Sida ugu FUDUD uguna FIICAN ee Loo JOOJIYO Caadada SIIGAYSIGA! l NOLOL QURUX BADDAN #11

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2018
  • KU DHEH MACASALAAMA SIIGADA IYO CAADO KASTA OO XUN!
    Halkan ku qabbo Subscribe:
    / @ayubyusufsakiin
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin
  • ХоббиХобби

Комментарии • 2,5 тыс.

  • @cabduqaadiraadan4443
    @cabduqaadiraadan4443 4 года назад +644

    M a Yusuf sakiin mahadsanthy maxaa yeeley malintii aan dawadey aayaa igu dambeysey

  • @axmedcnasit7995
    @axmedcnasit7995 5 лет назад +515

    Hal Mid ayaa ilowdey Ayuub midaas la anteedana laisama joojinkaro siigada Hadaba waa Maxay midaas ma ogtahay midaasi waa salaada oo sifiican loo ilaaliyo waqtigeeda khushuucdeeda a yada ayaa ah mida ugu Fudud Iney Reebto waxkasta oo xun sida uu Allah inoo sheegey سبحانه وتعال( ان الصلاة تنهي عن الفحشاء والمنكر(

  • @ahmedyasiin2717
    @ahmedyasiin2717 4 года назад +162

    Asxaabta Qof walba oo arka Comment gaygaa ilaahay dartii haygu so duceeyo in ilaahay iga Madobeeyo cadada Xun plz😓🙏

  • @MADARA56776
    @MADARA56776 Год назад +28

    Maanta ee tahay taariiqda 2023 5/16 waxa igu balan ah in aa daayo siigada/ waxana rajeena in o illhey ila garab galo insh Allah ❤️‍🩹

  • @adnialli7838
    @adnialli7838 5 лет назад +107

    Qofwaliba oo islamah allaha kamadoo beeyo siigada walal like iisar

  • @amiirosman1799
    @amiirosman1799 5 лет назад +221

    Wax walboo afka laga sheego way sahlan tahay run ahantiilkin way Adag tahy runtii qofka inuu go 'aan qaato walal isku day inad ka dhabeyso go'aan qadashadaada hadii. Hadii aad igu raacsantahy like isaar adigoo mahadsan wll qali ah.

  • @alahmadosman7387
    @alahmadosman7387 4 года назад +60

    Go an Wan kaqatay intii igu racsan like isar

  • @garaadsoomaaliyeed460
    @garaadsoomaaliyeed460 5 лет назад +46

    Aniga caawa iigu danbaysa insha allah Please hadad aragto qoralkayga iigasoo ducee walal allah muradkaga hakuu fududeye dhibaato xoogan ayay igu haysa waxana igu sababa hamadayda oo aad usaraysa in ilaahay gabadh aan kaga raysto ii sakhiro iigusoo ducee walal mahadsanid

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  5 лет назад +754

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..sidee tihiin? Waxaa isoo gaartay cabasho dadka qaar ay ka cabanayaan in channelka laga saaray Subscribe-kooda hadaba arintu ma ahan anaga xageena ee waa mid dhinaca RUclips-ka ah; sidaas darteeda waxaan idin ka codsanaynaa qofkii ay sidaasi ku dhacdo fadlan dib ugu qabo channelka Subscribe kuna dhufo Gambaleelka si aad u heshid Muuqaalada aynu soo dhigno. Mahadsanidiin.

    • @farhanomar4396
      @farhanomar4396 5 лет назад +11

      Ayub Yusuf Sakiin allaah dartiis ayaan kujeclahay fidiyashada mar walbo waan fiirsadaa gabar aan sxb nah nay ayaa kudhihi jiray ayuub fidiyoow osodhigay aan dhageestee ika amus maanta markaan fidiyoowgada furay ee hadal kada maqashay iyo moducaad kahad lesid weey ikuqososhay macalin kan maa ku ah owaxaan kuhadlayo idhahday lkn ana og qimaha aad ledahay farxad kunoloow

    • @mohamedadam1858
      @mohamedadam1858 5 лет назад

      Mahadsanid walal Ayuub JazakallaH

    • @ilyaasfowzi5553
      @ilyaasfowzi5553 5 лет назад +1

      Ok sxp ayuub yusuf sakiin

    • @khadaramiinsheikhabuu8504
      @khadaramiinsheikhabuu8504 5 лет назад

      Asc Ayuub wll waaa wiil chenalkaga ku xiran wll waxaan u baahanahay meel aan kaala soo xiriiro waxaan rabaa in aad icaabiso meel aan kaala soo xiriiro iisheg

    • @caynicadeey4342
      @caynicadeey4342 5 лет назад

      Ayub Yusuf Sakiin subxanalah ilhy haka so hadeyo wax noloshisa danbe samyn kuleh guurso hada awodo hadi kle soon

