5:taan wax ku garo SAXIIBTADA in ey NOLOSHADA ey ka XUNTAHAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024

Комментарии • 308

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 5 лет назад +71

    Kama helo saaxiib oo sir la isku qarsado waligyna mid baa iso marty wana kadhaarty ani allah iyo qur aanka baa saxiib nahay allow sharta naga xijaab aamin

  • @mimimankin111
    @mimimankin111 5 лет назад +18

    Saaxiib malihi lkn waa rabaa inan yeesho qof wanagsan an hormarkeeda ka shaqeyo oon ka farxiyo ayadana sido kale😍😍allaha iisahlo mid fiican iduceya

  • @saadaqsomali626
    @saadaqsomali626 5 лет назад +19

    Dumar sxbo lillaaah ahne waa jiraan wlhi sida wlaashy sxbteed masha allh. Dumarka Ma wada xuma.

  • @ishwaaqgeenyo7351
    @ishwaaqgeenyo7351 5 лет назад +54

    Naag la sixbtinimdeeda waxan iskaga ilaliya sida cadawgeyga oo kale waxa kliya ee an la sxba walalheyga adunka ayna ugu jeclhay

    • @fartuunmuse887
      @fartuunmuse887 5 лет назад +3

      Walalaha kuwo xun ba jiro cadaw ah ku was selayela

    • @Fatma-vj1fq
      @Fatma-vj1fq 5 лет назад +3

      fartuun muse uma malenayo wll ad isku nas nugten inu cadaw kugu noqonaaayo🤔

    • @jihaanqrx9511
      @jihaanqrx9511 5 лет назад +2

      Abaayo wa runtaa wlhi ani walaalahwy aamin sanahy. War ikama gud binayaan dhibkega wu dhiba xitaa walasha hade qalbi xunthy kama shalaa nesid lkn naag islamed waka shalayne

    • @shaaddashaadda5424
      @shaaddashaadda5424 5 лет назад +1

      @@fartuunmuse887 wey jiran wnka xumahy waa lga roonaada lkn

    • @ayshaabdalla9822
      @ayshaabdalla9822 5 лет назад +1

      fartuun muse waa runtaa Abaayo kuwa aan ku daalnay oo nolosheena u hurnay ayaa maanta cadowgeena koowaad noqday waxaan leeyahay Xasbuna laah wa nicmal wakiil

  • @fahimaahmed8505
    @fahimaahmed8505 5 лет назад +2

    Mansha Allah, xbibti wad noo faa'daysay Allah cimri dherer iyo caafimad qab haku siiyo. 🤲

  • @umumarwaan7059
    @umumarwaan7059 5 лет назад +8

    Naag saxiib makasho cadow waaye majeclo hormarkaga aniga alx xaas ayan ahay nag kasto way iga masertay ilahow isha xasidka naga qabo

    • @Ayan-jd2pv
      @Ayan-jd2pv 5 лет назад

      Naag kasta saykaga masarta anigaba kama masayri

  • @ruwaydabarkhad9976
    @ruwaydabarkhad9976 5 лет назад +16

    Oh god you got it sooo right sister thank you....these 5 waxa ay khas uu yihiin gabadhaha somaliyeed lakin maxa sida ka dhigay it's a huge problem because I don't have friendship with somali women because of that I don't know who to trust there's so many of them
    80% wa xasid OR energy vampire's they are so negative all the time it takes all your energy away
    We need to figure out why we can't be loving and loyal friends friendship it's so important in life because it's personal to you only and good friends are your personal cheerleaders nothing less

    • @hawonuurmahdi8657
      @hawonuurmahdi8657 5 лет назад

      Abaayo waa sidaa sheegty niyada ayeey kaa jebinaayan 🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @sister__muslim2875
    @sister__muslim2875 5 лет назад +1

    Alla miid kale jirto oo kudhaheyso wad quruxbadantahay manta wadka waddata MashaAllah aya tahay oo Hadane gadal kacunta ilahow kuwas asiga kamagan galnay SubxanaAllah

  • @shiindhonuunow5544
    @shiindhonuunow5544 5 лет назад +14

    Mashallah saxibtinimada ninkeyga igu filan ilhy cimri dheer kusii xxbi

    • @mimimankin111
      @mimimankin111 5 лет назад

      Nin saaxiib magalaa horta ibar silola saxibo ninkaga

  • @barwaaqohomeremedies4183
    @barwaaqohomeremedies4183 5 лет назад +8

    Saaxiib xaasid ah ma arag
    Xasadka ugu badani waxan anigu kala kulma وehelka iyo qaraabada و من شر حاسدا ادا حسد

