Wa yaab wax yabaha qar Chine ma waxay amimsan yihin qof dhimtay inu so noqon karo mar kale waliba isago Xayawan ah Alxamdulillaah calaaa nicmatul Islaam
Anagoo muslimiin ah qawaaniinta aan qabno gaalada maqabaan maa ka hadashiin nin shaqadiisa lagu liidaayo xatta gabar lagu siiheenin. Waa tumaale waa kabo tole waa jaaji waa madhiwaan
Mida ugu yaabka badan,waa ciqaabta Ay ku jiraan,dhacabka north koriea. Wadanka Brasil,ee celinta inanta laga Waayey,hantidii qaaliga ahayd,ee hoose,waan jeclaystay.waana sax. Wadanka china,in carruurtu,waalidkood Adeecaan,soona booqdaan,waan ku Raacssnahay,balse in dhamasho kadib, Qof ama bahal lagu soo bixi doono, Kuwa sidaa aaminsan,waa beentood, Dawlada sharci ka samaysatayna,wax Aan dhicin,dhicina karayn,ayay sharci Ka dhigeen.
Subxanaallaaa. Kuuriyda waqoyi way dhiban tahy. Tan kuuriyad waaaqyi iyo japan baa ugu layab badan Tan kale nolo waa diin diin laana waa dhib Kagag tamilo qaado wadamada aa diinta ku dhaqamin Somalidu wax yR bay ka cabata
*Aniga waxan la yabay qawaniinta ka jirto wadankena wayoo..wiil hadii uu gabar kufsado ama xoogo waxa la dhahaa haloo guuriyo isaga aya u galmoodaye sidaas ayeeyna xaaskii sii ku noqotaa gabadhii dhibanaha aheyd wana dhaqan cajib ah an dunida kale an dher nahay*
AFRAX MEDIA JENESAY waxaasi waa ciqaab aduune ma hormarbaaa wll somalidu waa muslim mana ogalaan hayaan waxaas oo kale wax u eg waa lagu dayay lkin bur burbay ka xigsadeen intay dilinimo qaayibi lahayeen
dhamaan qawaaniinta oo dhan,baa XUN sharci GU waa ka Alle soo dejiyey kitaabka quraanka ah
Wa yaab wax yabaha qar Chine ma waxay amimsan yihin qof dhimtay inu so noqon karo mar kale waliba isago Xayawan ah Alxamdulillaah calaaa nicmatul Islaam
sharciga Barasil ee ugu dambeeya
Anagoo muslimiin ah qawaaniinta aan qabno gaalada maqabaan maa ka hadashiin nin shaqadiisa lagu liidaayo xatta gabar lagu siiheenin. Waa tumaale waa kabo tole waa jaaji waa madhiwaan
Subxaan kuuriyada waqooyi cajaa'ib shakhsi somalia kuma noolankaro
Baraasiil wye iyo istoreeliya
Midka baraazil
.
.
.
.
.
.
.
.
China 🖐️
Wax igu layabada China iyo kuri waqoyi oo salfesh laga didayo
@@abrahamabdallah6389 in internet ka lagalo 🤔
Subscribe ii saar sxb ,Mahadsanid
Hamze mohmoud 9
@hindi afsomali media waan kuu saaray anne Mahadsanid
Sharciyada ugu xumi waa kuwa kuuriyada waqooyi
Somalia ayaa ku fiican in sharciyada kuuriyada waqooyi
Waa sharciyo cajiiba kuuriya ayaa ugu daran
Barazil
Ayaa iigu layaab badan
Waayo shay la iibsado
Hadana dibloo celiyo
Waa suurto gal balse
Shaqsi dumara 10cisho gudaheed kuceli saad rabto haday noqon waydo kkkk
Caadi maahin thnks bro
Subscribe ii saar sxb ,Mahadsanid
Esh_Qiyaasak Isla Qodobkaa Ayan ku haystaa #Muhumed #Abdi Ugaas Hadad Brazil tagto bil Kasta 3jeer miyanad Aroos gasheen
Esh_Qiyasak isla Qodobkas Ayan ku haystaa #Muhumed #Abdi Ugaas hadad Brazil tagto miyanad bil Kasta 3jeer Aroos gasheen ileen Waa Chance Aan Eed lahayne
Abdi Ali
Hhhhhhh
Sxp qaali
Waaa firsad Aad umuhima
Hada waxaaban qorsheesanayaa barazil
🛫🛩✈️
CAJIIB ILAHAY AYAA MAHAD LEH ISLAAM NAGA DHIGAY
North korea cml haddii somalia loo maamuli lahaa dhibo ma dhaceen
Haaas
Haa wlhi ilahayow kuwa sidos okale ah oona cadaalad ah noo yeel
Sawtii loo maamulay ee la diiday
Mida ugu yaabka badan,waa ciqaabta
Ay ku jiraan,dhacabka north koriea.
