6 NIN oo nuucan ah WALIGAA ha guursan !!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024

Комментарии • 746

  • @istahilcadey6118
    @istahilcadey6118 6 лет назад +362

    gabdhow intan iska ilaliya 🤔
    1. nin taruku salad
    2. nin ma shaqesto
    3. nin asxaab badan
    4.nin maser badan
    5. nin muran badan
    6. nin ben badan
    kawthar pin isar

  • @backisaabdimuhumad6501
    @backisaabdimuhumad6501 6 лет назад +95

    1wu tukada
    2 Wu ahaqaysta
    3 asxaaba male
    4 Wu masera
    5 maran majiro
    6 alx beena ima shego lkn wu iqaba ilahay waxan uga baryay gabdhaha iga dambeya ilahay waxan idinka baryay inu calaf khayrqaba ilahay hadiin siiyo insha allah

  • @xidighanuuniye1674
    @xidighanuuniye1674 5 лет назад +80

    Ragaw 10 dumar ka dheerada
    1 Gabar Maseer badan
    2 Gabar Diyaana ah
    3 Gabar aan ilahay ku xirnayn
    4 Gabar Lacag jecel
    5 Gabar Buuq badan
    6 Gabar Aroosyada aada xili walba
    7 Gabar Baraha Bulshada sawiradeda soo dhigta yadoo qaawan
    8 Gabar Saaxibo badan naago badan
    9 Gabar aan cunta karis aqoon
    10 Gabar areeba Baaliyad ah

  • @rahmamohamed1157
    @rahmamohamed1157 6 лет назад +46

    Jazaakalaah habo aniga xaas ayaan ahay alxamdulillaah xaajigeyga 6sheegty wax udhaw xataa maahan waa qof illaahey aqlaaq iyo diinba siiyay inta fiican markaa soo sheegta kala soo bixi doonaa inshaa allaah mahadsanid habo

  • @abdihakiingeedi3858
    @abdihakiingeedi3858 6 лет назад +181

    Ragow iska ilaliya xalimoyinkan
    1 naag salad iyo diin laheyn
    2 naag hadal badan
    3 naag maseer badan
    4 naag wareeg badan
    5 naag ehel naceb
    5 naag ayuuto jecel
    6 naag arebo ah

  • @amalchanaal3683
    @amalchanaal3683 6 лет назад +61

    Allxm sanad ka hor ayaan guursaday 5ta midna Maha cunug ayaa I jooga hada 3bila👦

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 5 лет назад +3

    Thanks my dear siz for the great advice.

  • @muna6756
    @muna6756 6 лет назад +29

    hi I'm a young mother and all the stuff that you've been saying in this video it's 6 out of 6 in my life and I didn't really realize it until it was too late I've been married for the past 15 years now and I have 5 beautiful children I got married when I was 15 years old which was way too young and my husband was 25 years old so maybe that's one of the reason why I trusted and believed everything he told me now we're separated and I don't know how things are going to end but everything you just said is everything that he is and I hope you can give me some sort of advice on what to do and how to deal with everyone in my family says move on but I still love him and I don't know which way to turn. My mind says move on but my heart says try to work it out for the sake of the children but at the same time I'm the person that provides for the children and take cares of the children even when he was here with us so please if you can give me any sort of advice I do appreciate it thank you.

    • @iqraabdullahi5966
      @iqraabdullahi5966 6 лет назад

      U r mom
      challenges are more
      So always be strong

    • @melinar5336
      @melinar5336 6 лет назад +6

      Hello sister. Fist of all congrats on being such a great mother. You are hardworking and you deserve the best and so do you children. You said it yourself he has the qualities and this is not what you should settle on. Do better fo yourself and your children. You deserve true love with someone who values you and doesn't put you through all of that. Please respect yourself sis and know when its time to move on. It will be hard no doubt, but one day you will thank yourself for putting you and you children first. And then a time will come that you find the right one fo you. Please don't try saving a unhealthy marriage for the sake of you children. They would rather have a happy and healthy mother who isn't being put through a lot by their own father. That type of stuff can damage a Childs mental wellbeing. Its better to have 2 separate and happy parents. Good luck my sister. Follow your heart but don't forget to use you wisdom , you deserve nothing but true joy so put you trust in Allah.

