Sida loo joojiyo Caadada xun

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 ноя 2024

Комментарии • 406

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 3 года назад +59

    Wllheyga qaacidada ugu fudud ee la istimcaali karo ayaa ah marka aad daqan xun aad qaban rabtid Alle soo xasuuso oo dheh Alle waxuu uu ku dahay ha samey xishoo inshAllah kheyr Allena waa uu kuu fududeyn maalinba maalinteyda kale waad sii hilmaameysaa inshAllah marwaliba aad soo xasuusatidna quraan akhriso mise dageyso amase dadka la sheekeyso oo is hilmaamsii mise hadhow dabeecad ayaa kugu noqoneysaa inshAllah Alle ha naga xifdiyo wax yaalaha haaranta ah yaa rabbi dhamaanteynba oo Alle ha ina cafiyo yaa rabbi 😊🙏

  • @احلامبدوننهاية-ل1ذ
    @احلامبدوننهاية-ل1ذ 3 года назад +28

    It is really an important topic may God reward you brother for moving forward

  • @mohamedamiin7712
    @mohamedamiin7712 3 года назад +24

    Dhibtaan goormee
    lagu baraarugy ogaada dhaman
    Bulshooy in hadii wax laga qban waayo caadadan xun oo xal waara looheli waayo ay intaan kabadnaandoontoo oo aynu wayn doon dhalintii dadlkan iyo dadkaan iyo diintan wax u tari lahaa. Xalkuna waxkale maahan ee waa sunadii rasuulka scw
    Inta iguraacsan liketa noogu roonaada

    • @mrhanad6655
      @mrhanad6655 3 года назад +2

      Wlhi waa run siigada waa xaaraam naar ayaa ku gali kartaa aduunkana silic ayaa ku noolaneysaa

  • @hassan_laro9069
    @hassan_laro9069 3 года назад +38

    The one and only owdheere ❤

  • @Faras_cade
    @Faras_cade 3 года назад +15

    Awadheere fadlan buuga isbuuca sidee u aragtaa in aad u badasho habkaan soo socda "manoo sameen kartaa🙏 in aad adiga koobitaan ku sameeyso nuxurka buuga kadib aad ka soo sameyso muqaal 10daqiiq cml ah waxaan kaa rajeeyna aminka hadoo kuu saa maxo in aad soo sameyn doontid insha Allah wallkey hamaad❤️✌️📚❤️🇸🇴

  • @Jaaburi
    @Jaaburi 3 года назад +3

    kala soco janalka jaaburi taariikh iyo qisooyin
    Taariikhda dowladii cusmaaniyiinta
    ▶️QAYBTII 1AAD | ASAASKII DOWLADDA
    👉ruclips.net/video/yOsL7ADQxjc/видео.html
    ▶️QAYBTII 2AAD | XUKUNKII ARTUGRAL IYO CUSMAN
    👉ruclips.net/video/XGmLFQ5QzUs/видео.html
    ▶️QAYBTII 3AAD | CASRIGII ORKHAN BIN OSMAN
    👉ruclips.net/video/tYrCYoSvKJ0/видео.html
    ▶️Aghori | dad cuna hilibka dadka iyo saxarada.. bal ila soo daawo muuqaalkan argagaxa leh👇
    👉ruclips.net/video/vbjmKumL9h4/видео.html
    ▶️Wax ka baro taariikhda islaamka | taariikhda dowladii cusmaaniyiinta
    👉ruclips.net/video/yOsL7ADQxjc/видео.html
    ▶️Qiso | gabadh heshey wiil yaroo jin ah| kadib maxa dhacey👇
    👉ruclips.net/video/4I52JeRrw_I/видео.html
    m

  • @qalpiholcay
    @qalpiholcay 3 года назад +3

    Tan mucjisada ahi waxa ay tahay; marka aad wax bixiso ayaa ay wax ku soo galaan"

  • @aishanurabdi4574
    @aishanurabdi4574 3 года назад +19

    Web Development
    HTML
    CSS
    java Script
    ♥️😍❣️👌

    • @abdallakarim7592
      @abdallakarim7592 3 года назад +1

      See cml hee computer science maa la baranoyaa meshan

    • @aishanurabdi4574
      @aishanurabdi4574 3 года назад +1

      @@abdallakarim7592 Muqalka Marka Dawanrysay Maxaa Kaaga Muuqde 🤔 Si Fcn U fiiri

    • @husseinyousuf5150
      @husseinyousuf5150 3 года назад

      Cool. Java script is the best .
      I love i but i study Java at the university cuz it's necessary.