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 5 лет назад +397

    Inta aan aqoon caadadan xun ...... like saara ....alle wuu iga badbaadiyey alx

    • @abdulkadirabdifatah7332
      @abdulkadirabdifatah7332 5 лет назад +4

      health channel wll please adu raliya subcarriers may ku cawin karta hadii aad awoodo alle waxad jeceshahay haku fududiye

    • @user-kj3eu5xr9y
      @user-kj3eu5xr9y Месяц назад

      ❤😂​@@abdulkadirabdifatah7332

  • @amineznymlessniccur175
    @amineznymlessniccur175 5 лет назад +94

    Fadlan hadad tahay qof ilajcel wanag like iiisar

  • @maxamedxuseen5601
    @maxamedxuseen5601 Год назад +11

    Caawa oo ay thy 8 july 2023 ayaa siigo iigu dambaysa iso duceeya inu ilhy iga madoobeeyo❤😢

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 5 лет назад +359

    Maanta aa iigu dambeeYsa balan aan alle kaqaadaY waaYe😭😭😢

    • @wiilkasanadkabyby9071
      @wiilkasanadkabyby9071 5 лет назад +7

      Anigana caawa ayee igudan beesaa

    • @muqtaaryare9368
      @muqtaaryare9368 5 лет назад

      Kkkkkkkk

    • @mohamedabiib8254
      @mohamedabiib8254 5 лет назад +1

      @@wiilkasanadkabyby9071 zhp aniga waan joojin la'ahay ila tali

    • @nonononono6426
      @nonononono6426 5 лет назад

      @@mohamedabiib8254 sxp waan joojin la ahay ila taliya

    • @mohamedabiib8254
      @mohamedabiib8254 5 лет назад

      nono nonono sxp anaa kuhayo si aad ku joojin karto ee meel lagalaso xiriio sheg

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 5 лет назад +203

    Ayuub wllky farxad kunoolow dhiirigaliyaha bulshada

  • @maxamedcabdinuur1053
    @maxamedcabdinuur1053 4 года назад +21

    Walaal ayuub waadku mahadsantay dhiirigelinta dhalinteena waxaankuu raacinayaa labaqodob oo kaa badbaadinaya caadadan xun 1-soonka 2-salaada illaahay cidii falkan xun samaysa haka daweeyo aamiin yaa allaah

  • @cumarkeeyow2015
    @cumarkeeyow2015 3 года назад +16

    Thanks wlal sare Allah haku xafido aduun iyo aaqiro ba
    Hada Insha Allah
    nolol qurux badan
    Go'an adag
    Yaa Rabi'🤲 Intaan kadambi galne naga cafi
    Walale isoo duceeya Insha Allah 🤲

  • @maajidaaragsan7125
    @maajidaaragsan7125 5 лет назад +367

    Allow naarta ka xoreee ayuubow maxad qalbiyo badan oo dhibaataysan dhayday😘

  • @sherom6597
    @sherom6597 5 лет назад +116

    Subxanallah!!
    Dhalinyarada leh ma joojin karo waqtiga iyo markaad ceebowdo oo xaaskaaga ku hor ceebowdo oo ay furiin kaa dalbato baad qoomamo bilabeysa waxna kuuma tareyso
    Waxaa intaa dheer illhay caradiisa iyo cadaabkiisa wll jooji !!!!!!!....

    • @mahadljama4578
      @mahadljama4578 4 года назад

      bro hadii la joojiyo biyo baxa ma laga buskoonayaa

    • @dhangadiriye6713
      @dhangadiriye6713 3 года назад

      @@mrsahane asc

    • @dhangadiriye6713
      @dhangadiriye6713 3 года назад

      @@mrsahane majoojisay siigada haa hadii ay tahay jawabtada tala isii aniga aya kufibateysan hada

    • @Luisalberto-wl9gf
      @Luisalberto-wl9gf 3 года назад

      @@dhangadiriye6713 kkkkk

    • @mobafadal
      @mobafadal 3 года назад

      @@mrsahane majoojisohee

  • @azmarmohamud3522
    @azmarmohamud3522 Год назад +8

    Maanta igu danbaysa waa balan iyo go.aan adag oo aan qaatay 6/jun/2023 malin talaada isoo duceeya walaalayaal.muraad bn leeyahaye 😢🤲 ilaahay bn idinku dhaarshee 🥺🥺🥺

  • @Ezmooup
    @Ezmooup 4 года назад +53

    Inta iska Daynsa like isara😂

  • @mohammedqoslaaye4417
    @mohammedqoslaaye4417 5 лет назад +93

    Bis wayee Manta go,an qatay siigo dambo iguma ogid ((((((((@)))))))
    Ninkii igu go,an ka qatay siigada like hasaran😂😂😂😁