    • @limbokidshanshi7720
      @limbokidshanshi7720 6 лет назад

      Muna G abaayo ani waxan jiraa 21 sano,kawaran adaan nolosha kulaqebsado

    • @limbokidshanshi7720
      @limbokidshanshi7720 6 лет назад

      Muna G plz ilasoxirir facebook geyga wakan (Ade limbo said)

    • @jeybanana6047
      @jeybanana6047 6 лет назад +1

      Hello Muna? First you have been told by the madam that if you're a familiar you don't have to listen this video. Anyway my advice to you is that you said you have five beautiful children mashaAllah thank to God. At this moment the only step you have is to remain the way you was before you get those beautiful children okay? I mean you just be patient and my Almighty will help you sister inshaAllah.

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 6 лет назад +12

    Ani ahaantay waxaan ka digtoonan lahaa
    1:nin been badan.
    2:nin aan xagga diinta ku fiicnayn.
    3:Nin balwad leh"Qaadyacun/Sigaaryacab.
    4:Nin caasi waalidayn ah.
    5:Nin Agtiisa Habluhu/Dumarku Aanay qiimo lalahayn.
    6:Nin Dabeecad xun.

  • @kkkkk695
    @kkkkk695 6 лет назад +43

    1.nin areeb ah oo so uraayo
    2. Nin muran badan
    3. Nin balwad leh
    4.nin ceyr jecel ama mashaqeysto
    5. Nin caruurtisa kacararo
    6. Nin saxibadiisa ama familkisa utaliyaan ama goaan laheyn kk

  • @hudaneymer2254
    @hudaneymer2254 5 лет назад +5

    Amazing thank you I can understand somali but I can't write so helpful advices for Somalian women.

  • @asaldhalad5962
    @asaldhalad5962 6 лет назад +166

    Nin wada dhameestiran majiro mid walbe mel u la yahy

    • @altianoelchapo6456
      @altianoelchapo6456 6 лет назад +9

      😅😅😅waa runtaa lakiin waxyaabo inaad muhiimada saarto loo baahan yahay ayaa jira sida salaada 😊😊😊

    • @samiirabdalle5279
      @samiirabdalle5279 6 лет назад

      Walee wax garag ayaa tahay walaashey Rulaa Cady No one is Perfect

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 лет назад +1

      kor ii fiiri maxaa kugeeystey ma ada dhashay wa khayaali

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 лет назад +1

      Rulaa cady sax lakiiin caruurtada uhiili

    • @kamalaliwali4599
      @kamalaliwali4599 6 лет назад

      Rulaa cady lkn nin 6dan aan ku sifaysneen waa la heli Xaqiiqatan 😊

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 6 лет назад +1

    Maashaa Allaah beautiful advice sister ku far mid ka caadiwaalidiinka ah oo aan xariirin waalidkiis

  • @QGprincess
    @QGprincess 5 лет назад +7

    1. Nin balwad leh
    2. Nin aanan shaqaysan
    3. Nin aan tukan
    4. Nin waalidkayga neceb
    5. Nin gacan adag
    6. Nin asxaab badan

  • @jawahirmohamudhassan4979
    @jawahirmohamudhassan4979 5 лет назад +10

    Saxiiiiix waaye abaayo hadalkada wu IGA gadanyahy manta waaaba rabay cashirkan isku dookhana nahy asbtiksa yaqyaqsiiyo kadaaqaya

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 5 лет назад +11

    6_naag ha´guursan
    1_Naag social madia kasoo muuqata.
    2_Naag Qaad Gada
    3_Naag Heesta
    4_Naag Aroosyada iyo Xafladaha aado
    5_Naag hurda badan
    6_Naag Qaraabada Neceb

    • @felisabdi766
      @felisabdi766 5 лет назад

      haahaa xaq ayaad u leedahey, lkn waanada lama diidana

  • @fardowsaadan3685
    @fardowsaadan3685 6 лет назад +1

    MashaaAllah nice advice my wlshy MCN thumb up

  • @djsomali8951
    @djsomali8951 6 лет назад +128

    #BareeJo
    Ragow naagta calamadahaaS leh ka carara
    1. Naag deeyn aruursato ah
    2. Naag afkeeda uraayo
    3. Naag aan tukaN
    4. Naag wareeg badaN
    5. Naag mingis qabta
    6. Naag wariiFad ah
    Wa noocyada laga cuudu bileysTo

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 6 лет назад +10

    Masha Allah. Caqliga iyo degenaashaha ilaahay hakuu siyaadiyo walaashay. You're beautiful inside out. Hadii aanu gabadha nahayna we need more people like you. Well done

  • @guledguray2663
    @guledguray2663 6 лет назад +2

    Masha allah!! Waxan arkay oneday xaaskayga o.o dawanaysa anoo bananka ka soo noqday.lol wey ii caraysnayd somehow.madbakhuu Mel u sarna waxan soo galay ayadoo la marayo No:5 waxan niyadda iska iri ahhha new mama malyun Odin soo gash kkk
    Lakin I watched full today shaqo ma lahayn markey tirinaysay (counting down)wadnahyga wuxuu garacayay 110 per minute .lakin alxamdulilah kuli wan ka baxsaday lixda gabadhan sheegty.masha allah again.she smart and her scale is Islamic way.Thanks jazakallahu khayran and keep going to teach our youngster and give quality advices.