  • @AliHeemaal
    @AliHeemaal 3 года назад +6

    subbaxanallah xaqiiqatan waa caadi xun ilahay umada ku imtixaanada alla ha uga sahlo akhiro iyoiftiinkaba w cadaab allah ha ka soo dayoo

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 года назад +4

    9:05 waa kudaremoyaa Italiya waa necebnahnay😂😂😂luqadoda aan kudheedhelno

  • @codewithreshidev
    @codewithreshidev 3 года назад +2

    At Age Of 11yrs When I Start Watching RUclips Videos Up to now Iam 18 yrs you are my number one favourite RUclipsr

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 года назад

      👊🏾♥️😄waa ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh wll qali

  • @caadowalboxunkadherow
    @caadowalboxunkadherow Год назад +3

    💔siigada inan ka weynaado rawa😰
    Nolasheydii dhan siigo luweyneyso noqday 😰subxannallah 😰waxaad uu barato dhibkaaga lee yihiin 😰siigada waa u. Bartay 😢waxaa ugu kiciyo waa filimanta xun xun 😢😰friday 10👋🏻😢

    • @Postsom
      @Postsom 16 дней назад

      After one year maxaa kaaga qabsoomay ?

    • @caadowalboxunkadherow
      @caadowalboxunkadherow 16 дней назад

      @@Postsom sxp wa joojiye👍🏻balwad ka adag waligeyga ma arkin alx 5 salada ilaaliyo xumanta dhan wa dhaafay

  • @giveaways7928
    @giveaways7928 3 года назад +10

    Wllahy cadadan waxan iska dhaafay mudo 7 casho ka hora
    7 casho kudahood caqabado badan Ayaan la kulmay naftay du waxay iku dayaysay inan sameeyo lkn allxamdulilah waan ka adkaaday markuu daranyn kagu kaco waan is boojeeyaa meelahaasaan soo mar malaaa
    Fiidyowgana dhiiri galin ayuu inoqnayaa mahada sanid AW cheers😁

    • @abdi2728
      @abdi2728 Год назад

      Xagaad marinaysaa caadadii legendow?

  • @mohamedadanzakho9273
    @mohamedadanzakho9273 3 года назад +4

    Owdheere Horumar wacan ban kuu rajeyn😊

  • @jamaaljey
    @jamaaljey 3 года назад +3

    Ustad Awdheere hadi ay macquul tahay Habka ugu Fudud Oo La isku bari karo Englishka Ama Naga caawin karaa inan is barno Luuqada Englishka Noso Diyari Thanks

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 года назад +4

    Muuqaal xog badan xambarsan waad mahadsantahay ustaad.

  • @yaqubmohamedhayle4094
    @yaqubmohamedhayle4094 3 года назад +6

    Wll aaan jeclahay 🥰
    Allaha ku barakeeyo🤲

  • @hamzemohamed8455
    @hamzemohamed8455 3 года назад +4

    Ilahey iga madobeyey alhamdu llah

  • @ilyaasbashiir594
    @ilyaasbashiir594 3 года назад +2

    Qosol oo wax faaid xamada ugu imaw❤

  • @abdirahmanabdulkadir8
    @abdirahmanabdulkadir8 3 года назад +4

    wlahi wa soo orday markuu isodhacay gabaleelka aqii keep going❣

  • @halwaddo7584
    @halwaddo7584 3 года назад +1

    Hadal iyo Tusaale adaa dhameeyey Hamada Ani waxaan ku darsan lahaa Markasta oo Caado xun uu sheydaan Maskaxdaada kusoo tuuro Laba Ragco oo suno ah tuko. Waa Daawada ugu fican salaada.
    Sheydaankana wuxuu ugu necebyahay qofka oo alle u sujuuda madaama uu sheydaan Adam u sujuud ii diiday.