  • @niyatiichannel
    @niyatiichannel 5 лет назад +15

    Marki danbee nambarki ninkege xadey inee igu diirtoo ayee keentey marke ogatey ine igudiri karin ayee nabarkisa igaxadey igudirtey wan daremey lkn isagaa imaaracin wuxu kudhahay wan kujeclahy xaskegaa idhaaf plzz subxanallah

    • @umumajid7880
      @umumajid7880 5 лет назад +6

      Abaayo wlh waaruntaa dumarka waa xaasid inta badan waxaa lala saaxiibaa kuwa diinta leh ooallaha kuxiran waxaana ugu kheerbadan kuwa alla dartii iskugu jecel

    • @ayansharif1815
      @ayansharif1815 5 лет назад +1

      Asc qurbaha waxa lago arkey aniga habeen hori gaari waawey saran inte la ii soo raac leyo garaya maseer dartis

    • @niyatiichannel
      @niyatiichannel 5 лет назад

      Haa qatumada allaha nohagajiyo inshallah

  • @hafsaabdulahi5017
    @hafsaabdulahi5017 5 лет назад +13

    Illahy amarkiis ma aamino inan wax muhiin ah ama sir ah qof iidhow xitaa usheegto !
    Maxayeely dumarku way iska hadalbadan yihiin ana kamahelo dadka hadalka badan o waxay arkaanba sheega

  • @hiboabdiwali8761
    @hiboabdiwali8761 5 лет назад +17

    walee way igu dhacday sxb sida oo kale Ah allow ha utusin markale

  • @farhiaabdirahman3330
    @farhiaabdirahman3330 5 лет назад

    Video gan markasta dawan dhaha hadunba wakhti u helay very nice waxabad moda inad iga hadlaysid ilahow hatusin waxan arkay habla cajiib, shukran

  • @rahmaali2777
    @rahmaali2777 5 лет назад +8

    Wlhi wad iga qoslisay dumarka dhaqan koda aad ayad u baraty malin walbo wan arkaa dumarka nocyadana ama zaxb haii ahato mamabo aanu azxaab ahano inay ku niyad jabiyan waa dabecadoda melkastoytahyba lkn dhaqamadani waxay hostagayan xaasid nimada waana shy xun allh dabecadahan iima yeelo waxan ahy qof iimankeda qabta alxm

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 5 лет назад

    Xaqiiq wax daca wayo all tnx inbadan for your advice sis kowsar.

  • @ayanmohamed9873
    @ayanmohamed9873 5 лет назад +9

    Wale wa iso martey laki markan fahmay ana waxan goansaday in an farxadeyda uga argosto malin kasto waxan dhaha wax hormar an gare isla marki telka wey dhigesa wexey i dhahda abayo in aan ku mashquliyo marabo ilmaha iska dabar wey dhigta telka ila ey goansatay in ey iga harto

    • @niyatiichannel
      @niyatiichannel 5 лет назад

      Aniga xitaa weso martey wena iga gulesen wesey wexe jecled inee ninkega lawaregto iyado asey usaran merke arektey ine igabadine ayetelka iga gaabsatee alxmdulilah

    • @rodafarah5991
      @rodafarah5991 5 лет назад

      niyati beautiful ani wa arkay wali ba laba dumara arkay ilahay shar koda ha na mootiyo

  • @faadmamohamed7291
    @faadmamohamed7291 5 лет назад +12

    Koowsar illahey dartiis ayaan kuu jecllahy abaayo hore u soco

  • @iscateysiyoqurux6003
    @iscateysiyoqurux6003 5 лет назад +20

    I don't have best friend I have just asxaab waxna uma shegto

    • @bilana7028
      @bilana7028 5 лет назад +1

      Iscateys iyo qurux
      Walaahi waa runtaa aniguba sidaasan ahay.
      Asaxaab lala qoslo oo lala baxo lknse best friend sir loo sheegaa waa big NO NO

