Some of you are complaining about fiska makenin heesta wax fahma horta heesta Live music aya logaracaya qofkasta oo aan fananadi hora ahayna wey ku adkanaysa but her voice is absolutely beautiful n very powerful ❤
Alle ha u naxariisto abwaan maxamed cali kaariye riwayadii sidaa ma iaku qabnaa mise waan qasanaa Alle ha u naxariisto kuluc iyo magool fiska iyo marduuf axsan fananiiin
Heestan waxay dib igu celisay Wakhti hasuus ii ahaa Aan ilaawi doonin Aan wax yar ka sheeqo Waa 2013 meesha Aan joogay waa Ethiopia Gaar Ahaan (BK) Bogolmayo waxan dhiqan jiray dugsi sare Galabtiina private Oo Aan izka dhisi jiray Englishka maal maha Sabti iyo Axad maadama Aan jirin school waxa naloodhiqi jiray Suugaanta Oo Ay ka mid thy heestan Runti Aad ayaan u jecelhy heestan Si qaas ah waxan ku hasuusta My Dear teacher Ali Bulshe iyo Asxab Aad iyo Aad u badan Allah muxu Ahaa wakhti qurux bdn Meel kasta Aad joogtan My dear friends Qalbiga idinkala jiraa❤❤❤❤❤
Magool fanaaniinta waaberi ee ka waaweyn Farxiyo fiska ayaa ku daba lumay Magool waxay aheyd dayax soo baxey oo waxay laheyd cod unique ah ama gaar u ah.Aun Aamiin
Labadaba fanaan Fiska iyo Marduuf wey soo dhaweeyeen heesta codkooduna maxumo laakiin Magool iyo Kuluc cimaamadooda lama heysan karo . Xoogaana cusbo yar ayey ku dareen qaabkii hore loo qaadey.
Horn cable walee wuu socday mar hadii fanaanka ay u baahdaan inay barnaamij sugaaned ay ka qabtaan ay Ticket u soo jarayaan go and back ba Farxiya fiska si barnaamujkan loogu casuumo ayaa London ticketkeeda oo go and back ah loo diray Markay barnaamujka dhamayso way iska laaban doontaa iyadoon wax show ah hargaysa ku qaban Sidii xaliimo gobaad iyo Nimco dareen iyo Xasan gantaal Oo kale horn cable w
Allah SWT naxariistii janno ha ugu deeqo maxamed cali kaariye abwaankii ruwaayadaa sidaa ma isku qabnaa mise waan qasanaa alifay iyo fanaaniintii boqoradii codka maxamed axmed kuluc iyo xaliimo Khalid cumar magool ilaahow dambigoodii dhaaf oo u naxariiso iyaga iyo muslimiintii hoyatay oo dhan anagana noo dambi dhaaf farxiya fiska iyo macruuf eesh calaa xasuus noolaada
Marduuf afkana uu isku hayaa hadan dhuunta codka kasoo baxaaya waa wax kale
Cajiib sheekhow, masha allah
Haa wlllhi maraagta afku isku haya hadaana codkiiisu waa cajiiib
@@cabdirashiid8860he has a nice voice but I think this song is already recorded and it’s playback!
@@cabdirashiid8860he has a nice voice but I think this song is already recorded and it’s playback!
Some of you are complaining about fiska makenin heesta wax fahma horta heesta Live music aya logaracaya qofkasta oo aan fananadi hora ahayna wey ku adkanaysa but her voice is absolutely beautiful n very powerful ❤
Eeeeeeshcalaaaa hoygii fanka miyaa laga maarmi karaaba ilaa maanta waan sugayay hargeiso soo hadasha goorahanba waan caajisnaye 💚🗯❤👍
If confidence was a person it is fiska smiling and singing at the same time ax boqrada ❤
Ninkaa waa cajaayib waa noocu fanku ubaahnaa maasha alaah waxan codlama odhankaree waa another level 🤟👌✅
Haa wllhi bro
Hees Dareen cajiiba watada
Bal inaan ku dhiiradoo
Dhexdaan xidhanayaa
Malmalbaan dhitaysanee
Dhoof dhoof nooli kulantee
Ha dhantaalin caashaqa
Dhakhso iigu soo noqo.
