Sahra iyo Nuur wa laba fanaanin oo qali ah. Sahra ilays halkeeday dhigtay heestii Nimco Jaamac. Xasuus qaali ah iyo fan qiimo badan Somaliland ayaa loogu Yimada. Dhamaan Banda daa dibinaysa barnamijka salaan sare ayaan hawada idiin soo marinayaa. Thank you 🙏 very much.
Sahra ileys fanaanad u dhigantaa ma joogtoo lodkeedii codkeedu was pure markasta was sababta ay jiilkastaa ula Janqaadoo welldone ayan leeyahay nour dalacey legend tahay Allah bless you all 💜💜💜💜💜
Astaan Tv dadka beenta ka daaya oo ama Live dhaba keena meesha ama naga xishooda . Aduunkan wax qarsoomaya ma jiro. Intaa studio kusoo duubteen ayaad afka iyo faraha noo dhaqdhaqaajinaysaan .
Nuur Dalacay is so handsome with such confidence 😍
Ciid Mubaarak! Ciid Wanaagsan hobolada Qaranka Somalilaand ee dahabiga ah Nuur Daalacey iyo Sahra Ilays iyo dhamaan shacabka Jamhuuriyada Somalilaand. Illaahay sanadkaa sanadkiisa Somalilaand ha ku gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo iyo aqoonsi buuxa oo barakaysan.
Waa xasuusti ruwaayadi u laha jig jigawi 1989 ciné le Paris lagu dhigay heesihi legend nuur dalacay iyo nimco jamac actarada ka ahayeen
Thnks saxitaankaga macanay
ciid mubarak dalkayga somaliland viva somaliland i love my people &my country somaliland ☝👏my Allah blees you
Sahra ilays iyo nuur daalacayba waa laba fanaan oo cod luxdan oo legdan leh hibo masraxiyadeedna leh kooxda musicianka ahina waa kuwo farta kaga dhawaajinaaya dareena ku garaacaya axyaa dhammaan salaan sharaf qaaci shaw aad baan ugu xidhanahah walow mashquul awgii aan caawa haleelay inaan sanadkii tagay ka dabo tago heesahaas asalkii lagu qaaday jabuti gaar ahaan cinema le paris ee jabuuti ala maxaan ku ag qaxweeyay sanadkii ina dhaafay goobtaas mahadsanidin dhammaantiin kuwo wax caayaya iska wata wadhiina waxba sheegi maysaane
❤msha allh waw awlad jeceyl aya kulmay nasib wanagsan asxabta qaliga ah
NUUR DAALACAY WALEE WAA LEGENDE .
NINKII DONAABA HA ISKA CIYEE !!!!!
Duco iyo habaar midna uma baahna
Waa somalinder dhaba sahra iyo nuur nolaada
Sahra waa qof jirta xaqiiq, sharafna leh walow heesuhu yihiin dunuubta yaryar iyo lahwi.
Waynu dhagaysanaa ilaahay iyada iyo inagaba alle haynaga madoobeyo
Ma sha Allaha nuur daalacay iyo zahra ilays afkiina caano laguqabay il xun idin ma eegto i love you
Sahra iyo Nuur wa laba fanaanin oo qali ah. Sahra ilays halkeeday dhigtay heestii Nimco Jaamac. Xasuus qaali ah iyo fan qiimo badan Somaliland ayaa loogu Yimada. Dhamaan Banda daa dibinaysa barnamijka salaan sare ayaan hawada idiin soo marinayaa. Thank you 🙏 very much.
Sahra ileys....iyo nuur daalacay
Legend....kii fanka kii hore iyo kan maanta...forward
Mashalllah sahra ilyas und Nuur dalaci hesto xula iyo dadki fanka iska laha reer somaliland Mashalllah Eiid Mubarak 🤩🤩🤩🤩😍😍
Waaw nuur iyo sahra fankiiyo qofa 👏🏻👏🏻🌷🌷🌷💐💐🤍🤍❤💚💚🥰🥰👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👏👍🏽🤍❤💚
*Nuur daalacay cid aan ilahay magac iyo mansab kama rabo aqoon ku filan iyo mansab na Alle waa siiyey , dadka aflagaadaynaya waxaan leeyahay waxba ha daalina cay iyo habarkiinu midna gaadhi maaye*
Nuuur daalacay fanaanka fanaanada
Bravo to. Nur dalacay iyo sahro ileys💕🙏
Wooooof Nuur iyo Sahra jecliyaa codkiina iyo quruxdinaba
Doon Doon kac oo dayday imalaha hees aad umacan cod macan Sida loogu garaacayo musica halkeedii waad dhaafiseen mcn mcn lagu daray
M.Allh lbo fann oon jeclhy king nuur dalacay and ilayska fanka big love.