  • @amiiraabukar5792
    @amiiraabukar5792 5 лет назад +9

    Subaxanallaah allow ku caafi qaali danbi dhaaf allah kaga dhigo xbbty mu'minka wala imtixana

  • @foos7330
    @foos7330 5 лет назад

    Asc asxaabta walahi waa wax jira aniga waa asxaab badana waqtigeyga iyo jeebkeyga waan u huri jiray laakiin hada ciyaalkeygaan saaxiib ka dhigtay waxan arkay saaxiib inuu faaido laheyn

  • @indhouroon9482
    @indhouroon9482 5 лет назад +2

    masha allah afkaga caano lagu qabayo walhi xaqiiqada ayad ka hadashay aad ban ku taageraa barnmij xaqiiqa ayad kahadashay horay u soco ❤❤🌷🌷🌹🌹😍😍

  • @konjit1628
    @konjit1628 5 лет назад +5

    Walahi Xbbti ana lasokulmay last year waax kasta sidaad sheegtay weeyaan
    Waan arkay luv u yasmin

  • @goodluck6699
    @goodluck6699 5 лет назад +1

    Masha Allah abaayo runtaan kugu jeclay❤ alle haku jeclaado ❤

  • @fadumomohamed2407
    @fadumomohamed2407 5 лет назад

    Masha Allah thanks sister for the good info. Alx I have only one best friend from 2003.

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 лет назад

    Masha allah thank you sister and I hope you feel better soon Insaallah

  • @fowziaahmedfowziaahmed3602
    @fowziaahmedfowziaahmed3602 5 лет назад +5

    Mansha alah afkaga cano laguqabay abayo xaqiiq bad kahadashay wana arkay dadkas bararujintada alaha ka abal mariyo

  • @mumtaazcadey3195
    @mumtaazcadey3195 5 лет назад +24

    Walee maxan bartAy marka farxsantahay wey carareysa

  • @hamdaahmedhasan1651
    @hamdaahmedhasan1651 5 лет назад +9

    Subxanallah illahow umadada kuma maqnine waxii nagu maqan illahow naga qabo sharka bili adamka iyo mid sheydba

  • @safiajay5148
    @safiajay5148 5 лет назад +2

    Subxanallah wallahi you said the true I had friend like that until now but now i wanna move on with my life thank you for sharing this video I really appreciate my sister ❤️❤️❤️

  • @xafsaali3651
    @xafsaali3651 5 лет назад +1

    alxamdulilaah hada noo cafimad qabtit abayo masha alaah caqligaaga iyo fikradahaga fiican alaha kuu siyadiyo abayo wax jiraa ka hadhashey nuur calaa nuur 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤👑👑👑👑👑👑👑

  • @sahracabdi9105
    @sahracabdi9105 5 лет назад +1

    Walahi waa sax wey isomartay abayo thanks

  • @raxmoxaaji9320
    @raxmoxaaji9320 5 лет назад +1

    Abaayo macaan alaaha ku caafiyo debì dhaaf allaaha kaga dhigo walaashaey qalidaa macaanto

  • @ayaankare3293
    @ayaankare3293 5 лет назад +5

    Alla wlhi tan dharka iyo lanbar 6 ba tiro maleh intay igu dhacday

  • @arrawelaahmed6261
    @arrawelaahmed6261 5 лет назад

    tan problemkeda iyo murugudeda kula so doonato farxadeda ku aqaanin, qof cusub markay baratana kaa foganeyso ila problem so qabsado ama qofkas kaso tago taas kwrn xbbti

  • @filan-lv2up
    @filan-lv2up 5 лет назад +1

    Masha Allah abyo wa wax jiro Allah ku xifdiyo💖💖💖💖💖💖💖💖👏👏👏

  • @makomuscab2765
    @makomuscab2765 5 лет назад +1

    Mashallah Allah sxpy waxaad tahay qof wanaagsan ilaahay ha ku siyaadiyo cilmiga

  • @kujecliyahooyo4846
    @kujecliyahooyo4846 5 лет назад +1

    Asc walahi xaqiiqda ka hadashay tan isku ekaysi heblayo ah & wad madobatay lkn marnada dhagahayga ma maqlijirin hadaladida hadana guanban ka qatay alhamdulilaah

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 5 лет назад +1

    Subhanallah qar badan oo kuwan iyo kuwa kasidaranba wale waala kulmay ann ilaa iyo hada isku dayo in aan ilaawo

