Al fanaan cumar xasan rooraye waa isaaq waa reer somaliland khadra daahir waa reer somaliland xagee mudug ka soo gashaa waa been mudug meela kama soo gasho heestan please raali naga ahow heestan meela daarood jeberti kama soo galo
Geele Aden good flim waxay ku jirtay riwaayadii biyo sare tagay waa la sugayaa waxaana iska lahaa abwaan maxamad aadan dacar sxb subscribe iyo like ta tuutuuji hhhh
Dhamac iyo dab ololiyo dhuxulo hay liqsiininoo hayga dhigin dhurwaagii iyo nimaan dheef wadaagno inaan dhoco ma doonee best Somali songs
Aad iyo aad waa hees qaali ah
Waaa erayadii abwaaan mustafe sh. Cilmi
Waaar labada fanaanba way noolyihiine
Xagaad u dishay cumar xasan rooraaye
Ilahay maalmo ha daayee
Maashaalah allaha cimriga u barakeeyo
Adigaa lagaa maqley dhimasho meeynaan sheegin in ay noolyihiin waanu ogeeyne sikale wax usheeg
wah waah waxana heesa axsan fanaan somali qadra iyo raarayo
Dhadig lagugu dherersha
Ma- ahan eee waaa
geesi lagugu dheresha
dhamay iyo dib oloiyo
dhuxula hay liqsiin weye
Hadaad dhimashadaye rabin aan waad dhamayen dhug u yeelo waandaaa💔👌🙏👈Nn
Erayadii mustafe Sh Cilmi
Heestaan waa heesta keliya ee aan dhegeysigeeda ka daalin waliba xilliga jawigu deganyahy hadda aan qoraalka qoraayo iyadaa ii daaran yaasalaaam.❤❤
heestan waxaa wada qaada khadra daahir cige iyo cumar xasan Rooraaye
Maaanta labaduba waa mayti alle ha u
naxariisto labadaba aaamiiiin aaamiiiin
Illaahay caafimadka iyo cimrigaba ha udhereeye wuu nool yahy cumar rooraaye
Xasuus cawa oy tarikhadu 8/10/ 2024 jawi rooban iyo jigjiga aniga oo ah guutale ah iyo maxamaed mukhatar nuur iyo c / qani harun iyo amiin saxiib qali ah iyo nasiir kayd kaadiye ❤❤❤❤ nuur
Erayadii Abwaan Mustafe Sheikh Cilmi
Waa Ereyaddii Mohamed Aadan Dacar.
Dadka beenta ka daaya hooy.
Xasan Magafe Abwaan mustafa sheikh cilmi ayaa leh heestan ee waxaadan aqoon haku fududaan
Saqda dhaxe adigiyo xabad taada intaad heestaan daarataan oo gaabisaan hadaad dhagaysataan jacayl ugub ah ayaa idiin bilaabanaya
Heesta waxaa lahaa Mustafa Sh. Cilmi
Aan kula dhameeye
Dhambaal odeyga gaarsii
dhaax waa maxay eray ahaan macnahiisa
dhaxdin
Waa fadhida hesto❤❤❤❤
Heestaan anaa iska lahaa miraheeda lkn waan gatay
Ok
Ala heestu macanaa oo weliba markaa qof aad is jeceshihiin heysatid kasii macanaa tan waa inaa uqadaa Asaga Loolz 😂😂 dhulka wax raga jogana mawax kuu dhigmaa jira waaba mayeee!!!
Ula dhabi la moodyeey
Dhexdu madag sideedaay
Qurux loo dhameeyeeey
Agah ina adeer heestaan hees soomali ah oo ka romantic san ma jirto❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO xaqiiq waaye ina ader
Thanks byo
geedi shaambow caadi iska dhig.waxaad rabto waa sameyn kartaa lkn heestaan cml haku riyoon kkkk
Hee sxb soo tan aan sameeyay ee aan kuu soo qoray oo waliba aan mp3 kaaga soo dhigay faseex ah
Heesta geedi shaambow waa soo farsameeyy fasiix ma eheen wlhi dhowr mar arkay iyadoo is cuneysay thanks sxb
Woow caadi maaha sxb
cumar xasan rooraaye iyo khadra daahir cige hees igadhe macaan 5 9 2022 cawa
Geesi lagugu dherershana....
Weeye
Ula dhabi lamodyeyy dhexdu madag sideedii qurux lodhameeye
Wa hbn talado ah
Sacady 1.16 pm
Nov 29 xasus
Heestan waxaa Sameeyay Abwaan Mustafe Sheikh Cilmi waxaa kale oo uu khadra u sameeyay heesaha kala ah sida laama lowshaha iyo Mahiigaan
Waar deer hargaysaad hadii aad tihiin waad iska carab jeceshiin midabka SAalax qaasim waa carab hargeysa jeceshahay heestu waa rooraaye somali sax ah
Maxaa markaa kaa siya xasanoow soo kordhi
Dhadig lagu dherershana weli hooyomay dhalin, kelmada dhedig maaha ee dheddi
Xaaji dhedig maaha halkaasi ee waa geesi lagugu dhararsho
Mahadsanid walaal
Geesi lagugu dheerershana dhablagumaqabanoo walii hooyo meydhalin
Qeyrka uu dhaftee wa ee maahin ku dhaftee
Qadro wxey leedahy " dhadigu lagula dherershana" laakiin sida qoraalka aha waa qalad sidee nin raga dhidig loo dhahaa ama loogu tilmaamaa.
