faaidey runtii wax walbo aan la murgeysanahay ama aan faraxsanahay ama wax aan la fekereyo wax walbo janelkaaga ayaan ka faaidey runtii waxaan kuugu amaalmariyo ma, aqaano lkn aniga waxaan kuugu duceynaa inuu alle cimri dheer iyo cibaado suuban inuu alle kuu sahlo ama ku siiyo iyo wax walbo aduun iyo aakhiro kuu anfacaayo allaha kuugu fududeeyo Aaamiiiin aaamiiiin aaamiiiin yaaarabi 🤲 sheikh abdullahi mhdsnid 🙋
      Allaha ku xafido aduun iyo aakhiraba aamiin aamiin aamiin yaaarabil caalamiin 🤲

    • @adoontiiallenaftuwaaamaano7325
      @adoontiiallenaftuwaaamaano7325 5 лет назад +1

      @@najmaahmadaliabdirahmaan2067 Aamiin yaa allaaah
      Wa runta abyo wlhi

  • @shamsilugundi8212
    @shamsilugundi8212 5 лет назад +1

    Ameen sheikh jazaka Allahu Kharn may Allah bless you and your family may Allah protect us from bad husband Ameen

  • @sahraali1650
    @sahraali1650 5 лет назад +2

    Asc sheikh Rabi hakubarkayo mashallah.
    All your videos are helpful. I received a lot of benefit.

  • @hamdihaaji9499
    @hamdihaaji9499 5 лет назад +32

    Wlhi shekh anika waxan aminsanhy raga xushmada iyo karamada
    gibir ayey ka qadaan wan ogady wlhi

  • @raahmoomar650
    @raahmoomar650 2 года назад +1

    😭😭😭😭😢dhibkas ayan qabaa nin anku daneyn wa dhibato qul ban ku xiranahey qalbiga ayo igaa dala hadalo anan xaq u leheyn ayow igula hadla sabbta haddan waedeyane wow xanqa waxan ahey 9 bilod waxan dharara inan dhalo si an guan u qato iso duceya

  • @hananomar6447
    @hananomar6447 5 лет назад +5

    بارك الله فيك جزاك الله خير ياشيخ كلامك طيب جدآ

  • @maxamedabdirashid5845
    @maxamedabdirashid5845 Год назад

    Masha allaha kheyr allaha kusiyo sheeqow

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 5 лет назад +3

    Wcs sheekh qalbiga Alle hakuu qaboojiyo
    Qalbigaa Noo qaboojisaa Hadaan dumarnahy

  • @yaasircali5000
    @yaasircali5000 5 лет назад +16

    Walahi alle dartiisa ayaan kujeclahay

  • @xamdisheikh7417
    @xamdisheikh7417 4 года назад +1

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @yasminmaow8191
    @yasminmaow8191 4 года назад +1

    Maashaa Allaah tabaarikallaah sheikh Allah ku xifdiyo Allaahuma Aamiin jazaakillaahu kheyr

  • @ruunciiseciise8436
    @ruunciiseciise8436 5 лет назад +4

    Masha Allah ilahay hanoka xifdiyo shekhenow ajir an laso kubi karin ilahay hakasiyo xigmadahan ad so tabineyso runtana nogu shegeysid shukran walale

  • @nastehanasta8239
    @nastehanasta8239 5 лет назад +9

    Dr. BAdbado sheikow isoducey muradkeyga ina helo Allah kubarakeyo adi iyo familkaga sheikow

  • @maryamohussein568
    @maryamohussein568 5 лет назад +7

    Thank you so much for your advice I have learned alot from you keep up the great work may Allah bless you with janna

    • @asliahmed4238
      @asliahmed4238 5 лет назад

      Allahumma Aamiin !!!

    • @samevan4057
      @samevan4057 3 года назад

      i guess im asking the wrong place but does someone know of a tool to log back into an Instagram account..?
      I was stupid lost my login password. I appreciate any tricks you can offer me.