  • @Sarah-vi8sf
    @Sarah-vi8sf 6 лет назад +1

    Sax waya xabibiti aniga ninaka shukanasado ayaa sidaa aha hadii uu isoo waca ana ka maqanahy ama ana jiifo asgana isoo waca wuu xanqa guurakana waxaa ka dhiman 4bari aniga ma jecali nina maseer badan ama nina xanaqa badan ma jecali marka abayo thanks

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 6 лет назад +1

    Waa barnaamish wanaagsan mashaa Allaah! gabdhaha walalahaa waad u faa'ideysaa talo iyo waano neh waad seeysaa.
    Fadlan halo talo ayaa ku siinaa oo hada ka hore gabar ilbaxa isiisay
    Faldan kursi ama kuraas fadhiya ku fadhiiso markii barnaamish duubeyso istaag waa laga fiican yahay fadhiga ayaa ka dagan kana video qurxan mahadsanid walaasheey khowthar.

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 6 лет назад +44

    Aniga ahaan
    1 Nin cibaadada ku fiicneen
    2 Nin balwad leh
    3 Nin caasi ah oo waalidkiis urooneen
    4 Nin baqeel ah
    5 Nin aan ixtiraam lahen oo respect isiinin
    6 Nin maseer badan
    🤔🤔🤔🤔🤔

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 5 лет назад +3

    7)bakhayl gacantii go'day ah
    Qalbigaa tijaar laga noqdaa
    Qarashka ma ahayne
    Quud iyo mid aan hoo aqoon
    Oo lagu qadoodaayo
    Midda uu qabi'iyo
    Uma damqado Qaanka u dhalaye
    Ehelkiyo qaraabadu
    Haday mar uun Qof soo moodo
    Qarshi ma hayuu dhaar qayaxan
    Qac uga siiyaa
    Dabadeedna iqarshuu ku yidhaa
    Qoom siduu dilay
    Qawiiloow allahayoow
    Midkaas nolol ha qaybin

  • @ibtisaamcumar9068
    @ibtisaamcumar9068 6 лет назад +16

    Waa yaaab wlhi allow gurka ada garanay mesha quqeyr badan ee raga wan wangsan o ad rali katahay yaaa allah guurka nohagaji saburkan nakuisraq aamiin yaa allh

  • @cafiwalaalkaaga8276
    @cafiwalaalkaaga8276 5 лет назад +1

    Aniga ninka maseerayo waab ka helaa waayo waa nin ku jacel o daacada ku eh ogaaw taasan uqti alah hanugu arsaaqo wax wanagsan ku degno daacada nu eh al jowza saalax❤️❤️😍😃🇸🇴🇸🇴

  • @barkhadali2968
    @barkhadali2968 5 лет назад +2

    Nin hadad guursanayso iska jir haduu lee yahay wax yaabahan
    1. Nin maseer badan
    2. Nin Cadho badan master istuuf
    3. Nin bakheylka ah (ku xisaabiya) sidan wa maxay maxad usamaysay
    4. Ninka Hadalka badan (niiclaha ah)
    5. Ninka naag hore kaga shekeeya wanaageda adna dee madaamad kuu heysta (buumbalo)
    6. Ninka quruxdaada ka il duufa (kuuba jeedinba)
    7. Ninka tuu arkaba shukaansada (shalmad raaca ah ama garbasaar raaca ah)
    8. Ninka aan ku caawineynin nayaa kugu haya
    9. Ninka danlaawaha ah afka meelahas leydhiya
    10. Nin afku xaarlaha ah markasta ku caayi
    11. Ninka aan ku dhihin waan ku jeclahay maalintii 3 here
    FG: qodobkan 11 aad nimanka soomalida lagama helo anigaba igu daroo