  • @radwanyare8253
    @radwanyare8253 3 года назад +4

    Owdheere keep going my bro

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid2350 3 года назад +1

    Thanks bro adigo kale lo bahan yahey runta faraha ka sar dad badan ayaa noolashodu ba.abadey caado xun ey sameystey hada u sheeg istirahdana u heysta wax normal ah

  • @Madadaaliye.
    @Madadaaliye. 3 года назад +5

    Please ereyada xikamadaha aad soxigato noo fasir kaliya wa aqrine

  • @mohamadahmed1669
    @mohamadahmed1669 3 года назад +4

    Ow dheere waan ku salaamy sxb qali
    يسعدلي قلبك يارب 🇸🇴⚘

  • @bahalkumar7909
    @bahalkumar7909 3 года назад +5

    legend wx badan laga faido keep going 🙏🏻

  • @husseinyousuf5150
    @husseinyousuf5150 3 года назад +2

    Muuqaaladaada waan ku raaxeestaa, marka laga rerbo liveka ma daawado balse muuqaalada waa mix waxyaabo badan ayad ku qurxisaa sida cunto ama qaxwe io kaftan , hore u soco.

  • @saalimcumar122
    @saalimcumar122 3 года назад +1

    The greatest man living on earth 🌎
    #awdheeere doqoni kuma soo salanto hadiii ey kuso salantana kuguma dherato👋

  • @saabirshow194
    @saabirshow194 3 года назад +2

    Awdheere sxib intarowgaan naga badel noo mid kala kacsan oo buskud ah soo saar pro the next video ok awdheere cadowgada hoos pro we love you never give up

  • @wllzaki14
    @wllzaki14 3 года назад +2

    samayso xayr fiicn si uu kugu sameeyo caado ficaan si aad u gaarto hor mar fiican 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏 hamaada

  • @khalidsmart6397
    @khalidsmart6397 3 года назад +2

    Owdheere muqal gooni ah kasoo samee dhibatooyinka ay ledahay siigada

  • @ccaziizahmed5107
    @ccaziizahmed5107 3 года назад +1

    zhp adoo mahadsan dhibaatoyinka ay leedaHay siigadu no soo gudbi khaasantan Jidhka ay ku sameyzo su kuwa sameeya ay isaga joojiyan kuwa kalena uga sii fogaado

  • @Emmadela-p3h
    @Emmadela-p3h 6 месяцев назад +1

    From tiktok aa kaso arkay wll thanks 😊 ❤

  • @didierdechamps5975
    @didierdechamps5975 3 года назад +2

    Owdheere shp 100M bad u qalanta wllhi keep up prother

  • @themoice6156
    @themoice6156 3 года назад +4

    Awdhere xigmad la socoto kaftan io qosol keep going💯🥰

  • @taarikhdaislaamka6716
    @taarikhdaislaamka6716 3 года назад +3

    hamada muuqaalka markaan arkay waxaan dhahay yaaaas
    ila ana isla yaabay keep going legend💗

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse 7 месяцев назад +1

    Allahu akber

  • @liibaanothmanzalah5766
    @liibaanothmanzalah5766 3 года назад +1

    In sha allaH Wa Qabka Ugu Fican Ad noso Gudbisey Lets star 2022

  • @Mohamedfarhan5
    @Mohamedfarhan5 3 года назад +2

    wlhi waad naga qoslisaa Horey usoco my dear. buddy.... HAMADA

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 3 года назад +1

    3:58 bil caafiyah xabiibi xamada Ibrahim

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 3 года назад +1

    Hamada libaax waxynu maraynaa 15.3k Within this month we need to reach approximately 30k Insha Allah. By the way, thanks a million for you amazing videos.