    • @aj-in6xv
      @aj-in6xv 2 года назад

      @@asliahmed4238 ضذ

  • @nawalibrahim2908
    @nawalibrahim2908 4 года назад +1

    ma allah qeer allaha kusiyo shekhow garabkaga alle hagalo👍

  • @Yasinabdilahi2002
    @Yasinabdilahi2002 5 лет назад +20

    Wllyaal 1000 baan ku dhawahay isij 1 subscrie

  • @wadani7695
    @wadani7695 4 года назад +2

    Sheekhoow midka aan ogoleyn in uu miis kula fariisto oo aanba waqti ku siineynin kaas kawaran

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 5 лет назад +2

    Mash allah tabark allah jzk allah kheer sheekh

  • @ifrahomar3142
    @ifrahomar3142 5 лет назад +8

    Badbaado channel waa channel ka kaliya ee aan maalin walba dhagaysto ilahayna haka abaal mariyo sheekha yar e dhalinyarada ah ee hadana isku so taagay sidu ugu faiidayn lahaa walaalahisa somaliyeed. Inta kadib waxaynu u bahanahay is badal hadii la rabo inay ino xasiilaan guryaheena
    Waxaan jeclaystay qodobo yar inaan ku caawiyo gabadh kasta o rajaynaysa inay guursato iyo mida la qababa
    1. Adigu is jeclow. Waayo markaad naftada jeceshay uma ogalid in lagu dhibo .
    2.ixtiraam qofka aad noolsha la wadagayso isaguna waa ku ixtiramaya.
    3.marka aad isku dhaxcdaan ama islaysaan hadii aad gardaran tahay baro sida loo yidhaahdo raali noqo hadii lagga gardaran yahayna baro sida aad u dicaafdo naftaada adigoon ka baqanin waa lagu furi ama laga tagi doona
    4. Waliga ha caytamin si kasta o aad u cadhaysan tahay waayo raagu ma jecla cayda iyo bahdilada
    5. Taa ugu mihiimsan hadii khilaaf yimaado ama aad chance ku hesho qalada u kaa galay ceebta ha u gudbin hooyada Aabbaha adeerkaa all your family ama his family or friends ee adigu isu noqo garsoore tagan. Hadii aad xalin kari waydo ama aad qanacdo go,aan adag qaado kana tasho still waa inaad ku dadaasha inaad qariyo xumaantiisa waayo bari ayuu ilahay naxariis idin dhax dhigi kara o aad isku so noqon kartaan
    6. Taani waa tii ugu danbaysay nafta Alle ku siiyay uma qalanto inay dhax fadhido meel laga jeclayn ama laga qadarinaynin.dhamaanteen waxanu rabnaa farxad iyo love waayo waxaynu nahay beer laga rabo inaynu so saarno cunto dadka dhan gaadha hooyadu waa fiyuujarka umada muslinka waxaa lagga yabaa in ilahay kugu arsaaqo waalid saalixa oo umadan u noqda mid wax tara markaa don't give up gabdhow 💕💕💕💝💝💝🙏🙏🙏🙏🙏

    • @ubahmuse163
      @ubahmuse163 5 лет назад

      Mansh alaah sheekh ilahay haku xafito

    • @muniirahcumar2646
      @muniirahcumar2646 5 лет назад

      Asc ifraax Omar wad Ku mahadsantahay FB hadad ledahay iso qor hadadan lahayen number Ayan Ka codsan lahaa

    • @ifrahahmed9098
      @ifrahahmed9098 4 года назад

      Thanks walaalo waa talo fiican

    • @ruweydamohamed763
      @ruweydamohamed763 4 года назад

      Babado nambarkisa mataqaantaa walal

  • @hamdihaaji9499
    @hamdihaaji9499 5 лет назад +15

    Wlhi arintaan anikey i heysataa shekh sawjkeyga ihtimam iyo waqti la an
    Waxana go ansady ina uku tago dabcigas cabarna wan sabry

    • @sweetieswaq5564
      @sweetieswaq5564 5 лет назад

      Abayo ale haku sojeriyo walhi kula mid ayan ahay lkn rabi karim

  • @nasraabdi1529
    @nasraabdi1529 5 лет назад +1

    Jazakalahu khery sheikh 🙏

  • @anisaduale8126
    @anisaduale8126 5 лет назад +5

    Walaahay runtaad ka hadashey laakiin Dumarka kuwii qaata Allah ha ka dhigo, kuwii dantooda ka hormariya allaah haka dhigo, dumaror Samirka xad buu leeyahay haduu dhaafo xanuun beydin ka qaadi ee ogow, Nin aan ku rabin ha u samrin ee iska ilaali waxa kugu dhacaya, Caruur waxba u tarimeysid hadaad ka xanuunsaro ee weligaa ogow dantaada iyo tan caruurta Ilaahay talo saaro

