Film ka waxa ugu jilniin wacan nin kan asad la leeyahay iyo sucdi waxa kasii jilniin wacan inan ta shaqaalahaa sadexdaa qof ayaan u bogay jilniin kooda
Wa jariyad sabir badan iyada ayaa ka libanayso Nagahaan wa kibir badanyihiin Kibir Illahay ba iska leh. Biniadm kibro meel Xun ba u danbayso. Xaqa Ilahay ayaa garsore ka ah. Xaqa iyo badilka meel ma wada maraan. Wbt
Caawa qosol waa suuxay ala sagaley ku jecliyaa kula sxbtay adaa ka keenay dhibka armaad adiga iyada iyo ek war u kala tabisay nayaa sagal indhaha hayska ridin ee sucdi iska celi😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Daqiqadaha no so badiya sagal quruxeey ❤❤
Team sagal soomaali waan nii wataa dhamaantiinba guuleysta my Team qalbigaan idinka jeclahay wlhi❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰💝💝💘💘💞💞💓💓💋💋💕💕❤️❤️❣️❣️💟💟💯💯💢💢💢
Ku sali nabiga ku dhibimayse Wll ❤❤❤
Scw
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
Salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam ❤❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam
Scw scw scw
Goormaaman garan inanay sucdi hayso abeeso😂😂❤
Haduu Mel macan marya wlhi wan ogaa inay sucdi hayso warqaga 😂❤
Sagal iyo sacdiyo plz Qoftan u tashta bag iyo Xabad ka qaraaca plz😭😂😂
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Soodhawaw aabo ,👍
Hore kugu so saray wll
❤
Filmka magaciisu wuxuu ku so bixi lahaa sxbtii sunta hargaha
😂😂😂😂😂😂
Wewee haduu macanaday family qurux badan dadlkiini wuu midhadha ❤
Asc axsaabey aan ku salino nabigen scw scw scw
Waad mhad san tay wall sidaa noo xasuu sinay so saliga nabiga scw
Maahadsanidin team sagal waad dheereysen filimka❤❤
Waaaw Sagaleey godkaagaa biyo kuugu soo galay intaad maskiinta kuu shaqeynaysa indhaha kutagaysay saxiib beesho wax fahan
Wwwo sheekda hadey xasasi letahay sagal guul❤❤❤❤❤
Ani sucdi weyba igaso bodaay😂😂😂😂😂😂😂
Jah wiilka sacdiya la dhashay waan ka helay❤
😂😂😂ooo moodubo midka soo fariistay mesha sagalne ugeeyo
Alla Ak jecliya caadi maaha😂😂 wlhi😂😂
Walee filimkii wuu qarxay keep going
Anigu ba waan ogaa inay sucdi haso warqada😅😅😅
Filinka macaan macaandhaafay❤
sagaley walagu dhacay hayey sucdi wa khiyanolay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Hhhhh
Jah Williams sacdiya LA dhashay waan ka helah❤
Waxn so xasusty gabaygi aha badida ninba kula deydeyi dalna kabadne ina sheshana doneyn dain abidkaye🤣🤣 sucdi wa sas o kalee😂😂😂
Very true👍
Wey isla wada qurunsantahay❤
Te
Ala saylac waa funny walhi
Rufiyanki miya😂😂😂😂😂😂
Horta asad sagal buu kuwaashay ee sagal ma hoos ku malablaa😂😂
😂😂waa film
Naagta shaqalaha walalkeed walahii waa nin rageed, war kaas meel igu sheega waa nin raga❤❤
Waa ikan
Sucdi ninkeda dhabta waayeh😂😂😊