  • @kinggoldsolomoncslm8954
    @kinggoldsolomoncslm8954 5 лет назад

    ok ..dhaman iska ilaliya nagaha ...1...naag salad tukan ..2.. naag lacag jecel ..3..naag..cunto badan ..4..naag maseer badan .5..naag tiifii jecel..6..naag Facebook jeceyl..7..naag muran badan ...8..naag wasaq badan ...9..naag dumar badan..10..naag quraan ka aqoon eber ka ah kabaxso..11..naag jeceylka aqoon oo jecayl lacag ...12..naag been lee ah...13.. iyo nagaha imika jira ....ee ilahay wuxuu nooshegay ninku markuu guur sanayo ..salatul xaajo ayuu tukanayaa macal gabadha ilaahay wuu tusayaa tuu doonayo sax da ah gabadh iyo wiil ..plzzz sis diin baad ka hadashay imisaa salaad tukada adana ilahay aqoon oo iiman lahayn imisaa dumar salaad tukado oo ilahay garaneyn ..talawalbo alihii uumay umada ayaa talo laweydiiyaa ilahay qofka wanagsan haduu alle tala saarto xaajadiisa waa aqbal ee kabaxso ha odhan talada alle raaci shaqo la aantana waa xagarabi lakin ilahay uumay afka jeexay wax umuu wayin bini aadamkiisa ha dambabin adiga matihid tii ale kasoo wariday joji adigaa danger ba ah wabilaahi towfiiq sis thnkz

  • @cabdishakurrashiid4826
    @cabdishakurrashiid4826 6 лет назад +1

    Jawaari u cod eekidaa wll Ninkaas ayaan kugu soo socay bal ka wrn? !!

  • @jkaf2172
    @jkaf2172 5 лет назад +14

    runtii intaaba been maha lkn raga $dumarka dumarka been badan maxaa loo dhahay dumar kun ey koobisaa mid ayay kala baxdaa like ii saar hadaan runta taabtay comments kasoo dhiib dood hadad ka qabto

  • @hamdihodan6889
    @hamdihodan6889 5 лет назад +1

    Mahadsanid abayo😘

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 5 лет назад +1

    3) beenaale ama bilaa diin
    Qalbigii an daacadi ku jirin
    Qoon jin baa gale ee
    Qiyaaniyo midkii been yaqaan
    Ama qudh soo gooya
    Qabri inuu galaayiyu
    Marnaba dhimasho qoondaysan
    Qaadirkii abuuriyo
    Mid aan qirin rasuulkeena (scws)
    Aan qowl lilaahiyana aqoon
    Diinta waa lagu qaboobaye
    Qawiiloow alahayoow
    Midkaas nolol ha noo qaybin

  • @fatush8154
    @fatush8154 6 лет назад +14

    Nin dhamaystiran ma jiro rag iyo dumarba iin ayey leyhin lakin gabdhow nin bakhayla or casi waliden ha gursanina

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin 6 лет назад +5

    Masha Allah, talo wanaagsan baad siisay hablaha raba inay doortaan ragay nolosha la qaadan lahaayeen. Feminists ama kuwa fikirka qaldan ee dumarka iyo guryaha muslimka lagu baabiinaayo ee gaaladu kusoo akhrisay wadaana waad usheegtay ujeedadaada, mahadsanid wllo Jasakallah khayr .

  • @fatmaali8278
    @fatmaali8278 6 лет назад

    Asc Abayoo waxan rabaa salidi. Waxaan jogaa minnesota. Waxaan rabaa telfonka laga haylo

  • @aliyaahabasheikh4643
    @aliyaahabasheikh4643 6 лет назад +65

    Arin wanaagsan ayaad ku hadashay runtii inaa guursado ayaan rawaa waana kA cabsanooyaa guuurka so ilaaahay haifudadeeyo plzz iso duceeya

  • @maymuunmohamud3185
    @maymuunmohamud3185 6 лет назад

    mansh allh thanks abayo qali qof caqli usaaxiba tahy xaas iyo hooyo

  • @tayosom2025
    @tayosom2025 6 лет назад +5

    asc walashay aduun iyo aakhiraba ilaahay khayr hako siiyo .
    suaal ayaan ko waydiin lahaa wan daawaday muuqaladada waliba kuwii ugo danbeeyay waxaad ka hadashay dumarko siday Raga ula dhaqmi lahayeen waa wax wanaagsan lakiin waxa kasii fiicnan lahayd inaad noocyada dumarka iyo dhaqamadooda inaad wax nooga sheegto dhibaatada ugo wayn ee maanta jirta waxa weeye dumarkii waa bilaa xishood bal inaad waaniso iyagana gabar aad u fiican baad o egtahaye

