GABAR NINKEEDU MASEER DARTIIS WAALI GAARAY BALSE ASAGII WAASHAY NAAGIHIINA SI LAYAAB LEH UGA JARTAY

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 147

  • @cabdiwaaxidabdi7773
    @cabdiwaaxidabdi7773 2 года назад +16

    please somaliyey muuqalka liketa saara inta dawatay iyo inta liketa saartay isuma dhawa gabdhan waa gbr soo jeedisa qisoyin cibro qaadasho iyo aqli laga qaadan karo please dhiira galiya walashey ayan mhdsnd 👸🏼😍

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  2 года назад +40

    BIRITO DUHURKII SHEEKO AAD KUWADA QOSLI DOONTAAN AYAAN SOO WADAA GABADHII NINKEEDA MARKUU GABAR YAR JECLAADAY SI LAYAAB LEH KUBADBAADSATAY NINKII JACAYLKII ARAGTIDA WAAYE QISADA YAAN LAMOOGAAN INSHAAA ALLAAAH

  • @queenfardowsa5926
    @queenfardowsa5926 2 года назад +2

    Maasha allah ayaan qalbi wanaag rabi hakuxifdiyo abayo
    Qisooyinkaaga waan kahelaa wlhy waa qisooyin waxbadan lagafaidayo siiba qisooyinka gabdhaha dulqadka iyo aamusnaanta iyo kartida kaga gudbay dhibtey soomareen

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed2385 2 года назад +6

    Amuun waa gabar adag runtii ilaaheey reerkeeda haubarkeeyo 🤲🤲❤

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana9682 2 года назад +9

    Nyaa ayaaney qisoyinka sidii musasalka Meelo mcn kujartaa😂
    qofyhy Jiroo jooog👸❤

  • @هنادي-12
    @هنادي-12 2 года назад +4

    Qofkii hadal ka da fahmi wayo amusnan tada ayu fahma keep going sister ❤️❤️❤️🌹🌹❤️❤️

  • @amalbashiir6630
    @amalbashiir6630 2 года назад

    Mashalaah Ayaan qisadan waxd modaa mid iga taabaty meel bogah qaali ilaah haku xafido Wn dhiiragailn

  • @amuunmohamed6438
    @amuunmohamed6438 2 года назад +3

    Walhi waan yaaby caawa.is idhi ayaan may nii.goysay lkn mcnto thanks 🥰🥰🥰❤💋

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo8010 2 года назад +1

    Masha alhaa ayan cdy rabi haku xfdo xbbt waa qiso cajiba m.a

  • @sacdiyoabdi7352
    @sacdiyoabdi7352 2 года назад +2

    Alla qisooyinkee ku jirtey erayga ilintaa shabaax iga dhahday uxiisay😁😘

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 года назад +1

    Maashaa'allaah tabaarakallaah Amuun waa gabar aqli badan oo fikirkeeda fikir wanaag lagu saameyn ku leh dumarka soomaaliyeed

  • @caishocuud3291
    @caishocuud3291 2 года назад +1

    Ayantena allha inoka xafido wlhi shekoyinkada ima dhafan shaqadan ku qabsada 🥰🥀🙏

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed2385 2 года назад +2

    Waa suganaya qisda amuuna aad umahadsantahy xbbti ilaaheey hakubarkeeyo ❤❤🤚

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 2 года назад +2

    Man sha alah wa gabar aqli badan

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 2 года назад +5

    nayaaa habloow ka faaiidesta qisoyinkan
    hadhow intuu ninku gursado guriga nag dartii ha uu burburina

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 года назад +1

    Beautiful Masha allah she amazing woman may allah give more happiness

  • @bashaashtv7084
    @bashaashtv7084 2 года назад +1

    Wcs alaha kaaxifdiyo shar jini iyo shar insi 👈🤲🤝🤲🤲

  • @samsamxasan9139
    @samsamxasan9139 2 года назад +1

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar subxana llah أعوذ بالله من الشيطان الرجيم guurku waa xaal rag ee waxaa xun sinada