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 5 лет назад +393

    Dhibatada siigada
    1 dhabar xanuun
    2 indhaha oo kumadoobada
    Oo sifican wax u arki waysid
    3 xaskaga ood qancin kariwaydo
    5 fahan daro ood yeelato
    6 biyo Bax dag dag ah
    7 kubada ood ciyaari kariwaydo
    🤗🤗

  • @ciilowomarmohamed7493
    @ciilowomarmohamed7493 5 лет назад +8

    Subxana allah markasto asmeeyo siigada waa ka shalaada ilahey ha ika cafiyo ilahey ha ii ku irsaaqo xaas wanagsan xaraanta uku dhorsado inta ku dhiban allah ka madowyo like me😭😭

  • @bakarymum3165
    @bakarymum3165 5 лет назад +7

    Manta ayaa igu danbaysaa walayal adinkana isooduceyo nonol cusub inta turadana alaha kamadobeyo🤲🤲🤲amen

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 5 лет назад +242

    Qofka ugu horeya maxaa uu odhan jiray ....... like igu xooji saxiibayaal .

    • @abdulkadirabdifatah7332
      @abdulkadirabdifatah7332 5 лет назад +1

      Abdirahman Mohamed osmaan wll please adu raliya subcarriers may ku cawin karta hadii aad awoodo alle waxad jeceshahay haku fududiye

    • @ayuubilmogeahmed3828
      @ayuubilmogeahmed3828 5 лет назад +1

      like maxy kuu taree

    • @mahamedabdinasir7526
      @mahamedabdinasir7526 5 лет назад

      meesha wax faa,ido leh baa looga hadlayaaye maxey faa,idada aad la timi oo like laguugu saarayo.
      sxb waa iga waano awal buu social media-hu faa,ido laheyne oo nafteena dib u dhac u keenayay. adiguna xigmad yari ha ku darsan. maskaxdaada fur waxa meesha looga hadlayo sifiican u fahan ra,yigaaga saliimkaa ka dhiibo ka dib hadii lagu helo waa lagu saarayaa like.

    • @hamzaalidayib9638
      @hamzaalidayib9638 5 лет назад

      Mawduuc in laga hadlo mudan

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 5 лет назад +121

    Xasbunallah Allaw qof kasta oo waxaas caado.unoqoto Allah ka madooweeyo
    Salaada iyo soonka badsada
    Sidoo kale ducada badso wllo
    Cidlada ka fogoow yacnii asxaap badan sameeso

  • @ahmedak117
    @ahmedak117 2 года назад +7

    illahey meshu rabo iyo hamigiisa hagaarsiiyo qof kasta oo iga cawiyay joojinta sameynta caadadan xun illahna haka madobeyo aniga iyo inta dhalinyaro ku dhiban caadadan🤲💯🥺

    • @patatoozpatatooz1675
      @patatoozpatatooz1675 2 года назад +2

      appka stop menstruation so dagso wll waa halsano iyo sade bilod malinkasta waad galineysa o adan samayn wuxu halki bilba abal marin dhiro galina bukuso diraya

    • @KhalidAhmed-or1eg
      @KhalidAhmed-or1eg 17 дней назад

      Amiin

  • @xasanmaxamed239
    @xasanmaxamed239 Год назад +7

    Aniga isooduceeya waxaan ahay wiil jira 17sano iskoolkii waan dhameeye 1sano Ayaan nasanaaye dhin ween Ayaan kala kulamy waliba 2023 3bil ee ugu horeesay subaxdii Ayaan aad udareeema dareen iga Atwood badan insha allah waxaan rajeenaya Ina aan noqdo nin go,aan leh oo iska Deen kara waxyaabaha naftayda aan qorsho usameesto isooduceeya asxaabta pls😢

  • @wardifilims
    @wardifilims 5 лет назад +284

    waa maw duuc run ahantii u qalma in laga hadlo lagana waa niyo dhalin yarada

  • @maajidaaragsan7125
    @maajidaaragsan7125 5 лет назад +214

    Chanalkaan 100k subscribers aan gaaraiino walaalayaaal allaha idin karaameeyeee

  • @mohasheikhnor4235
    @mohasheikhnor4235 9 месяцев назад +3

    Allow iga madowey inta ila mid ahna allow ka madowey allow ada abod bdne ah allow iga madowey yarabi 🤲🤲

  • @mreditor10094
    @mreditor10094 3 года назад +10

    Aduunka Qofsano Kala Malaga Heli karo Ilahay Wll Janda Haynagu Kulmiyo😭🤲

    • @KassimGullet
      @KassimGullet Год назад

      Wall mcn joji please ama naag raadso❤

  • @shankarsuldaanka709
    @shankarsuldaanka709 5 лет назад +47

    wllahi hada ayaa fiirsanayay waxaan Allah ka baryaya inuu Allah (SWT) iga madoobeyo sida ugu dhaqsiyaha padan

