Baal eega wiilka tuumaya ama garaacaya biyanoga(Piano) waan ka helay,si wanaagsan ayuu u bartay oo uu u yaqaan xeerarka biyaanago Bravo🎹Do Re Mi Fa Sol
@Sang Mohammed,wxan ku arkaya inaad fahantay farqiga uu kala dhexeeya Organ iyo Keyboards Biyaano wa aalad lagu garaaco halka xubintu(organ) ay tahay aaladda looxa loo yaqano"Woodwind oo macnaheedu yahay inaay iyagu yihiin.Soo saar dhawaaqyo aad u kala duwan marki la garaacaayo biyaano waxaay u dhawaaqi karta oo keliya sida biyaano hase yeeshe xubin(Organ) ayaa loo beddili karan inay u dhawaaqdo sida xawaaaraha qoriga oo sax ah iyo aalada cawsdur Xubinta(Organ)oo leh afar humbyuutar ayaa ka sheegay inay leedahay afar xubnood oo xubin gacmeed ah sidaa kale waxay leedahay aaladaha kumbuyuutarka weyn lagu ciyaaro cagaha.
Hamaa keenta caashaqa, eeeey Halacsiga Huq baa keenta hibashada,eeeeey Ku hor jibaax Raga iyo haweeenkuba aa midna haybad ma yeesheen Kan kaloon la haynine Hadhow bay odhan Layma heesin Laylama hadlin Doob hurdaa i helay Hooobeeyaa soo hor caashaqa aa haaa aan hishiinee ✌💯
Masha.Alaah barteeda ayay Dhigeen qaasatan Sahra ileys Keeq going Heesihi Hore ku Socda Heesahaan Hada Jira Heesba ma ahan Runti Hala Soo Wada Celiya Heesaheenii Hore Woooow Waad Ka baxsateen Aleylahee
ASC magacaygu wa zir mukhtar mohamed colhaye cilmi wan idin sakamaya dhamaan horn cable 📺 tv plz heesta bk ee dhahada faraxadu way tabo Qaday si daayaaaa plz
Hargaysa hoyga fanka soomaaliyeed ❤
Khayr hela. Allaylehe Waad na mabsuudiseen SAHRA IYO MARDUUFOW
Xasan iyo shankaroon hadday hortiina fadhiyi lahaan-lahaayeen, intay soo kacaan ayay madaxa idinka dhunkan lahayeen♥️
RESPECT👨🌾
Shankaroon may ahayn Khadija Qalanjo ayaa Hassan la qaadi jirtay
Baal eega wiilka tuumaya ama garaacaya biyanoga(Piano) waan ka helay,si wanaagsan ayuu u bartay oo uu u yaqaan xeerarka biyaanago
Bravo🎹Do Re Mi Fa Sol
Sxb kan biyaana maaha waxaa la dhahaa Organ ama Keyboards.
@Sang Mohammed,wxan ku arkaya inaad fahantay farqiga uu kala dhexeeya Organ iyo Keyboards
Biyaano wa aalad lagu garaaco halka xubintu(organ) ay tahay aaladda looxa loo yaqano"Woodwind oo macnaheedu yahay inaay iyagu yihiin.Soo saar dhawaaqyo aad u kala duwan marki la garaacaayo biyaano waxaay u dhawaaqi karta oo keliya sida biyaano hase yeeshe xubin(Organ) ayaa loo beddili karan inay u dhawaaqdo sida xawaaaraha qoriga oo sax ah iyo aalada cawsdur
Xubinta(Organ)oo leh afar humbyuutar ayaa ka sheegay inay leedahay afar xubnood oo xubin gacmeed ah sidaa kale waxay leedahay aaladaha kumbuyuutarka weyn lagu ciyaaro cagaha.
@@cusleyeciltire1008 waxaad sheegay so ma fahmin laakiin anu waxaan hubaa aaladaa uu ninku tumaayo in la dhaho Organ ama Keyboards.
Piano baladhaha waad saxantahay sxb
@@abdikanimedia205 lama dhaho ee soo baro
Heestan waxaan daawan jiray April 12 2022 saacadu markay ahyd 6:21 habeenimo inta heestan ka heshay like iisaara
M.a
This Guy has a voice, and he is a Musician. Such a legend is unseen.
AUN Ereyadii Dhaqtarkii Jacaylka Abwaan maxamed cali kaariye & AUN Laxamkii Cabdulqaadir xasan lugeey , Xasuustii Xasan Aadan Samatar & Khadiijo Qalanjo Soo Cusbooneysiiintiii Xarfaantaan Dadkaan. Dadkaan aqoonin heeesahaan aniga wax iga waydiiiya heestaan sharaf beey leedahay waan jecelahay miraha iyo maaxda Maxamed Cali Kaariye AUN
Khadija qalanjo maha
@@rahmaali2050 waa runtii Khadiija qalanjo iyo Samatar ayaa qaadey erayada waa Kaariye lkn lugeeyga uu sheegay laxanka ma leheen laxanka waxaa saaray Xasan Aadan Samatar
Masha Allah maamo sahara ilays ilahay ha xifdiyo shalay baan Gaadhi lawada soconay Gebiley to hargeysa
Marduuuuuuuuuuuuuf saluute ayaan ku leyahay macalinka macaliminta 👍👍👍
Sahra Ilays waa fanaanada Qaranka Somaliland. Ilaahay Cimri dheer iyo cafimaad ha ku siiyo. We Somalilanders always love you.
