Abaayo adiga Dhaqtar ma tihid dhaqtarka asigaa og Ilmaha yar wixii u dan ah marka waxeey eheed inaad Dhaqtarka warkiisa qaadatid alah ha caafiyo ilmaha yar aamiin❤
Qali surad Albaqra ku aqriy kuna dhamey Albaqra kadib waxa ku aqrisa fataxada Qul huwa llahu. Qul a ouzu bi - rabbil- Falaq. Qu a ouzu bi - Rabbin - Nas. Kadib 7 malbod subixi iyo galabki kun saliga nabiga scw ku aqriy una niyyeso in u Allah cafimad ku siin donoh babay ka plz ku aqriy inta ku shegey. Allah ha ku cafiyo amin amin amin yaa Allah
Dayacaad baa samaysay runtii ilmo xanuunsan guri muxuu ka qabanayaa doctor ka taladiisa waa muhiim hadase waaba samaysay alle kuuma baahiyo doctor danbe iinsha allah wal walkana alle hakaa kor qaado america sheekadaan maadan samayseen ilmana maadan iska soo qaada teen doctor ubaahan iyo wadama da sharciyada adag ka jiraan ducada islam ka alle hakuu aqbalo ❤❤❤❤❤
Allxamdullilaah abaayoy qof ilaahay tala saaratay ma hongoobo rabbi ha kuucaafiyo ilmaha walaal samir wakiilo waa hadiyad Allah ku siiyay cid kale kuma siin karto Allxamdullilaah way kuu cafimaadi insha allah
Gabadhan iyo family alle ha xafido tan kale wil ayay dhashay waxay dhahaysa soma fahmaysan ilmaha wa ka Yara fican yahay ledahay gabdho allah ha laga baqo waa wiil alle ha idin xafido abayo mcn adi iyo family gada insha allah ❤❤❤❤
naagaha dhan cuqdad ayy qabaan malinkee uurkeeda ogaadeen ilaa hda wiil ayy ku hayaan maxaa nimanka lo edeynaa naagihii ba gabar ma rabaanee wa la yaabay wlhi
@@Mahapremium run ma sheeginoo waan ka xumahay walasheen waxa ku dhacay hadey run tahay lkn abayo sabar aan dhigi lahaay aduunka waa wax yar iyada guuleysan hadey sabarto oo ay salaada badiso.
@@truelife6820madax adeeg an kuso qatay soo tan laso indhacad xadir baa u aha family ilmo dhalo ugu jiray dhahay nosara xoog waliba ee laga saxixay wxi dhiba ee yimado inay masuul ka yihin oo 1 haben kadib cunugi tacbana laso noqdeen ee hospital ki dhahay maqaban karno bukanka hadi la firiyay na a meed cunugi kwrn bal wxs calol xumo wa arkesa ha hospital tagto
@@truelife6820ine wax xun afka ugu heesa bisinke ma dhaqtarka haayo xanunka aso dhartarka joogo soo ma xanunsan karo xanun moo celin kara dhaqtarka ilahey hacafiyo
Abaayo adiga Dhaqtar ma tihid dhaqtarka asigaa og Ilmaha yar wixii u dan ah marka waxeey eheed inaad Dhaqtarka warkiisa qaadatid alah ha caafiyo ilmaha yar aamiin❤
True
Taas ayaa run ah,talada dhartarku waa muhiim. Ilaahay swt ha u caafiyo
Soomaali smhn madax adeeg soMaalida markay talo faro ka haado ayey dhahaan alla hadaan maqli lahaaa dhakhtarka hadalkiisa
Somalida madax adeeg lkn waa umul umusha mana waalnid mana fiyoowid😂😂
Horta dhaqtarka inaa taladiisa laqaato sooma ahn mx buuq ku galshay hadaa noqnoqoshada diideyso isbitalka iska joog 😢
Qali surad Albaqra ku aqriy kuna dhamey Albaqra kadib waxa ku aqrisa fataxada Qul huwa llahu. Qul a ouzu bi - rabbil- Falaq. Qu a ouzu bi - Rabbin - Nas. Kadib 7 malbod subixi iyo galabki kun saliga nabiga scw ku aqriy una niyyeso in u Allah cafimad ku siin donoh babay ka plz ku aqriy inta ku shegey. Allah ha ku cafiyo amin amin amin yaa Allah
Abaayo ilaahey dhaqtar kale kaagama baahiyo Alle hakuu caafiyo qur,aan saaro ilaahey bari ducada waalidka waa maqbuul
Allahuma aamin yaa rab caalamiin
