Hooyo Therapy
Hooyo Therapy
  • Видео 65
  • Просмотров 83 229

Видео

Iraq sida ey Somalia uu caawisay dagaalkii 1977
Просмотров 1322 часа назад
Iraq sida ey Somalia uu caawisay dagaalkii 1977
General Abdurahman Mohamoud Alibayr الله يرحم (Aabo macaan ♥️♥️♥️)
Просмотров 8494 часа назад
General Abdurahman Mohamoud Alibayr الله يرحم (Aabo macaan ♥️♥️♥️)
Due Dur water enterprise
Просмотров 1587 часов назад
Due Dur water enterprise
Charcoal, Solar and Natural Resources of 🇸🇴
Просмотров 5219 часов назад
Charcoal, Solar and Natural Resources of 🇸🇴
Sacdiya’s Story Part 4 Final (Domestic Violence)
Просмотров 1,1 тыс.12 часов назад
Domestic Violence Awareness
Sacdiya’s Story Part 3 (Domestic Violence)
Просмотров 2 тыс.12 часов назад
Domestic Violence Awareness
Sacdiya’s Story Part 2
Просмотров 1,9 тыс.12 часов назад
Domestic violence awareness.
Hooyo’s work that she is the most proud of
Просмотров 59614 часов назад
Hooyo’s work that she is the most proud of
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Просмотров 25916 часов назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
The value of education
Просмотров 16219 часов назад
The value of education
Getting to 🇺🇸✈️
Просмотров 33921 час назад
Getting to 🇺🇸✈️
Sheeko: 1964 New York
Просмотров 4,7 тыс.День назад
Sheeko: 1964 New York
Sheeko: 1964 Philadelphia
Просмотров 10 тыс.День назад
Sheeko: 1964 Philadelphia
No regulations 🇸🇴
Просмотров 555День назад
No regulations 🇸🇴
Environmental Improvement 🇸🇴
Просмотров 130День назад
Environmental Improvement 🇸🇴
Sacdiya’s Story Part 1 (Domestic Violence Awareness)
Просмотров 2 тыс.День назад
Sacdiya’s Story Part 1 (Domestic Violence Awareness)
Nairobi short term 2 bedroom 2 1/2 bath rental in Kilimani/YaYa 150,000 kshs/month
Просмотров 963День назад
Nairobi short term 2 bedroom 2 1/2 bath rental in Kilimani/YaYa 150,000 kshs/month
Baidoa Environment
Просмотров 83814 дней назад
Baidoa Environment
Dumarka ma 50 ba? Pt 2
Просмотров 3,4 тыс.14 дней назад
Dumarka ma 50 ba? Pt 2
Feminist?
Просмотров 38414 дней назад
Feminist?
Dumarka ma 50 ba?
Просмотров 20614 дней назад
Dumarka ma 50 ba?
Araweelo
Просмотров 2,3 тыс.14 дней назад
Araweelo
Diaspora Welfare Pt 2
Просмотров 35814 дней назад
Diaspora Welfare Pt 2
Diaspora Welfare
Просмотров 16814 дней назад
Diaspora Welfare
Somalia and Ethiopia
Просмотров 20814 дней назад
Somalia and Ethiopia
Somalia and Ethiopia pt 2
Просмотров 8114 дней назад
Somalia and Ethiopia pt 2
When Somalia was a powerhouse
Просмотров 46814 дней назад
When Somalia was a powerhouse
Somalia’s Hydrocarbons
Просмотров 22614 дней назад
Somalia’s Hydrocarbons
Sheeko with Hooyo
Просмотров 59521 день назад
Sheeko with Hooyo

Комментарии

  • @farhiaabdullahi1848
    @farhiaabdullahi1848 17 часов назад

    Walaahi waa dhibtoodey ilaahey ku dhaafiyey nimankii soomalida bahalo noqdeen

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 День назад

    Maasha Allah Allah SWT ha ka abaalmariyo Ameen Yaa Rabb!