  • @ashoaliabdullahi1797
    @ashoaliabdullahi1797 5 лет назад +2

    Sheikhan markasto waxa rabo u ka hadla ❤️🙏🌹thnkz u so much sheikh

  • @farhiyoomar1767
    @farhiyoomar1767 5 лет назад +6

    dhibkanaheysto waxowyahay waxan maqlijirnaysabar markanyareyn iyo hoyo ladilayo jiririq ahan iyo maskax ahanba dintena barano waxan modnaba jirdilka iyo maskaxdilka in di'n tuba baneysay wayo dadkeni aya ba kasotagan sabir o ninkaga dhageyso dinta aya shegte lkin waxan kalasari la nahay waxa lagusabro iyo xaqa ale nasiyay o ah inan sharaf iyo karama lenahay walaqadkaramnaa bani adama ayu ale dhahay hakusabrin bahdil lkin kusabar hadi ninkada masibo kudhacdo dhanwalbo aya noqotaba

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 5 лет назад +2

    Shukran sheekh khayr Alle hakusiiyo

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 5 лет назад +1

    Kheyr allaha kusiyo shekhuna runta iyo wanaaga sida ugu hadashid Kheyr allaha kusiyo

  • @adoontiallah1960
    @adoontiallah1960 5 лет назад +16

    ALLAAHU AKBAR WALLEE QIYAANADA IYO XASIDKA IUO DAYACA WALLEE WAA BATAY ALLOOW AMIURAHA SAHAL NIN XUN NINOO DHAN AYUU KU NACSIIYAA WALLEE MAALINTUU KU NACO CARIURTIINA WUUU NACAYEE OGAADA

    • @saliimarashiid2252
      @saliimarashiid2252 5 лет назад +2

      Suuratul albaqra aqri subax walbo ilaahay ku kalmeeyo

  • @faisocabdikharim7967
    @faisocabdikharim7967 5 лет назад +4

    Mnsh Allaah khyr shugaran shiikh 🌾🥀❤💖💞🌹🌷🌵⚘💝😍🍁🌴🌻🍀🧡🍇☘🌼🌿🌺

  • @gabilayagteeda2582
    @gabilayagteeda2582 5 лет назад +1

    Mashallah shugran Allah ku xaafido inshallah yaarabi.run bataana

  • @xamdisheikh7417
    @xamdisheikh7417 4 года назад +2

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته أمين و إياك امين يارب العالمين امين يارب العالمين امين شكرا يا شيخ يحفظك الله و يحميك و يعافيك و يسعدك أللهم امين يارب العالمين امين إن شاء الله امين يارب العالمين امين 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @zakiaabdullahi9226
    @zakiaabdullahi9226 5 лет назад +1

    Jazaakallah kheyr. Walaal

  • @sadiomohamedali8638
    @sadiomohamedali8638 5 лет назад +5

    sheeq shugran jizakallah sabarka allaah inoo badiyo

  • @xasanyare5160
    @xasanyare5160 5 лет назад +1

    Sheekh ii soo ducee dhibaato ayaa i haysatay

  • @hiissaid6477
    @hiissaid6477 5 лет назад +2

    Mahadsanid sheekh lkn waxaan hayaa qiso dhab ah oo och dhacday de xageen kaala soo xidhiidhaa sheekh thanks

  • @amaaljamacmaygag9099
    @amaaljamacmaygag9099 5 лет назад +2

    mashalh sheekh ilahy ku bara keyo qodobo muhiima ayad ka hadasha

  • @c.ranoldojuventus4616
    @c.ranoldojuventus4616 5 лет назад +1

    Sheekhow kawaran guur aan kuba dhisnayn mawadadii iyo naxariistii uu illaahay Ku sheegay kitaabkiisa

  • @yaskabeautysaloonchannel4730
    @yaskabeautysaloonchannel4730 4 года назад +1

    mashaAllah shukran Sheikh

  • @filsan2809
    @filsan2809 5 лет назад +1

    Jazaakallah.ilaah.haku.xafido.dhiiri.galintaada.qalbigaan.ku.dagsanaa...ilaah.haku.barakeeyo