Qabiil qarmeentii lasoo taagnaada tiiriyo qiyaamuhu ka dhaco
Hamaa keenta caashaqa, eeeey
Halacsiga
Huq baa keenta hibashada,eeeeey
Ku hor jibaax
Raga iyo haweeenkuba
aa midna haybad ma yeesheen
Kan kaloon la haynine
Hadhow bay odhan
Layma heesin
Laylama hadlin
Doob hurdaa i helay
Hooobeeyaa soo hor caashaqa
aa haaa aan hishiinee
✌💯
Mansha Allah heesi waa tii hore dadna kii hore ❤️😍
Deep voice wow wow wow mashallah if you can’t sing like that please don’t 👏👏👏👍👍👍👍🥰🥰🥰
Caawa oo ay tariikh du tahay 01/1/2024 waxaa ii shidan zambia 🇿🇲 gaar ahaan (Jambeeshi) jawi dagan iyo shaqa wacan✌️
Xagee caawa kuu shidan adna.....?🤔
Dhuun siikaawe ah aya saaran marduuf ilahy ha u siyaadiyo
2022/ 5 Ramadaan.
Masha.Alaah barteeda ayay Dhigeen qaasatan Sahra ileys Keeq going Heesihi Hore ku Socda Heesahaan Hada Jira Heesba ma ahan Runti Hala Soo Wada Celiya Heesaheenii Hore Woooow Waad Ka baxsateen Aleylahee
Maqlka kabanka ubkadhiman
Caadi maa✅✅✅hargysa howyga fanka ❤️❤️
Meesheediih buudhigay libaax
Huqbaa keenta hibashadayee
Nabar horeeyay .
Laba ustaad aad ban idiin salaamay macalin marduuf iyo sahra ilays 😇
Xasan aadan iyo kgadiija Qalanjo riwaayadii Dumistii aqalkayga miyaaa kaariye
ASC magacaygu wa zir mukhtar mohamed colhaye cilmi wan idin sakamaya dhamaan horn cable 📺 tv plz heesta bk ee dhahada faraxadu way tabo Qaday si daayaaaa plz
M.a heestan waxaan daawan jiray April 2022
FAMILYYYYYY, Y malin Yalab Wanaagsan wacanoo dumaaaaaaaaar iyo Rag,
Ninkaan asagaaaba Hassan Adan Samatar
Marduuf
MA ILA ARAGTAY CAJIIB
Sahra Ilays iyo Marduuf halkeeday dhigeen
E
Fadlan sidan ka daaya musiga Kaban iyo Darbuugo kaliya ku daaya
waa Hes iyo badh👌
Undisputed 🎉
ALLOOW GABDHA.NOO DAA .AMIIN AMIIN 🤲🤲🤲
Guf
Sahro ileys legend fananad weyn nooloow ❤❤❤❤❤❤❤
Waleeee somaliland fan loo daaa axyaaa qaraami halaga dambeeyo somaliland fanka hhhhhhhh
Ictiraaf keliya ayaa naga dhiman! Inshaalah alah.wuu I am. Dad gob ah oo dhaqan qanni ah leh allow dhowr somaliland
Sahra wa oromo kkkk
@@ahmedliban7035 Ethiopia iyo somaliland waa walaalo ! Waa inaan midownaa
@@ahmedliban7035 WARYAAA INAN INAADEERTAY AH WAAA JIBRIIL YOONIS DOQON ADAAAA OROMO AH
Nice song
Both the singers, musicians and setting are all on top class.... old is gold.
P
P
@@koosaarmaxamed9267 a
😊o@@koosaarmaxamed9267
Bro i am first supporteur
So beutyfull guys,,, masha Allah
🔫
Codkaga:Hassan adaan samatar iyo qadiijo qalanjo
Erayada : abwaan mohamed abdirahman dafle
Laxanka: guuled ali dhago
Music: sacad abdi
Boongaha: mohamed saleeban dhiiko
Sexphone ka: abdiwahab elmi xirsi
Hada
Miraha _ M C Kaariye
Laxanka _ Cabdiqaadir Lugeey
1975 .
ciyalkan xun been badanaa kkkkk shalay baad dhalatay kkkkk
Nio tuuganimada maxaa waaye ma heestii awoowahay Muxammad Cali Kaariye uu 40 sano kahor sameeyey ayaa qofkale siisay
@@sangemohammed2057 saxiix
We'll dame sahra end marduuf you guys are smashed walaahi halkedii baad dhigteen
Woooow
Marduuf caadi ma aha .