  • @queenmaria2877
    @queenmaria2877 5 лет назад

    Wlh mid saxiibtey in laga hadlaaya modaa 6 calaamod weey qabta wa inaa ka fagaada thanks abayo waxaa dareemina I dareensiisay cawa

  • @muhiimofficial2345
    @muhiimofficial2345 5 лет назад +3

    Maaaaaaaasha Allah abayo Allah KU cafiyo

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 5 лет назад +16

    ha la saaxiibin dumarka then you will be at peace😉

  • @munasaleban175
    @munasaleban175 5 лет назад +3

    Asc abaayo saliidii maxaa kudhacay

  • @aminaabdi7330
    @aminaabdi7330 5 лет назад +6

    Wax jira ka hadashay dumarka dhexdooda Ku badan talo wanagsna wa nasiisay mahadsnid huuno quruxy kujecli

  • @fatmahussein6253
    @fatmahussein6253 5 лет назад

    Walal qali i love ur chanel aad iyo aad ayaad umahadsantahay

  • @faraxmusemoh8961
    @faraxmusemoh8961 5 лет назад +2

    Wlhi Ani intaad shgty ba qof leh ayn jamcda ku barty Alx Ani horantiba wanka hadhy mrky ka dhmn waydy uun iny igu mashqushoh Alxamdulilaah wx zxp maba lihi

  • @saafiibrahim3452
    @saafiibrahim3452 5 лет назад

    Masha Allaah abayo wax ficn ayaa ka hadashey. Dadka qaar baa iska dhib badan.

  • @fardwsocadiweli6142
    @fardwsocadiweli6142 5 лет назад +1

    Walaahi been ma aadan sheegin Kozey sxbnageed haba layska daaya. Waa KU salaamay macaanto mahadsanid.

  • @fadumaabdullahixa7296
    @fadumaabdullahixa7296 5 лет назад +2

    Walahi abayo waruntaa aniga waxan daris ila ah mit matanteyda iska dhig tay khatibillah ayan kataganahay kan kato kiisa kale ayey gadataa

    • @idilabdi1298
      @idilabdi1298 5 лет назад

      🤣🤣🤣🤣

    • @Mudan-
      @Mudan- 5 лет назад

      Kkkkkkkkkkkk wllo waaxba kuhellay maatan majiirte waa masse iskaa eeg

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 лет назад +1

    Wallee kawsar waanaag jirta jir oo joog 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 5 лет назад +2

    😂 😂 😂 Subhaanalaah wallahi wax saaxiib ladhaho maba jiraba.💔waan arkay dadkaa Ilaah ha naga qabto amiin. Abaayo 😍Adigana ilaah ha ku caafiyo Amiin yaRRabi

  • @Change4Life579
    @Change4Life579 5 лет назад +1

    Masha Allah sister

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 5 лет назад

    Alxm sxb naag ah maba lahi my mam sxb la ahay iyo gabdhaha walalahaay masha allah nag intay ka maqan tahay dhib iyo xaan ugu imow

  • @muhimastylish6473
    @muhimastylish6473 5 лет назад

    agree with you and its true nagaha saxib maleh sis wa in layskaga cararo saxibtinimadoda

  • @qalihonest2602
    @qalihonest2602 5 лет назад

    Masha alah shukran abyo

  • @monaabdirahman1792
    @monaabdirahman1792 5 лет назад +1

    Waa runta wllo Qali nag saxiib tinimo malah xaqiiqdii , Adigo ilhy isku xidha kawanagsan oo wax waliba usheegta

  • @bilqiis9099
    @bilqiis9099 4 года назад

    I love this video, everything you've said is true. I had a friend who tried to put me down all the time, but I never gave her a chance, I dropped her like a sack of potatoes. I don't entertain nonsense, what you see is what you get, period.

