Filimka aad iyo aad ayuu u Qasaan yahay meel uu ka socdo iyo meel uu u socdo la ma yaqaano mar walba Qof baa meel ka soo dusa 🤣🤣🤣 QOFKA ugu Fiican oo FILIMKA WADO WAA ASRA 🌹❤️ WAANA GABADHA UGU QURUX BADAN 👏🏽👏🏽👏🏽
Waar waxan ilaa seasons kii hore nahaaya lahayn nin uun laysku haysto si udhaama asro may ka tagto nolosha ninkan teeda yarba kaxaysato kuwana ha balanbalan hantida halaga ceshdee
Filimka aad iyo aad ayuu u Qasaan yahay meel uu ka socdo iyo meel uu u socdo la ma yaqaano mar walba Qof baa meel ka soo dusa 🤣🤣🤣 QOFKA ugu Fiican oo FILIMKA WADO WAA ASRA 🌹❤️ WAANA GABADHA UGU QURUX BADAN 👏🏽👏🏽👏🏽
Sax waye
Anfac io madx FaLuuqa haY QabtoH Ayaaa FiLimka ShidaYa Walllhie 😂❤
igu la sali xabiibkeena muxamed scw
Salalhu calahi wasalam ❤️ ❤️ ❤️
Scw scw
Scw Scw. Scw. Scw. Scw. S❤❤
scw scw
Scw scw scw scw
Asra filim kaan wey ku dulman tahay wlh😢😢
Ma ila aragtay
😅😅😅
Kuma. DuLmanee sagaL baa ku duLman😭😭😂
Hadeey guuleysan
Team sagal guusha wa xageenaa 🎉🎉❤❤
Haa
Asraa filimkaan ku daawanaa ❤asro ilov you
Team Asro waan kabixidoonaa because waxba ismama celinkarto Asro
Niyw asra filmkn ha ka baxdo waayo lam xushymynyo wlhi dhamAan tood way ku qaylinyaaan akh🥺
Qurux bdan asro❤
team Asro guul e nagaha meel naga saar oo Asad ka adkow weli wuu ku jeclyahay
Asraay waad guulaysan
inshaallaah
Abdiqadir so funny 😂😂😂 ma xoola tahy kulha 😂😅
Sagal Uun ban tageera Iyo ninkeda asad riwayada marka Laga imado❤❤❤❤❤
Anfac wa best actor kulaha madax faluq ban qabaa
Akhas waxay filimkan marwalba ladariintu gacan sareeyan atoore nacasa iyo atirishad doqona 😢😢
cameraman is good
Manta ciyow soodhigteene😂❤
Sagal ma ❤❤❤❤❤ good 🎉❤❤❤
Sagal waa beer wax dhelay wey joogesa guriga ama hadi kale taada kubabka weyn 1bey1 baa lagu dhufana🤣🤣🥔🔨
Anaa u horeeye😂❤
Asra maskiin war naaga ha xaaq😂😂😂
Asra guuleyso❤
Mushkilada Asra maaha waa sagal waa qof dabecad xun oo maseer badan gabdhaha shaqeeyo waxey ula dhaqanta xolo ey leedahay cml
Haaye filmkan waji kala uyeela oo asra haka tagto sagaleey inbadanban kuu dulqaadanee naga hagaaji
Buuqa iyo dooda familkan wan ku cajiseen ❤
Asray gabadha haku xaarin oo haku dhuusin😂😂❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Team sagal ismuujiya
Team sagal ❤❤❤❤
Jilayasha Dhan. Isku mid. Waaye. Kuli isku shaqo waaye
Ani ahaan tayda qaabka uarko in shekada kudhamaato fakarkayga waa sidan asra inay naqato qof waxbadan ogada oo cadeemo sameya soo duuba kow wllshed inee itus dhahdo sawirka ninkee jcshahy markee ogaato inee qaylin aysameso dabo gal kadibna ogato ayaan inuu qabo cadeemo kadubaan idii walasheed isla shaqeyaan kadibna ogaato anfac qofka ay ushaqeso inuu yhy anas kafibna ayaan watee abdukadir rabto inee shukansato aay ayaanna bilawdo abdulkadir asrana ay soo dubto ayaan oo qiyamesa abdulkadir waliba ayadoo anas qabo haddana sagal ii ayaan oo shekesana dhankastaa ay sihoose uduubto asro markee ayada ii walasheed ogadaan intashir qool oo loo dhigaayo inee dhanka kale asra aysameeso inee kasbato gawadheeda aasiya jcyl siiso kadibna aay hodan si tartiibah utusto cadeemaha naag nin keeda kama kaftantee ay saas hodan ii asra kusaxibaan kadibna arinta aay lawadagaan asad ii abdulkadir kadibna teamkaas saas ku fashilmaan sagalna loo sheego in lagu cafiye aasiyo madaxeed lkn booqasho uun loo ogol yhy kadibna asad ii abdulkadir hodan asra cafis way distaan aay boqraan asra samirkeedana uur kuyelataa 2wiil manaa kudhashaa asadna nin wanaagsan noqdaa waxii sheetaro sheetaraa waa soo galayaan lkn shekadu saas bay ku haboonthy aasiya yarna ay jclaato asro ayadoo oganeysaa wax kasta kadibna edadeed asra unaqaneysa gabar jcl hoyadedna jclaneysa wabillhi towfiiq saas baaba kusoo dhameeye hye asxba😅