    • @filsan2809
      @filsan2809 5 лет назад

      Noo.soo.badi.gabdho.badan.ayaa.qalbigooda.qaboo.jisay.masha.allah

  • @naciimaabdulle3219
    @naciimaabdulle3219 5 лет назад +1

    Waa sax shiikh adoo karaamaysan karamo qaad lama nolosha saxda ah ee waa farxad ee maaha gumaysi inaad xornimo u noolato wayka fiican tahay inaad addonsi ku noolaato jazaa kallaah sheekh

  • @najmaali9721
    @najmaali9721 2 года назад

    Ilaahey raali haka noqdo 👍🤔😢

  • @sadiamohamoud2617
    @sadiamohamoud2617 5 лет назад +2

    Masha alh sheq alha noo kaadayo

  • @khadraweheliye8114
    @khadraweheliye8114 5 лет назад +1

    Kugumo fooraree ha is just foorarin faaliyha qaranka ahaa maa shaa alaah

    • @ashaasha4547
      @ashaasha4547 5 лет назад

      Khadra Weheliye farta ha isku fiqin😂😂😂😂

    • @nimcomahad3503
      @nimcomahad3503 5 лет назад

      @@ashaasha4547 abyo fc gega igala so hdl nimco mahad wye

  • @rubbahasaneilmirubahasanei7830
    @rubbahasaneilmirubahasanei7830 5 лет назад +1

    Masha Allh sheikh jasaka Allh

  • @fartuuncabduqadirfartuunca6581
    @fartuuncabduqadirfartuunca6581 5 лет назад +1

    Masha allah sheihk ilaahey haku xifdiyo insha allah ilaahey wax wnag san wax hanogu daro sheihk alle haku sharfo

    • @rowdaosman6906
      @rowdaosman6906 5 лет назад

      Alaha.hano.gargaara.taas aniga.ayey ihaasata

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 5 лет назад +2

    Sheekh nabay igudhacaday qalbiyaga dhitaya

  • @umimucaad370
    @umimucaad370 5 лет назад +2

    masha allah sheqena alle haku xifdiyo

  • @fartunabdikadir45
    @fartunabdikadir45 5 лет назад +1

    shugrn our doctor badbaado channel.

  • @sahraali1650
    @sahraali1650 4 года назад

    Jazakallah khiiran mash allah🦚🌷🌹🌹🌷🌷

  • @deeqafaarax7021
    @deeqafaarax7021 4 года назад

    Shukran sheikh jasaaka laah

  • @suadadenmohamed4183
    @suadadenmohamed4183 3 года назад

    Mansha allaah wall illahay haku xafido

  • @saynabhaji3592
    @saynabhaji3592 5 лет назад +1

    Mashaa alaah alaah kubarakeeyo sheekh

  • @sahraawil4765
    @sahraawil4765 5 лет назад +1

    Sheekh Alle haku barakeeyo Hana ku xafido abaalkagana haka dhigo jano

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 5 лет назад +2

    Jazakalah
    Sheikh

  • @abshirawehelie4744
    @abshirawehelie4744 5 лет назад +5

    Boqolkii ba 70 haduu fiicanayahy 30 kale haloogu sabro ayaan qabaa raggo waa dhib badanyihin guurka ka hor ninkaad taqaanay ma ahaanaayaan marka caruur timaado

  • @umusalmacraxman3693
    @umusalmacraxman3693 4 года назад

    masha allah jazakalhu khar

  • @luulcabdulaahimahamuud3529
    @luulcabdulaahimahamuud3529 5 лет назад +1

    Masha Allah ilaahay ha kubarkeeyo wlhi

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 4 года назад

    Allaah ha Kula jiro aamiin yaa rabi

  • @iftinxasan2772
    @iftinxasan2772 4 года назад

    Masha Allah allah hakuxafido

  • @saidabare8189
    @saidabare8189 4 года назад +1

    Wlhi mararka qaarkooda waxaanba moodaa sheekhu inuu ani ila sheekeystay misana qalbigeyga Ku dhaxjiro mar yaa ila xiriiriyaa sheekhan

  • @faisoahmed3104
    @faisoahmed3104 5 лет назад +4

    Alla shiikhow maxaan wacyi gelintaada ka faaiiday ilahy haku xafido shiik anagana kuwii ku waano qaata shiikhow maasha allh 😑😑