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 лет назад

      abdalla isse walaal xishoodka nin iyo naag walaga raga hada waxaad arki nin naag caynaayo faddexeynayo xumeynaayo ilmaha kudayacayo iwm sidaas ubateen. Wa isla dhasheen rag iyo dumar markey haweyneyda niyad jabto xishood iyo samirba malhan wayo dayuuus bey ubateen qeyr masuul ah qof sidaas in laga xishoodo micna mashegeyso

  • @noname-pd9mc
    @noname-pd9mc 6 лет назад +30

    Abaayo waligey comment kumasoqorin lkn manta waxa kushegaayo inaa Allah darti kujeclahay ee Allah hakuxifdiyo akhiro iyo adunba adi iyo qoyskaaga

  • @hoodoibraahim3042
    @hoodoibraahim3042 6 лет назад +11

    wlhi wxn ugu necebey 1:been 2:bilaa ixtiraam 3:iyo bal daro wllo MCN thkx more wlhi waa telo fcn💞💞💞💞💞👏👏👏👏👑👑👑👑👑

  • @AbdirahmanFaaney
    @AbdirahmanFaaney 5 лет назад +9

    FG:
    Masha alah adaa u mhdsnthy sida walalaheena aa ula talinayso lkn walaalo wxd tiri nin maseer bdn ka fogow o ya wacdey ninkaas yuu ahaa sual kugu dilaayo hdna waxa dhahoysaa nin naaga sxba la ah ka fogow ayadaba hdy leedahay ani mxa ii diidayo so isma dhahaysid mesha cadaalad daraa ka samaysay waa mahadsan thy

  • @khalidmohamed391
    @khalidmohamed391 5 лет назад +1

    Ragaw iska ilaliya nagaha nocan oo kale ah
    1-naag diin lahayn
    2-naag muran badan
    3- naag areebo urtoy ah
    4- naag ayuuto jecel
    5-naag rufyaan ah
    6-naag wareeg badan
    7- nag been badan
    8- naag bakhaylad ah
    9- nag masayr badan
    10- nag faan badan

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 6 лет назад +24

    gabdhow raga nocan iska ilaliya
    1:niin taraku salad eh
    2:nin balwad leh
    3:nin baqiil eh
    4:nin qiiyamo badan
    5: niin maser badan
    6: mashaqeste eh
    😄😄😄😄😄😄😄😄😄👏

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 5 лет назад +1

    2)Kibir badane
    Gar ma qaate kaligii quman
    Aan garanin qaynuunka
    Qalafsane mid aan nolosha qirin
    Abidna qiimeynin
    Oo qaloocano lala heshiin
    Damacu waa qayb ee
    Oo aan qadarintana aqoon
    Qowlna kugu deeqin
    Oo hadana qabweyn iyo kasxumo
    Kibir is qaadqaada
    Qows inan gumeeyd buu ka yimid
    Aan qorsha lahayn
    Qawiiloow alahayoow
    Midkaa nolol ha noo qaybin

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 6 лет назад +2

    Asc abayo aniga xaas ahay 5 bilood la ii qabaa ninkeyga waa maskiin ijecel I faraxad galiyo diinta ku wanagsan alx lkin hal dhib jiro aad ayuu u maseer badan yahay indho shareer xiro ayu igu dhahaa inu qof ku arko marabo wejigada ii qari ayu idhahaa anigane ma jecli indho shareer maxan sameyaa ila tali abayo ???

    • @abdikariinhussein3805
      @abdikariinhussein3805 6 лет назад

      Aqilad

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 лет назад

      Søūñä Pìktãgë neefta igu dhageyso dheh ee guriga marku joogo xiro kudheh oo kujoog si uu udarrrmo

    • @zuhuuradem3392
      @zuhuuradem3392 6 лет назад +1

      Manshallah tabarakallaah 👏👏👏🌷Hambalyo wllo waan kuu sacabo tumayaa manshallah wuu ku jecelyay kan oo kale masayr maaha waa calaamadaha jacaylka xad dhaafay Allaah haysu kiin barakeeyo takale huuno dalabkiisa u fuli oo niqaamka iska xidho quruxeeY inan sharafleh baatahee😍🌷wan idiin ducayn huuno inshallaH

    • @mohamedibra9432
      @mohamedibra9432 6 лет назад

      usheeg indha shareer waajib mahan ,wejiga iyo gacmahana cawro maahan, diinta meel kaga taalo maleh in wejiga laxiro, ee waa tashadud ,