  • @fatuushnoah9949
    @fatuushnoah9949 2 года назад +1

    M.a amuun wa gabar adag reerkeed Allah u barakeeyo 🥰🥰

  • @assopea234
    @assopea234 2 года назад +1

    Ben maha mrka naftadada qimesoh ayaa lgu qiimena ugu horen nafsadada sharaf😍😊

  • @munohassan5207
    @munohassan5207 2 года назад

    Aa aa aa inba cadi ma ahan sheekadan ayaaneey masha allah tabaraka laah way karaysay

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 2 года назад

    mashalaah jasakalaahu kher wallshy ayaan ALAAHA ku xifdiyo hore u soco

  • @ladanqurac8587
    @ladanqurac8587 2 года назад +1

    Wcs my abaayo Ayaan goobdoon waa 😍 💖 ♥ 💕 💓 ❤ ugaaso

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 года назад +1

    Masha allh ayaanqurux Ayaanqaali naayaa waaku wataa

  • @aishaibrahim7703
    @aishaibrahim7703 2 года назад +3

    Masha Allah Masha Allah abayo ayaan aniga maoogen inan garney 100k habaloyo habaloyo waidin kamaqnaa rali noqda had ayaan arkey kerbadan Allah hakusiyo janatulfirdows Allah kugeyo inshallah

  • @drsamrandagan3912
    @drsamrandagan3912 2 года назад +1

    Masha allah wa gabar aqli badan allaha xifdiyo

  • @sagalyusuf7192
    @sagalyusuf7192 2 года назад

    Maaanshalah walahay. Farxadbaykudhsmatay qisadan iyo casharo na waankabartay

  • @najmomohamed9291
    @najmomohamed9291 2 года назад +1

    Ayaan wanku dagera wana ku dawada masha allah daganeey

  • @رحمةعبدالكريميوسف
    @رحمةعبدالكريميوسف 2 года назад +1

    من شرف نفسه فهو شريف
    walee waraacsanhy gabadhaas msh allh faaido weyn weyn

  • @fardosahassan9937
    @fardosahassan9937 2 года назад

    Ayaney walhi waligey comment kuma so qoran lkn qisayshada mid ima dhafto inta wx so qortne wka faida wlhi wad Mahad santhy ❤️

  • @nimcohasan5054
    @nimcohasan5054 2 года назад

    Masha allh ayaaney abyo dar alle kujeclhy byo qisoyankaaga waaba kahelay.aniga.xitaa.waxyaabo.igudhacaan.kadhex.arkooyaaa.

  • @xabsamustave4470
    @xabsamustave4470 2 года назад +4

    ayaan neey walhi wali naga maad qoslin waxqoso lanosooga li 😂😂😂

  • @bilanbushr8480
    @bilanbushr8480 2 года назад +1

    Asc abyo ilahay hakusharfo xabiibti

  • @umuiqlaascabdulahi5836
    @umuiqlaascabdulahi5836 2 года назад

    Masha alh abyo ayan cadey mhd sanid waa qiso cajib ah waye runti abyo

  • @mohameddahir2149
    @mohameddahir2149 2 года назад +5

    The lady was very sincere and loved her husband. But remember mutual trust between couples is very important. Congratulations for the lady who has sympathetic to her husband. Remember the children made them together. Great story

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 года назад +1

    Mansha allah ilaahow ku xafidadiga iyo famikaga

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 года назад

    Gabdhow is qiimeeya sida Amuun oo 🥬😍🥬🥬🥬🥬😍💯💯💯💯💯🥬🥬🥬🥬😍💯💯💯🥬🥬🥬🥬😍

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 года назад

    Ayaan sheeko mcaan.walahi sheekooyinkaada shaah ayaan udiyaarsadaa.