  • @Ganuufe-Official
    @Ganuufe-Official 5 лет назад +38

    Mala rabaa in eey yaraato
    Naagaha raqiis halaga dhigo
    Guurkii ayaa qaali noqday
    Hadaa legend Ku tahay aniga cml like I Saar 😋❤️😘

  • @liverpoolfootballclub9985
    @liverpoolfootballclub9985 4 года назад +13

    Masturbation is a big sin. Effects joint pains
    -weakness
    -Hair loss
    -pelvic And back pains
    -lack of sexual interest
    -chronic headache
    -premature ejaculation. Etc

  • @abdallasiin5471
    @abdallasiin5471 5 лет назад +7

    Ajar iyo xasanaad Allah ha kaa siiyo
    Keep coing 🙏 🙏🙏 🙏🙏 🙏🙏 🙏

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 5 лет назад +73

    Dhibaatada ugu weyn waa inaa 30 sec biyaha kaga imadaan, ceeb iyo niyad jab ka weyn ma jirto ilaahay haka madooweyo dhalin yarada

  • @sadiojeylaani2300
    @sadiojeylaani2300 5 лет назад +25

    Thank you for your help, they really experienced you talk about it now but received a lot of Recommendation from you🤗☺️

  • @Xisbullaah118
    @Xisbullaah118 5 месяцев назад +3

    Subxanallaah doqonimadayda aan la yaabanhy anoo shaqeysts oo iskuul dhigta ayaan hadana ka fakaraa sida aan iskaga deyn lahaa wlhi doqon baan ahay
    Sory nimcada uu alle isiiyay si aan iskaga joojiyo allow dabi ayaan. Kaagalay iga raali noqo😢😢🤲🤲

  • @Khader315
    @Khader315 4 года назад +10

    Manta igu danbaysaa alla hayga masaxo wll Amiin isoo dhe😭😭😭

    • @HornAmiir
      @HornAmiir 4 года назад

      mudane amiir mayska daysay sxb

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 5 лет назад +201

    Subxanllh
    Video muhiima waayeh
    Allha naga badbaadiyo cadooyinka xun xun oo dariiqa toosan na tuso dhamaanteen

  • @axmedcabdi4837
    @axmedcabdi4837 5 лет назад +49

    wlhi 1.5 sano ka horaaa iigu danbeysay alx markaad is dareensiisid ineey danbi tahay oo ad alla u towbad keynto ka dib 3 malin soon allah bari insha allah hadey kugu soo labatana ha niyad jabin insha allah allah ayaa garabkaga taagan thanks

  • @cumaryare1767
    @cumaryare1767 2 года назад +4

    Intaas dhan waa arkay walaal Ayuub Yusuf sakiin Allah ha Ku barakeeyo waxaan ilaahey Ka balan qaaday in Aanan u laabaneynin mardanbe ee allow arsaaqadaada noo fur🤲

  • @IbrahimAhmed-pp7jn
    @IbrahimAhmed-pp7jn Год назад +6

    Iisoo duceeya manta ayaa iigu danbaysa inshaa allah allow iga madoobe aamen😔🤲

    • @cabdisamadjama3147
      @cabdisamadjama3147 Год назад +1

      markad qoraankan qortay waxa ka danbeysay 4 bilood bal soo waran maxaa is badalay

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 5 лет назад +71

    شكرا جزيلا وجزاك الله خيرا وبارك الله فيك وأحسن الله إليك وغفر الله ذنبك

  • @bilalaslam4693
    @bilalaslam4693 5 лет назад +88

    Wlhi maalinti dhow jeer tuuran jiray lkn maanta iigu danbeesa

    • @abdulkadirabdifatah7332
      @abdulkadirabdifatah7332 5 лет назад +5

      wll please adu raliya subcarriers may ku cawin karta hadii aad awoodo alle waxad jeceshahay haku fududiye كانيكي كن

    • @towfiiqmedia8611
      @towfiiqmedia8611 5 лет назад +1

      Hhhhh waryaaa cadi iskadhig hada wixi kabiilabto

    • @walalcasko6751
      @walalcasko6751 5 лет назад +1

      Hhhhh kaape bahasha iska Yare

    • @bilalaslam4693
      @bilalaslam4693 5 лет назад +2

      @@walalcasko6751 haye kaape maanta lapa jeer tuurtay😂😂

    • @ciyarahaadunka3988
      @ciyarahaadunka3988 5 лет назад +2

      Ka dhabe

  • @9ine9ine32
    @9ine9ine32 2 года назад +5

    Manto aytahay 25/5/2022 qoan dabah Ayan kaqaathanayaa nolosheydaa inshallah ilahay haiga mathoweyo wacyabaha xunxun😭😭🙏