Wadanka Brasil,ee celinta inanta laga
Waayey,hantidii qaaliga ahayd,ee hoose,waan jeclaystay.waana sax.
Wadanka china,in carruurtu,waalidkood
Adeecaan,soona booqdaan,waan ku
Raacssnahay,balse in dhamasho kadib,
Qof ama bahal lagu soo bixi doono,
Kuwa sidaa aaminsan,waa beentood,
Dawlada sharci ka samaysatayna,wax
Aan dhicin,dhicina karayn,ayay sharci
Ka dhigeen.
Ileen waxa jira,dawlad ka naxariis
Daran,midii isoo martay,ee loogu
Yeedhi jirey,kacaankii 21ka okt.??
Waxa iigu yaab badan in qofka haduu dambi galo qoyskiisa oo dhan la marsiinayo. inkasto dhamntod layaab yihiin, Thanks Alot bro
Taas hadi Somalia la keeni laha qof dembi gasho lama arkey wayo cida dhan ma'ogalan lehen
baraasiil ayaa uguu yaab badan
Wan daawada barmaamujkasta waana la socodtaa waxaan ku noolahay laascaanood soomaaliya
scotland. waan keheley sidhaa ay yeleen
Kuriya waba Ciqb Subxanaka ya Illh😂😂😂😂😂😂😂
Subxaana alaga kuuriyaaa ugu yaab badan
baraziil
Haa waxa igu yaabka badna kuriya sharicigeda wan ka hely somlia aya san ku fiicn iyo kan aan isku egnhy waa barsiil kkkkkk wlhi wan ka hely tnx
Subxanaallaaa. Kuuriyda waqoyi way dhiban tahy. Tan kuuriyad waaaqyi iyo japan baa ugu layab badan
Tan kale nolo waa diin diin laana waa dhib
Kagag tamilo qaado wadamada aa diinta ku dhaqamin
Somalidu wax yR bay ka cabata
Sharciga korea waa sax sax
Waqooyiiga kuriyada iyo scotland ba igula yaab badan.
Waa layaab adduunka
Kuriyada waqooyi iyo brazil
#MARACADDE NIO
#KANNAALKA #MAANTA
WAAD KAHADASHAYE
somalia aya sharcigaas lo keeni laha Korea
Waaa China naf dhimatay zidee loo ogaankaraaa hhhhhhhhh like dheh hadii aad igu raaczan thay
😂😂😂😂😂😂😂wlhi qaar kood waaba iga qosolsiyeen 😂😂😂😂
Waa markii iigu horaysay waanan ka helay program kaga sxb
Aan ku saxee Caasumada Ustarelia waa Sidni Ee Ma ahan Molbure waa Caasumad Ku xigeeen Melbor
Adna aan kusaxee caasimadda Australia waa Canberra
Kuriyada waqooyi kkkkkkkk waa xabsi hadaan dhalan lahaa waanba inkiri lahaa😂🤣🤣
Scotland aya igu layaab bad an Gurigad toontid Ku Qaraca
hadii dadka dowlada kaliya Gawari leeyihin dadka klena ma aragtaa qaado
Kufsiga iyo somalida kawaran
*Aniga waxan la yabay qawaniinta ka jirto wadankena wayoo..wiil hadii uu gabar kufsado ama xoogo waxa la dhahaa haloo guuriyo isaga aya u galmoodaye sidaas ayeeyna xaaskii sii ku noqotaa gabadhii dhibanaha aheyd wana dhaqan cajib ah an dunida kale an dher nahay*
Inta badan qawaaniinta waa xuriyad la aan
Waxyaalaha Qaar waali baad Moodaa
scotland
kuuriyah waqooyi waaye
Mid kuuriyada waqooyiIyo ayaa igula yaab badnaa
North Korea cml maa Somalia laga dhigo👊👊😂😂 wle wala toosi laha
Hhhh waa sax
Wlhy runbaad shegty
Hhh waa sax wlee halaga dhigo