Amiiiiin Ya Allah
Mansha Allah hambalyo war ka dhamada reerka way wadajogane wiilna wu udhashay allaha barakeyo❤
Reerkan ayaga rabo in lagumashquulo hadikale wey cadeyn lahayen waxa lawad wado
Dayacaad baa samaysay runtii ilmo xanuunsan guri muxuu ka qabanayaa doctor ka taladiisa waa muhiim hadase waaba samaysay alle kuuma baahiyo doctor danbe iinsha allah wal walkana alle hakaa kor qaado america sheekadaan maadan samayseen ilmana maadan iska soo qaada teen doctor ubaahan iyo wadama da sharciyada adag ka jiraan ducada islam ka alle hakuu aqbalo ❤❤❤❤❤
Aamiin aamiin Yaa rabbi 🤲
اللهم امين يارب العالمين 🤲
Quran saro abayo illahey hakudhafo inshaallah oo cafimad taam ah kusii ameen
امين يا رب العالمين 🤲🏽🤲🏽
Aamiin yarabi 🤲 🤲
Amiiiin ya Allah
Aamiin Aamiin yaarabi
Amiiin amiiiin yaa rabi
اللهم امين يارب 🤲🤲🤲🤲
maashaallaah tabaaraka rahman happy day
Masha Allaah Amin Amin 🤲
Amiiin ya Allah
Aaamiin aaamiin aaamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Amin yarapi❤
Amiin amiin amiin amiin yaa rabbi
Alle haku cafiyo abayo kaliya caano ka ilali naas le sii
Alxamdulillah wll qali, Allaha ku barakeeyo wll qali Amin ya rabbi
❤❤❤❤❤❤❤ ALLEY HA KU CAFIYO ABAAYO ABAAYO QUR AANKA SAAR
Ilmo yar oo gaari saaran oo dhabta lagu hayo! Walle africa waa africa.
Tanksle dhakhtarka isagaa kaaga aqoon badan caafimaadka ilmaha ee dhagayso dhakhaatiirta
Kkkkkkkk
Yurub mala ogolo gaariga ayagaa ku xiraayo iyo carseatka😂😂😂 africa dayac ayaa yaalo maamada xitaa suunka ma u xirno
Alxamdulillaah mashaa Allaah waa Arin lagu farxo Umushii oo Nuunaheedii wadata .Tankard Hooyo waa Hooyo waxaa Dhicikara inay kukaliftay soosaarka Arimo badan oo uu,San fahmikarin qokaan Masar Aqoon iyo Qaar kamida Dhakhaatiirteeda waxaa Dhicikarta Inay soo,ogaatay mid udhaama Allaah Walaal Garabkaaga Hagalo Guul baan kuurajayn.
Dhaqtarka in hadalkiisa in aad diido ma eheen. Allah SWT caafiimaad taam ah hasiyo. Aamiin.
Abyo way dashey waana qof qalan sii socod soo socod dilay maskinta
Abyo Allah aya ka weyn dhaqtarka marka Allah aya ucafinaya inshallah
أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيه شفاء لا يغادر سقما
Allahuma aamin yaa rab caalamiin
Aamiin yaa rabbi caafimaad allaha kuu siiyo aa.iin
Aamiin adna raaliyo Noqo ayaan la maqlin ilmahaaga aabahood hadalkiisa
Alxamduilllah aamiin aamiin yarabi
Wiilkey cimraan dhalo ayey galiyeen naqaskaa dhibku ahaa waleygu qalay alx wuu ishafeecay allaha cafiyo
Saqiir aqiro alaha kagadhigo abaayo
Ilahey haku cafiyo abaayo 2021 bisha 4 walashey gabadh saas kanoqotay 24 saac kadibna wey saqiirtay 😢waqtige dhalatay waqtigeda ayee geeriyotay saqiir aaqiro allah hauga dhigo alxdulilaah hada waxey dhashay lano mataano ah ilahey haudayo masha allah gabadhaha kahoreyay ee 2 ahaa ilahey kajecladay micnaha gabadhas mataano maeheyn calaa kuli xaal ilmaha yar ilahey hacaafiyo anigaba gabadh saas naqaska iga dhagay dhalo ayaa lagaliyay alxdulilaah wey fiicnaday wana naag weyn hada 6 sano sii cago cageeneso ilahey haidaye
Masha Allaha allhamdulli llah🤲🤲♥️ آمين آمين آمين يارب العالمين 🤲🤲
اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله❤️
Amin yarbi inashalah
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Ameen!!! Ilahay hakuu saqiro sister . In shaa Allah kheir.