I recall this Iconic song, A joygul night!, and a awful one at the same time. What a song!!!. God bless somali Arts and Musics.
Hawlkuguma dhafeen adoo haraadqaba habeen kamasexdeen❤
Iyo malin jimca anoo murqaamaya😅😅
Heestan waxa ku xasusta maxamed gadari
Kuraasida gaagaaban laguma fadhiisiyi fanaaniita heesaysa waayo calooshaa laga heesaa markaa inay isku dhacdo wa khalad, kuraas saraysa ayaa loo dhigaa labada heesaya
hawo guur ma diiden hadaan hubo dhankagee hadaad hagar baxaysee..
Top class
King xasan Adam, been kuwa kale ...
Sahra ilays codkeda waa another level masha allah maamo alle haku daysto
Music ma jiro
Dadkii hore lama helikaro
Classic
Wow cant bit this awasam keep goi g land
My bro mardouf to be continued ok
💗 Sahra ilays codkeda 💯
*Cillad dhanka mysic ga ah baa jirta meeshu waa bilaa music* Mustafe karaama iyo cad caad iyo Bulshaawi raggaas in ay heesta tuma ladhaho ayay ahyd ‼😢
Isku day wacan bay sameeyeen
Woow Zahra Ilays way kasoo baxday kaalintii Khadiino Qalanjo
❤️❤️
Hayaay codka sahra ilays
Asagaba codkiisa guuxa sida libaaxa ma aragtid miyaa ?!
K💕👑💓♥️🥰😍
FANKII IHN MAXAMED CALI KAARIYE
Ilmo abaarso ma ahan i can tell
yaaaa salaaaam
J'aime cette trés belle chanson merci
Tumbig kuma aadan duubin tamtamkii aad ku duubtay inaad soo qaadatid bey ahed
Weykeneen ax yaa cod
siday u eegayso way ka heshay baan filayaa
George weah miyaa ninkan gabadha la heesaya
Hahaha
No he's brother and he name is Marduuf weah
Mayee waa abtigii malaha kkkkk.
waaw
Waar digaala yare haa ban u hayaa waa faro dahable nio xagan ka hela xirfada ha i baaree
Tagero u ahy wlhi ninkaa
Complete the name bro xassan Adan samatar......
Marduuf iyo gabadhaan abtiga uahey waad keenteen maraa waxid kusiisocda horey usocda ssc buuhoodle hargeysadii
Heesta Mafahamin
M.janan waad isuqalantaan hhh hhh kaftan
Waar niyow sahra ilays innaba caadi maaha marduufna waxaan odhan karaa xasan ka manta weeye
1rinwada
*War Isaaq yaan la goyn, koleyba noo heesaan.*
❤
Idimaaan qorin viva dadkii hore 👍
Ubax fahmo maaha waa sahra ilays
Ha cunin heesta
Candi basheer India buur
tembadu waa ok
Canugaan yaa organka ka qabta music fashil socdaha ah 😂. Sowka gacmaha kor taagtaagaaya yaa tumaya haddaba
Keep
yarta wax sheegaysana heey waaxay dacasku, miyaan la barin masraxa ixtiraam kiisa waamaxay lugaha ay isasaartay iyo isruxan badani, masraxu edeb ayuu leeyahy labada heesaya bes ayaa isrux khfiif ah loo ogol yahy, kuwa tumaya muusiga iyo inta kalee fadhida waa ka mamnuuc isrux, la qaadis iyo nahnahleyn
marduuf iyo sahra ilaays oo qaraami qaadaay hadaay ku hor fadhiiyaan isma kla ogaanisiiid indr
Hogaamiyaha dhabta ah muu abuuro kala sooc, waxa uu mideeyaa bulshadiisa.
Bir
murduuf codkiisa caadi ma aha siiba bilowga 🤣
Dadku wax saxa xataa ma yaqaanaan
Haday qoladii hore khaladay
Hadaan hubo dhankaage
Hadad hagar baxaysee
Tandanbe waa INAAD HAGAR BAXAYSEE
HAA ANIGUBA WAAN LA YAABAY
ERAYADII: ABWAAAN MAXAMAD CALI KAARIYE (HAQTARKII JACAYLKA)
ôoôôô
Sahra ilysa she is not Somali. Waa oromo
Nacas intaas ayaad cay uga dhigaysaa
Jaarso
ahmed ali maha qomiyad oromo ee wa gabadh dira oo Jaarso ah beenta jooji
WAAR DOQMAYOW WAAA NAAG JIBRIIL YOONIS AH MAKAAHIIL AH SAMAROON AH MA IDINKAA KA DHIGAY OROMO TAGAAA
@@rahmaali2050 WAA NAAG WALAAAHI AH SAMAROON AH JIBRIIL YOONIS AH WAAA LA SOO OGAADAY DADKAA MOODI JIRAY LKN WAA NAAG SAMAROON AH