  • @bishaaroahmedbisharo9342
    @bishaaroahmedbisharo9342 Год назад

    ماشاءالله تبارك الله

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 года назад +2

    WCS SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAHUTACAALA

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 года назад

    Mansha Allah wa gabar aqli iyo Karti leh ad aye ii an facdey qisadan

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 года назад

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 2 года назад

    Wcs xbbty masha Allah tbrkllaahi I can wait xbbty Allah ku xafido insha Allah 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💯

  • @Zamzam-lk8wf
    @Zamzam-lk8wf 2 года назад

    Shukran xbbti allaha ku xafido

  • @zamzammohamed4933
    @zamzammohamed4933 2 года назад

    Mashallh keep going love you

  • @hapifaysial6189
    @hapifaysial6189 Год назад

    Duhur wacan ayanye

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 года назад +1

    Hodaney mahadsenid qisada kalena noo soo dadaji🥰

  • @safiyoahmed1902
    @safiyoahmed1902 2 года назад +1

    Ayaan quruxeey anoo inaa soo dhigtay eegayo buuu isoo dhacay abaayo horey usoco👏🥰

  • @nimcomaxamud5804
    @nimcomaxamud5804 2 года назад +1

    Abaayo wad mahadsantahay
    Sida aad nogu soo gudbisid qisooyinka

  • @asmayuusuf3891
    @asmayuusuf3891 2 года назад +1

    M.a

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 2 года назад +1

    Horta waxa farxad ah in alle carur siyay m.a waxa kle wa laga kaban kara hdiba ku guleysatay

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 2 года назад

    Sax Abaayo mac good job 👍🏾🥰🥰🥰

  • @ruquyoabiikar4612
    @ruquyoabiikar4612 2 года назад +1

    Maasha allaah horay usoco walaashey mcn

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp 2 года назад +1

    Qiso quruxbadan🥰😉

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 года назад +2

    masha Allah sis❤💕

  • @deeqaaxmed7872
    @deeqaaxmed7872 2 года назад

    Qof aan tageero ayaan guulayso wll noosoobadi qisooyinka xbbti

  • @mahdimahdi4952
    @mahdimahdi4952 2 года назад +1

    Manshalaah wll ale ha xafido 🥰🥰

  • @daganahmeddagan2485
    @daganahmeddagan2485 2 года назад

    Masha allah abaayo allah haku barakeeyo ishcala garbasaarkaa i cajibiyay Masha allah hormar wanaagsan

  • @salaadoabdullahi7414
    @salaadoabdullahi7414 2 года назад +1

    Keep going xbbti

  • @queenlisa9730
    @queenlisa9730 2 года назад +2

    Nayaa ayaaney I love you sister 😂😂😂😍😍🥰

  • @haala552
    @haala552 2 года назад +3

    Ninka waa daaweysay dareenka ku yaraay awal markaas ayu naago raadsi bilaabay

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed2385 2 года назад +2

    Wcs ayaan qurux iinooloow mcnto❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 года назад

    masha Allah gabadhaas aqligeeda Allaha u barakeeyo❤👏👏👏

  • @cibadoliban7759
    @cibadoliban7759 2 года назад +1

    Poqortoyo hore usoco ayan qisadan ad noshegtay noqo dadaji

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 года назад +1

    Waa yaabe raga somaliyed damacodu ma degdeg ba 😂😂😂 gabadhas qof karti leh bay ahayd way danaysatay masha allah dadkasa nolosha her ka gadha

  • @nasteexocabdiraxmaan3126
    @nasteexocabdiraxmaan3126 2 года назад +3

    Asc waasaaray abayo sulka

  • @محبوبةالملاين-ه6ص
    @محبوبةالملاين-ه6ص 2 года назад

    Nin waa daneeste

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 2 года назад

    Masha Alah

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid5806 2 года назад

    Mashallha abyo shukran allha inxafido beautiful family 👪

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 года назад +1

    Wcs abaayo macan insha allaah waan kaa sugeynaa

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 2 года назад +1

    Ayaney wan sexanrabay lkn shekadan ayanba macansaday abayo horay usoco qali ilahey hanokaxafido