Walhie dheh😂😂@@xamdiXuseen-u7u
Beentaa weeye ma ninkaa yarkaa😂😂😂@@xamdiXuseen-u7u
@@xamdiXuseen-u7u😂😂wlhi
Bisinka anaa ugu horeyo aaba islahaa hal gabadh baaba iga soo horeyso 😂
Ninka naharista badan naag walbo wey jeceshahay ee sucdi wexey kuu jeceshahay wanaga naharista soo jidhashada qurxoon uu leyahay
Booska shqaaladu jileyso weligy ma jileen dulqaadkaas iyo dabeecadaas malihi waaba ilaawilahaa inan jilayo Mar hore dagaalamilahaa😂😂😂😂
😂
Ar cawo filimka mcn waye wlhi
Ak Suu usoo Gatamaayo kuqosley😂😂
Walee Ak waa rufiyaaan😅😁😂😂
Wan oga iney sucdi heso waraqaha 😂😂😂😂😅
Hhhhhh seeylac baan hadalkiisa ku qoslaa walahi
Yes sagal ba heshay guul
Wan Ku Farxazanay Inaan Noqod Qofkii kobaad cawa😂❤❤❤❤❤
Anaa kaa horeeyey 😂😂😂
I’m I going so 😢 Keep your it eyes look and feel for you guys I hope 🤞 in her life she ends well with up into her past for sure 🎊 happy
Awala ka shakine inad warqadaha haysid wan ogeyn sucdi tuugo😂😂😂😂
❤❤❤❤❤
😂😂😂😂
Haben walba miya laso djiga
Film ka waxa ugu jilniin wacan nin kan asad la leeyahay iyo sucdi waxa kasii jilniin wacan inan ta shaqaalahaa sadexdaa qof ayaan u bogay jilniin kooda
Waxa filim ka qurxiyaba waa intas qasatan dabadha shaqalaha
Ak imtixaan waaye 😂.
Habartaan sucdi ah oo feeraha weyn saan unacay lee
Sagal wax fahan sucdi waa abeeso😂😂😂sacdiyo dhiig isku yeel😂😂 sxb
HADEY MAANTHA YSHEKADA❤❤❤😂😂
Ak funny waaaye😂😂😂😂
Yees anaa u horeeyo❤😂
Ana kaa horeyo😂
Wrmeshey kudhamstay macanaa qebtakale 28 dgdag❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤
Wac wac film ka maanta ayaan ugu jecelahay ❤
I love you Jariyada the maid.
Wa jariyad sabir badan iyada ayaa ka libanayso Nagahaan wa kibir badanyihiin Kibir Illahay ba iska leh. Biniadm kibro meel Xun ba u danbayso. Xaqa Ilahay ayaa garsore ka ah. Xaqa iyo badilka meel ma wada maraan. Wbt
Na adon maha way ku jilaysa ha cayin gabadha❤
==a43awa3wa!+😅r😂²2😂²¹1
Adon lama dhihin adagto. ayey tahay filmka , nolasheeda dhabta maha ! This a film @@fatximahamed5478
❤@@laylajuir2420
Saylac sagal malakamawdka baa usoo koorinaayo.😂😂😂
Illaahayn baan idinku dhaarshee filmka waxaad ku dhamaysaan zacdiyo is academy oo guulaystay ku dambysiiya flimka
War damaadka cadi maahaan😅😅😅
😂😂😂asad yaabay war sucdi hala garaaaca dey aaaway ekey😂😂😂
Waxan sugaya sagal markay ogato qiyana sucdi 😂😂😂
Asad waa jilaa xirfad uleh jilliinka sidii alfanaan axmad cali cigaal
Wonder full ❤❤❤
Ayy thnks sagal iyo temmked❤❤❤❤😊
Saan u ogaa Lee inay warqadihii sucdi hayso😂😂
Alla filimku cawu macan yahay 😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤
Filmku waa qaraaxo miiran ar saylacow ninka hawaalin😂😂❤
Dadka wax qoraaya ma ilmaa maxaa dadka ucaynaysaan maad Teamka dhan iskusi udhiiragalisaan!!