  • @Waa_yaab
    @Waa_yaab День назад

    Waa run hooyo shukran taladaada

  • @deqolulnur9666
    @deqolulnur9666 День назад

    😢😢😢😢😢😢very sad

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 2 дня назад

    Xagee laga helaa waan garanayaa

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 2 дня назад

    Asc wrwb alla reerkan waan aqaana number yaa haya talow

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 2 дня назад

    General abdulrahman mahamoud alibayr eebe ha unaxariisto adigana maamo eebe haku xafido waxa aad ku suntan tihiin qoys qaranka usoo shaqeeyay waqti adag

    • @hooyotherapy
      @hooyotherapy 2 дня назад

      Thank you walaal 🙏🏽 Ameen

  • @sahraadan8759
    @sahraadan8759 2 дня назад

    Llllllp

  • @alteso-offical4592
    @alteso-offical4592 2 дня назад

    ❤❤❤❤ mansha allh haboo

  • @hawoyarani2991
    @hawoyarani2991 2 дня назад

    M.a gabdho badanaa rajo unoqoty ❤

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 3 дня назад

    Maasha Allah

  • @asmaaj7218
    @asmaaj7218 3 дня назад

    Ninkan gabadhan ka sheekeeyneyso wa nin xanunsan ilaah mahad leh hadusan nafta ku Sharon🥲

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 дня назад

    Maasha Allaah hooyadaan oo kale ayaa u baahanahay ina ka faa'iideysano.

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 3 дня назад

    This is sad I ask Allah I don’t fall into the trap of men 😢sorry sis it’s horrific

  • @Qalanjo55
    @Qalanjo55 3 дня назад

    😢😢sorry uma qalantid in taas kugu dhacdo

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 3 дня назад

    Qof an arxan lahayn ayu aha wlhi subxanalh😢

  • @munomohamud5167
    @munomohamud5167 3 дня назад

    Waa ka xunahay waxa kugu dhacay, lakiin alhamdulilah Ilahey ba ku dhafiyey. Ilahey bedel ka fiican haku siiyo amiin.

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 3 дня назад

    Allahu akbar .... wallhi waa guleeysatey .. ilaahay hakulagarab galo caruurta korintooda.. anakana umuuraha hanoosahlo🤲🤲🤲

  • @fatha3
    @fatha3 3 дня назад

    Pass aggressive. Kaftan ayaa wax kasto lugugu dhameynayaa. Balse runta ayuu ka hadle. Xitaa sxbtaa ayaa sidaan noqon kartaa. Even part of your family.

  • @fatumahussein5161
    @fatumahussein5161 4 дня назад

    Maa shaa allaah tabaaraka allaah ilaahay cimriga hakuu barakeeyo wax fiican baad umadaada soomaaliyeed usheegtaa ilaahay ku xafid wuxuu cibaadkiisa ku xafido aamiin ❤❤

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 4 дня назад

    Maanshallaah, hooyo somaliyeed oo fani iyo hani ah ❤❤❤❤

  • @FadumaMohamed-p8g
    @FadumaMohamed-p8g 4 дня назад

    Albaabka furaha lagama saaro si aan luguugu soo furin

  • @FadumaMohamed-p8g
    @FadumaMohamed-p8g 4 дня назад

    Masaakiin illahow cadoow gacanta hanoo galin weey dhibootay gabadhan

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 4 дня назад

    Dhaqanki iyo diinti wacnayd haysata

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 4 дня назад

    Waa hooyo soomaaliyeed

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 4 дня назад

    Mnsh allah

  • @malikakhalid6015
    @malikakhalid6015 4 дня назад

    Sorry abaayo

  • @malikakhalid6015
    @malikakhalid6015 4 дня назад

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @munamuse77
    @munamuse77 4 дня назад

    Ninkas hada naag kle aa nin ahaan u heesato 😢😢😢

    • @fatha3
      @fatha3 4 дня назад

      Waligood naag ma weynayaan. Because love bombing wax la dhahayo ayey yawanan. Naagta cusub tii hore ayey danbiga saaree ilaa xanuunka ay iyadana aragto.