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin abayo
Abayo mcnto xldada wala socday umashi Isxab barato inshaa allah cafimad qali nunaha ilahay haku cafiyo abayo amiin yarabbi ilahay nawad haidiinku geyo gurigiina 🤲🤲❤🎉
Alhamd amin ya rabi
Amiiin ya Allah 🤲🏼
Abaayo canuga maxaa usobixisay dhaqaatiirta amarkoda waalaqaataa marhada sobixisay canuga allha noocaaafiyo aamin umul caafimd qabto allha kaadhigo ❤
Aniga xitaa ma qabin in ay soo bixiso baby ga caafimaad kiisa ayaa muhiim ah Ilaahay caafimaad buuxo ha siiyo yaa Rabii 🙏🙏
@@shukrimahamed2146waxba khaldan
Aamin aamin aamin yaa rabu
Amiin yaa Alle❤🤲
Aamiin yaarabi abyo
Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah
Umashii is qaadato Allaha kaa dhigo abaayo ,cunugana Allaha kuu caafiyo ❤
Abaaayo Noo soo duceee amiiin yaa allaaah
AMIIN YA ALLAH❤
Amiiin amiiin ya rabii
Allxamdullilaah abaayoy qof ilaahay tala saaratay ma hongoobo rabbi ha kuucaafiyo ilmaha walaal samir wakiilo waa hadiyad Allah ku siiyay cid kale kuma siin karto Allxamdullilaah way kuu cafimaadi insha allah
Gabadhan iyo family alle ha xafido tan kale wil ayay dhashay waxay dhahaysa soma fahmaysan ilmaha wa ka Yara fican yahay ledahay gabdho allah ha laga baqo waa wiil alle ha idin xafido abayo mcn adi iyo family gada insha allah ❤❤❤❤
naagaha dhan cuqdad ayy qabaan malinkee uurkeeda ogaadeen ilaa hda wiil ayy ku hayaan
maxaa nimanka lo edeynaa naagihii ba gabar ma rabaanee wa la yaabay wlhi
abaayo wixi jiira weey so baxayaan wiil iyo gabaar wax osma dheera gabdhahaba naxariis badaan ogoow
Ameen ya Allah
Alxdulilaah
Insha Allah wuu caafimaadi quran saaro abaayo markasta waan ku soo duceyni
Amiiin amiin amiin yaa rabi ❤❤❤
aamiin yaa alaah
Amiiin amiiin
Aamiin yaarabi 🤲🤲
Amiin amiin🎉❤
ALLAHUMA AMIIN WALALO KHAYR BADAN KU RAJEYNAYA
Abaayo quraan ku aqri waakuuduceeye allah hakuu aqbalo
Abayo waad ogtahay inaan war jecelnahay noo sheeg waxz ku dhacay ilmaha iyp Aabihii. Congratulations abayo 🎉🎉🎉 umul udgoon alle hakaa dhigo oo caafimaad qabtaan.
Hddaa ogayn lahayd xanuunka ay marooyso maba weeydiiyeen ilmo aabahood,
Adoo dhalay oo isbitaalka kasoo baxay kiligaa cunugana lagaa reebay duruuf cfmd awgeed ,qarracan intaasaa kuugu filan,
Hasoo nasato, waqti hala qaadato ilmaheda yar ee aduunka kusoo biiray, kidib ha idin shekeyso ama haka gaabsato ayadaa optionka leh pls warka maalaayacniga ka dhaafa gabadha miskiinta oo nasan iyadoo umul ah
😂😂😂Si daacad u qoslay walaaley
@@Mahapremium run ma sheeginoo waan ka xumahay walasheen waxa ku dhacay hadey run tahay lkn abayo sabar aan dhigi lahaay aduunka waa wax yar iyada guuleysan hadey sabarto oo ay salaada badiso.
❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن
Allah cafimaad hasiiyo . Walaal gaadhiga suunka xidho waxa carabtu iyo somalidu ku dhamadaan waa suun la aan
Zero safety baby hada dhashaa carseat la'aan la wadaa oon suunka loo xiran walee yurub iyo North America maaha
Amiin amlln amiin amiin yaa 🎉🎉🎉🎉
Mashalaah ❤
Amiin Amiin yaarbi
Alxamduliha hambalyo maryan iyo abdulahi❤❤❤❤❤❤
Ameen yarabi 🤲🏼 masha Allah ilhey ha nixifdiyo Ameen yarabi 🤲🏼 💯✅👌👍🏻👏
Aamiin caafimad taam allaha siiyo
Amiin Amiin Y Allah 🤲🤲🤲
Alxmdulilah ❤
Aamiin yaa rabi🤲🤲🤲
Abaayo umushii isqaadata illaahay ha kaafgigo,Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
Aamiin Aamiin Aamiin
AMEEN
Alxhmdulilah
Manshaallah alxamduillah amiin yaa rabi ❤❤
Illaahay hakuu caafiyo abaayo lkn hada kadib suunka xidho abaayo xaga horana babyga hala fadhiisan
Sax 👍
Wlhi ilin ayaa igu soo istaagtay farxad darteed, Alxamdulilah abaayo allihii kaagasoo bixiyay hospital ka ayaa mahad leh, illaahay caafimaad dhuuxa iyo dhimirka gala ha siiyo,
Illaahay rabbi raxmaan haka haayo wax dambe oo isbitaal loogu celiyo,
Salaatul leyl ayaa kuugusoo duceeyay abaayo, ducadana waa sii wadayaa in illaahay ilmahas yar oo saqiirka ah cfmd sariica siiyo, adne qalbiga kuu dego oo aad nasato waad daashay umul iyo stress cunug kaa jiran ayaa isku kaa darsoomay imtixaan waaye iimaankaga lagu tijaabinayay,
Umul plus ilmo NICU kaa galay ma sahlano anaa xanuunkaas arkay.
Videoga kan xig9 war farxad leh adoo ilmaha yar ka wado ayaa rajeynayaa insha allah,
Umushi is xambaarata allaha kaa dhigo maryam abayo❤.
Nimanka somalida mar geey xaaskooda garab u bahan tahay maxeey u dagan wlhi waaaa yaaaab 😮😢😢😢😢
Alhamdulilaah amiin yaa rabi 🤲
Alla waaley inaa soo qaado ma aheyn balse alle ha caafiyo😢😢😢
Saxiix
Aamiin ya Allah 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Aamiin yaarabi allah hakucaafiyo
Amin yarabi
aamiin ❤
Ilmihu hadu dhakhtarka u baahanyahay inaad ka soon bixiso maha ila intuu fasaxayo alle ha caafiyo
Yh 👍
Sow yaab mhn ilmaha army dayac daro udhinta ileen dhaqtar ilmo cfmd qabo mahaysanayee ilmo xanuunsan iny soqado qld waye koly allh hacafi nunaha
@@truelife6820absolutely way dagdadgtay lkn wax walbo inaa kafikirtaa ahaad tade lake haayo ninkadaa ?
@@truelife6820madax adeeg an kuso qatay soo tan laso indhacad xadir baa u aha family ilmo dhalo ugu jiray dhahay nosara xoog waliba ee laga saxixay wxi dhiba ee yimado inay masuul ka yihin oo 1 haben kadib cunugi tacbana laso noqdeen ee hospital ki dhahay maqaban karno bukanka hadi la firiyay na a meed cunugi kwrn bal wxs calol xumo wa arkesa ha hospital tagto
@@truelife6820ine wax xun afka ugu heesa bisinke ma dhaqtarka haayo xanunka aso dhartarka joogo soo ma xanunsan karo xanun moo celin kara dhaqtarka ilahey hacafiyo
Alaaah haku cafiyo cafimad dagdag taam inshalaaah Mami ❤❤❤niyada qeer u sheeg inshalaaah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Aamiin🤲🤲
Alaah haku cafiyo wle inlmaha
Aaamiiin yaa rabbi
Amiiin Amiiin Yaarab ❤
Amiiiin yaaa allah
Inoo hooyo ilaahay igadhigo iyo inta aan heesan ❤9sano reer leeyahy lkn aniga hada 25 jir aan ahy anoo yar aayaan laiguursaday lkn alx wan qanac sanahy qadarka allah ♥️ 🙏
Abayo illhy hana siiyo 😢
@@IkraamMahamoud aamiin
Allow ku sii
Aaamiin yaaa rabbi allaha ku caaafiyo bybiga xbbt si niyad ah kugu soo duceyya
Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allaahu ma Aamiin Yaa Rabbi 🤲🤲🤲
Amiin ya Allah ❤️
Amiiin yaa rabi mom