Cawa sucdi Waaa la fahmi rabaa😂😂
Alaa ilahayayoh igaarsi haben dambe sagal caawa dhiig bay isu yeeshay
Naag foolxun illhy un baa kaa reebi kara 😂😅
Qof sagal ka xool xun ma jiro mesha
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-gr8vv9wtn8k wlhi sucdiba ka qurux badan 😂
Alla jabay habeen danbe allaw na gaaaarsiii caaawa wa Another level wllhi team SAGAL❤
amiin
😊😅
wan so dahay😂
Tanna 'marwo' iyo xushmad lee kahadashaa naaya hooy sacdiyooy lablabada naga dhaaf, naagta Sagal la leeyahy ee sida la arko ee bahdilan kuula hadasho xushmada aad u haysid oo isbadalynin baa yaab iyo ciil igu dishay goor aan huruufo oo shaaxa ku shabiyo aan waay lahaa wlhi😂
Film ways run maahN😂😂😂
@@Feisalyasin12 Film-ka wax macquul ah halagu jilo de waa maxay sida yasamada leh ay ula hadleyso iyo iyada maskiinimadeeda isma badasho miyaa 😂
@@garaadsan.6191😂😂😂wan is dhafiya marmsrka qaar qeybteda
Sagal awal waku mucaradi jiray lkn hada waku wataaaaa waqtiga hanalo badiyo filmka
❤❤😂❤🎉
Anaa u horeeyo😂😂😂
Ekay wn ku wata 😂😂😂😂
The gesi maid I like her
War Asadow naagtu guursa oo kumelgaar ah markaad dokumntiga aad kudagtid wadadha kuqulquldeh
Shekadiba caway so afjarmaty🤣
Caawa qosol waa suuxay ala sagaley ku jecliyaa kula sxbtay adaa ka keenay dhibka armaad adiga iyada iyo ek war u kala tabisay nayaa sagal indhaha hayska ridin ee sucdi iska celi😂😂😂😂😂😂😂😂😂
🎉😂😂😊😊😅😮😮😢😢❤❤❤lo
kkkkk salac waa saxibkey sagal waad dhantay nin guri jeg shaqalo weyku dhamatey finfitada arooska sucdi iyo asad sagaley shaqalaha kudhaganowlee sagashanka jah hadey ugu mcn thy noosobadiya marwada guriga sucdi
❤❤ waan idin salaamay tiem sagal
Woow ❤❤❤❤❤
Sucdi waala ogaan rabaa qeylidaada badatay filimka caawa wuu macnyhy❤ Ak warjecli badanaa
Ak quruxlowga film
Atore ku shidnaay mxaa laadir loga dhigy
Ana ugu horeyo😂
Oo adiga maa haaya waraaqihii❤🎉😂😂❤ halkee ka keeni?
Saylac 😂😂🙌kan ana is kle wll kulhaa 😭😂
Ilove sagal miskinimada kuma ficinid sagal
Mnsh alah sagaal
Ak filimka dhan wuu naxsnyhy😂😂
Labadinaba israca amay daxda waar nagtan sagal an layabay😂naa wasaqda walabexi” qori e qiqisaba walesla tura quraxey” tuur labadaba😂😂😂
Xishodkii mlinkii la aburayay 😂
Team sacdiyo 😂😂
Aniga filmka wax jeclhhy ani so casheyee oo na dukdey jif isku diyarinoyo ban jelhy ina dawdo marks uu ku soconaa cadi mahaa😂
Ala kualmid. Baan ahy hada dawanayaa jawi dagan❤😂
Xamdi kheyr badab Mansha’allah wll qali
@@quenqosol764haben walba ma laso daya😂
Allah cawy kululaa
Ana xadiir
Ana qofka 2 ah😂
Sucdi waa funny walhi guur qasab miyee ka maree 😅 ii sixiix lol
I love seylac
Tan sacdiyo ah wa nacay war is adkee bala kusii qadatye
Ak jaajuus
😂😂😂😂