  • @hamzeaden3400
    @hamzeaden3400 2 года назад +3

    Thanks wall Allah ayaan kabaryeynaa caadadan xun inuu nagaga ilaaliyo Aamiin

  • @yaxyekuuriya5944
    @yaxyekuuriya5944 5 лет назад +11

    IlahaY wxn ka pryayaa dhamn dhalinyaRada aan ka mid ahay in caadadan naga Fogeey0 aamin dhaHa🤲

  • @sh.abdilaahguuleed3933
    @sh.abdilaahguuleed3933 5 лет назад +16

    Wxn maqlay qiso. Kusaabsan arintan waxa jiray wiil aad ugu imtaxaannaa bahashan deedna malin maalmaha kamida ayuu qolkiisa galay si uu ugu udaawado filim ada xun xun ee looyiqaano sex ka kadibna uu usamee yo hawshan kadibna isagoo siigaysanya oo filimadii xumaana daawanya ayuu qayliyey alla hooyooy isoo carar alla hooyooy isoo carar ayuu dhawr jeer ku celceliyey hooyadii na way so carartay markay maqashay qaylada inan keeda qolkii bay soo aaday uu kujiray albabka fur bay istidhi mise hoostuu ka xidhan yahay jaarkiibay uqayshatay albaabkiiba la jabiyay mise waaba inankeediiyoo gacntiis xubintiisa ku haya oo mayda filin xunna daawanya subxanallaah waaa arin khatar badan ilahay waxynu waydiisanaynaa hidaayad iyo khayr

  • @sharmaarkesharmaarke2852
    @sharmaarkesharmaarke2852 3 года назад +8

    استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحى القيوم واتوب اليه

  • @hanadinhoali3011
    @hanadinhoali3011 2 года назад +7

    After 3 years waxa maanta Balan Qadaya inan JooJiyo Waxan XuN ee Yaa allah iGu caawi Go'aankayGa InTa 2021 Ga'aanka qaadatay Like SaaR 🔥😰

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 5 лет назад +21

    Yuu qofka siigada keene dhibato ku qabnaa 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedabdisalam2536
    @mohamedabdisalam2536 5 лет назад +8

    incha allh alle ha ina ga gooyo waa balaayo bahashuye -😢😢nothing will change unless you change.

  • @liibaan-790
    @liibaan-790 4 года назад +1

    Maasha allaaah
    Ilaahay hakaaa abaal mariyo
    Waaa talooyin wax ku ool ah
    جزيت خيرا ياأخي الفاضل

  • @YaasirYaaska
    @YaasirYaaska 5 лет назад +6

    Waa blan maanta iigu danbeeso Allow caafimaad isiii Ameen😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abulwagacusub5481
    @abulwagacusub5481 5 лет назад +7

    Mahadsanid 😘🙏 my teacher thank you so much I love you 💝💞💞💕

  • @loveiskalove9695
    @loveiskalove9695 5 лет назад +8

    Ayub yusuf sakiin
    Allah haka awalmariyo
    Waanidan iyo faa iidadan
    Aaad nooshegtay
    Walahi xaqiqda kahadashay
    Allah hanaga joojiyo

  • @wizzzhaaftopoi8693
    @wizzzhaaftopoi8693 4 года назад +8

    Sigadda waxad iskaga dayn kartaaa goankaga hanoqon Qof lagumaysto marwalba xasuso inad thy Qof xoriyad leh Akhii and ukhtii waxad iska ilalin krtaa adoo noqda Qof dinta usolbta Allana utobadkena markaaz wad noqon krtaa Qof iska joojiya Sigadda wlhi Anni Wligay manasigysan mana dawan Waxas ookle mxa yelay Goan Ayan LEYHY manajeclysan ogow xirirka ad ledahay ayad yaran Donta brother and sister fadlan isku day inad jojiso Allana hasohanuniyo dhalinyarta waxas dawata xaqiq waa Shay xun waxa hoos udhac noqota bani adinimada jahannama wad kuglysaa xaqiq wll Goan adag qaado kadib iskadaa waxas ma ahan wax wnagsan wll qli Anni waxan postigan usoqoray dhibatada ay ledahay Ayan ogahay wlhiv

  • @user-oo6lw1qm1d
    @user-oo6lw1qm1d 8 месяцев назад +1

    Wlalhayga islamkah ilahy Ana waan baryay idna iso ducay oo ilahy ii barya please wan idin baryay ilahyow iga masax Aniga io Adka kale Amiin😢😢😢😢😢😢😢