  • @MaxamedAhmed-f4h
    @MaxamedAhmed-f4h 4 дня назад

    Maansha alaah mamo qayr ale haku siiyo

  • @IfrahAbdullahi-g3c
    @IfrahAbdullahi-g3c 4 дня назад

    Sorry sister 😢😢😢😢

  • @kalsanomar8235
    @kalsanomar8235 4 дня назад

    Sorry Sacdiyo ❤

  • @xaliimomaxamed7506
    @xaliimomaxamed7506 4 дня назад

    Sorry

  • @Dagan721
    @Dagan721 4 дня назад

    Mash Allah

  • @dekomohamed5206
    @dekomohamed5206 4 дня назад

    SUBXANA LLAAH sorry sister 😢😢😢

  • @xaliimomaxamed7506
    @xaliimomaxamed7506 4 дня назад

    ❤❤❤

  • @Jasmine-zk8jh
    @Jasmine-zk8jh 4 дня назад

    I wish I'm your neighbour 🎉🌹🤍

  • @Jasmine-zk8jh
    @Jasmine-zk8jh 4 дня назад

    Masha allaah Guuleeyso Waxaan jeclaan lahaa in buugaag lagu qoro xigmadaada iyo aqoontaada Inshaa allaah qofka ugu horeeya ee hela buugaagtaas aan noqdo🤎🤎🤎🤍🤍🤍😊

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 4 дня назад

    Wallhi waa runteed Caaqilad waaye Mamadan lk Dadkeeni inkaar baa ku dhacday

  • @shankaron22
    @shankaron22 4 дня назад

    Thank you so much hoyo therapy I really appreciate that inaa noso gudbiso qisadan ❤

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k 4 дня назад

    kkkkkkkk

  • @shankaron22
    @shankaron22 4 дня назад

    Wlh waan la ilmeyay wlshey sacdiyo qisadeeda am so sorry abyo mcn hoyoyin bdn ayaa jiro oo daqiqada aan qoralka so qorayo ku jiro abyo wxn ku leyhy keep going u are strong mom 😢 carurtadana waa u hiilisay hadaaiska saartay 😢 ☺️

  • @nayrusmohaned5948
    @nayrusmohaned5948 4 дня назад

    Sorry @Sacdia

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 4 дня назад

    Way jiran sas udhaqma

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 4 дня назад

    bismillahi oo ninka maxa gabadha daba dhigay wa wax xanunsan mana haysanayo si sharaf leeh mana sii day nayo wlhi waa ay xuna wuxuu rabaa qof uu adoon sado maba aminayo in la ga tashaday !!!!

  • @Sumayya-z4u
    @Sumayya-z4u 5 дней назад

    😭💔

  • @Amina-m5y
    @Amina-m5y 5 дней назад

    😊

  • @iqramoallim
    @iqramoallim 5 дней назад

    Abayo alx hda ina dhibkaas ka baxday dambi dhaaf allah hakaga dhigo ani ahan wan oga inu demostic abuse jiro lkn waxan isweydiin jiray may ka tagto muxu u haaya intaas o dhib ah mxay ugu dulqadane lkn awerness kan waxan ka faiday inay controlkoda aheen sida darted cidna ma weydin doono sualahas mahadsanid abayo dhiiranantada i hope qof kasto oo oo hda ku jiro inu ka baxo oo awoodas uu helo

    • @hooyotherapy
      @hooyotherapy 5 дней назад

      ♥️♥️♥️ waad mahadsantahay abaayo

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 5 дней назад

    Srye hoyo ilaahay wax kafiican hafusiiyo😊

  • @sadiyoabdulqadir825
    @sadiyoabdulqadir825 5 дней назад

    Nimanka somalida wa doqon respect iyo naxariis iyo jcl midna ma yaqanan mar hadi u wajibkisa kaso bixi waayo mawa lo maseero wala raacdeeya