Iscotland
Scotland
Korean ayaa qawaaniin ugu xun
Kuuriya ayaa ugu layaabadan
Naagta celiska ah ayaa iila yaab badan
Waayaab dunida kalanoca ah mahadsanid maracade
Kuriyada waqooyi ayaa ugu qawanin adag
Walal keep going Ilaah haku dhoowro
Fadlan nagu soobir maxaayelay waxaa rabnaa fikradaada quruxda badan mahadsanid
WALEEE KOREA ADAG YAAA SOMALIA SAS OO KALE NOOGA DHIGE ALLW SOMALIA HORMAR GAARSIiiiiii
AFRAX MEDIA JENESAY waxaasi waa ciqaab aduune ma hormarbaaa wll somalidu waa muslim mana ogalaan hayaan waxaas oo kale wax u eg waa lagu dayay lkin bur burbay ka xigsadeen intay dilinimo qaayibi lahayeen
Brazil 10 cisho
Scotland iyaa iga yaabisay😂😂
Hhhh wayiga qosliyen 😂😂😂
WAAD MAHADSANTIHIIN MARACADE
Fadlan nagu soobir maxaayelay waxaa rabnaa fikradaada quruxda badan mahadsanid
oo baraasiil caadi kama jiro
Kuuriyada waqooyi
Somaliya ha israacdo
Konfur kuriya
Maya haa zxp waan awooda wanan saaray
Barsiil
Brasil ayaaa igu yaab badan
yaab waa wallaahi
Kuuriya
Chine and Brazil
Korea
Ustureeliya yaa iigu yaab badnayd
China 😀😀
Brazil
Qawaaniinta Kuuriyada Waqaooyi waa Sidii Somaliya ahayd Xilligii Siyaad Barre marka laga Reebo Tima jarashada
Aniga waxan oran karo waa qawaaniin lakiin waxaan ku sheeg karàa qawaniinta dadka cawaanka ah ee aan lahayn diin.....
China and kuria
Brazill qawaniintoda
Barasii
Kuuriyada waqooyi bisinka.
Fadlan nagu soobir maxaayelay waxaa rabnaa fikradaada quruxda badan mahadsanid
Sxb brsiil ba ugu daran ixtiram daro weye waxo du
widaayoow musqusha hadii halesantahay xita askarta mala waca yab wayebee,,,,,,,
kooriyada waqooyi
dhimashada kadib waa yaab
Maaashlh
kooriya wlhi
Musqusha
Kuuriya timaha sharciga lagu jaranayo iyo china ogolaansha ha bacdal dhimasho wlhi waa wax yaaab leh
Kuriyada Waqoyi tinta isku mid no net 😅😅😅😅
Kuriyada dal xor ah waaye
@Axmed Jibriil hooyadaa inay ku gumaysato ma ogtahy
@Axmed Jibriil wuiskakaftamayaa 😂😂😂
Kuriyada waqoyi wadanka jcyla ayaba udaran😂😂😂
😅😅😅😅😅dameer seexday halkeebaa lagu arky laga yaabaa inaad kuyara darsatay intaas oo aanay wxba kajirin
Maahadsanid wllky
Dee kulu layaab leeyihiin
Shinaha iyo kuriyada waqoye
Kuria
Brazil
Wuxuba layaab ayey leeyihiin lkn waxaan aad ugu qosley sheekada barazil ee dumarka ku saabsan
Dhamaan soomalida ayaa ku fiican oo lugumaamulo
Kuuriyada
Mansha Allah jabaan waan kuracsanahay in walidka ladeeco
kuuriyada waqooyi ayaa aniga iga yaabisay
korea ayaaa ugu dhib badan runtii iguna yaabka badan
Sharciga Brazil somaliya u bahan
Suuliga Booliska laguu wacayo iyo Gabadha layska celinayo
Qawaaniinta china ee ka hadlaya dhimashada kadib xeerarka ay soo saareen ayaa iigu layaab badnaa
sharciga china