  • @xertaduumo2664
    @xertaduumo2664 3 года назад +1

    Aw-dheere buug Af somali ah ma noo so dhigi karta oo wx tar leh

  • @ubdyrahmanaliabshir6242
    @ubdyrahmanaliabshir6242 3 года назад +3

    Zhb Hamaada fikiraan wataa . Haday macquul tahay hada kadib Mawduuc Book Club ah noo samee oo inta buug aad aqrisay midba mar ku soo qaado oo ku falan qee haduu fikirikaan ku qanciyo waa kaa sugaynaa . Doqoni kuma salaanto Legend 💜💜

  • @abdiwaliahmed3301
    @abdiwaliahmed3301 3 года назад +1

    Maanta ayaa dawaday vidio ugu hkreeyay ee chanalkan aad baan uga helay xirfada uu wax ku soo gudbinayao Hamda sxb wax badan waan kugu taxnaan dionaa insha allah. Guulayso

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 года назад +1

      Mahadsanid wll qali. Soo dhawow

    • @abdiwaliahmed3301
      @abdiwaliahmed3301 3 года назад

      Wll aad baa u mahadsantahay horay usoco.
      Tarikhda cismaniyiinta soo bafi sxb walib adoo oga hadkaya tusale ahaan
      Suldan sulayman oo hal xadqald ah suldan suldan uga hadal sxb adok mahdsan
      Vidio soo dhugtay oo dhan waan daawaday.

    • @abdiwaliahmed3301
      @abdiwaliahmed3301 3 года назад

      Aad baad u mahadsantahay sxb

  • @cumarkumaandoyare497
    @cumarkumaandoyare497 3 года назад +3

    Hamada legand tahee keep going for your progress

  • @faraxitah3831
    @faraxitah3831 3 года назад +1

    Buuga wuu ficnyhy 3years ago baa akhriyey

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 года назад +4

    Yaa dhib ku qaba daawashada filmada xun xun waa macaan markii daawaneysid lkn waa caado xun😉😊

    • @Kadare1998
      @Kadare1998 3 года назад +1

      Waaa macaan ha dhihin dad aa ku ordooyaan

    • @mrhanad6655
      @mrhanad6655 3 года назад +1

      @@Kadare1998 sax wlhi somalida wax walpa waa tijaabiyaan intii ka aheen in layaso 😂😂
      War waa qaraar caadadaas
      Waan dhaafey aniga

  • @qadarmaxamed9368
    @qadarmaxamed9368 3 года назад +5

    Your B-roll is another class ....Salute sxb

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 3 года назад +3

    Wligay Niyadayda kumasoodhicin cadadaas ALX wna necebahy vedeoyaasha lagaga hadlo AWDHERE MAANTA IGARAALI AHAW 🙏🙏🙏

  • @mohamedmj7319
    @mohamedmj7319 3 года назад +2

    you are honest , i respect you for that owdheere 😎😂✊🏽✊🏽

  • @AriMeHena-ve4ky
    @AriMeHena-ve4ky 6 месяцев назад +1

    Watching video 2024|April|30| Time 12:44 Duhurnimo in Ethiopia | Somali region | Afden

  • @hanad6007
    @hanad6007 3 года назад +1

    Walahi bilahi comment wad akhrisay wana dharatay ee iso boqo

  • @mohakr5461
    @mohakr5461 3 года назад +1

    Sxb waa xaqiiq caada kasta oo xun waa lajarikaraa bravo my dea brother

  • @mohammudfx
    @mohammudfx 3 года назад +1

    Mala waayay qof somali ah oo no fududeyo ina somalia ku helno Bookta tayada leh ayako online aku gadaneno oo wadanka nalogu kenayo
    Ileen Amazon somalia wax malaga dalban karee Book aa ka dalbaday 3bilood kahor aa ila hda heline walibo qaali uu ahaa

  • @iqragacal4250
    @iqragacal4250 3 года назад +1

    Hormar balaran ban ku rajeynaa wllkey mesha aa jeceshhy oo hamigaga ah alle haku gaarsiyi

  • @amiinhassan2943
    @amiinhassan2943 3 года назад +2

    Aw dheere luuqada English sida ugu fudud ee loo baran karo video noga so same please

  • @zayn6131
    @zayn6131 3 года назад

    8:50 hyooy saligan kadhacey🤣✌
    Special video 🌻

  • @adnanfuraat5688
    @adnanfuraat5688 3 года назад +3

    Aw dhere legend keep going

  • @Faaido1
    @Faaido1 3 года назад +2

    Hamada waanku taageeraa Walee ILOVE YOU PRO 😘 ❤

  • @sadaksiso6535
    @sadaksiso6535 3 года назад +2

    Ow dheere shines ma noqotay maxaa waaye Qoryaha waxa ku cunoysid

  • @ahmetqadi2054
    @ahmetqadi2054 3 года назад +1

    Lipx awdheere nin hawlkara oo tala iyo waxtarba leh❤❤.

