Sheeko with Hooyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 3

  • @HassanMire-l2l
    @HassanMire-l2l 8 дней назад +1

    Masha Allah mama Fatima Jibriil. Ninka caddaanka ah waxaa
    la oran jirey Smear, wuxuuna ahaa Attorney General kii gobolada
    waqooyi xilligii Ingiriisku ka tallinayey saan jeclahay. Wuxuu xukun
    dil ah ku xukumay nin kasoo jeeday beelweynta Dhulbahante.
    Smear, waxaa Xamar ku dilay 1969kii wiil uu dhalay ninkii uu dilka ku
    xukumay.
    Smear, waxaan deris ku ahayn Xamar, xaaskii uu qabay ee Soomaaliga
    ahayd waxay u haysay wiil iyo gabadh. Wiilka aad buu u caddaa oo timo
    blonde ah ayuu lahaa, laakiin gabadha hooyadeed bey u ekeed Soomaali
    halkan taagan bay ahayd.

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 9 дней назад

    Maash allaah

  • @canjeeljeenyoar5707
    @canjeeljeenyoar5707 8 дней назад

    Mama nin kaa cadaanka ahaa somalidu waxay u taqaan ( smead) waxa uu xukumay oday qaaqil ahaa oo la oranjiray ceegaal mar kiidanbena waxaa dilay maxamed eegaag waxuu ahaa reer garoowe reer ceegaag waa dad badan hada