Laxanka saaran ayaan ka yaabay walahi wX lamid ah m arag.
Dareen cajib
Hhh ha dareen aan nahay bayba nagalisay heeso wa heesihi hore
waaaaaaaaaw
xasuutii kulac iyo magool
iyo 1976 goobtuno BURCO gobolka raga😎
abwankena
Maxamed cali kaariye AUN@@mohamedhamake7
Marduuf legend cod fasiixa leh heesihii hore ayow ku haboon yahay inow sop cusboonaysiiyo
Welcome Back To Hargisa quuen Farhiya Fiska
Gacaliye waan ku sugi donnaa 6/5/2022
Dhoof dhoof nooli kulantee hadhantaalin caashaqa dhakhso iigu sonoqo.
2026
Alle ha u naxariisto abwaan maxamed cali kaariye riwayadii sidaa ma iaku qabnaa mise waan qasanaa Alle ha u naxariisto kuluc iyo magool fiska iyo marduuf axsan fananiiin
Duxdii fanka iyo miidii🥰❤
Heestan waxay dib igu celisay xasuus caruurnimadaydiiya,waxan kula dhagaysan jiray walaladay oo iga waawayn miyiga anago joogna oo ay adhiga la joogan bay dhagaysan jireen - waxa halhays ii ahan jirtay DHOOF DHOOF
Xusuus ciyasl Nimo waa dareen aad uwanaagsan haduuwaliba haduu wanaagtahay
Heestan waxay dib igu celisay Wakhti hasuus ii ahaa Aan ilaawi doonin Aan wax yar ka sheeqo
Waa 2013 meesha Aan joogay waa Ethiopia Gaar Ahaan (BK) Bogolmayo waxan dhiqan jiray dugsi sare Galabtiina private Oo Aan izka dhisi jiray Englishka maal maha Sabti iyo Axad maadama Aan jirin school waxa naloodhiqi jiray Suugaanta Oo Ay ka mid thy heestan
Runti Aad ayaan u jecelhy heestan Si qaas ah waxan ku hasuusta My Dear teacher Ali Bulshe iyo Asxab Aad iyo Aad u badan Allah muxu Ahaa wakhti qurux bdn Meel kasta Aad joogtan My dear friends Qalbiga idinkala jiraa❤❤❤❤❤
Yazalaam marduuf iyo fiska waxkale
Heestan hadad debada kudhagaysato xanuun waliba inta jacaylkii dhilkaygiyo halkan igu dhibaya debad udhofinaya waxay intasi igu celisaa markan wadankii hooyo kaso baxayay❤️❤️❤️❤️
Odaygu wu hesaya afkana wu isku hayabe lkn top wye 🔥
Dhuuunta ayuu k heesayaa sxp
Waa ventriloquist hhhhhhhhhh
Ma ila argta shp qli
ZHB WAA DHUUBTA AFKA MAA LAKALA TAAGI LAHAA NIO😆😆
Fiska smile 😃 while
Singing that’s how u know she got the voice
Axyaa fanaan fiska iyo musicyahan marduuf ciid mubarig
The man has a killer voice ❤❤
Dadkii waawaynaa oo is HeLay 💯🤍
FarHia Fizka 🥶🥰
Farxiyo axmed cadaawe qurux bdn sharaf bdn farxad ku nooloow waligaa ❤❤❤
Fiska wa Xor wa fananad Somaliland jecel yihiin kulaha Xamar u dhoofinaya
2 legend Mr marduf and queen fiska sulute yaqey 👏👏👏👏👏👏👏
Viva s/land the legendary of cushiatic language features home of ancient history of Africa.