  • @Aliyahnoor
    @Aliyahnoor 5 лет назад

    Intaan videos-kaaga daawanayo xusuuus ayaan galaaa mar waliba waxaad ka hadashaa waaaqica dhabta ah subxanallah Rabbi haku sharfo hore u soco Allahana ku xafido, tan kale waxaad tiri teen age sanadkaan habrihi 40 jirada ahaa ayaa sidaas bilaabayay maseeer waxaadba moodaa inaad aniga iga hadleyso waxay sameeyeen oo dhan cajaaaib maxaad naaago badan baratay oo aad u fiiirsatay

  • @imanahmed9177
    @imanahmed9177 5 лет назад

    Cayuuni Ibrahim masha allaah

  • @rahmomire2844
    @rahmomire2844 5 лет назад

    Wlhi xasuus baad igalisay kowthar abaayo runtaa ka hadashay jazaka Allah kheyra xbbti

  • @Aliyahnoor
    @Aliyahnoor 5 лет назад

    Naago sidaas ah waan arkay weyna isooo mareen lkn alhamdulilah Blockta ugu roonaadaay naclad Rabbi haku dhacdo kuwaas! Shartooda Allah ka magal galay

  • @zmuse1188
    @zmuse1188 5 лет назад

    Well said sis

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 5 лет назад +3

    Waligey Hal mar ayaan naag lasaaxuibey markin tii iga raacdey wanka shalayaa. Inta nolasheyda kadhimen lagama yaabo inta wixi ka dambeeya si qayaali ah ayaan ila hadlaa

  • @stronglady7424
    @stronglady7424 5 лет назад

    Thanks abayo waa waano fiicn

  • @niyatiichannel
    @niyatiichannel 5 лет назад +4

    Walahi abayo waruunta anigee igu dhadey gabar saxib kadhiganaye ayaa dheshas ilala ciyartey damacdey iney ninkaa igala waregto maku masheg isoqoro wanag marku iso qoro xuman ayee ubadali jirtey marki danbee waxab dhahay saxib maxa kaqalden qofkan wang ayuu ilaso hadlaa wana nikega maxa kawada marki danbee waxa dhahey ninkega hagu diriin naga dheexbax marki danbee xasid ayee igu noqotee markee ninkii igu dirii wesey ayee xasiid iguu noqotey abayo marki danbee

    • @fatumamohamed4687
      @fatumamohamed4687 5 лет назад

      niyati beautiful subxanallah ilaaheyba sharteda haduu kumuutiyo alxm dheh

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 5 лет назад

      Naagtii doqona baa ninkayda lagu diraa edo

  • @simanhassan3685
    @simanhassan3685 5 лет назад

    Abaayo ilaahey aqligaada kaama qaado taas wey isoo martay lkn hada difaac adag aan uga jiraaa jasaa kumulaah xabiibti

  • @umumicraajchannel1623
    @umumicraajchannel1623 5 лет назад +1

    jasaakalaahu khayr abaayo Waa runtaa wax badan baad ufiirsatay aan kafaa iidaysano abaayo wax badan bay ogtahay❤❤

  • @maahiramaahira8103
    @maahiramaahira8103 5 лет назад

    Neyrobi aykajirtaa wlhi kabha lagugashana ani waxalasaxibay mamo wen idhalikarto oosodashey waya araga oodinleh hadawarero waxankucaro latashado maleh dadkaygi wakasotagay hooyo wen iwaniso

  • @umuhadiyah8362
    @umuhadiyah8362 5 лет назад +1

    Oo kawsarey hader waxna hasheegin maad ileedahay intaas iyo kabadan wan dhahaa asxaabteyda wixii ka qaldan saan naa tahay wan dhahaa oo daacad igatahay

  • @fatumamohamed7302
    @fatumamohamed7302 5 лет назад

    Masha Allah abaya illah dartii ayaan kuujeclahay allaha ku xifdiyo qaliyey

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 5 лет назад +2

    Alaha ku caafiyo quruxeey ❤

  • @nurhaji5734
    @nurhaji5734 5 лет назад +1

    Hhhhh Wlh xaqiiqada Ayaad kA hadashay abaayo. Jazakumullaah qeyr.

  • @nadiramohamed5791
    @nadiramohamed5791 5 лет назад

    Great points sis! 100%

  • @raxmaisma459
    @raxmaisma459 5 лет назад

    Wallhi waan kugu diirsaay masha allah dadka qurbuhu mashquul bay u badteeen abayo

  • @halimahussein6622
    @halimahussein6622 5 лет назад

    Abaayo ilahay caafimad haku siiyo ilmahaaga aku korsato odagaagana aogu adeegto sharafeey