  • @luulcabdulaahimahamuud3529
    @luulcabdulaahimahamuud3529 5 лет назад +2

    Sheikh waaa go aankaan qaatey thanks

  • @ruqiyosalax4673
    @ruqiyosalax4673 5 лет назад +1

    Masha allah illaahey haku xifdiyo

  • @Bilan_knd
    @Bilan_knd 5 лет назад +1

    Mashallah sheikh

  • @quruxhaweenbintucarab7374
    @quruxhaweenbintucarab7374 4 года назад +1

    Jisaa kallaah sheekh

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 5 лет назад

    Sheeqow ilaahey hakaa abaal mariyo waanadaada iyo wax usheegaada wanaagsan. Diinta teena wanaaga badan ayaad na jecleeysiisaa marwalba wax yaaba badan oo dulbi oowgii loo dedi jiray ayaad shaacisaa. Marwalba janada ayaan kugu duceeynaaye ilaahey haku geeyo

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 4 года назад +4

    ‏كلام حلو👍🏻👍🏻

  • @umuamiinxabiibi5857
    @umuamiinxabiibi5857 5 лет назад +1

    Masha alaah ilaahey ajar haka siyo

  • @nasaraxuuseen1850
    @nasaraxuuseen1850 4 года назад

    Masha allah ilha xaku xafido sheka waa runta

  • @luljimale9725
    @luljimale9725 5 лет назад +1

    Thank you Shiiq.wax badan.baad og tahay. Oo aan qabno.aan sheegikarin.

  • @raxmoiidowshariif790
    @raxmoiidowshariif790 3 года назад

    jazackumulaahu geera allaahkuhifdiyo

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 5 лет назад +2

    MashAllah 🤲🤲🤲

  • @roodaabdirahman1861
    @roodaabdirahman1861 2 года назад

    Thanks for wll qali

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 5 лет назад +2

    Ma sh allha sheikh

  • @xaawoluulxasan581
    @xaawoluulxasan581 2 года назад

    Jasaakallah kheer

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 5 лет назад

    Allaah sahlo amurah aduunka duqlad iyo Samir allaah nasiiyo siibaa dumarka jisakalakh Shaikh

  • @amaanilifestyle704
    @amaanilifestyle704 5 лет назад +3

    Please iso boqda asxaabta

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 4 года назад +1

    Jisa kumu llaah kheern sheqow

  • @ashaasha4547
    @ashaasha4547 5 лет назад +19

    Sheekh wad mahadsantahay lakin nin somaliyed kaaley wax qaldan isheeg ma maqlo marku qooqo kibro ee wuu kasi dara kaliya waxa logu reynkara in space la siiyo xargaha lo daayo haso dharge.ka dibna kalsooni inad isku qabto ad tusto keliya.sida u kaga marmey o u kugu kibrey logu marma wana laga socda hadi dan dhaqale kugu xiran tahay.hadi bahdilad lugu darey gacan adeyga wala tashta laga taga

    • @june6206
      @june6206 5 лет назад +4

      Taladaadu magacaaga ayay micneynaysa

    • @ashaasha4547
      @ashaasha4547 5 лет назад

      Saada Sultan 😂😂😂😂😂

    • @haniitahpihpi4533
      @haniitahpihpi4533 4 года назад +1

      Afka alle kama gooyo abyo mcn

    • @nastehahassan2593
      @nastehahassan2593 4 года назад +1

      @@ashaasha4547 naag krti leh mnsha allh

    • @yasinfiqi9731
      @yasinfiqi9731 3 года назад

      Waruntaa abaayo afka alle kaama gooyo nolow inta ay nolol jirto

  • @quruxwanaag2561
    @quruxwanaag2561 5 лет назад +11

    Walhi aniga ninkeg marwalbo wuu ibahadilijiray lkn alle ayaa farji ifuray Alxm marwalbo wandulaqadanjiray lkn had wanguleysatay hada wankaltagnay Alxm

    • @sadiamohamoud2617
      @sadiamohamoud2617 5 лет назад +2

      umu taslim abaayo alha kuu saidiyo guushada

    • @quruxwanaag2561
      @quruxwanaag2561 5 лет назад +1

      Amiin Abyo macto

    • @foosiyaali3399
      @foosiyaali3399 5 лет назад +5

      anigu sidaa ii bahdili jiray oo dhulka ii jiidi jiray mar walba wuxuu iigu hanjabi jiray waanku furaya ana waan baryi jiray hay furin baan odhan jiray lkn mar kiliya ilahay i adkeeyey goaana qaatay iskana furay alxm waan nastay alxm