  • @ilyaasfowzi5553
    @ilyaasfowzi5553 5 лет назад +20

    Mow duuca aad ku hadlayso waa mowduuc aad u fiican ayuub yuusuf sakiin

  • @miskiecaddaani1968
    @miskiecaddaani1968 5 лет назад +8

    Yesss frist one ahy like ii saara pl

  • @maxamedcaska8302
    @maxamedcaska8302 Год назад +2

    2 sano iyo 11 blood ayaan is ticmaala wanan jilcey mana aqaano si aan isoga daayo 😭😫

  • @AHMEDNUUR-yw8jl
    @AHMEDNUUR-yw8jl 10 месяцев назад +2

    Allaha ha iga madobeyo cadadan xun go aan adag ayan ka qaadana maanta oo Tariiqdu Tahay 29/9/2023😭 Ilahey ha iga masaxo xumaatadan😭😭😭😭😭

    • @yacqupyuusuf6972
      @yacqupyuusuf6972 6 месяцев назад

      Walaal hada ma iska dhaaftay 3 bilood 😢

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 лет назад +25

    Shukran wll jazakallah

  • @sadaamaadem2479
    @sadaamaadem2479 5 лет назад +41

    Ninkaan sheikh kiinyaawi mxy isu. Yihin tolow adbey
    Isugu egyihin
    Inta ila aragtey sulka taaga

  • @abdirahmanhassan7037
    @abdirahmanhassan7037 Год назад +2

    Mahadsanid yuusuf pefore 6 bilod ayaan daawaday waana joojiyay hada waannka gabsaday 100/100 barakow ❤

  • @maahirrashid8353
    @maahirrashid8353 2 года назад

    ManshaAllh Allha ku xifdiyo ustaad waad nala hadashay Alha inaga dhigo kuwii qataa dhalintenana Allha xafido

  • @naasircadde718
    @naasircadde718 5 лет назад +80

    Siigada iska dhaafa dhali yaro 😁😁

  • @nastehomohamed1160
    @nastehomohamed1160 5 лет назад +55

    Wsc wr wb walalkay waan ku salaamay waxaan Aad iyo Aad kaaga Mahad celinayaah waqtigaaga qaaligaa ee Aad markasta jeceshahay inaad dadka u horto runtii waxaad ka hadashay arin xasasi ah oo u baahan in marar badan laga hadlo oo laga wacyi kaliyo bulshada lkn waxaad hada sheektay inuu wiil arday ah ku weydiistay talo marka ma fiicnen inaad isticmaasho erayga isticmaashay oo ahaa wiil ayaah isoo weydiiyay waxa ka fiicnaa laheed inaad dhahdo qof ayaah isoo weydiiyay. waxaan rajeenayaah inaad qalad i arkin walaalkay

    • @mohamudali4179
      @mohamudali4179 5 лет назад +2

      Nasteho Mohamed wlle wiilkaas cid garanaysa ma jirto mana uusan sheegin magiciisa marka taas wax dhib ah ma keenayso
      Thanks wlle.

    • @nastehomohamed1160
      @nastehomohamed1160 5 лет назад +2

      Mohamud Ali ok sorry marka hadii aan cid qalad ka galay

    • @mohamudali4179
      @mohamudali4179 5 лет назад +2

      Wlle wax qalad ah ma Adan Samayn waa fikir
      Aad baad u mahadsantahay

    • @suhaybhussein9319
      @suhaybhussein9319 5 лет назад

      naseteho muhimadu wa magaca wll .waana muhim.in qofka magciisa.aan lashegn midaasna usameyey
      thanks

    • @ibrahimaxmed6504
      @ibrahimaxmed6504 5 лет назад

      @@nastehomohamed1160 masiigesataa adi

  • @yamani15channel72
    @yamani15channel72 4 года назад +3

    MAANTA AYAAN GO'AAN KU GAAREY
    INAN KA HARO XUMAANTA CAADADA WLL IISOO DUCEE AYUUB YUUSUF IO DHAMAAN AZXABTA WAAN IDIN BARÝAA🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @user-nr3qo5nj4w
    @user-nr3qo5nj4w Год назад +1

    Ilahayow iga madoobe adaa Wayn oo waxidee ilahow go aankii ugu danbeye aan qatay iga dhig sida aan iskaga joojin lahaa cadadan xux yarabi asxbta qof walboo qoralkayga akhriya wll isoo duceya in Allah iga dulqado samaynta cadadan😊😢

  • @somaliboy3938
    @somaliboy3938 5 лет назад +8

    Allow musiibo wye naga saar allow intii ku dhiban ka dul qaad
    Allow unaxariiso

  • @saidmohamedali12
    @saidmohamedali12 5 лет назад +15

    Qodobka ugu weyn ee ugu muhimsan wa Inaad is mashqulisid waqtiyadii aad caadada ka dhigaty kuna bdl wax kle OGOW xaasla ahy 🤣😂