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 года назад

    Ana nambar 2 ahay ayaney

  • @fathipea2159
    @fathipea2159 2 года назад

    Nayaa ayaney xppti kujeclnhy allha kudaayo

  • @salmaali3223
    @salmaali3223 2 года назад +2

    Quruxdii oo qof ah❤

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 года назад

    Maseyrka waa jiraa

  • @maryanarab9115
    @maryanarab9115 2 года назад +1

    Mnshlh

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 года назад +1

    Ragu asalba abaalmaleh

  • @salaadoabdullahi7414
    @salaadoabdullahi7414 2 года назад +1

    Masha Allah abaayo qaaliya

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 2 года назад

    Good amun

  • @ismahanabdirizack138
    @ismahanabdirizack138 2 года назад

    Wcs qali horay u socoo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 года назад +1

    Asc abayo mashallah Allsha kuxafdo

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 2 года назад

    Ma sha Allah tabaarakallh Amuum habaryar Allah ha ku xifdiyo amiin amiin . You’re strong waw waw amazing keep going family beautiful ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹😀😀😀😀😀😀🎁🎁🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹👍💕👍👍🇩🇯❤️. Ayaan keep going sister ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹😀😀

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 года назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 года назад

    Mashlh waqiso cashar lagaqadanayo

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 года назад +2

    Ar anigaa ilinta shabaax horta naftaada kow ka dhig waa gabdhaha Soomaaliyeed ayaa warkaas u wadaa tiisa daryeela ayaa tu kale kudara goaan cad ayay gaartay Amuuna waa naag rageed waa inaa goaan yeelataa marka ugu horeysa ninka makaa tagaayo hadaa qof karti leh tahay oo aad gurigaada iyo ilmahaaga ka adkaato oo caraftaada layaabo gabdhaas ayaa ka adkaatay nin. Ayaanquruxeey hadii ciyaal suuqnimo guriga gabadhii uu kula sameeyo taasna waa mid aad u daran oo fool xumo iyo danbi kale haduu qabay waa alxamdulillaah

  • @saabiriindeerow7605
    @saabiriindeerow7605 2 года назад +1

    Asc abyo Ayaan horey usoco guul wacan lkn ku weydi ha sheekadi faatma xagee ku dhamatey abyo

  • @aishaibrahim7703
    @aishaibrahim7703 2 года назад

    Asxabta waidin salamey setihin

  • @jawahirirad7520
    @jawahirirad7520 2 года назад

    mshlaaah

  • @hamdiya9671
    @hamdiya9671 2 года назад

    Mahadsanidin adi iyo abayaba ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 2 года назад

    Abaayo allaha kuxafido

  • @fadumoabdi133
    @fadumoabdi133 2 года назад +1

    Wcm ayaney abayo aad Baan kuu jeclahay

  • @aishaabdalla2371
    @aishaabdalla2371 2 года назад

    masha allah

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu 2 года назад

    Keep on aad ayn usugaye

  • @rayaanaxmed8470
    @rayaanaxmed8470 2 года назад

    Wsc abaayo mcn ok waad kaa sugeenaaa i.n hhhhhh la soo dhaqso heee iimanka naga soo dha cooyo kkkk hh

  • @aliyaabdiraxman6614
    @aliyaabdiraxman6614 2 года назад

    Ahleyn ayaany

  • @hodanindhayare763
    @hodanindhayare763 2 года назад

    Qiso cajiiba ayay ahayd iyo gabadh samir iyo aqli karti badan

  • @hoohmook4054
    @hoohmook4054 2 года назад

    Naago mooye wax kale miyaanay jirin cadaab ka naaguhu ma la guursigaa?

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 года назад

    Wow naag nool

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 года назад

    naag nol ika dheh 🤣😂🤣😂😂🤣🤣😂

  • @kayseabdiliahi3830
    @kayseabdiliahi3830 2 года назад

    Markahore iyo markadanbe ba wakusax sanaayd naag naag katag taybaynoqo tay