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 5 лет назад +2

    6)Nin fudud ama qalbicaruur
    Qiyaas buu dadkuba leeyahay
    Iyo qaab u gooni ahee
    Qof waliba siduu yahay
    Yaa loo qadariyaaye
    Mid qafiif ah oo lagu matalo
    Qodobka ruux waalan
    Qasnadiyo mid aan lagu ogeyn
    Qoob wax lagu kaydso
    Oo hadal aan kala qornayn
    Qubayaa hoodaasa
    Qardajeexa sheekada
    Marbuu qalad rumeeyaaye
    Qawiiloow alahayoow
    Midkaas nolol ha noo qaybin

  • @luulaahmed4144
    @luulaahmed4144 6 лет назад +6

    Masha allah qaliyey shukran lkn ereyo badan oo english ah ayad isticmaleysa marka naga yare si aan kuu fahano❤❤❤❤

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 6 лет назад +2

    1 Tahrukul slad 2 Nadafad daro 3 balan ofin daro 4 macsilow 5 dhuudhin 6 Maseerow

  • @khadraomar914
    @khadraomar914 6 лет назад

    Jazakallah kheyra abaayo

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 6 лет назад +3

    I don’t know 🤷🏾‍♂️ where you got all of these based #Facts tho 🤔🤔🤔🤔💯👌🏾

  • @najmocabdi6790
    @najmocabdi6790 6 лет назад +2

    Masha Allah mahadsanid qali

  • @deqoahmed5258
    @deqoahmed5258 5 лет назад

    Abaayo kawsar aniga lixdaan ayaan necbahay waa badanyahiin lakinlixdaan igu daran.
    1, nin been badan
    2, nin naxariis daran
    3, nin dabeecad xun oo qaylo badan,
    4,nin gacan qaad yaqaano oo ku dilaayo
    5, nin naago badan oo maseer igu dilaayo
    6, nin aan la aamini karin oo ku qiyaanaayo

  • @mydreamhaniabdullahichanne4469
    @mydreamhaniabdullahichanne4469 6 лет назад +1

    Wad mahadsanthy abayo mcn Jazakallah qeyr sida wngsn oo aad nola wadagtay Fikirkaga saliimka ah ilahay haku dhowro haa xpptih noso gali nimanka hasii deynin ah 😚😚

  • @sumayomohammed1207
    @sumayomohammed1207 5 лет назад

    maxaan uga cararaya intaan wiilkas wllkyga ah sixi karo baan saxaaya ilhyna wn baryaaya inuu iiwanajiyo mxa yeelay ninkan jcldo dabeecad wlba halahaade janadana waan doonaya inan kuwada kulano so aniga ninkyga jidka fiican saaraya insha allh hadan kahelo wax dabeecadas kamid ah.

  • @rayaanali1443
    @rayaanali1443 6 лет назад

    xaas iyo hooyo ali good point ayaad ka hadashaa ayamahan barnamishyadan ayay bulshadu u bahantahay usoo badi kolay hada dumar badan way kariyaan cunto iyo nadifin guriba markaa mawduucan adigu noo wad iyo kuwo kale oo cilmi laga faaidayo shukran ukhtii♥️

  • @doubleenation7997
    @doubleenation7997 6 лет назад +4

    Sister what about a business man that some woman call him if they need help with car or they want order some stuff from his store is that included too

  • @abdinasirdiriye3159
    @abdinasirdiriye3159 5 лет назад

    Thanks adeer olaadu xallal Ayatahay maxaa yeelay wax at ayaa ka hadashay khayr badan laha ku siiyo

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 6 лет назад +1

    Maasha alaah wlh waa talo dhaxal gal ah oo aan kala dhicin mahadsanid in badan abaayo inoo soo badi arimahaan okale waan hubaahanaye

  • @Naruurah
    @Naruurah 6 лет назад +2

    Shukran abaayo wad nala talisay inan qaadan donan rajeyn

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 6 лет назад +2

    Ad ayad umahadsantahay sida noga fa idaysay abayo jazakalah

  • @xaalixalane2317
    @xaalixalane2317 6 лет назад +7

    shukran xabiibtii Iam no 1 taageero wakula socdaa gacmahaa #cilaan iimarsane no more comment guulays #sister

  • @cayuushahme9178
    @cayuushahme9178 6 лет назад +3

    Wcs jazakallah kheeyr kowther wanka faiday abayo😘

  • @shamsomohamud3749
    @shamsomohamud3749 6 лет назад

    Walasheey xaas iyo hooyo intaba waz muhiim waxaa kale oo muhiim ila ah nin balwad leh nuuceey doontaba ha ahaato nin gacan adag iyo nin ehelka aan so dhoweyn .
    Alxmdlh aniga xaajigeyga waa nin wanaagsan lakiin kontaroolkiisa ayaa ad u badan hadii ow arko taleefankeyga oo busy waxaa qasab ah in ow ogaado qofkaan la hadlaayey dhibka aan ku qabo waa intaas I hope taasna in ow iska daayo