Good 👍
Mid jini Qabta io mid kleba waxaas waa quruxdada ilove asra my sister ❤❤
Wa xaar cadiya😂😂
Asra Hooyo feejigan ayay jilaysa waa ka soo baxday qaybteeda. Anfac waa ka. Axsatay waa ladarad
Ma ari baa tahy?😅😂😂😂😂
Asro waynu gulaysanayana❤
😂guriga waba ku xaraya le iga dheh😂😂😂
Ma ari ba thy😂
manta filimka qaladadkiis wuu badanyee
Team asra
Time asro guul ❤
SagaL xaarbaY kaga dhagtaYe 😮
Ma adhibad tahay ku lahaa😅😅😅😅
Sagal Xoriyad bey heshay marka way ugaadhay iney dhahdo guriga Wnku Xarayaa 😂😂😂😂
😂😂
Na ma hadlayeee
Film ku qui waan haha wax Mahayana in xikmad loo yeeylo daawadayaashuno way cousin lahayeen idii films Haboon iyo abdiwali Marla wax ka soo badala
Waar waxan ilaa seasons kii hore nahaaya lahayn nin uun laysku haysto si udhaama asro may ka tagto nolosha ninkan teeda yarba kaxaysato kuwana ha balanbalan hantida halaga ceshdee
Asra waba doqon caadiya dhiig isku yeel ii nagaha iska saar
Waa iakanah😂😂😊
anfac dan fosha xun ayan nacay asro dil tas uf 😂😊
Waan sugila aay😂❤
Waan. Rquq😅
❤sagaal is not eyas
Asra gulaysanaysa❤❤❤❤
Team asra❤😂
Asro qoyan caadiyey noqotey asadkan kama tago karto miyaa horta😅
Dadki ana u horeya dhihi jirey ban manta ku biirey iso dhaweya ana u horeye😂
Welcome ❤
Asro iyo asad usku daaya
AnfacDan waaba runteed wey u egtahay qof maskax faluuq qaba
❤
Labadan Anas iyo nagtan wan Isla nacay anigu😂😂😂😂😂 waa dhandhamin
Alla.maxaaa maanta naga farxiseen xille horaa soo dhigteen😂😅😂
Ma ari baa thy 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
Cabdul qaadir suu asro ugabaqo haduu asadna ugabaqilahaa way oo way😂😂
War flimka qeybo isky xigo u yeela😊😢
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Walhi ani asro waan nacy wayo Nagaha mey qarcdo
Asra qurux❤
Amal ma baskoladay kaa cabsanaysa😂
Ala asro dulqaaD badnaa😅🙄
Sagal sow kan wejigii duqbaa ka noqotay
Waku xaaraYa kulaha😂
Tan anfac laleyhy ma filimanta hindigay badsatay hadalkeda wn dhibsanay wallhy 😂😂
Aniga kula dhibasaday qalal may qabtaa 😂
Adi fulasanida ayan😂
Sagal quruxbadnteydii.markle wd guleystey gushada wn ku farxa
Wa ku xarya ku lahaa sagal😂😂
Wa washa kulah afaca😂😂
Nagtan moryanta naga sara anfaceda ma naqanee
asra habrahan way ka wada maseyrsan yihiin
Heestan filimka masagalbaa qaaday asxabeey horta
Mss madax faluq uf maxa nacyiH
Sagal dulmiga gor may kabaxaysa
Naa sagal lahayne asra dheh what 😅
Filimka xe thy camermanka la arkyo 😭😂
Asro godkeeda biyo ugu so galeen kuli wa ku kacsan yihiin😂😂
Tiim asro
Filimka hadan asro o ah marwada guriga laga dambey nenin manurayo
25:47 25:53 25:55 cabdi qani ma ari baa tahay ku teh❤
Ma ari baa thy😂
Abaa fiiri
Naa maxa gakaly hadu ku naho ma are baa tgy😮😮😮😮😮
Qac qac
Nayaa dhilo
Astamad❤❤❤❤
Nabiga kusaliya
Anaa ku horeyey
حلقه 20
Meshan Ayaan jifto Daaha soo dhacay ila Malin horaa arkayaye hagajiya mise wa indhahyga sorry😂😂❤
Anigu sagal gar iyo gardarobs waan ku wataa lkn hadii aasiyo la xado waa kaa hadhayaa baaye
oo sowta caaadi u liqday ciniinka ma marka horaa loso qoray
Best film
Hadiad umaban tahay dawoyin cafimad sanborka iyo gaas iyo sonkorta iyo egfagshonka iyo kansarka daaman wan kacawini luqaigasoqabo
anga ku soo hooreyaay
Asra Godkeeda ayay biyo ugu GALEEN kkkkkkkkkkk
Igu la Sali nabiga
Hhh
Ma ari baad tahay😂😂😂😂
Ma aribaa tahay
Wewee😂😂