Alle ha u naxariisto labadii fanan hore ugu luuqayn jirey heestan dhoof
Xaliimo khalif magool iyo maxamed saleban kuluc
j
Maxamed axmed kuluc iyo magool aun labadaba iyo kaariye
Heeesti dhoof ah anaaa iska leh🤭❤💯✈
Mr Marduuf he got a killer soothing authentic voice 🙏♥️🙏
His deep voice is everything
magic 🪄 voice ❤
Farxiya Fiska iyo marduuF
Caawa oo arbaca sacaduna tahay
2:52 AM Waxay ii qurxiyeen habeenkayga ❤caleyk caleyk👏👏
Gentleman’s voice Marduuf legend. This is Hargeisa the home of somali heritage ❤️
Wallahi waa yahaye damm the old men got it
Fanku xoog maha
Legend marduuf
Queen fiska eshcalaa
Iska hees looma heeso
Hees way dhaaftey si wacana la iskula jaan qaaday Espresso Coffee...Odeyga Marduuf waa u gabadey Fiska Kursi lug u saartey iyo Cuud Kaban..
Aad iyo aad Marduuf waan idinka hayaa , bal bahasha siduu ugu raaxaysanayo oo kale baryahaa maan arag.
Ciyaala Xaafo biig ah ayaa ina wareeriyay, Fiska maanta kahor imtixaankaygii kamay bixin WAA FANANAD AAD IYO AAD ....
HAMBALYO HCTV IYO MUSIKA HALAASI AH
Odayga Marduuf Wuu Keenay Heesta Kuluc Lakin Fiska Mey Haleelin Runti Lakin Wey Dadaashay Lakin Aaway Barnaamijkaan Oo Dhameystiran Fahiimaay inkastoo Suaalahaada ay qaldan Yahiin Lol
Hadaad fanaan copy garaysid meel MA gaadhaysid codkeeday ku heesaysaa
Magool fanaaniinta waaberi ee ka waaweyn Farxiyo fiska ayaa ku daba lumay Magool waxay aheyd dayax soo baxey oo waxay laheyd cod unique ah ama gaar u ah.Aun Aamiin
Magool qof keeni Karto raxmo ruuxi aa kajirto
Qof qof codkiisa keeni karaa way yartahay oo ilaahay baa kala duway se
Farxiyu xaga laxanka heesta ayay oxoga kayara baxbaxday
Waaaaaw ♥️ love.. Way dhaamisaa weel. Ilmadsyga dhacaysee, dhabankayga qoysayee. Ereyo culus 🍇 🍒 👍
Boqorada codka farhiya fisk ❤️🥰😽💘 one love
Waxaa is helay
Dadkii fanka iskalahaa
Talent waala yaabay
Hadhantaalin cashaqa dhaqsa waan kuso noqon hees iyo badh ❤✅️
Marduuf voice 🔥🔥🥰
Labadaba fanaan Fiska iyo Marduuf wey soo dhaweeyeen heesta codkooduna maxumo laakiin Magool iyo Kuluc cimaamadooda lama heysan karo . Xoogaana cusbo yar ayey ku dareen qaabkii hore loo qaadey.
Bababaabaabab walee fanku iska doon Dion maaha ee waa hobo gaar ah fiska boqoroda fanka danbe 🥰❤❤❤💋
Horn cable barnaamijka oo dhameestiran soo galiya dee waa idin sidee sidaan u sugaayay waan daalee 👁👁😎😎👍🤔🤔🤔
Gggf
Top quality collaboration 🎵🎵🎶🎶🎶🐫🐫🐫🐫🔥🔥
Oh my God walle barteduu dhigay 🤩🙏🌹
asogoo dhamestiran soo gali barnamijka plz
Waaw Boqorada Codka Farxiya Fiska & Marduuf 👏🎧
marduuf wuu soo.dhigay halkii.ahwnxrstee kuluc masha allah
Legendary voice. Long life Ustadh Marduf
Marduuf caadi maaha 👏
Hammer lied somalisch Bruder one love 💕❤️
Superb Voice!