  • @fatruunyasin8214
    @fatruunyasin8214 5 лет назад +2

    thnxs abyoooo

  • @katrasalat1839
    @katrasalat1839 5 лет назад

    Thank u thank u

  • @maryambarre1916
    @maryambarre1916 5 лет назад

    horaa loo yiri saxiib naaged sandalo ma gaaro haba la saxibin naag waxad la saaxiibta ninkaaga iyo caruurtada gurigaada ayaa lesku qariyaa dhinac walba waa ku badbaadeysa alaha ku guuleyo masha Allah

  • @fertunmehamud843
    @fertunmehamud843 5 лет назад

    Abaayo wax run ah waye Waxa ka hadleyso Lakin saxiib Waaba wax laga marmo maba ahan wax weyn. Ee Ilaah noma bahiyo

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 лет назад

    Wll mahadsanid sida aad dad ubaraarujisay walow anaan anigu saaxiib weligay samaysan 👑👑👑

  • @nasrimohamed4867
    @nasrimohamed4867 5 лет назад

    Aniga ayeybo igudacte nag igawein.ayaa jiraan. Illaa eh tankale wana nag igawein wey illatarantaa markii dambe bananka ayaan kamare wanaa ka muse wana hasit wananecee gurigeyga iyo aniga iyo ninkeygaa ayaan nahay manshalllh

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 5 лет назад

    Asc sory illhey haku caafiyo amiin yarbi carurta warn tnx xafidullh mashallb

  • @hawonuurmahdi8657
    @hawonuurmahdi8657 5 лет назад

    Walahi aniga sxb malihi asxaab wan leethy lkn wan iska ilaaliyaa sirteyda wan ka ilaalitayaa lkn sxb sax malihi sxbka saxda hooydada in ay noqoto ayaa fcn

  • @bagamudo4502
    @bagamudo4502 5 лет назад

    *Thanks walasheey runta waye nimanka qaarkood waa la mid*

  • @MYA738
    @MYA738 5 лет назад +1

    Wow! Wlhi mida dharka caadi igu dhacday Subxanallah

  • @caaishoxasan5974
    @caaishoxasan5974 5 лет назад

    Wallahi weey iso martay waxa shegaysid dhan waa arkay hada saxiib dhan waa iska ilaaliya subxana allh

  • @anr4578
    @anr4578 5 лет назад

    Walaly ani mid dumaashiday ila nool baan ku arka murugtyda jeceshahy lkn sxb lama ihi naag sxb ani wn leeyahy lkn warka lee kadhagaystaa wali sirtyda naag oma sheegin

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 5 лет назад +2

    Aabayo wax sax ayad sheegeysa ruun ahaantii ma Somalidii hore wixii ko horyeey 1990 mise kuwa hada jooga kuwa hada jooga waa xasiid,xaan iyo meseyer waxba kuma ogala.

  • @fartoonfq3657
    @fartoonfq3657 5 лет назад

    alaha ku caafiyo mahadsa nid abaayo

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 лет назад

    Masha allah thank to allah because I don’t have no best friend the only friend I have is my allah

  • @nihaalaxmed785
    @nihaalaxmed785 5 лет назад

    Abaayo wllh waxaad modaa inaad aniga iga hadleyso intaano dhan wey igu dhaceen badankod kowsar nosòo badi abayo hore usoco

  • @xalimosacdiyonuurxasan607
    @xalimosacdiyonuurxasan607 5 лет назад

    Wlh wax badan ayaan ka faiday hadalkada qali waa xaqiiqo run ah

  • @shugrihassan138
    @shugrihassan138 5 лет назад +2

    Allé haku caafiyo abaayo ♥️♥️

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow 5 лет назад

    aamiin, abaayo

  • @kuushhassan7626
    @kuushhassan7626 5 лет назад

    Well said abayo...it hapened to me too

  • @jaweeriyosahal468
    @jaweeriyosahal468 5 лет назад

    abaayo shugrn

  • @roodocade7057
    @roodocade7057 5 лет назад +1

    Thanks hawo qaali thanks

  • @amiiraabukar5792
    @amiiraabukar5792 5 лет назад +2

    Asc abaayo malmahan wn ku wayay maxa kugu dhacay

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 5 лет назад

    ماشاءاللہ 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @bilana7028
    @bilana7028 5 лет назад

    Asaxaabay marka wax fiican kuu soo kordhaan ha u sheegina dumarka aad sxb ka tihiin isha qumanyadu way badan tahay way ku ileynayaan.