Lab waa ragga
Dhedigna waa dumarka
Marka waxeeey fanaanadu leedahy
" geesi lagula dherershana" ee ma ahan dhadig lagula dherershana
Waad ku mahadsantahay sixitaada sxb saas weeye
Dhedi ayay dhahaysaa bro hestan waku murqamaa
Taasi waa qalsd in nin rag ah haween lagu tilmamo qofkii sameeyey waa qof waldsne hubsiimaa laga sugaayaa
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO adaa mudan geesi
@@abdisamadabdullahi198 c.samadoow hadaan kumarqaan fadhiyaa xaafada x.jjab moqdisho soomaalita mahadsanid c.samad
"Dhedig lagugu dherersho" walaal maaha. Se waa "geesi lagugu dherersho".
"Dhuxulo ha ii horseedin" maaha. Waa "dhuxulo ha I liqsiinoo"
Sxb ayaanle waa dhaddig ayaan filayaaa
Sxb heestaan ma shaqayn jirin geed shaambow shaqa fiican ayuu qabtay mahadsid ayaan leeyahay
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO caqligaa diidayaba 'dhedig lagugu dhararsho' ma ninbaa naago la tartansiiyaa oo LA odhan karaa dhediga adaa ka wada khatarsan.
@@ayaanleahmed2619 sxb waxay iila egtahay inay tahay dhadig loolana jeedo gabar kuu qalanta adi wali lama dhalin
Sida Saxdaa Waa sidaa Ayaanle sheegay " Geesi Lagugu Dherer shana" dhedig maaha nin ka Sidee Dhedig loogu dherershaa
Gesi lagugu dherarshana dhab laguma qaban wayw inatasa khalasaen
waxaa iiigadhiman sharaf nasiibkoo iigu kaa dhaca . eesh calaa hees
Al fanaan cumar xasan rooraye waa isaaq waa reer somaliland khadra daahir waa reer somaliland xagee mudug ka soo gashaa waa been mudug meela kama soo gasho heestan please raali naga ahow heestan meela daarood jeberti kama soo galo
dhabta iyo ciyaartuna laba la isku dharaarshoo isu dhiganta maahee
Inaar heeska yidhaah " anigiyo ciyawguba goole laga hayaamaan ka cawaynaynaa halaysheego cida qaada iyo magaceeda ama chenelka soo celi " wasalaamu calaykum.
Heestaas waxaa qaada cali cigaal
heestaan waxaa ku luuqeeyay Khadra Dahir Cige iyo CumarvXasan Rooraaye waxaa Alifay Mustafa Sh. Cilmi
Aan ku dhala dhameeye dhmbaal odayga gaadhsii....kuwa hadda jooga dhmabaalka ka horba sowta la feentay cajiib.....
Dhidiga halka aad ka dhigtay wax weeye geesi lagugu dhararshan
Mahadsanid wll
20.1 .2025 ayan dhagaysaty
Dhanto
Khadra qaali
Sxb mesha aad dhadig ka dhigty waa gedi (kuli) sida ay ila tahay.
Haa sxb waa saas thanks bro
Hees yaa lahaa
Geele Aden good flim waxay ku jirtay riwaayadii biyo sare tagay waa la sugayaa waxaana iska lahaa abwaan maxamad aadan dacar sxb subscribe iyo like ta tuutuuji hhhh
Xussuus
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO waar dadka xagaad u dili Abwaan Maxamed aadan dacar wuu nool yahay Alfanaan Cumar xasan rooraaye wuu nool yahay
Heesta waxa wada qaadaya khadra daahir iyo salax qasin ee maha rooraye
Sxb wey jirtaa mar ey wada qaadayaan saalax iyo khadro lkn markaan waxaa qaadaya Rooraaye iyo khadra daahir
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Waa Sidaa Codka Rooraaye Waan Aqaan Waliba Muran Ma Gali Karo Dhanka Kale Caanogeel Mahadsanid Walaal Adna.
@@tayoqaran.1446 aad iyo aad sxb rooraaye iyo saalax qaasim iskumaba qaldami karaan rooraaye waxaa lagu qaldi karaa nin la oran jiray maxamad yuusuf
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Alle Ha u Naxariisto Marxuum Maxaed Yuusuf Waliba Dhanka Isku Eekida Wajiga iyo Codka
Aad iyo aad ilaahay labadaba ha u naxariisto
𝑚𝑎𝑠ℎ𝑎 𝑎𝑙𝑎𝑎ℎ
,