    • @sadiamohamoud2617
      @sadiamohamoud2617 5 лет назад

      Foosiya Ali masha alaah abaayo

    • @allakaweenmedia9248
      @allakaweenmedia9248 5 лет назад

      @Hussein MOHAMED magacada laba jeer akhriyey Ina dumartahay moday lkn Wil thy hadalka ku hafashay qaligisan kayabay

  • @kowsaraxmed8145
    @kowsaraxmed8145 5 лет назад +2

    Masha allah allaha qarka nawafajiyo

  • @foosiyaali3399
    @foosiyaali3399 5 лет назад +4

    chanelka kaliya ee xuquuqdayada u taagan mahadsaid boowe

  • @liilbaliiilofficial3030
    @liilbaliiilofficial3030 5 лет назад +3

    Wlhi waan ku taageera wll qali💋❤

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 4 года назад

    Ilaahay baan kamagan galay Alx illhay baa ii nimceeye

  • @shaafiyussuf3444
    @shaafiyussuf3444 5 лет назад +22

    Aniga ku wareray guur 8 year yuu Iga maqan yahay cala rasi carruurta u samraaaa

    • @fosiyacali4333
      @fosiyacali4333 5 лет назад

      kumana qabo kumana furin kalmucalaqadi quranku shegu kaa dhigay ciyaalka iska korso ilahay baariyal hakaga dhige

    • @nastehohassan2490
      @nastehohassan2490 5 лет назад +2

      😥😥8years wax yar maaaha ilaahey ha tuso xaqaaga abaayo

    • @roodarooda8031
      @roodarooda8031 5 лет назад +2

      Bisiinka maa niinka 8 sanno ka maqaan miyaad walaan tahaay maxaad u suugayda i soo fasax dheh ama fasaqaad ka qaado subxanallah taasi waba duulmi caad allaow na astuur

    • @deeqoibraahim315
      @deeqoibraahim315 5 лет назад

      Walalo ilmahaga usamir oo korso asagana iso fasax dheh wayo asagfa wuba ka marmay 8 sano wax yar maahan wlhi

    • @haliimodoowla6885
      @haliimodoowla6885 5 лет назад +2

      Abaayo usamir nikaada ,haiskafurin ,wayo kuwa kadaran ookucunaayo ,dhiigane dadkacabaayo ,gacata ugelee , waalayaaban yahay ilmahaada korsob abaayo

  • @noorkheire8043
    @noorkheire8043 5 лет назад

    Mashaa Allaaah Alle hakuu hiiliyo

  • @fawsiyomaxamed3069
    @fawsiyomaxamed3069 5 лет назад +3

    Kkkk walahi waa xaqiiq jirta kibir ninka waa uga dartaa.

  • @abyenshikh9406
    @abyenshikh9406 5 лет назад +1

    Masha.allaah.👌👌❤❤❤❤

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 5 лет назад +1

    Jazakallaah kheyr macalin gaduusan kula joogin sidee kuhalineey aniga ookale somali oo iiga guuray waan reerkale ayuu ku yeeshay hariirna malihin ..maxaa sameeynaa

  • @Maryan22766
    @Maryan22766 4 года назад

    Masha allaah ilaahow qeyr kuusi

  • @yaareenyaareen3799
    @yaareenyaareen3799 5 лет назад +1

    Imtixaanka aduunka allaha noo fududeeyo

  • @hoodobaqas5589
    @hoodobaqas5589 4 года назад

    Sheekh ale hakusharfo

  • @farxiyosalaad757
    @farxiyosalaad757 5 лет назад

    Masha Allah shiiq allaha ku xifdiyo

  • @fatmaabdulkadir9797
    @fatmaabdulkadir9797 4 года назад +1

    I like good idea

  • @amuu8286
    @amuu8286 4 года назад

    Jazakallah kheer

  • @zeinabmigane6909
    @zeinabmigane6909 4 года назад

    Ilahay haa KU barakayo xaqayagi bad no shegtay

  • @monayousuf402
    @monayousuf402 5 лет назад +1

    Asc sheekh Plz xage ka kala so xidhidha