Daaa hday jabisay wacadkii nafsa soo dabraaye dookhaba ka saar .
Lol
ما شاا لله نور طالعی وزهرۃ الیس الله یحفظكم الله یبارك فیكم اللهم امین ☝👏💚💜💐🌷🌹⭐⭐⭐💋 muah 👍
Axyaa sowt wal fanaaniinul qawiyuun 🎶🎤👏👏👏👏
Nuur caraale legend runtii
Gobtii fanka waaye 🎁🎁🎀
Nuur Daalacay wuxuu fanka iyo hidaha umada Somaliyeed kuxadgudbay marku qabyaalad layimid,
Dadka aaminsan aragtida Somaliland iney ka Go’da Somaliya Waa wax caadi ah.
Tan Nuur saa ma’ahan Waa qabyaalad.
Somaaloo dhanbaa qabiila
Adiga ayaa xitaa qabiilaystaa xaar
Waa uskaga kan la yidhaa nuur daalacay malaha wuxuu is yidhi somalinimada oo la caayaa lagusoo caan baxaa
Halkan magaladan ayaa wada daganahay london waa nacas cid ka xiirataa maba jirto heesihiisana cid maba dhageeysato
@@amiirkaumada9957 dad qudhina oo dhaqan xun ayaad tihiin oo uskaga oi bilaa diina oo habarta 80jirka ah aan dhaafayn somalinimadu idinka ha idin ka muuqato qudhun foqol qudhun
theatre Cinema Le Paris (Djibouti) Live ban u Dawanayeey.riwayad Bay had heestan qiso Jacel ba laga Sameyeey Nuur Gabadh u Jacelaa
Mancha allh waweykii Djibouti 🇩🇯 aad tahy wllo
Astaaan 4d ayaad naga maqantihiin xagee aadeen. Wixii aan idiinka baranay aaway😭
Nuur dalacy aderkay ayaa cawa so dhacy
fan waa kaas
🎉 🎉🎉🎉yaa salam yaa salam
Djibouti iyo waayo waayo la belle epoque
Maash Allah happy EiD Mubarak to you Aamiin yaa Allah 🤲🤲❤❤
Nuur aw Jamac Aden inaadeer aad van Ku salaamaaya✋👌🌟🌟🌟
M.N.Magan 😃😃😃bravo cousin
M,a nuur daalac cod macan wlh legend
Xasuus rtd djibouti nour dalac iyo sahra ilays ayaad n'a xasuusisen ciid mubarek dhaman heeso wada xul aah
@Deco Abiib officiel barnamijka sow iyagu ma wadan imika bro heesaha ay qadayso neima djama iyo fadun ayaa ku heesa wan ogahay
Wan qirooday ax yaa heeso sharaf leh nuur dalacay fanaan aan aad u taageero insha Allah waxn rajeynaya inaan maruun hor istaago nolow
Mashallah ❤
Nuur dalacay iyo sahra ilays labo fanan aan taagero🎊
Axyaa axyaa nuuur nuur
Sahra ILeys cod mcnaa
Masha allah two legends ciid mubarak nuur dalacay iyo sahra ilays waa codkii dada ❤❤❤❤
Happy Eld mubarak to you Amiin ln shallah Somaliland guuule Somaliland 🤲🤲🤲❤💚❤💚❤
Iidoorland is useless
@@abdulfatahahmed4331 faqashtii.ku.dhashay
was.ninkii
hadhiidhlahakudaray
saw
maaha..
.kiikuufoorijireyna.waanigiii
warqadina.iyougaamdhiis.eaa
awaanaaa
Nuur daalacey iyo sahra ileys two legends waaaaaaaw thanks astaan 📺 eid Mubarak
Nuur dalac legend
Bravo Nuur & Sahra
Sahra ileys fanaanad u dhigantaa ma joogtoo lodkeedii codkeedu was pure markasta was sababta ay jiilkastaa ula Janqaadoo welldone ayan leeyahay nour dalacey legend tahay Allah bless you all 💜💜💜💜💜
Waaa codkii oo dad ah nuur dalacay iyo sahra ilaysa😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Nuur mnshala ilhy codkga ha ku siyadiyo
Abha fanka 😘😘😘😘😘😘💯💯💯
M.a good singers
Hessti Nima Jama waad ku ciyartey Zahra
Waad iska hadashaye wali baro ayey dhaafisay.
@@ibrahimali2860 no way
@@kkin7066, hadaad hayso iyada oy Nimco Jamac qaadeyso bal soo geli. aan is barbar dhigo e.
