Ma Isyara Jeclaanaa (Original)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Ma Isyara Jeclaanaa; | High-resolution audio 44.1 kHz 320-bit |
    Codkii | Cumar Dhuule
    Midhaha Heesta; (Lyrics) AF-SOMALI
    00:05 Inan yahay jamaalkiyo Joogaba u dhalatee,
    00:12 Jalaqsani war iga maqal,
    00:22 Jinigaagu galabtuu Jeenyaha i saaree
    00:28 Igu yidhi ma jaalaa Jiiraan hadaan nahay
    00:35 Mays yara jeclaanaa,
    00:46 Inan yahay jamaalkiyo Joogaba u dhalatee
    00:53 Jalaqsani war iga maqal,
    01:02 Jinigaagu galabtuu Jeenyaha i saaree
    01:09 Igu yidhi ma jaalaa Jiiraan hadaan nahay
    01:15 Mays yara jeclaanaa,
    01:24 Sow jaleecadii hore
    01:29 Juuq aniga oon celin
    01:34 Jidhidhico imay qaban
    01:42 Sow jaleecadii hore
    01:46 Juuq aniga oon celin
    01:51 Jidhidhico imay qaban
    02:00 Jibaadka iyo heestii Sow jaarku kuma kicin
    02:20 Adiguna jannooy galab Sow xadhigii maad jarin,
    02:42 Quruxdaad u jeedaa Waxba hays jajabinee
    02:48 Jagac baad bariba odhan Markaad waayo joogtee
    02:54 Jacaylka maysla qabanaa
    03:07 Ma jabuuti baan abid Intaad joogto inanyahay
    03:13 Jid u soo maraa dheer Waa waxaan jirayninee
    04:01 Jacayl iyo kal gacal weyn Anoo jaale kuu qaba
    04:08 Soo Joharadii Qabiga Jeex imaad Dumin
    04:21 Jacayl iyo kal gacal weyn Anoo jaale kuu qaba
    04:27 Joharadii qabiga iyo Jiridii wadanaha iyo
    04:33 Wadnaha jeex ima dumin
    04:43 Jeedaaladaydiyo Saw jamashadaydii
    05:01 Waxaan jirin kamaad dhigin
    05:10 Jeedaaladaydiyo Saw jamashadaydii
    05:29 Waxaan jirin kamaad dhigin
    05:35 Adiga jacaylkaagu been weeye Waxba kama jiraan weeye
    05:42 Buur iyo qar jeex weeye
    05:47 Adigaba jacaylkaagu been weeye Buur iyo qar jeex weeye
    05:54 Waxba kama jiraan weeye
    06:00 "Ee" Ma Jabuuti baan Abid Intaad joogto inanyahay
    06:07 Jid usoo maraa dheer.
    06:13 Ma jabuuti baan abid Intaad joogto inanyahay
    06:19 Jid usoo maraa dheer.
    06:46 Quruxdaad u jeedaa Waxba hays jajabinee
    06:53 Jagac baad bariba odhan Markaad waayo joogtee
    06:59 Jacaylka Maysla Qabanaa.
    Somali folk music is deeply intertwined with oral storytelling traditions, where songs serve as a means of preserving history, passing down cultural values, and bringing communities together. It is a form of artistic expression that transcends boundaries and connects generations
    Codkii; Cumar dhuule Cali
    (℗) Socdaale Music
    (©) Copyright Projected By ADDDE JAMA 2023. Any illegal reproduction of this content will result in immediate legal action.
    It is essential to mention that I hold the copyright ownership of all the content featured on this channel, including my original compositions and performances. This means that unauthorized use, reproduction, or distribution of my music without my consent is strictly prohibited. I kindly request that you respect and support artists' rights by avoiding copyright infringement.
    Thank you for joining me,
    ➠Subscribe to see more ♪
    ❝𝑅𝒶𝒽 𝐵𝒶𝓁𝒾 𝒦𝓊 𝒥𝒾𝓇𝒶𝒶 𝑀𝒶 𝒪𝑔𝒶 𝐼𝓃𝒶𝓎 𝐵𝒶𝒹𝒾 𝒥𝒾𝓇𝓉𝑜❞
    ▷▶ᴘʟᴀʏ ᴍʏ ᴍᴜꜱɪᴄ ᴏɴ⤵
    Spotify:
    open.spotify.c...
    Apple Music:
    / adde-jama
    Anghami;
    play.anghami.c...
    Lebal:
    ℗ Socdaale Music,
    © ADDE JAMA,
    ▬ Connect With Me ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    Instagram; www.instagram.com

Комментарии • 5

  • @Somalis
    @Somalis  Год назад +1

    Ma Jabuutibaad Abid,

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 6 месяцев назад +1

    LIKED

  • @fadxiahmed9734
    @fadxiahmed9734 9 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 6 месяцев назад

    LOVES

  • @eyezzeye8386
    @eyezzeye8386 Год назад +1

    Gabdhihi hore nasib wacana. Naxwahan baa loo gadi'jiray.
    Eegana aaf aynu fahmeyn ayaa lagulaa hassawaa.
    Aun cumar dhuule, xafada afaraad ee dalka jabuuti a'yuu Ku geriyoday. Laba luuq ayaa uu dhexeyey aqalkuu Ku geriyoday iyo aqalka'an kuu dhashay kuna kobcay.