DR. Xasan Sheekhow, badda muslimiinta, ha siinin, Itoobiyaan. Haddii aad badda Soomaaliyeed, Itoobiya siiso, isu diyaari, cadaabta Alle. Sanabtoo ah, dhulka muslimiinta, ma dhiibi karo shaqsi. Soomaali, ha isdifaacdo. Itoobiya waa ka go’an tahay, ineey liqdo Soomaaliya ama Soomaalida.
Saliida khatar waaye iney dabka ku dhibicdo, dhibic saliid ah oo dabka ku dhacda ayaa guriga oo dhan gubi karta ee ka taxadar walaal digsiga oo aan dabka saarneyn bey ahayd inaad saliida ku shubto, taxadar walaal!.
Maashalaah fihiima cadeey wllo tinta qarso qaali quruxeey ❤❤❤❤❤
Asc walaal macaan timaha qaraso❤
Haye qli❤️🙏
Masha alaah walaal temaha markasta qarso
Walal is astur afuunyo waa laga tagayaa
Abaay fahiimo timaha qarso ❤
Mahadsanid fihiima qalbi wanaageey wllo shalmadana hore usoo yara dhig
😢abaayo tinta noo astur quruxeey ❤
Asc walaal maa shaa alaah alle ha ku xafido aamiin walaal iga raali noqo tinta inoo qari alle ha ku barakeyo aamiin wcs
Maashaa allaah tabaarakallaah waan kuu caafimdqabnaa adiga iyo wiilkaadana sidookale Jazaakillaah
Tinta asro abayo waa dambi weyn abaayo cirada wax karaayo malahan dumara nahay waa asturantahay
Wcw fahiima please sister timaha iyo qoortada asturo xabiibti
Please madaxa dado qofwaagsan aatahay walaley
Fihiima quruxley ayad noqtey ayantan masha alh abaayo tinta cawro waaye qarso iyo qoorta❤❤❤😂
Asc walaasheey qaali quruxeey waan kuu nasteexeynayaa adigoo raali iga ah ilaahey nicmaduu ku siiyey haku caasiyin oo wax cadho galinaya ha sameynin, qarso timahaaga fadhigaagana aad fadhido hagaaji oo ah yacni jidhkaaga dhowrsoon gali raalina iga ahoow walaahi waan jecelahay qofka aakhiradeyda ka fikira baarakallaah fiiki 🎉🎉maanta waa aduun berina waa akhiro ilaahey isagaa A Razaaq ah
Mahadsanid abaayo qli❤️🙏
Walashey waxan jeclan laha inad fooda qariso😊😊
Fahiima Abaayo runti waan ku jecelnahay waana kuu xiisna waana kafa'iidnaa plz Abaayo intadnan kamirada hor imaan isfiiri maxaa ka qaldan oo Alle kaga caroonayaa kow Alle qanci wajibkiisana qaado tasaa kuu kheyr roon Aakhiro iyo aduunba abaayo asturka waa wajib islaamka lasaarey waana Aayad dhan plz qaado amarka Alle kadib sxbdaa wax usheeg tasaa kuu kheyr roon abaayo
Sifican ayaad uwanisay insha allah waxanrajanayaa inay Canada qaadato wayo waaanadu waxay anfacdaa qofka muuminkaa
Mansha allaah illahay haku xafido
Masha Allah❤❤
DR. Xasan Sheekhow, badda muslimiinta, ha siinin, Itoobiyaan.
Haddii aad badda Soomaaliyeed, Itoobiya siiso, isu diyaari, cadaabta Alle.
Sanabtoo ah, dhulka muslimiinta, ma dhiibi karo shaqsi.
Soomaali, ha isdifaacdo.
Itoobiya waa ka go’an tahay, ineey liqdo Soomaaliya ama Soomaalida.
Fahima qalbi wanaag❤❤ guul iyo gobonimo walalshey
❤❤❤❤❤❤ jizakallaah sis
Love ❤
Ma shallha wllo ❤❤❤❤
Saliida khatar waaye iney dabka ku dhibicdo, dhibic saliid ah oo dabka ku dhacda ayaa guriga oo dhan gubi karta ee ka taxadar walaal digsiga oo aan dabka saarneyn bey ahayd inaad saliida ku shubto, taxadar walaal!.
Waan cafimaad qabnaa Abaayo ❤️🌷💜❤️
❤❤❤❤❤❤ mansha allah fahima❤
Great to see you sister 😘
Hey hey!
Abayo cid waxkaaqadikarta malahan abyo tinta nooqari fahima caday asturnaantaadi kunoqo pleace ukhtii
Inshallah abaayo ❤️👍
Mansha alaah ❤
❤❤❤❤kära Fahima välkommen tillbaka ❤❤❤❤
Det var trevligt att komma tillbaka skönt ätt see dig igen Muna.💕👋
❤❤❤❤❤ Marsha Allah nahadsanid
Guuleso Abaayo
Thank you so much,fahima ❤❤❤❤❤
Any time
Wcs abayo ❤waan ku xiisnay ❤maski ukunta waan ka helay mahadsanid quruxey
Fahimo qalbi saliim
Asc abaayo waa ku salaamay waa kuuxiisay allaha ku xifdiyo ❤
ASALAMA ALYKUM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Long time 🎉
Asc habowanku salmafiicnhay❤❤❤❤
Wcswr hapo fahiimo wan kaaqadnay sthy hapo wiilka ina aderkey suuyahay wiilkenii surre mahad
Manshallah aad buu u wanagsan yahay alxamdulilah mahadsanid qli
Fishman Wan ku xiisnay fm harhaysa
❤️❤️❤️💫
Love you ❤
Scwqq❤❤❤
❤️
❤❤❤❤❤
Abaayo bracelet ka qurux weeye
Turkish miyaa?
Xijaabka sihagaagsan usaaro maamo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bidaar weyn ayan heysta abyo 😂😂😂
Mari saliidan Hamdi ❤😂
Xageed aaday fahimo
Aduunyo lee xbbti💕
Kkkkkkkkkkkkkkk
😂😂😂😂😂😂😂
Abaayo fahiimo tinta jilcisa marsan tahay ma marin karaa please isoo jawaab
Haa Sofia waliba Fartun
Mansha Allah abayo qurux cabayada aad iyo aad dubai miyaa❤
Haa qli
Fihiimo see loo Gali ma lagu subkan mise conto aa lagu dari
Tinta salkeeda mari
Cidi igama fiicna
❤️❤️❤️❤️👍
Asc❤️🔥💪❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥🇸🇴🥇👑👑👑🥰🤣🥹🏆😂😂🇸🇴💪❤️🔥❤️🔥
Fahima yariisay
Hee kkkkkkk❤
Sooqor emailkaaga
Love ❤
❤❤❤
Love ❤️