  • @maxameddeeq1083
    @maxameddeeq1083 4 года назад +2

    Insha allah mid adag oo noqonaa insha allah mahadsanid walalke

  • @murtiheestube5119
    @murtiheestube5119 3 года назад +4

    Maaanta ayaaa iigu danbaysa wllyaal isoo duceeeya🥵🥵🥵
    Runtii dhibaatooyin badan bay iigaysatay waaannan joojin waayey
    Waxan waday mudo 8 sano ah
    Isoo duceeya in illaaahay iga ma doobeeyo maanta iigu danbaysa 10/02/2021
    Fadlan qofkasta oo arka comment gayga Replay isoo gal anna waan soo gali dooonaaa 3 bil kasta inshallah

    • @axmedxassan2361
      @axmedxassan2361 3 года назад +1

      Alle hakaa badbaadsho sxb.Ma nala wadaagi kartaa wax dhib ah oo ku soo gaadhay intii aad hawshan waday.

    • @abdulkadiryare6815
      @abdulkadiryare6815 3 года назад

      Zxp xgee wax kuu marayaan 27-3-2021

    • @osmanismail21
      @osmanismail21 3 года назад

      Replay

  •  5 лет назад +8

    MASH ALLAH MASH ALLAH👂👂👂💐💐💐💐👍👍👍👍👍

    • @abdulkadirabdifatah7332
      @abdulkadirabdifatah7332 5 лет назад +1

      Habiiba Shucayb wll please adu raliya subcarriers may gu cawin karta hadii aad awoodo alle waxad jeceshahay haku fududiye

  • @yuusufhajymohamed102
    @yuusufhajymohamed102 5 лет назад +19

    Wllky taladaada wn qaaty illhy hanaga madoopeyo cadadaan xun 😢👏

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 5 лет назад +2

    Manta ayaan nooguh danbeysa ilahay ayaan ka baryayna inuu n.a. ilowsiiyo aminta iyo like iqapta Inta muslimka ah

  • @zakimohamed5347
    @zakimohamed5347 9 месяцев назад +2

    Maanta ayaa iigu dambysa 1sano kadib ayaan comment gan kusoo laabn doonaa .. insha Allah . Illaahayow iga madoobee yaa rabbi😢 .. 14/10/2023 .. sabti

  • @fadximohamedfadximohamed4017
    @fadximohamedfadximohamed4017 5 лет назад +9

    allah haku xiftiyo wllo cilmigaad bartayna allah hakuu waasiciyo aamiin

  • @rooza114
    @rooza114 5 лет назад +93

    Siigada ninkii keenay Yuu ahaaa tolow fircoon miyu ahaa 🤔

    • @apdallasaeed8697
      @apdallasaeed8697 5 лет назад +9

      Ayuub wuu sigaysta an umalaynaya

    • @quenofmind4667
      @quenofmind4667 5 лет назад +3

      @@apdallasaeed8697 isku xishood wlo qof kuu faideynaya inaad sas oga hadasho ma wacna

    • @abbascadde963
      @abbascadde963 5 лет назад +2

      Kaas inkaar ayu iga galey😭

    • @abdulrahimmahad2894
      @abdulrahimmahad2894 5 лет назад

      Abbas Cadde ma waxad ahayd qof ki uu shegayay zhp

    • @rooza114
      @rooza114 5 лет назад +9

      Aduunka ma jiro Qof aan siigeysan nin iyo naaaagba 😂😂😂😂

  • @caidiracman7542
    @caidiracman7542 Год назад +2

    Qofkii arko fariinteyda ha i duceeyo please waayo 2010 ilaa hada ayaan wadaa dhipaato padan ayaan kala kulmaa mar walbo oo go.aaan aan ka qaado oo bil ama sanad dhaafo waan ku so laapta balse markaa videodaan fiirsatay waan qiirooday xataa dhoor jeer waan fiirsatay vidiyo ka hadalaayo arimahaan lkn ilaahey ayaan ka baryaa midkaaan in oo naqdo kiii igu dambeyey idinkana i soo duceeya wllyaaal 22 bisha may 2023 in shlh

  • @maxamadmooliid9875
    @maxamadmooliid9875 9 месяцев назад +2

    Go aankii ugu fiicnaa aduunka ayaa qaadanayaa waxaa igu dambeeso manta oo taarikhda aytahay 4 bisha 10,2023

  • @iqraabdullahi5966
    @iqraabdullahi5966 5 лет назад +27

    Qof dhibtaas daris la ah haduu ila wadaagi lahaa wx fikrad ah kama dhaheeyn lkn maanta sameeynta eey leedahay iyo joojinteedaba qof wx waan ka dhihi karaa kalana hdli kara👍
    Love from xamar😍