  • @mohamedhussein5377
    @mohamedhussein5377 6 лет назад +5

    well done walaalo waa dadaashay ajir iyo xasanaat allaha kaa siiyo xikmadaada kolley dumarka aan arkay u maleey maayo in wax la fahansii karo balse adigu dadaashay

  • @sulekhamohamed1445
    @sulekhamohamed1445 6 лет назад +3

    Walshy aniga wada socona mid markasta ishega been ana marki hore wan jecla lkn hada wan nacy

  • @moanaorey8790
    @moanaorey8790 6 лет назад +2

    My abayo ayntan wad noso badisa vedioyada tnx xppti

  • @roodaabdullahi8726
    @roodaabdullahi8726 6 лет назад +1

    Wlhi inaa guursado aya rabaa Wana ka baqayaa amoo kugu xumadaa furitaanta wanka baqaa Allow Adaa talo ku dayay 😭🙌🙏🏻

  • @Zlacehi
    @Zlacehi 5 лет назад

    Thanks sister.

  • @بنتالصومالي
    @بنتالصومالي 6 лет назад +1

    1/qofku wa inu yahey qof ilahey Ku xiran oo dabacad Wang's an una quruxbadan yahey tamam💗

  • @aragsanqaali263
    @aragsanqaali263 6 лет назад +1

    Aniga guursan rabo mar dhaw Insha Allah abayo channel kaga neh waku xeranhy wax yaabo badan ka faiday alah Ku barakeeyo

  • @raniajman3334
    @raniajman3334 5 лет назад +2

    Omg where have you been all my life, chanelkan mantan arkay and wan ka helay sida wanagsan oo ou wanineysid gabdha asageyga ❤️

    • @xaasiyohooyoali5130
      @xaasiyohooyoali5130  5 лет назад

      aaw i am here for you sweety please subscribe gambaleelka na taawo suu video ku dhafin , insha allah check the other videos as well

  • @queenamina4932
    @queenamina4932 6 лет назад +4

    Sharfeey aniga liima qabo lkn waxan kaa bartay wax yaabo badn markan guursado insha allh waxad dhahdo ayanba so xasuusanaa

  • @siciidmohamed3059
    @siciidmohamed3059 5 лет назад +1

    Alle ha ku barakeeyo Qaali inaadeer Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin maanshaa Allah Thanks

  • @amaalhasan6085
    @amaalhasan6085 6 лет назад

    mansha Allah xaas iyo hooyo mahadsanid wll

  • @asmaali8140
    @asmaali8140 6 лет назад +1

    Hello @xaas iyo hooyo how do I send you a private message?

  • @muniirocabdi6858
    @muniirocabdi6858 6 лет назад

    Maasha allaah abaayo Mcn wlhi waa iga qoslisay saxbkey maserow waaye ma jecla in aan telka Ka qaban waayo ama busy badan aan noqdo

  • @queenamina4932
    @queenamina4932 6 лет назад +12

    Qaali videoga xiga waxad ka dhigtaa ninminka fiican waxa lagu garto

    • @osmanjama3831
      @osmanjama3831 6 лет назад

      Queen Amina aniga kuu sheegaya quruxy

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 6 лет назад +2

    mahadsanid abyo kahadal dumarka aan ficney in aan la guursan ilen dumarka qaar xun ayaa ku jira

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 лет назад +1

      Maryam Mohamed maxa kagalay ma awal ba naaag gursan laheyd

  • @WHO2024
    @WHO2024 6 лет назад +4

    MaashaAllah, intaa waad asiibtey walaashiis. 😘 Liiska waxa ka maqan nin gacan adag, kaasna waa laga cuudu bileysta.😁

  • @maanmuhidin7555
    @maanmuhidin7555 6 лет назад +2

    walaalayaa halays ku samro aduunku waa imtixan thank you mama but dumarkana runta halays kusheego Waayo 7 ha ka guursanin bay Somalida iyo calim hore yiri dumar 7 haka guursanini
    1aftaag
    2 gacantaag
    3 lugtaag
    4 meerto
    5
    6
    7
    Xaqiiq waaye intakle wn ka xishoodey

  • @saammu8231
    @saammu8231 6 лет назад +9

    Mid aad u mihim ayadane ahred aya hilmaamtay abayo
    Ragga balwada leh 😧

  • @samiramohammed9116
    @samiramohammed9116 6 лет назад +1

    MASHA Allah you have point in all sweetheart the people are disliked this point you have that all qualities

  • @ranalee2040
    @ranalee2040 5 лет назад +1

    Somali men are mostly 95% are all the 6 nuuc ...1 ,5 ,4 and 6 i experienced so sister that is why our women always have a tears ...i think somali like to use there tradition than diin ...that is why we are still in war ...i hope somali will be one and treat the women right and love otherwise our young girl will follow other foreigners ...so thank you for the help and ALLAH bless you sister .