Mahadsanid
@@ibrahimali2860 wllo mahayo lkn Nimco kaga waacan adiga mudan
Wee eesh qiyaasak waxasa cod layidha
Shalad baratee waa shubi jiray
Waa kuwaa rageedii baalaha ka maray
Nuur daalacy
Musigu sidanuu ku mcn yay live in loo tumo
Kaalay arag!😍
Xassustii neima djama
The use of the old style multiple instrument is more suitable for the somali songs rather than the single “piano” they use nowadays.
Eid mubarak Everyone 🌹💗 old days 😂🤣😅 Nuur 😍💕👏👏👏🥰
Waxa dabarka igu xidhay
Ii giijay seetada
Sidaasay sax ku tahay
Nour dalac,cet un djiboutian sache sa laisse le tribu
Waxa dabarka igu xidhay ii giijay seetada weeye halkaa inaga sax sahraay edo
Legend nuur daalac 2022
nuur daalacay waa nin qiimo badane habartan soomaalida cayda horta isaaaq malaga dhigay MICNAHA MALA QARAMEEYAY IYADOON LABA AQOONBAY UMMAD CAYDAA
M.a
Yaa sallaam Astaan team mahadsanidin
Heestaa nuur iyo jabuuti xasuus
Filimki haboon halke bu Ku danbeyay
ruclips.net/video/8meksfYBqHE/видео.html heesahan waxa iska lee Djibouti waxa wada heesay Cabdi Nuur Allalee iyo Roda Axmed 80kii
ruun ahanti wa waabarida wakhtigan lajogo labadan fanaan nuurdaalwanjee iyo sahra ilaays ama sahra mugdi tira nacaso kale aya istaahila inlagu nasto indabad okay
Soo Damaci waalaa ima soo diraayoo doon doon kac oo dayday ima laha a aheeey ah 😁🤣🤣
Wayni buu ku ilbaxay
Fannaan Soomaaliyeed buu ahaa laakiin marki uu umadda Soomaaliyeed isku diray uu yiri” cadawga Soomaaliland waa Soomaaliya buu iga dhintay!
Thank u brother your are 💯 right he is sick
Waa runtii
Cadow somaliland waa somalia
@@HassanMohamed-gv1ft yaa caddeeyay taas? Waa fekkerkaaga iyo sida ay kula tahay laakiin cadaawad waxaa loo qaadaa qof wax kuu dhimmay ama godob kaa galay waa dad walaaleheen ah oo iyaga la dhibaateeyay cadawna isuma ihin, aniga hadda asxaabtaydu waa reer Somaliland marka qalbiyada halla shafaysto
Runta ayuuu sheegay nuur dalacay cadawga somliland waa somaliya
@@najibwerar6117 iigama baahna ugamana baahni laakiin waxan sheegay uun ineynaan fankiisa rabin waa intaas uun ee maxaa isaga keen darsanba? fekkergaygana xorban u ahay adna kaaga sidoo kale cidna waxba uma dhiman Astaan ban wax u qoray
Ciid wanagsan dhaman all ☪️ Muslims
kan maxa ka firsaneyna somalia an ahey xewan walba maa firsano
de ha firsan ma isaga ku ogba inad firsato iyo in kale
qadaadweyntaada.daawo.oonoodaaya
Asc dhamaan Ciid wanaagsan
KANA MALA DHAGEYSTAA?!! IN LAGA MAMNUUCAY AHAY D MEDIYAHA WAR LAGUMA DHAGEYSTO LACAGTAADU WAA QAADASHO
Fankii Somaliyeed wu baaba'ay wu dhintay oo dad aan u ehel ahayn aya qabsaday😭
Astaan Tv dadka beenta ka daaya oo ama Live dhaba keena meesha ama naga xishooda .
Aduunkan wax qarsoomaya ma jiro.
Intaa studio kusoo duubteen ayaad afka iyo faraha noo dhaqdhaqaajinaysaan .
One week Ayow marna yiri Somaliland Somalia Ayaan u ah Cadow marye kuye maya Caeow ma aha 🤔🤔🤔
Lacag ayu rabaa he is hungry man 😂
nuur been mu shegin adowga somaliland wa somalia
Nin Jaceyl Dardarey,
Dadka muu Maqlaa,
Dabeylahaan U diraa fariin,
Digoo Ciyaayaan deydayaa,
Wadkoon Idilin waanan deyn karin,
.......Ma Axlaa Sawt...
Somali kala geeyo qumay qabyaalad dilatay uuf jaahil waagii hore waxaan umaleeynaayey fanaan caadi
Sheeko xun
Nuur wasaq soo kii simaliya caaye waxan hanoo soo daayina 🤮
Dhilo waad ka xuntay
Maxad kabadalaysaan
Somaliya ha la caayo wxy taraysa yar apti 😏
Hh
Nuur dacaalay legend
nuur daalacay legend