Heesta waan soo baraarugayaa/khadra daahir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • *Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
    Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
    *Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
    - *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
    Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
    - *Muuqaallo Taariikhi ah:*
    Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
    - *Sheekooyinka Heesaha:*
    Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
    - *Isku Xirka Jaaliyadda:*
    Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
    *Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
    Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
    *Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
    Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
    Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
    ---
    **Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
    --- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
    vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
    GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
    WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
    +27688649079
    WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
    QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
    Whatsapp
    south africa +27688649079
    Somalia +25297650065
    America +17153883390
    WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
    SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
    morning
    by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
    contract. goodirgalow@gmail.com

Комментарии • 17

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 4 года назад +5

    Heestan Jaceylkiyo Qaadkaba uqaadey
    Waana ka guuleystey labadaba Alxmdu lilaah 6 years ban maraya siguud.

  • @simoon571
    @simoon571 5 лет назад +4

    Waan soo baarugyaa badhtama haabeenkii yaasalam

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 года назад +2

    khadra daahir iyo hees xusuus mudan

  • @runsheeg1xbet969
    @runsheeg1xbet969 4 года назад +13

    Haddii adoo marqaamaya aad dhegeysanayso like isaar

  • @mohamedmostapha4414
    @mohamedmostapha4414 5 лет назад +5

    Wan so bararugaya
    Badhtamaha habenki
    Weli berka xunshadu
    Wakaa babanayyee
    Bestay weye cudurki
    Igu sii baladhee
    Boholyow ma daayee
    Naftaydaan badbadshe
    Hadi anan balaayoy
    Bulkayga ka galine
    Bisinka xijaab odhane
    Bidhantay ad waydide ❤

  • @khalifmohamudibrahim
    @khalifmohamudibrahim 8 месяцев назад +2

    Waan dhegaysanayaaa weli 25/12/2023
    Like ii saar❤

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 29 дней назад +2

    Heesaha khadra daahir ee aan dhagaysto waa ka mid Heestan habeenkii iigu horaysey ee dareen gaara igu dhalisay 2015 cagaf baan dirawal ka ahaa tan beeraha qoda 7:00pm ayaan fulaay cagafta airphon ayaan ku dhagaysanayay 1:00 pm ilaa 2. Dii meelahaas ayau ahayd waxaan ku sugnaa allaybaday iyo faraweyne dhexdeeda 😢 tuulo layidhaa wado makaahiil 😂

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 года назад +4

    Abwaankii xasan sheekh muumin anti bay ahayd dadku waxay moodan jacayl maah ilahay ha unaxariisto xasan sheekh ufiirao bildhaantay adwaydide s/ laan dib uarki maysan barashadii xumata hadii aanan birkugu goyninee qadaad wayney wax kugu baroortiyo xiisahaan isku baanan doona waa halka ay marayso maanta

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 4 года назад +2

      Kkkkkkk
      Waad riyoonaysaa. Xasan Sheekh Muumin wadani weyn buu ahaa. Goosasho umuusan ololeyn.

    • @mustafeMS
      @mustafeMS 3 года назад +1

      Heesta fasir khaldan ka bixin anti iyo Land midna looma qaadine 😂

    • @xustocabdiraxman4154
      @xustocabdiraxman4154 2 года назад

      Heesta waxa lahaa aan kuu saxee maxamed cali kaariye ilaahay ha u naxaristee