  • @faizamohamud1315
    @faizamohamud1315 6 лет назад +1

    Nin naago badan nin bakheyl ah nin diin laheyn nin fuley ah nin mashaqeysto ah nin walid iyo qarabada jeclayn nin qorqore ah (ninka kumashqul jikada oo wax xisabiya manta dhan) nin an nolosha wax la aqoon nin areebo ah oo shiir badan oo uraya ugu dambeyn bakhayl an ugu nimcaha

  • @mizatittude
    @mizatittude 6 лет назад +7

    I’m still waiting for the total package 🤓

  • @maxamedmaxamuud428
    @maxamedmaxamuud428 5 лет назад +1

    wllo soodiga leh waa aan nec bahay ninka asaxaabta leh adiguna waxa aad leedahay aan yeesho asaxaabta waxa aan doono aan la hadlo wllo hadii ay runtay ii saar liki

    • @xaasiyohooyoali5130
      @xaasiyohooyoali5130  5 лет назад

      asxaab malin walba la la kulmaayo aa ka wadaa ,ee mar marka qarkood haduu la kulbo waa ok walaal

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 лет назад

    Masha'llh thnk you

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 6 лет назад +1

    Wlo thnkz dhanka khayrka alaha nagu aadiyo

  • @ruundirir74
    @ruundirir74 6 лет назад +9

    Guurku wax sahlan ma ahn
    Akhwaani sanadkan weybaa yartahy nin masuul ah

  • @nafisaali7065
    @nafisaali7065 6 лет назад

    Asc abayo qof dumar ah babur ma wadan karaa kaliged ma ku bixi karta ileen waxa tiri ina shaqesto sharciga ima ogola oo dumar ba ahay 😱

  • @Tariigta1
    @Tariigta1 6 лет назад +7

    nin aan kaa nixin, caring aheyn ama kaa damqaneyn xitaa waqtiyada xanuunsatahay, nin kaa faanaayo

  • @cookwithiqra3089
    @cookwithiqra3089 6 лет назад

    Mahadsanid xbbt

  • @diidaa7034
    @diidaa7034 6 лет назад +5

    😂😂😂😂 nin maseer bdn allow ha isoo marsiiin 😁😁😁

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 6 лет назад +1

    I have seen few clips of yours sis, I was amazed by them all and they were all realistic walaahi I am a proud somali man 👨 and I agree ☝🏿 with you all the way abaayo somaliyeed noolooow 💯👌🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤️❤️

  • @aishamoha4097
    @aishamoha4097 6 лет назад +1

    shukran baaayo
    Masha Allah
    aaad buuun kuu taageeraa

  • @bintusultan5660
    @bintusultan5660 6 лет назад +2

    1 nin balwad le
    2 nin an tukan
    3 nin been badan
    4 nin nago badan
    5 nin Facebook isticmalo badan
    6 nin Maa shaqesto ah
    7 nin tuuk ah
    8 nin bila caqli ah
    9 nin muran badan
    10 been badan
    Allow naga qabo aniga wax iku so beeg maa mid been badan iyo mid nago badan 👴

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 6 лет назад

    Mash alah sister

  • @prettygirl8612
    @prettygirl8612 5 лет назад +1

    abyh mcn mahadsanid alle haku xafido waxa nookordhise abyh 😍

  • @mohamedjubba3451
    @mohamedjubba3451 6 лет назад +5

    Nin maseero iyo kan aanan maseereyn ka carar isma keeneyso walaal, midakale waad wanaagsan tahay, waano iyo caqli celin baad la timaadey laakin af lagaadada sida ereyga “dayuus” iska ilaali ileen qof wanaag u saaxib baa tahaye. Waa feedback ga aan ku siinaayo. BarakAllah

  • @fadumoahmed7276
    @fadumoahmed7276 6 лет назад +2

    Masha’Allah sis can u please do makeup tutorials as u always look stunning Masha’Allah. Plus your makeup is glowing and flawless Masha’Allah❤️😀