  • @zathamhamze9585
    @zathamhamze9585 3 года назад +1

    Oo warkaga caadeh siigada

  • @umulqeyrmaxamud3238
    @umulqeyrmaxamud3238 Год назад +1

    Legan hamaada waan ku salaame wa qadaafi sxb

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 3 года назад +1

    #Aw dheere si fiican uma shaqaysanaysid e so badi video yada yakhi active noqo lol xiliman 100k gaadhaynaa 😻😻

  • @abdifatahaden9518
    @abdifatahaden9518 Год назад

    Nin si caqliyaysan wax ii fahansiiyay hamada

  • @abrahamabdi3605
    @abrahamabdi3605 Год назад

    Sharaflowga aan daawadow habit keyga ugu waxaba kiciya markan maqlo waxyaabo motivation ah yaaab

  • @mahadkeysemk2208
    @mahadkeysemk2208 3 года назад +1

    Awo dheeere cadooyinkaas Allah ka koriya dhalinta lkn qof walpo cibadadisa badan tahay marku dareenkaga bato soon si aad daganasho u dareento

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib6807 3 года назад +1

    8:07. Allow hana ceebeyn

  • @sunduscarab8354
    @sunduscarab8354 3 года назад +4

    8:51 Hhhh talyani cay lee ka aqaana iga qoslisay 😂 jaaw inay talyani tahy awdheere kabartay hhh

  • @khadiijaabdirashiidaadan5240
    @khadiijaabdirashiidaadan5240 3 года назад +2

    You've made my day🥰 ilaaheey kheer haku siiyo wllkeey

  • @4213ROM
    @4213ROM Год назад

    Lkin thnkz waxan jooga dalkii waxan rajeen marka iska gooyo inaa ku soo xasuusto 🥲🙌❤ ilahow waxas iga reeb

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 3 года назад +3

    Owdheere Naga daa heee 😀, sheekadaas sharci kyalo

  • @Mohajigane
    @Mohajigane 2 года назад

    Allaha ha u naxariiistu wiiilkan wuu dhintay u duceeeya

    • @egaraad
      @egaraad 2 года назад

      Hhhhhhhhhhhh

  • @saalimahmed9948
    @saalimahmed9948 2 года назад

    Wllka 10month aa maqantahay xaaladaada seetahay iisoo jawaab wllka🥰🥰

  • @thehappyone358
    @thehappyone358 3 года назад +1

    Hamaada maalinta caan joqotid hai hilmaamin 15k

  • @deerlyrics4865
    @deerlyrics4865 3 года назад +1

    Nio Hada Madhaxle Noqotay U laabo Tariikhihii Iyo Aqoonti

  • @c58pro50
    @c58pro50 3 года назад +1

    Mahadsanid oowdheere
    Caadada iigu xun waa teleefanka subaxii markaan soo kaco ayaa mobile ka wakhti badan kubixiyaa markaan daalo ayaan ka kacaa sidaan isaga gooyni lahaa ayaan baryahaan kuguda jiraa

  • @littleman6940
    @littleman6940 3 года назад +1

    Aw dheere nio wxn qosol ma ahne iska gooy wx fcn ne ku badl mcnha oohin laxameesan ama coloreesan🙏🙏 illa asd ka badasho ma ku wato

