Aan Kala Hubsado | lyrics | (Original)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Aan Kala Hubsado (Original) | High-resolution audio 44.1 kHz 320-bit |
    Lyrics
    00:25 Hoheey waan lumoo hafadbaan ahoo hirbay laacayee
    00:52 inaan ahay habeen iyo inaan hibooy kula hawl yarayn aan kala hubsado
    01:22 aan kala hubsado
    02:04 waan hawl badnoo hadhka maalintii hadaanan ku arag naftaan hiifayaa
    02:35 inan ahay hacoo iyo inaan sidaa ku hagagsane y aan kala hubsado
    03:47 markay tahay habeen waan hanuunsanoo hilibkaygiiyeey halkaad joogtiduunbaa la iga soo helaaa
    04:21 kaama hagar li'iye waxaad i huwisee habqanka iigu wacan aan kala hubsado
    05:04 Maahe aan kala Hubsado
    05:08 Aan Kala Hubsado
    05:19 DHAMAAD,
    (℗) Socdaale Music
    (©) Copyright Projected By ADDDE JAMA 2023. Any illegal reproduction of this content will result in immediate legal action.
    ➠Subscribe to see more ♪
    ❝𝑅𝒶𝒽 𝐵𝒶𝓁𝒾 𝒦𝓊 𝒥𝒾𝓇𝒶𝒶 𝑀𝒶 𝒪𝑔𝒶 𝐼𝓃𝒶𝓎 𝐵𝒶𝒹𝒾 𝒥𝒾𝓇𝓉𝑜❞
    ▷▶ᴘʟᴀʏ ᴍʏ ᴍᴜꜱɪᴄ ᴏɴ⤵
    Spotify:
    open.spotify.c...
    Apple Music:
    / adde-jama
    Anghami;
    play.anghami.c...
    Lebal:
    ℗ Socdaale Music,
    © ADDE JAMA,
    ▬ Connect With Me ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    Instagram; / somragedi

Комментарии • 13

  • @Somalis
    @Somalis  Год назад +8

    Lyrics
    00:25 Hoheey waan lumoo hafadbaan ahoo hirbay laacayee
    00:52 inaan ahay habeen iyo inaan hibooy kula hawl yarayn aan kala hubsado
    01:22 aan kala hubsado
    02:04 waan hawl badnoo hadhka maalintii hadaanan ku arag naftaan hiifayaa
    02:35 inan ahay hacoo iyo inaan sidaa ku hagagsane y aan kala hubsado
    03:47 markay tahay habeen waan hanuunsanoo hilibkaygiiyeey halkaad joogtiduunbaa la iga soo helaaa
    04:21 kaama hagar li'iye waxaad i huwisee habqanka iigu wacan aan kala hubsado
    05:04 Maahe aan kala Hubsado
    05:08 Aan Kala Hubsado
    05:19 DHAMAAD,

  • @YaxyeGaryare
    @YaxyeGaryare 6 месяцев назад +1

    Heestan wxa meshedii dhigay faysal muniir❤❤

  • @GaradTalabacade
    @GaradTalabacade Месяц назад +1

    ERIYADE IYO MIDHIHI
    AUN ABWAAN SOGAAN YAQAN ABWAANKI JUCBURKA IYO MAADADA ABWAAN LAAHI CABDI SHUBE

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 3 месяца назад +1

    Esh calaa Hees Cumar Mahadi AUN

  • @keenoosman3991
    @keenoosman3991 9 месяцев назад +1

    Mahadsanid

  • @yasinahmed3328
    @yasinahmed3328 3 месяца назад +1

    Heestan xusuus 1984 heestan stadium muqdisho galbti laga shidi jiray marka horyalka jiro

  • @IsmailAbdimumin-r1h
    @IsmailAbdimumin-r1h 7 месяцев назад +4

    Habeen khamiis
    February
    21--2--2024
    Cumar dhuule ali
    Allow kuu naxariiso
    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    G.banaadir
    D.hiliwaa
    Xaafada
    SOS😂😂😂😂
    By Ismail Abdi mumin
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @LibanAden-dm7ur
      @LibanAden-dm7ur 5 месяцев назад +1

      Aimin cumar dhuule legend

    • @LibanAden-dm7ur
      @LibanAden-dm7ur 5 месяцев назад +2

      Heliwaa ban degeneyn Baarka wallalha 1986 to 1989. Waxa xamar igu danveyse 1990 dagaalki wax yar kahor anigu diganaayo dugsiga dhexe. Wallahi xamar wayo waayo aduunka ugu ficned

    • @Somalis
      @Somalis  4 месяца назад

      @LibanAden-dm7ur waayo waayo,😆

  • @lucamax3322
    @lucamax3322 3 месяца назад +1

    Hacoo what that mean?