Ax yaa caleey fiska ❤💯
Waw waw Boqoroda Codka fiska Nalajoog London to Hargeisa
Horn cable walee wuu socday mar hadii fanaanka ay u baahdaan inay barnaamij sugaaned ay ka qabtaan ay
Ticket u soo jarayaan go and back ba
Farxiya fiska si barnaamujkan loogu casuumo ayaa London ticketkeeda oo go and back ah loo diray
Markay barnaamujka dhamayso way iska laaban doontaa iyadoon wax show ah hargaysa ku qaban
Sidii xaliimo gobaad iyo Nimco dareen iyo Xasan gantaal
Oo kale horn cable w
Adeer mar horay farxiyo hargaisa soo degtay guriba uga kiraysan mursal muse isku xigaan dadka beenta ka daaa
Keep going prot
Dhammaan Allah u Naxariisto
Xusuustii Kuluc iyo Magool (A.h.u), heer sare.
Waaaaw sifiicanbay u qaaadeen lambada fanaaan nolaaada
Legend marduuf iyo quen of the voice farxiya fiska
Love Farhia fiska songs
Marduuuuf halkiizuuu dhigay wllhi mzha allah🥺🤍💋
pzl hesaha farxiyo fiska soo wada gali
Lovely song love
Hesaha dhoofka imika dhagaysiguda iga haysa siin an tagayo meel foog o kale inkasto bisha7 baxyo
Jacyl iguso kaca markan hesahnno kle maqlo
Ustaad marduuf 🔥🔥🔥🔥
Fiska wadada duqnimada ayeey Cagta Saartay, ciiddii fahantay like.
Maxaa ka micno ah soow hooyadaaba duq maahan?
War marduuf fanki cidu ku egtO wayo waka isaga 70 jir ah dadka soo xasusiye xasuuso hore
Fidka iyo marduuf Masha allaah afku idiinma go o❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕🌹🌹🌹❤️❤️❤️
Marduuf magaca wasvlala helay laakiin cod wanaag buu la kuusmay waxan iswaydiinaya ninku miyaanu codkan cajiibka Ah isku ogayn waamaxay wakhtigii uu ka nasanlahaabuu is ogaadee maanta ka hor maan arak ninyarna maaha
ha dhantaalin cashaqa dhaqso igu soo noqo wan sugayaa wali ilmahayga hooyadood✍🏻❣️✍🏻
Ciid Moubarak farxad ku ciida
Farxiya fiiska boqorada codka
Dhaqaag oo biyaha qaad inay aheyd ayaan uhaysay original version
Nice voice marduuf
alle ha unaxariisto magool iyo kuluc halkay gaadhsiiyen maykeenin lkn waydadaleen
Viva Somaliland.
Team marqaan is helay caawa
Nice👏👏👏👏
marduuf waa dha dhaweeyay lkn waxaa kufsaday heestii farxiya 😂😂😂😂😂
Boqorada codka halkeedi bad dhigtay fiska
Early song
Wah wah wxba ka dhacay
Fiska Hargaysa ku soo dhawaw mar kale hn
FISKA IYO MARDUUF,,,,,XUSUUUS HORE OO MACAAN,,IHUN KULUC IYO MAGOOL
Sidii magool yaa codka jiidi kara ala ha u naxariisto maguul iyo kulac
Wow what a voice the guy can realy sing
Nice voice keep going.
Waaw fiska
Farxiya boqorada codka
Marduuf si wacan buu u keenay hadaanu bara dheerayn lkn Farxiya waa ku adkaatay uma dhowa .
From Deutschland
Duxdii iyo miidii fanka marduud iyo fiska
Wow sheekadaas oo kalaa nahaysata hah
Hees xus iyo xusuus mudan.
FARXIYO MAGOOL MA AHA , MARDUUFNA KULUC MAAHA , HA YEESHEE WEY DADAALEEN ..................
Farxiya way soo rogaal celisay I
boqrada codka ilahey haku dhowro
Ilma aderayaalow hada no so galiya heestii fiska naf jecylku sahnsaday haday tolnimo jirto hhhhhh
Fiska faceedka roon😍😍😍
Waaaaw
Marduuf❤
Woow baoqrada codka
Aamin