  • @Ramzaza-nx1np
    @Ramzaza-nx1np 5 лет назад +11

    Aniga waan necbahay siigada weligey maku fekerin masiigey lkn dadka ayaa dhigtey camal allaha soo hanuuniyo waleheena
    wixii ugu raagsan like and comments

  • @ishwaaqabdisamed9629
    @ishwaaqabdisamed9629 5 лет назад +7

    Mahadii korkaga ha ahaado ayuub xaqiiq alle dardii ayaan ku jeclahay oo wan jeclahay wax walbo aad sodhigdiid wana ku faidaa mahadsanid

  • @KhalidAhmed-or1eg
    @KhalidAhmed-or1eg 17 дней назад +1

    Wan cadaysteh iga duuceya inu ilahay iga madowbeeyo ana wan go.ansaday ina joojiyo😢

  • @marwaanhg7637
    @marwaanhg7637 5 лет назад +71

    MANTA aya igu dmbeso😢

    • @nassernasb3209
      @nassernasb3209 5 лет назад +2

      QARXiS channel hahah maad sigayasata

    • @abdiwelimohamed653
      @abdiwelimohamed653 5 лет назад

      mxad ugu qososhy sidee adugu u fikirty qofku haduu goan qaty maka xunthy

    • @mohamedabiib8254
      @mohamedabiib8254 5 лет назад

      @@abdiwelimohamed653 wlh siigadu waa dhibaato anigu waan jojin wayey

  • @cadaanigaming5729
    @cadaanigaming5729 5 лет назад +14

    Sxb waad ku mahadsan tahay dhiiro gallinta shacabka alle ha kuku badalo janno

  • @cabduqaadircali3017
    @cabduqaadircali3017 2 года назад +3

    Walaahi maanta igu danbeyso maalin danbo masiigeesanaayi ii soo duceeya

  • @fagaccffilms2561
    @fagaccffilms2561 2 года назад +2

    Goan adag ayaanka Qaatay Waxaa Aan Samaynayey Waxaa Balan ka Qaday allah Ilahow intii Hore ii Dabi Dhaaf😭😭😭

  • @abdinasirgaduudow2117
    @abdinasirgaduudow2117 5 лет назад +34

    Waxa igu dambesay 2016 allah hanaga madoobeyo waxa xun uu sheydanka wato wll

  • @kajaaraali5653
    @kajaaraali5653 5 лет назад +61

    Hoog Kama horeeyo markaa kaligaa tahay hadana qad fiican heysatit 😬😬😬

    • @ilyaasslb3065
      @ilyaasslb3065 5 лет назад +1

      Kajaara Ali hhhhhhh waad aragty wlhi

    • @kajaaraali5653
      @kajaaraali5653 5 лет назад

      Abdifatax Sulub hhhhhhhhh hhhhh 🤣🤣🤣

    • @hassankhadar2107
      @hassankhadar2107 5 лет назад +3

      Wata ani ihaysata khadka laan majoogi kartid dawaashada filimaanta xun xuna mudaan dawashooda markaan furaba anoo google kujira unbaan isarkaa

    • @khmarjiboy9477
      @khmarjiboy9477 5 лет назад +1

      walee Beenta maha

    • @feysalyare6685
      @feysalyare6685 5 лет назад

      Wlee ben ma aha

  • @ismaaciilapraham3268
    @ismaaciilapraham3268 3 года назад +1

    Mahadsanid wllkeyga ayuub 🥰🙏

  • @yasinwaberifilmis9269
    @yasinwaberifilmis9269 2 года назад

    illaahay janaatal farduusa aku geeyo masgaxdana alle.hakuu barakeeyo sidaad u waanisay dhaliyarada soomaaliyeed

  • @maxameddeeq584
    @maxameddeeq584 5 лет назад +8

    masha allh wllhy waa muhim dhawr jeer ayaan maqlay

  • @mohamednalleeye869
    @mohamednalleeye869 5 лет назад +28

    Hal like hal maaalin siiigo la,aaan ah

  • @abukarsheikh5599
    @abukarsheikh5599 2 года назад +8

    waxaa maanta go an kaqadahaa caadadan siigada eh waxaa sowaday mudo 9 sano manta igu dabeentii 2022 / 13-05 15:24 %%% malin jimco eh oo galab eh inasha aallha ilaahey haiga madoobeyo amiin hana leysoodoceyo wll hadaa aragto qoraalkan wabi laahi towfiiq

  • @bakarmaxamed3536
    @bakarmaxamed3536 4 года назад +2

    Insha allah manta lagabilawo waan ka istagaya sameenta ficilkaasi Isoduceya wllyaal