  • @ilyaasisgoow
    @ilyaasisgoow 3 года назад +1

    Owdheere tariiqdaada nooga shekeey halka aad kudhalatay iyo wixii lamid ah

  • @harbiboyz7640
    @harbiboyz7640 3 года назад +1

    Ku darso hhhh 'Testo di Balloni' 📚🎯🙏👏👊

  • @Əsmael
    @Əsmael 10 месяцев назад +1

    02-01-2024 😢 allaha iga madoobeeyo isoduceya

    • @cabdiladiiffirrin2099
      @cabdiladiiffirrin2099 10 месяцев назад

      Waakugu soo xiga garaad allaha naga wada madoobeeyo.🤲🏾♥️

  • @abaadiqosman8988
    @abaadiqosman8988 3 года назад +1

    Ninka kaliya ee si dhab aH iiga qosliyaad taHay

  • @NaniBoy1702
    @NaniBoy1702 8 месяцев назад +2

    Wlhi ben ma ahan faceyga waa ka hary 5/3/2023

    • @NaniBoy1702
      @NaniBoy1702 8 месяцев назад

      Waa meesha aa ku dhaafi doono😔

  • @noloshaxayawaanka3160
    @noloshaxayawaanka3160 3 года назад +1

    Awdheere zhp mcne marka hore mhdi korkaga ha ahaado
    Marka kle zhp mcne next video Inzha kaso hadal hormarka technologyada

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 3 года назад +1

    Niyahow Xamada horta waanku wataa lkn buugta waa wada lacage maad ISKU daydid in buug free ah noo saaraadiso oo aad nooga dhigto buuga isbuuca
    Teeeda kale siigadda waa wax xun Lkn dhalinta qaar markaad waaydiiso waxayba ku lee yihin noow maaxan iska deeynaa managaa naf kalaba hayno

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 года назад

      Wll asagoo free ah waxaa ka heleysa commentka ugu horeyo. Aa pin 📌 saaray

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 3 года назад +1

    Hamada ,Wll markan daawanaya muuqaladaada ,fir fircooni darema❤
    Body language Safcn bad u isticmasha , aadna waku tagera, Hory usoco bro
    Allah ku barakeyo

  • @KHALIIFMEDIA100
    @KHALIIFMEDIA100 3 года назад

    bro muqaalkaaga roused allowed waye kabadalo si qof makle kaaga isticmaalin hadii aad ugu talagashayna waa meeesheda

  • @duggaasho1576
    @duggaasho1576 3 года назад +7

    Wllyalow 1k haley gaarsiiyo😭 hadii kale nuclear aan sameyna😁😁👊🏾

  • @advertisingagency6245
    @advertisingagency6245 3 года назад +1

    Aw dheere siigadana maad taqaan zxp kumaan moodayn inaad team kaa ku jirte

  • @duggaasho1576
    @duggaasho1576 3 года назад +2

    Waa sugaaye videogan😁😁😁 awdheere waad nawaleysa😁😁😍

  • @maslaxcabdi9607
    @maslaxcabdi9607 3 года назад

    Ani arimahaan iskuma fiicnin taariikhda lee, waan kaaga mahadcelinaa.

  • @qaasimahmed1743
    @qaasimahmed1743 3 года назад +5

    U R MY FAVORITE❤🔥

  • @demo-artificial_intelligence0
    @demo-artificial_intelligence0 Год назад

    I like your intro. 0:16

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +1

    Awdheere Awawgay Oo Talyaaniga wx kuso bartay Aya marku XanaQo odhan jiray Maladeto🤣

  • @zultanzaid5556
    @zultanzaid5556 3 года назад +1

    Every vedio have faaiidadiisa owdheere ilaahey haku xifdio

  • @theomwonda9401
    @theomwonda9401 3 года назад +1

    Asc Awdheere wxn raba inaad kahadaso MaandooriyaHa xashiishka pls AdooraliYa!!!!!☹

  • @Faras_cade
    @Faras_cade 3 года назад +3

    Awadheere wali waan ku lasocdaa.

  • @abdiqaniabdirihmaanhassanb1714
    @abdiqaniabdirihmaanhassanb1714 3 года назад +1

    Aw dheere waa maxay labada qori ee aad cuntada ku cunaysid maa faraha la gashid sida soomaalida mise dhalasho Filipin ah baa qaadatay oo soomaali waa ka tagtay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hoygabulshada9193
    @hoygabulshada9193 3 года назад +1

    Wll Qali Allaah Ku Sharfo Ee Music Ka Reeb

  • @farhaanahmed5637
    @farhaanahmed5637 3 года назад +1

    Mhtsnid aw dheere 🙏💗